Тёмный

Wararkii u danbeeyey Cabdirisaaq Khaliif oo Sabtida Kusoo Wajahan Hargaysa Iyo Saylici oo Eedeeyey 

Taar Tv
Подписаться 234 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

ATEENKA U TAAGO TAAR TV,WAA TELEFISHAN SOOMAALIYEED 00 MADAX BANAAN
Shere + like + Subscribe

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 83   
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Год назад
Ninkaaasssss hala xidho markuuuuu sooogalo waaaa khaaayimmmmmm
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
Ilaahoow barake ilmo samaale meel kasta joogaan afarta qaaradood dunida 🤲🤲
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Год назад
Way kala daadsan yihiin maskax iyo maal bay u baahan yihiin si la iskugu soo xidho
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn Год назад
Kkkkk. Waka tabar cidka qugtabad majiro
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
Guul jaarso ❤❤guusha waa xagiina
@ayaan7389
@ayaan7389 Год назад
Taar TV wariye Qaran maasha alaah
@foziagelton3884
@foziagelton3884 Год назад
Wow jarso guul guul
@sheekhhasanjamaac-3035
@sheekhhasanjamaac-3035 Год назад
Jaarso guulayso ban leeyahay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
guul Dir guulaysta
@aminaali5806
@aminaali5806 Год назад
Beesh magaadle madaxaawan dir ❤ iriisamale guul siita
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 Год назад
Beelaha Isaaq, Samaroon, Ciise wa inay garab istaagan wllahood Jaarso.
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Год назад
Jaarso halooo gurmado haloooo gurmado
@nimohassan2768
@nimohassan2768 Год назад
Ina khalifo halkas naga jog wallo
@bashirhasan6497
@bashirhasan6497 Год назад
Guul jaarso from isaaq ❤❤❤
@khalidhazzan7292
@khalidhazzan7292 Год назад
Viva jaarso from isaaq ilmaaderayaal wan idin wataah wllhi
@soorayssamatar6814
@soorayssamatar6814 Год назад
Maxamed Diriroow dhulku waa dhul Alle oo waa lawada dagi karaaye, dhulkan ad tirisay, nafar ciise ahi ma dago an ahayn gabadh lagu qabo e dhulka kala baro sxb.
@hafsaahmed2189
@hafsaahmed2189 Год назад
Reer bugux maxad ka sheektay warkoodi waa u idhafaye clipka danbe reer bugux kaso waraan😊
@yuuromaan2143
@yuuromaan2143 Год назад
Libaax run sheega ❤
@yuuromaan2143
@yuuromaan2143 Год назад
Afkii somaaliga naxwahii sa waad noolaysay arbe tahay hore usoco
@ayaansiciidayaanle
@ayaansiciidayaanle Год назад
Jaarso guulaysta
@Mohamed_Al__Abdulahi
@Mohamed_Al__Abdulahi Год назад
Cara edeg = meel fog Ceelka hebel= yacnii magaalo heblaayo
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
Maansha allah jaarso
@ayaan7389
@ayaan7389 Год назад
madaxwayne Cabdiraxmaan Saylici waa Geesi.qaran mafacwayne qaran AAbaha sland ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha udaay
@asadibrahim5596
@asadibrahim5596 Год назад
Asc mashaallah guul iyo gobanimo somaliland ❤❤❤
@ayaan7389
@ayaan7389 Год назад
Cabdiraxmaan khaliif waa qaran dumis.Waa Cadawga sland Cidkasta.oo uhadashaana waa lamid.waa in waajibkiisa lamariyaa
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 Год назад
Jaarso guul guul wan so dhawaynaya weliba wanu garab taaganahay walaalaha jaarso.cagdheer wa inangumeed qabyaaladi googoysay. Qudhun qudhun laga soo gooyay
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
Cabdiriaaaq yaan dib loi soo dhiween hala xidho baastarka muxuu soo doonaya
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 Год назад
Guul beesha Jaarso
@nourismail4114
@nourismail4114 Год назад
viva jarso Gul insha Allah
@abdirahmanfarhan1777
@abdirahmanfarhan1777 Год назад
Warkaagu waa xadiis
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Год назад
LASCANOD INLA DAGOOMIYAA WAATA UGU KHATARSAN CIIDANKA QARANKA TIGTOONAADA
@maxamedabdi5282
@maxamedabdi5282 Год назад
C/risaaq khaliif waa in sharciga lamariyaa ha duu yimado waa qaran dumis
@mahadguray4241
@mahadguray4241 Год назад
