Тёмный

WARARKII U DAMBEEYEY DAGAALKA DHULKA LUBNAAN + JABAALIYA OO LA ISKU HELAY + IRAN/SIRAA'IIL 

HBN Online TV
Подписаться 356 тыс.
Просмотров 74 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 91   
@ilyasAli-yn9vh
@ilyasAli-yn9vh 8 часов назад
Yuhuudu way qarinaysa maydkeda iyo dhawaca lkn way ku dhalaatay waana gabgabadii noloshooda Yuhuudey halked gali geeduhuna kuma qarinayan oohintadu wa farxadayda wayna ahaandoontaa incha allah waxan lenahay allahu akbar
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 7 часов назад
Mahadsanid m.x.cabdi
@NajmoJino-k7h
@NajmoJino-k7h 8 часов назад
Insha Allh guuul 😮falastin ❤🎉
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 7 часов назад
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@KingAmkaa
@KingAmkaa 7 часов назад
insha allah isariil waxaan ku ogayaha guul daro xamas guul iyo gobnimo
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 6 часов назад
ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR MUJAAHIDIINTA XMS XISBULLAHI WEYBA GUULASANAYAN DAQIIQAD WALIBA ALLAH AYA LAJIRO GUUSHANE IYO GACANTA SAREYSO MUJAAHIDIINTA AYA IS KALEH DUCADA AN BADINNO 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@jamaladan7821
@jamaladan7821 4 часа назад
Waa walaashiin oo idinleh aan uducayo walaaleheenka gobonimadoonka ah xaq kudirirka ah in illaahay guuleeyo insha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sayidhaanb2436
@sayidhaanb2436 4 часа назад
isha alaa dhamaan islamku waygulaysandonaan Aamiin Aamiin Aamiin
@fartun9503
@fartun9503 6 часов назад
Guul walalheen insha allah 👍👍👍
@husseinahmedali8436
@husseinahmedali8436 6 часов назад
Mahadsanid Saaxiibow
@faaraxgubanaawi1880
@faaraxgubanaawi1880 5 часов назад
mahadsanid mowliid
@SumayaElmi-sq7nd
@SumayaElmi-sq7nd 3 часа назад
Ilaahayow muslimiinta guul sii yaa rabbi raxmaan
@AbdulkadirAhmed-y3q
@AbdulkadirAhmed-y3q 2 часа назад
Thanks bahda hbn
@CabdiDaahir-e6v
@CabdiDaahir-e6v 6 часов назад
Guul insha Allah Walaleheena muslimiinta Ah
@gaari-nw5fk
@gaari-nw5fk 7 часов назад
Allah ugargaaro musliminta Gusha Allah sodadajiyo
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 4 часа назад
Yuhuud socotay idanka ilaahay baa baaday bakhtiday yuhuud a
@fartun9503
@fartun9503 6 часов назад
wcs wlc brother 👍👍👍
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 5 часов назад
Asc HBN Online TV mowliid iyo Nimcan guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 7 часов назад
Degaameyn iyo dhaqaale Ayay Weli ka hadlayaan yuhuuda iyo kuwa degaanka Aanay lahayn fadhiisiyey yuhuuda,way soo dhamaatay beentii iyo fekerkii xayawaanka ee dadnimada iyo damiirka ka fogaa,Yaxya sinwaar Allah ha u naxariisto isaga iyo intii muslimiinta Ahayd ee xijaabtey insha Allah,doofaarka ugu horeeya ee u dhiman doona dhakhso insha Allah waa netenyahu,dunidu maaha tii shalay dal israaiil la yidhaahdo oo sii jiri doonaana ma jiri doono,
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 7 часов назад
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
@SuhaybCabdi-j4z
@SuhaybCabdi-j4z 6 часов назад
Inshallah ayaan dhow falstiin way xoroobaysaa ❤❤
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 5 часов назад
Guul insha Allah Xmas
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 7 часов назад
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🎉🎉🎉
@ManalMoham
@ManalMoham 6 часов назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717018744 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well؟.،.،..،.،.،.
