Тёмный

Wararkii u Danbeeyey Garaadkii Jaamac Siyaad oo Sheegay in La Dagaalamo ama La isu dhiibo Somaliland 

Taar Tv
Подписаться 238 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@mariamomar6462
@mariamomar6462 Год назад
Mash allah GARAAD Raage GARAAD Abdiqanii GARAAD jaamac GARAADKA Nabada guulyso Somaliland waa miid guul iyo gobonimo ❤❤❤❤
@abdihassan2397
@abdihassan2397 Год назад
Waar ninku murti badana wxni war ka wayn Taar Tv... I love it 💯%
@asadibrahim5596
@asadibrahim5596 Год назад
Salaan Sare Masha Allah Guul Iyo Gobanimo Somaliland ❤❤❤❤
@farduussooraan1569
@farduussooraan1569 Год назад
Somalilnd guuul😊 9:31
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Год назад
Thank you, brother I really like your report I think is best news ever.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@canabcabdilahi892
@canabcabdilahi892 Год назад
Insha Allah guul soomaaliland
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 Год назад
insha allah Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Barakaysan Somalailand ❤❤❤
@Daaw8124
@Daaw8124 Год назад
Insha allaha GUUL.SOMALILAND 💛
@shabeel7467
@shabeel7467 Год назад
Eesh ra'yak hadii aad Haberjeclo parking ka inoo yar dhigto ood Somaliland ku dhaadato???
@ohsaragfii137
@ohsaragfii137 Год назад
@@shabeel7467 Waa talo wacan.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Год назад
Taar TV Walle Dabyarshidimaayo. I love you news channel
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Год назад
GAROOWE WAXA ka Socda Waa Nabsigii Laascaanood
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Год назад
Hadii aad dariskaaga dab ku qabatid adiguna nabad gali maysid. Allah Puntland sharkooda Somaliland haka qabto
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Год назад
Les Senegalaise. Ou Senegal and Capital Dakar( Somlida waxbey iska shabahaan Dalkaas waa Cuntada, Wlee kaqaraxdey Senegalna.
@AbdirahmanFace
@AbdirahmanFace Год назад
Mnsha allah baaydki ilahaay weeye yaa waxku darsaadaay
@AliSon-ik7ej
@AliSon-ik7ej Год назад
Legend 😂😂😂😂
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Год назад
Sxb wax war ah maka haysa abaanduulihii Somaliand ?
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Год назад
Allah
@AbdirahmanFace
@AbdirahmanFace Год назад
Aniga balan ku qadaya garoowe waa laysla jidhaaya wana lagu kala qaxaayo walahaay lkn warjiraaba waan uwada joogna
@AbdinaaserAbdiHajiSaeed-qr2of
Caruuraha qurba jooga ah waxaanu usoo jeedinaynaa in ay af soomaaliga ninkani isticmaalo labaro caruuraha dhaqan kaguurka ah
@samirr546
@samirr546 Год назад
Waxa aan u dhegaystaaba waa in aan ku raaxaysto mar qiiroodo mar qoslo marna is moodo in aan soo yaal dhaqan fog leeyahay !!!!!!!!
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Год назад
Wa gorma goortaad Gocoryohow waxgarataa Reerkinna guray iyo Garaadlaaweyashiyo Mastar gala dagalkiyo Gunta samaha necebee Is gaergawracaayaa War makaa guraayan
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Год назад
waa wadan soomaali ka xaqdaro badan
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Год назад
garaadkan wuu fiicana dhulbahnte walay shaydan ku noqday hadana wakas wareeray umada ha dejiyo
@hindaahmed3893
@hindaahmed3893 Год назад
Hhhhh ala waan qolaa markan dhaygsto
@maxamedcabdi60
@maxamedcabdi60 Год назад
Garaadkaas jamac siyaad waaka ugu doqonsan uguna maaliyacsan ninka kale ee argagixisada ah ee jaamac #DABODHIIBTE gala dagaalka ayaa.dhaama ninkan magaladiisii saaxdheer waanabad kan #KAAROODABACASKANA magaladiisii laasdhiig waatas dhulka lalasimey
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 Год назад
Allah show the Egyptian government allah knows what illegal ruling his people Foroon back to Egypt 😅
@hadhaclaychannel2057
@hadhaclaychannel2057 Год назад
Garaadku waa indheed garad lkn jaahiliin baa wehelisa.