Yibir badhac badhac
@ayaanlefaaraxcali7972
@ayaanlefaaraxcali7972 Год назад
Maxaa kasoo HoreeyaH liintu waa diyaar Qaran dumisyoow🍋🍋🍋
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Год назад
Saylici Madaxwayne ku xigeen nabad-doon Somaliland mahadisay Noolow
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Год назад
Isaaqii hore ficil bay lahaan jireen geesiyo aan waaban bay ahaayee kuwan hada waa bilaa dhiig way hurdaan
@caynashe.8886
@caynashe.8886 Год назад
Jamaahiirta cabtooyada
@samsamm5996
@samsamm5996 Год назад
Taarow waxa ilhaano ah Beel waynta degta together Saaxil sool uguna badan Sanaag in la yidhaahdo Beesha bariga burco oo Hal magaalo ah waa cajiiiiiiiiib
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Год назад
Waxaan rabaa intaanan gaboobin in aan isu keeno oo isku xidho beelaha irir samaale ee kala daadsan ku kala fidsan geeska ito bariga africa
@food4422
@food4422 Год назад
Yaanu Soo Gali magalada ey ey dhalayweeyee
@ahmednour5040
@ahmednour5040 Год назад
Guul.besha.jaaro..manta.waxa.cagta.lamariiyay.besha.daarod.halka.lagu.qabqabtay.toobaneye.niigu.boogis.ah.
@axmedxuseen-zv1ms
@axmedxuseen-zv1ms Год назад
Somaliland waa irir samale waan barbar tagahay beesh jeerso
@ayaan7389
@ayaan7389 Год назад
Ciidamada.dagaalyahanka ee jaarso ViVa Guulaysta Guul Guul jaarso
@abdiali4626
@abdiali4626 Год назад
kkkkkkkkk wariye sare
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Год назад
Shaagle laga baqay xamarbaanu wada joigi jiray gaar ahaan numbar 4 Huteel naaso hablood reer gadiidbuu ahaa SHAAGLE LAGA BAQAY RABOW U NAXARIISO
@mahadguray4241
@mahadguray4241 Год назад
Waxaa la yidhi Yibrihii way Dhamaadeen Lkn may Dhamaane Waxay kala raaceen reeraha Markaa yibir ayaad tahay Xusbiga wadani la daba dhigay Adiga cali daacuun
@Cabdiqaninuur4980
@Cabdiqaninuur4980 Год назад
waa in la dhiga xabsiga
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Год назад
Gobanimada isaaq iyo inay dulmiga iska ilaaliyaan ilaahay iyo ummadiisaa og halka iyaga la umulo dooxayay
@awilahmed644
@awilahmed644 Год назад
Kabtu markay dhamatao wa latura.kabtan carmajo kusojogsatay wain meel fog lugutura si ayna inogo sourin.
@maryanabdi4200
@maryanabdi4200 Год назад
Qoflu haduu Qabiil isku haleeyo wuu jabaa madaxda ugu sareysa Somaliland ayuu ahaa ee muu aayar iska fadhiyo , wuxuu qaban karana u taro Reerkuu yahay inkastoo aakhiro reer soconeynin
@abdihakinfaisal
@abdihakinfaisal Год назад
Talow c.risaaq ma giraamkiisii Ayuu soo doontay
@migemed8545
@migemed8545 Год назад
War maxad benta ku fasha ma waxad donto ayad umad ushegaysaa war hadanunahay beel waynta cisse 1 sec waligen manu tagerin qotidan aad shegayso
@MohamedAli-vv5um
@MohamedAli-vv5um Год назад
Irir Samaale wa waxa lagu qalday 1988, marka uma maleynaayo siyaasaddaas duqowday in Hawiye ay ku qaldami donaan, Isxaaqna ey barteen.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
diida waal waa meel beeraha ku fiican
@markcaa2942
@markcaa2942 Год назад
Markaa hadii SNM qabiilkasta qabiil badbaadiyay maxaa lamax kabadaynayay
@samsamm5996
@samsamm5996 Год назад
Taarow maxay tahay beesha Bariga burco ileyn anigu Hj ahay ceerigaabo ayaanu Degnaaa bariga burco Keliya miyaad utaqaan Hj waa se in tee yaaaaaab
@Farhaan114
@Farhaan114 Год назад
MUSE BIXI IYO XUKUNKIISA INTAY YAQAANEEN BAY DHAAF,TAY
@ayaan7389
@ayaan7389 Год назад
ina khaliif.waa in maxkamad.degdega lasaaraa .khiyaamadii qaranka ayuu ku daray inuu.fadeexadeeyo ciidanka qaranka
@BURCO123
@BURCO123 Год назад
Hj adame kama baqdo yaga Laga baqa oqiq Laga bixiya dadkow dhami dhulbahante dagal mayaqan yadarodat
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 Год назад
dadkii ay SNM ku xasuuqday Boorame markii ay soo gashay dembiga a galeen noo sheeg
@maxameddalmarbile4657
@maxameddalmarbile4657 Год назад
yaa ku yidhi SNM AYAA borama wax ku xasuuqday??
