Тёмный

WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO/ADDIS ABABA + PUNTLAND + KOONFUR GALBEED + JIBUUTI 

HBN Online TV
Подписаться 315 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO/ADDIS ABABA + PUNTLAND + KOONFUR GALBEED + JIBUUTI
►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#somaliartist

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 6 дней назад
Dowlada dhexe e Somaliya guul insha Allah
@haania2495
@haania2495 6 дней назад
Yaa allah 🥲 Siyaad baroow niman rag kama tagin allow ku naxariiso dadkiii kuli cadawgiiii aad ogayd ayay u shaqaynayaaan
@IbrahimAreh
@IbrahimAreh 6 дней назад
Somalis waxay gacanta u gashey mamul gobaledyo maafiyo ah
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 6 дней назад
Viva Dowlada dhexe e Somaliya
@Daryeelnaftaada
@Daryeelnaftaada 6 дней назад
Manshaa allaah alow kuwo kafaa iideysto nagadhin
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 5 дней назад
MEESHA SHARIIFKII AAD RARIDA MUQDISHO AAD kula HESHIISE³Y MAJOOGO
@aweysa.1422
@aweysa.1422 6 дней назад
Doolad goboleedka , Buntulan calaacalka hadeeyso doowlada federaalka hasoo raacdo ama dadkeeda gaajada iyo ciriiriga haku heeyso
@israaadenyuusuf
@israaadenyuusuf 6 дней назад
SYL ma xaga dambe ayaa laga soo akhriyay hahaha basaas ma ahayn shisheeye ee waxay ahaayeen halgamayaal
@GghHhi-v9t
@GghHhi-v9t 6 дней назад
Abdul hakim
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 6 дней назад
Wasiir Caydiid iyo Saeed A. Dani, dadka reer Puntland ma ayaga bay u xaraaysan yihiin. Haddii aysan iska difaacin Itoobiyanka mise waxaad leedihiin u seexda yaase idiinka dhagaysanya warkiina.
@user-qk4zh1xp4u
@user-qk4zh1xp4u 5 дней назад
Maa Haddii aad run sheegrysid Xariirka dowlada iToobiya u jartaan
@shiremoahmedaapl1604
@shiremoahmedaapl1604 6 дней назад
Scww
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 6 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirazakwaid7271
@abdirazakwaid7271 6 дней назад
Masha Allah
@Abdillahi0645
@Abdillahi0645 6 дней назад
Ethiopia 🇪🇹 dhaqaale badan ma haysato oo ay dadkan ku iibsan karto, malaha iyagaa iska raqiis ah "xaraash" oo 1000birr ayaa gooya! Mise passeport ayaa la siiyay?????
@aliabdi8347
@aliabdi8347 6 дней назад
Laftagareen waa doqon jaahil ah,
@reercab7010
@reercab7010 6 дней назад
In la yiraahdo shidaal baa la helay markaasna wali dadka iyo dalka faqri yihiin waa arin cabsi leh.
@OglaMohmed
@OglaMohmed 6 дней назад
Waxan layaba nahay somaalia itoobiyan u carareeso wllhi wax laka naxo waye dadki somaaliyed damiirti Bakalumay subxanalah
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 6 дней назад
Qudhun Qudhun Dhalay, War Faqash Yaa Idin Ka Dhegeysanaya
@MuuseMijagas
@MuuseMijagas 6 дней назад
Tuugta maamulada halaga gabto hoyadood wasooyinka dadka
@mahamadmahmood46
@mahamadmahmood46 6 дней назад
Deni mamato Puntland waa in shacabka Puntland ay mudaharaadyo looga soo horjeedo qabtaan.
@AslixasanMaxamed
@AslixasanMaxamed 6 дней назад
Wasiirka Waxa uu Ka Hadlo Maba Oga Wax Loosoo Dhiibay Ayuu Ku Hadlay. Itobiya Marka Ay Hawiyuhu Keenaan Waa Sharci Waa Gobanimo Hadii Ay Dad Kale Taageeraanna Waa Meel Ka Dhac Waxaas Yaa Loo Sheegayaa
@NicholasAguilar-s5o
@NicholasAguilar-s5o 6 дней назад
Miller Barbara Clark Brenda Rodriguez Charles
@maxamednuur649
@maxamednuur649 6 дней назад
Masarida ma lageeyo galmudug iyo hirshabeele hadan qayaano Lola dalheyn
@mahamedahmed1497
@mahamedahmed1497 6 дней назад
Reer buntilan dowladaan duliga ah ee cadawga somaliya raba ee somali kala geenteeda u taagan meey iska celshan shacabka buntilan etobiya miyaad rabtaan waa yaab
@CabdiraxmanMaxamed-k8e
@CabdiraxmanMaxamed-k8e 6 дней назад