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Год назад
walahay wa yaab markanka 82 baa u taliyaa
@hashim4226
@hashim4226 Год назад
Hadalada Garaadaku way iska horimayaan.Garaad Jaamac Ismaciil miyanu ahayn kii dhawaan eedaynayey si qoto dheer Somaliland.Sidee loo aamini karaa Garaadu aan garanayn DANTA GUUD EE DADKA AY U YIHIIN MADAX- DHAQAMEED?
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 Год назад
War garaadka hadalkiisu wAa a year ago, yaad khaldaysaa ina dirira w beenta Naga yaree sxb.
@samirr546
@samirr546 Год назад
Halka Saantu ka qudhuntay ee inla dhameeyo hadlkaba adkaysay waa Garaad iydhi gala dagaalka!!!!!!
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Год назад
Guxushaaga, hhh Hdana lamoodayo Socodbarad..Taar tv. Waar ninkan iney Wambarka kulaa diidaan baa Khalad ahyd.Ragan 70 iyagoodhaafey Isa soosharaxayaa ma wanaagsana
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Год назад
hhh way "ruqo qaadeen" ayaa kaddaran
@AbdirahmanFace
@AbdirahmanFace Год назад
Anigu waka yaabaay taar waxa kugu jirta tarikhdii afsomaligi hore ahaa
@mohamedmuhumed2619
@mohamedmuhumed2619 Год назад
Jamhuuriyadda Somaliland way ka guulaysatay cadaw geedii, dagaalkiina waa gabogabo. Dan baa urun sheegtaye teelo may dhigan odayaasha dhaqanka dhulbahante.
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Год назад
OGI OGI DAACADI MA HUNGOWDO.
@osmandegelleh4532
@osmandegelleh4532 Год назад
ina beydan iyo dhoohan trump
@samewadasamewada
@samewadasamewada 3 дня назад
waardhulbahntoow nabad laidnkama rabo
@mohamedmuhumed2619
@mohamedmuhumed2619 Год назад
Garaadada dhaqanka ee beelaha dhulbahante fitno ayay ku taliyeen, dabkii ay umadooda nabada ku noolayd sudheena waakaa aynu aragno taladoodii uraysay waxay sababtay. Talo xumo waa lagu jabaa. Hasha awr keeda diida ee awrkale u roortaa afartaba dab lagagali way abaaho seegtaa.
@user-mo6fj4mr9n
@user-mo6fj4mr9n Год назад
😊😊😊 🎉😊😊
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy Год назад
IIDOORKAAN WAA NIN WAALAN
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 4 дня назад
waaineykalabaxaa dani itodiyaano
@daahirjimcaale-mz9xo
@daahirjimcaale-mz9xo Год назад
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Dani waa nin waalan oo aan miyir qabin. 2.0. Dani waa danbiile dagaal. 3.0 Wuxuu curiyey dagaalkii lascaanood. 4.0. Haddaba hadii puntland nabad laga rabo, dani meesha haka tego. 5.0. Hadhaafo meesha. Madaxweynaha puntland waa madax. Faroole. 6.0. Garoowe waxa danbaaba ciise mohoud. 7 0 Dani waa inaanu soo dhafin qardho waayo waa cisman mohamoud.
@waraabecadde7726
@waraabecadde7726 Год назад
Way fangagtay hhhh
@shabeel7467
@shabeel7467 Год назад
Garaad laawahan runtuu u sheegay dagaalna ma hayaan nabad na ma hayaan, keliya wuxuu yidhi nin meel ka soo hadlay ayeynu u jawaabnaa taas runbuu ka sheegay wuxuu kaloo ilaabay in iyagoo dhamaaday oo guuldarooyin badan la deris ah in hadana ay faan iyo been ku jiraan oo dadkooda iyo naftooda ku maaweelinayaan.
@hodanadam1434
@hodanadam1434 Год назад
Waa marhore hadalkagaraadku beenaale inadirirow ilaahay kabaq
Далее
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Просмотров 47 млн
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Просмотров 47 млн