@sayidhaanb2436
@sayidhaanb2436 4 часа назад
dhamaan islaamku isha alaa waygulaysandoonaan Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@nuurkhaliif1752
@nuurkhaliif1752 7 часов назад
Alle ha ka dulqaado dhibta haysta reer falastiin cadawgana Alle ha jabiyo
@MoamiinAwGa
@MoamiinAwGa 7 часов назад
mansha allah waa warbahim lagu kalsoonan karo ray ahan wxn jeclanlaha inad kusoo kordhisan barmaamijyo sida taarikhaha somaliya iyo wixi xasuusa laga hayo mhdsanid wll
@nimcaandaahir-r7s
@nimcaandaahir-r7s 7 часов назад
Allaw ugargar Reer falstiin iyo dadka reer lobnan
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 7 часов назад
Wlaahi inaaney guul ka gaadheyn iney deegameyn kadhigto jabaaliya iyo dhulka palastine waaney ku jabi doonta oo dhulka alle swc lajari doonto takele madhaceyso iney yuhuudu dagaal ku qaado eeraan taa waa lahuba waxba yaan la arkin hanjabaadeeda
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 6 часов назад
BEER JILEECA HA ISKA DAAYO MAREYKAN GARGAAR IYO WAXA UU SHEEGAYO DHAN JEEBKA HA GASHTO WEJI MIYAAD REER GAZA KA DIYAARSANEYSAA HADAAD WAX WALBA GEYSO GAZA HAKA YAABIN NIJAASTAAS LA HEYSTO INAN LASO SII DEYNEYNIN ILAA HAMAAS HADALKOODA LA MEEL MARIYO
@jamaladan7821
@jamaladan7821 4 часа назад
Qodaxda baringa dhexe lagu talaalay ee heergalbed iyo maraykanku ilaalinayaan galaafatayna nafo badan waa mid wakhtigeedii dhamaaday bini aadan wax ismoodana buburbaa udanbeeya waxaanan mardhaw sugayaa israa iil iyo maraykan qoxootiya insha allaah
@Abdiwasac027
@Abdiwasac027 6 часов назад
Ale ha babiyo yuhuda ya rabi ya rabi ya rabi
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 8 часов назад
Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 7 часов назад
HBN warar khyr badan sheeg HBN
@Khadijo60
@Khadijo60 6 часов назад
blink ilahey diyaarada hala rido waa sheydan dib allaha uguma soo celiyo mareykan
@abdidjmal1131
@abdidjmal1131 7 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samir7657
@samir7657 7 часов назад
Falastiin Alow xooji. Jajusiin aya ku dhax milmaye. Madaxdoodi o dhan aya la beegsaday. Alaah ha ka badbaadiyo
@AbdulkadirAhmed-y3q
@AbdulkadirAhmed-y3q 3 часа назад
❤❤❤
@jamacnoor651
@jamacnoor651 7 часов назад
Hbn wan kusalamaya
@abdirahmanwesh2252
@abdirahmanwesh2252 7 часов назад
ان.جيبوتي.ان.مرحبا
@dayibfanaxfanax3800
@dayibfanaxfanax3800 7 часов назад
❤❤❤❤❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 4 часа назад
WCS KULLAN LAMID AH 👋
@Ururhaji
@Ururhaji 4 часа назад
Fadlan hbn iga garsiya DOWLADA IRAN beydhan iyokuwa lsmidka ah madidayan in laweraro xaruma NU ka ee iyaga ayaa amrdy arintaa isagana fulinaya werarkasi 99%
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 7 часов назад
Asc mowliid galab wanaagsan
@AmarAsensio
@AmarAsensio 7 часов назад
HBN wll qaybta download ka inofur aan sodajisane
@OmarAbdi-mi9dt
@OmarAbdi-mi9dt 7 часов назад
Asc
@Cabdiraxmaan-vm2bk
@Cabdiraxmaan-vm2bk 6 часов назад
❤🎉🎉🎉
@RUJALCaydaruus
@RUJALCaydaruus 7 часов назад
Intidhimatayi alahunaxriisto intidhawaah alauboogadhayo sxbwaan uduceyino walaaleheen sxb
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 8 часов назад
♥️🔻🔻🇵🇸🇮🇷🇵🇸🇮🇷🇵🇸🔻🔻♥️
@Aaaaaaa-c7y
@Aaaaaaa-c7y 6 часов назад
Waa runtaaa waasida hadal ka looyiri
@nimcanabdi9437
@nimcanabdi9437 7 часов назад
wa benale maraykanku lkn carab aya dhagaysta hadalka benalana maraykanka
@CharmarkewaissomarComanomar
@CharmarkewaissomarComanomar 7 часов назад
Wa la dili donah nataniyahu
@MohamedSaman-bq2wl
@MohamedSaman-bq2wl 7 часов назад
Maxamud
@HakimAbdi-q4q
@HakimAbdi-q4q 5 часов назад
Maydhamasau
@AliAbass-b9v
@AliAbass-b9v 5 часов назад
Xibolaa mahaysato meyaa gantaalka dayaarada
@axmeddheere6025