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
waal waalatee xerada gal daarood waalay
@farxaanjakaako631
@farxaanjakaako631 Год назад
Asc xiniinyo salaax iyo sibaqti waar nagada munaf
@hassanhussein6870
@hassanhussein6870 Год назад
canfar iyo ciise wa ina laysu daaya
@suleimankodah5844
@suleimankodah5844 Год назад
Maxaa laysugudaynayaa canfartu. Maamul gobol.bayhaystaane
@geeljire1658
@geeljire1658 Год назад
Jaarsadu sowtii oromada ku biirtay maxaa ka galay arromaha soomaalida
@ayaansiciidayaanle
@ayaansiciidayaanle Год назад
Xillimay Ku biirrY
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 Год назад
Kkkkk jubba dhul
@fadumocali1407
@fadumocali1407 Год назад
Imisuu qabaa dad uu laayay
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Habarjeco siday dhulbahante uga baqayso haday ilaahay uga biqi lahayd baqdin Dhab ah Janay geli lahayd
@ayaansiciidayaanle
@ayaansiciidayaanle Год назад
Yaa Dhulbahante iyo daaroodo oo dhami UN hortaagnaa e lahaa Hj down hhh kuwaasi midhaa iyaga may ahayn Hj magantan malaysi beentana ma sheegto
@jimcalesicid2955
@jimcalesicid2955 Год назад
Kkkkkk afxumo ragna wax kagama tarto waase kugu dirtaa
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
@@jimcalesicid2955 Sxb ciidanka somaliland habar jeclo ayaa Ku haysa Goojacade iyadaa leh dhulbahante haygaga tegina ugu yaraan xoogiisa iiga Bur-Buriya
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 Год назад
GEESIYADA TOLKEY HABARJECLO INUU DHULBAHANTE KACABSADO WAXAA MARAG AH BANAANBAXYADII DHULBAHANTE WAXAY GAALADII KULAHAAYEEN HABARJECLO NAGAQABO OOHINTAA KADHAMAATEY KKKKKK SOODAAWO WEYDUUBANTAHAYE JOOJI QIIRAJABAANTA
@nugaal012
@nugaal012 Год назад
Saaxiib. Habarjeclo iyo Dhulbahante waa dad gacal ah oo wada dhashay. Laakiin maanta qadiyadahooda ayaa is dhaafsan. Halka Dhulbahante beesha Darrod u yahay budhtuurka ama beesha ugu dagaalyahansan, Iidoorka waxaa ugu jira Habarjeclo.
@thesky5207
@thesky5207 Год назад
Juba dhul😂
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Год назад
Beenlow
@siciidali4034
@siciidali4034 Год назад
Beentiisa maxaad ka soo doontay markaa noocan ayaan ka yaabay intay ku dhagaystaan habeen iyo maalin bararaq lansoo doonta taar tv waa wiilkayagii anagaana jecel suuka yahay!!!
@ayaansiciidayaanle
@ayaansiciidayaanle Год назад
@@siciidali4034 hhh
Далее
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 2,5 млн
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 1,3 млн
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 846 тыс.
Abwaan La Xidhay Oo Xisbiga Waddani Gabay U Tiriyey
5:13