Тёмный

WARARKII U DAMBEEYEY QASA + XIISADA XADKA LUBNAAN & ISRAAIIL + FINLAND + BIDEN 

HBN Online TV
Подписаться 329 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

WARARKII U DAMBEEYEY QASA + XIISADA XADKA LUBNAAN & ISRAAIIL + FINLAND + BIDEN
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 3 месяца назад
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@AlmaasCabdulqaadir
@AlmaasCabdulqaadir 3 месяца назад
Alle haydin barakayyo mowliid &mohemed weriyayl qiimo badan
@قناةحريه
@قناةحريه 3 месяца назад
Ll
@قناةحريه
@قناةحريه 3 месяца назад
😊
@قناةحريه
@قناةحريه 3 месяца назад
😊l😊😊
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 3 месяца назад
Guul ama geeri ninkii dhoof kuyimid beey geeridu dhibeysa waqtigii yahuudu waa dhamaday guul iyo gobanimo waarta reer Falastiin ❤️🇵🇸❤️✌️
@MuseMucad
@MuseMucad 3 месяца назад
Allha lajiro xulfada xamaas guul allha garsiiyo
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 3 месяца назад
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@nuurabdi-h4d
@nuurabdi-h4d 3 месяца назад
Fadlan xayaysiinata faraha badan nagadaa!!!!!!!!!!!!
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 3 месяца назад
الله تعالى يكن مع فلسطين 🇵🇸 الشقيقة كمقاومات وشعب فلسطين 🇵🇸 الذين يعانون من مجازر وإبادة الجماعي ودمار الشامل والتجويع والتعطيش من قبل الاحتلال الصهيوني وحلفائها النصارى وانصر لفلسطين على أعدائها الاحتلال الصهيوني وحلفائها النصارى بقدرتك وإرادتك بين الكاف والنون وبقوتك المتين وببطشك الشديد، اللهم امين يارب العالمين.
@AbdirahmanAden-ee8fk
@AbdirahmanAden-ee8fk 3 месяца назад
Inshallah Waxaguleysan doonaxaqa badhlikuna wa dhamana inshallah Alaha Ayaa caadilAh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 3 месяца назад
Farxaanoow blz xayeesiinta marka uhorèeso kawada dhig warka hakala jarin
@CandifataaxHaykal
@CandifataaxHaykal 3 месяца назад
Yuhuuda iyo reer galbeedka waxaan katirtiridoonaa khariirada aduunka wayna kufashilmeen dagaalka qasa guushuna waxaa hantiyay kooxaha muqaawamada
@MuseMucad
@MuseMucad 3 месяца назад
Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfadeeda guul daro aan lasoo kobikarayn
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 3 месяца назад
♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇾🇪🇾🇪🇾🇪♥️
@AlmaasCabdulqaadir
@AlmaasCabdulqaadir 3 месяца назад
Reer Qasa gaalo iyo munaafaq baa isu kaashaday lkn alle ayaa nasrigiisa siiyay waxayn cagta saaraty wadadi gushii وان جندنا لهم الغالبون
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 3 месяца назад
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@bulohus8548
@bulohus8548 3 месяца назад
Sheeka Baraleey! Falastiin waa - Duminaynaa ! Waa dhisaynaa ! Kan hadlay iyo kuwa Dumiyey waa isku mid !ilaa intaan wax fahmay- Falastiin Waa la Duminayey waa - La dhisayey!!!
@DjMüllar
@DjMüllar 3 месяца назад
GUUL FALASTIIN XMS & XISBULLAH XUUTI ALLAH AYA GARABKINA AH IYO MUSLIMIINTA OODHAN AYBA NII DUCEYNAYO INSHA ALLAH 💪💪💪💪💪💪
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 3 месяца назад
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸Ree Falastiin Guuulaysta insha Allaah
@AKTVSHORTVIDEOS
@AKTVSHORTVIDEOS 3 месяца назад
Thank you HBN
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 3 месяца назад
Waziirka yuhuudu wuxuu U hadlay sidii qof cabsan ama caqliga wax Ka ah
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 3 месяца назад
2 sano ka dib kumay biirin Finland Nato 2 bilood ka dib weeye sxb .
@AxmadabdiOpsiye
@AxmadabdiOpsiye 3 месяца назад
Weriye mawlid iyo khabiir sarw maxamd cade waad mahad santihiin sidaad xaqiiqada wararka caalmka noogu so gid bisaan ale ha idinka raali noqdo🎉
@MuseMucad
@MuseMucad 3 месяца назад
Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda allha lajiro
@KalifNairobi
@KalifNairobi 3 месяца назад
USA aye hub ugaraban EE kuma dhacay indy Aadan x laah
@ashaomer4235
@ashaomer4235 3 месяца назад
Falastine Golaysda insha Allah 😢❤
@mahmedbarkele1273
@mahmedbarkele1273 3 месяца назад
Allaahu Akbar
@hamdiahmedkafihamdiahmedka3879
@hamdiahmedkafihamdiahmedka3879 3 месяца назад
Allah Akbar
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 3 месяца назад
🎉🇵🇸🇵🇸 Awood Iyo Go.aan Aan Cidna Wax Ka Badali Karin Waxaa Iska Leh Allaahu Waaxid Ee Maamula ♥️ Aduunka
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 месяца назад
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔 💯 ❤❤
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 3 месяца назад
Asc Tobankaasib.lagu Cibaadaystay.guul Falastiin Insha.allaahu
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 3 месяца назад
Walee waa geesiyaal
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 3 месяца назад
Gole amaan waxlayiraa majiraan aduunka xabad ayaa katalisa ree palestine ilaaheeybaa umaqan wax muslim layiraa umajeednee ilaaheey MASAR IYO JORDAN ilaaheey hana dhaafiyo
@ibrahimtoti-xn2oq
@ibrahimtoti-xn2oq 3 месяца назад
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸Alloow..u..gargantuan.. falastiin..Amiiin.yaarabii
@mudanemagafe952
@mudanemagafe952 3 месяца назад
Ilahaw guule
@abdifatahmouse5139
@abdifatahmouse5139 3 месяца назад
Hadii xisbullah iyo Israel dagaal toosi dhex maro wadama islaamku taageero ma siin karaan xisbullah
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 месяца назад
Carabta intaan ka aheyn waa gali galayaan
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 3 месяца назад
Haa way helayaan taageero
@markcaa2942
@markcaa2942 3 месяца назад
Hadaan dagaalka isreal joojinayn shacabkii falestiin latirtirayo Maxay Tahay dib udhiska aykahadlayaan
@DrMaalim-gv3fw
@DrMaalim-gv3fw 3 месяца назад
Insha allah allaga guuleeyo muslimiinta meel walba ay joogaan sida falistiin iyo ydmen iyo iraq iyo xisbullahi
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm 3 месяца назад
Waxaas waxyeelada eygeysanayaan ayaa loogahortagayaa waa bara buganda aysogudbinayaan waa huuhaa unka carabta kudejinayan
@mcguled5038
@mcguled5038 3 месяца назад
Barnaamij ka hadlayey quurada ayaa idhaafey xaggeen ka heli karaa shalay bey ahayd baan u maleynayaa lkn waan ka waayey
@Khadijo60
@Khadijo60 3 месяца назад
iska bax baa la leeyahay waa oday madax adag daaha gadaashiisa war baa ka socdo xisbiga dimoqaradiga ey leeyihiin isagana ma ogolo
@CrichtonVera-v4t
@CrichtonVera-v4t 18 дней назад
Wilson Donna Anderson David Robinson Patricia
@KalifNairobi
@KalifNairobi 3 месяца назад
USA aye hub ugaraban EE kuma dhacay indy Aadan x laah
@simbasakuye5342
@simbasakuye5342 3 месяца назад
Nin daad qaaday xumbo cuskay waa israil
@abdirahmanibrahim5612
@abdirahmanibrahim5612 3 месяца назад
Ustaad Mowliid haaji Abdi ❤
@DajiyeQalbiwanag
@DajiyeQalbiwanag 3 месяца назад
Wad ku mhd snthy tbin think qaliga ah
@abdirahmanibrahim5612
@abdirahmanibrahim5612 3 месяца назад
Mahamed mahamud cade wariyee sare ❤
@awaleh9541
@awaleh9541 3 месяца назад
Waa.rya.warkaagu.waabaarixi
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 3 месяца назад
Yuhuudu waa dhaawac xaalkooda😂
@muminamir-t1y
@muminamir-t1y 3 месяца назад
❤❤❤✌✌✌💯💯💯
@IbrahimCali-up4sg
@IbrahimCali-up4sg 3 месяца назад
20:24
@canabciise6593
@canabciise6593 3 месяца назад
143 dheh
@OmarAbdi-mi9dt
@OmarAbdi-mi9dt 3 месяца назад
Asc
@yusufsabriye6965
@yusufsabriye6965 3 месяца назад
151 waye
Далее
نشرة منتصف الليل | 2024-10-02
54:49
Просмотров 6 тыс.
Ко мне подкатил бармен
00:58
Просмотров 186 тыс.