@axmeddheere6025 4 часа назад
War Munim ah
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 7 часов назад
Balaayo kuudhawaatey xayeysiisbadanaa
@hassanKenedid
@hassanKenedid 2 часа назад
Allah yaramoux aux martyrs Palestine occupée et libanais et iranien et houtis et sryien et irakien
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 7 часов назад
Yuhuud bey soo dirayaan yaase wax ka aqrisanaya sheko iskaga imow dhagaweyne
@MohamedcabdulaahiDhako
@MohamedcabdulaahiDhako 5 часов назад
Maraykanka hajabo boqoraduna hajabaan
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 7 часов назад
Blinkin waxba keeni maayo waayo waa yuhuudi beenaale ah oo cadho alle ku dhacay
@nahlaabdow7601
@nahlaabdow7601 6 часов назад
Ale ha mariyo yuhuuda iyo gaalo dhan
@Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca
@Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca 6 часов назад
ma rumeysatay in mareykan israaiil wax kaqankaro warkiisa cidna dhageysanmeyso binuaadamnimo wax layiraah mayaqaan wax ay lahareena majiraan 30 hadiii uu daacadyahay umaqabteen
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 6 часов назад
Aloow reer falastiin u gargaar Oo culayska ka qaad
@PAPPLU89
@PAPPLU89 Час назад
Yuhuud iyo mareykan iyo xulufadooda hakalasaarina dhaha midowga mushrikiinta
@CumarAxmedxaaji
@CumarAxmedxaaji 8 часов назад
Guul palestinian
@jidhacIbnu
@jidhacIbnu 6 часов назад
Sorry 😞 😔
@hnoor4361
@hnoor4361 2 часа назад
Beena waas weeye maraykanku Rabbi haw hiiliyo muslimiinta dhamaan cadawga muslinka Allow jebi adigaa awood lehe àaaaamiiiin yaa Rab
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 6 часов назад
Kkkkkkkj😊
@husseinaden7560
@husseinaden7560 7 часов назад
Maraykanka waa munaafuq dhinacna hubka ka siinaya israel, dhanka kalena iska dhigayo nin nabad wada
@MaxamedDoon-n4i
@MaxamedDoon-n4i 5 часов назад
Bilikin waa naag yuhuudu qabto
@gullamgullam7442
@gullamgullam7442 7 часов назад
Israil ma riyooneysaa
@Khadijo60
@Khadijo60 6 часов назад
mareykan ma dhulkuu lacagta ka qodaa chinu u qaameysan yahay cid walbo wey ogtahay walee meel qatar ah baa loo socdaa
@hafowLaki1
@hafowLaki1 6 часов назад
Mujaahidiinta xamaas. Guu shooda. Weey dhowdahay. Insha alah. Qudusna. Muslu miinta. Ayaa iskalah. Yahuud. Iyo. Xulufadeeda. Gaalada. Oo dhan. Wey baaba eeysa. Insha alah
@MaxamedCabdille-v2b
@MaxamedCabdille-v2b 4 часа назад
. .israil waxaay leedahay aqli doofaar aqli xumi iyo waali ayaay isku darsatay nidaamka difaaca cirka waxmataro 😊
@RUJALCaydaruus
@RUJALCaydaruus 7 часов назад
iraan hanoolaato sxb
@AbdikadirhaldorkaHarawa
@AbdikadirhaldorkaHarawa 7 часов назад
Wuxuu wadaa shirqool cusub iyo amarsiinta ciidankii maraykanka ee dhawaan lageeyay israil waxse layidhaa xabad joojin meesha kasaar haduu rabo waxa uu sheegayo kaliya hubkiisa ayuu joojinlahaa ciidana masoo direen
@AxmedXirsi-l8x
@AxmedXirsi-l8x 6 часов назад
Fadlan ururk xamaas yaysan marnaba aqbalin dhulidhiga Israel,iil ookuaadan inlayadhaafsado maxaabiista h yaysan aqbalin waayo waalaga faa,iidAsanayaan SISTER UGUDIYaargaroobilahayd weerarka ,iirraan
@RUJALCaydaruus
@RUJALCaydaruus 7 часов назад
Adbaaumahad san tayi
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 6 часов назад
Ninyohow malaha waad riyoonaysaa sidan aad u hadlayso waxa kaaga khayr badan adigoo iska aamusa waayu waxa socda garasho umalihid adiga iyo kuwo kale oo badan oo badhaq dhawda
@AliDjamamed
@AliDjamamed 7 часов назад
Asc
@hassanKenedid
@hassanKenedid 2 часа назад
Allah yaramoux aux martyrs Palestine occupée et libanais et iranien et houtis et Syriens et irakien
Далее
Qubanaha VOA
29:45
Просмотров 18 тыс.
skibidi toilet multiverse 042
20:57
Просмотров 4,7 млн