Waligeedba somaalia lagama weyn jirin dad somali ah oo cadawga uhiilay tariikhda aqriyah waxa guuleysan jiray umada somaaliyeed ee damiirka leh aan cadawga unugleeen lafta gareen aqoon ayaan uleyahay waligiisa quxu ahaa basaas ethopia faqri iyo dagal gudahooda ka jiro uu basaas unoqdo wlhi iva qora guusha waa anaga niyada yeysan idinkaga jabin wayo waxa hore loo yiri nabar aad fieysay naxdin malahan madaxda somakia waxa ugu baaqaa jawasiista bananka isa soo shigah xilli adag yaan lagu sii eegan
@prismconstruction558
@prismconstruction558 6 дней назад
Kindly you don’t cheat other federal states mind your business. Baidawo is not Crowe.
@user-fv3ce8tn1x
@user-fv3ce8tn1x 6 дней назад
mata ninkasomali ga edonaya oromo cagagan tabacaya wakuwaduloday
@Kulmiye9991
@Kulmiye9991 6 дней назад
War ha gaasleeynine Dalka hala xureeyo Awalan 😡😡😡😡
@hawaosman5599
@hawaosman5599 6 дней назад
Warka, kasoyeray,Buqlan,oowsan,waxsokordhineyn,Eey,tahay,nafis.mahadlikara,wasoconwaye,marorakkkBuqln.wakuforarta,
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j 6 дней назад
Kkkkkk yaa
@AbdulaahiFaarax-s4l
@AbdulaahiFaarax-s4l 6 дней назад
Mooyan beenlow ah sharciga ayaan kultiigsan markaanu helo dawlad caadil ah adiga iyo xasan madjergaba
@AbdiramanAhmed-ue1ig
@AbdiramanAhmed-ue1ig 6 дней назад
Asc asxaabta
@MaxamedXuseen-x4p
@MaxamedXuseen-x4p 6 дней назад
Ax
@MouminHersi
@MouminHersi 6 дней назад
Hamzeh wa maqanaha jooqa xassan ba afduub qu hesta
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 6 дней назад
Stop your nonsense.
@MouminHersi
@MouminHersi 6 дней назад
Abdikadir Med Nour wa ninki so saxeexey heshiski ethiopia wasirku wa holkalki xassan sheikh si u uqu qabsadow deeqanka maayland
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re 6 дней назад
Marna yeelimayno inmasar iyo itoobiya kuhardamaan dusheena noqonmayno awrr masar kuguurto danaheedana kufushato waankasoodaalay
@hawaosman5599
@hawaosman5599 6 дней назад
Wasir,kushega,meeqa,lasosiyay,uukugatay,dalkisa, wasiro,xalqado,Buqlan waqustay
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 6 дней назад
wa siir ku shegasi wa maxay mid nimada ay cida ay siyasad xuma dooda diidaba ay dadka uga shekeyan ma diin ba mise wa kitaab qurana mid nimadu mise wa wax dadka ka arag tida du wan in mid nimo bena in ay dadka uga shekeyan ben abuur wayo 2laba qoys mid nimo gcn ugama jirto lkn fadhid fashilnani hadu midiyaha wadan laguma xukumo iyo siyasad fadhida
@abdiaziz3507
@abdiaziz3507 6 дней назад
Jamhuuroyada somaliland cid hor istaagi kartaaaa jirto
@muyadinmuyadin6133
@muyadinmuyadin6133 6 дней назад
Ma somali bu lahadlaya mise ajaanid. Xata magaranayo waxa lagu dhaho "barrel" af somali 😅. Wa foosto. Maamul goboleed maso saari karo salid iyo khayrad kale. Mamul goboleed mid kasta waxa laga maamula wadan kale o cadaw ah. Kuwani wa dagaal ogoyaal.
@xasanmaxamed7905
@xasanmaxamed7905 6 дней назад
😂😂 haa wallahi.
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 6 дней назад
Been low Axmed madoobe dadka Guryihiisa ha u soo baneeyo hana aado Qabri Dahare iyo Dhagax buur adiguna raac mudane adoo raaliyaa
@housseinali6471
@housseinali6471 6 дней назад
Hadalka.reysalwasaruhu.wuxuu.umuuqdaa.mid.xamasadaysan.laakii.waxaa.yaaba.ah.ciidankii.bajoga.diyaaradihii.ayaa.kashaqayna.jaadkii.ayaa.soogalaya.ismaqabanayso.itoobiya.waa.cadaw.hadana.ciidankii.iyo.ganacsigeediu.ayaa.kasocda.muqdisho.in.lagajoojiyo.waxaas.oo.dhan.waxaynoqinlahayd.mawquf.cad.oo.dadkuna.wayraacilahaayeen.laakiin.muqdisho.hakashaqeyaan.diyaaradihii.koonfur.galbeedna.waa.qaran..dumis.waxsoconaya.maaha.xamzow.horta.jooji.itoibiya.aerlay.iyo.ganacsi.kadibna.ciidanka.saar.dalka.markaad.fulisaan.intaa.gobolada.canaanta.laakiin.idinka.oo.balmaray.go.aankii.barkamanka.itoobiyana.horfadhiistay.waa.inaad.madaxkale.ceeb.usoo.jeedisan
Далее
Vibes in Ney York🗽❤️! #shorts
00:26
Просмотров 22 млн
هواة مقفي..!
13:17
Просмотров 70 тыс.