Тёмный

Wararkii u Danbeeyey Geelal Laga Dhacay Habarjeclo & Baaqii Nabada ee Buurmadow oo laga jawaabay 

Taar Tv
Подписаться 240 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@MohamedDuale-l3u
@MohamedDuale-l3u 9 часов назад
HJ cadaan iyo madaw waxba uma dhaxeyan... Wax iska celiya ama is dhiiba... Buurmadow ma cada hadalkisu.. Hoosasina way u egtahay!
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 9 часов назад
Habar jeclo is kuma warba hayso qarna jeelba la geliyey qarna gaada lagu dhameyay Madax dhaqamed diined nalagu caynteyayna waxasay kala dilalan o malalan
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 9 часов назад
HABAR JECLO WAXA HESHAY SHUFTO IYO BUDHCAD WAXANU MOODEYNEY IN AY TABASHO QABAAN DHULBAHANTE LAAKIIN WAA BUDHCAD ISIR NACEYB AH WAAR WAANU IDIIN SOO GURMADEYNAA SI AYNU U SIFEYNO BUDHCADA FROM GARXAJIS
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 9 часов назад
SSB GUUL ❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 9 часов назад
Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Habar jeclo SSB Guul SSB
@B.abokorAderea
@B.abokorAderea 9 часов назад
Ader dhulpahante,ma gaalada mise waa muslin haday gaala YIHIN laaya o xasuuqa o idin nabadgelinwayan Hadi ay nabad DIDAN, waa gaala e laaya.
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929 9 часов назад
dhubahante manta gurigoodu ba aay,amageL,hadhacen ama adhihadhacene
@xabiibaden7253
@xabiibaden7253 3 часа назад
Like
@cismaanahmed-l3h
@cismaanahmed-l3h 9 часов назад
warka dalka horaysii
@seryu8204
@seryu8204 9 часов назад
Somali weligood ilbixi maayaan waqtigaasi ayey geel kala dhacayaan dub uun bey u sii socdaan
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 9 часов назад
Wali qaar baa ugaadha oo maraya qar nigii 1800 waxa ugu waxan waxay marwalba dhagaystasn gabayada odayaashii wakhtigan oo wakhtigii siyaad barre la badslay ama la buunbuuniyay taasoo ay isku arkeen in ay yihiin libsaxyafa gaybaha waawayn ka xoraysan jiray habar dugaag dee waqkuwaq geela weerarsya maanta 😂😂😂
@SakarieShacayb
@SakarieShacayb 4 часа назад
Hayay. Hawiyihi. Way. Ilbaxen. Marhaday. Majerteniya. Iskugaracayan
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 8 часов назад
illaahaw Guusha sii Jamhuuriyadda Barakasyan Somaliland oo Quluubta Dadka Somaliland midee, illaahaw Jabi Cadaw Somaliland, aaammmeeen.
@Mudane24
@Mudane24 7 часов назад
Waa kuma Buurmadow? “Gobannimana waa quus ninkii, gawska dhaafsaday” Hadraawi Boqor Cismaan Buurmadow waa nin aftahan ah, runtiina waana nin wax uga bilaabman yihiin suugaanta & Sooyaalka Soomaalida . Ha yeeshee, Buurmadow ceebtiisu waxa weeye, maaha nin qaddiyadeed (a man of principle) ee waa nin maalinba halkay qadadiisu ku jirto u qalab qaata. Maxaan sidaas u leeyahay? Waan sababaynayaa. Buurmadow tolkiis maalintay ugu adkayd ee ay ‘Xiniinyo taabashada’ gaadhay, ee Siilaanyo korsiga lala doonayey waa uu ka baydhay, oo Riyaale ayuu xoogaa shilimaad ah ka helay, oo deegaankiisii iyo dadkii uu boqorka u ahaana wuxuu ka raacay dantiisii. Ka soo gudub. Maanta, iyadoo laga wada dharagsanyey sidii Muuse Biixigii uu dhisay uu ugu badhi-furay, ee deegaankiisa gaar ka ahna uu u geystay waxa aanu Weere adhi u geysan, isaga oo albaabafa u laabay dhammaan ganacsigoodi, gaar ahaan ishoodii dhagaale ee kelida ahayd (Beeyada), eryey midhadhkii shaqaale ee dawladda u shaqeyn jiray, ee mashaariicdii iyo scholarship-yadii ka qadiyey, ee dagaallada ku furay, ee nimankii waddankaba dhisay ee waxaas uu iminka ku faanayo hirgaliyey tuugta ku shaanbadeeyey, ee si kasta ugu jawrfalay beeshii u hagar baxday; ayaa mar kale Buurmadow la dusdus leeyahay ‘Muuse ayaan dhisayaa’. Sababtuna wax kale ma aha e jeebka ayaa loo soo buuxiyey, oo wuxuu mar kale iibsaday damiirkiisii. ( He sold his soul) Ninka sifahan oo kale leh Soomaalidii hore waxay ku tirin jireen reer aakhiroodka oo waxay oran jireen: Nimay soori kaa qaaday waa nin seefi kaa qaaday. Buurmadow waxaa kale oo lagu tuhunsanyey inuu yahay basaas u shaqeeya Ethiopia. Tuhunkaasna waxaa dhaliyey markuu yidhi: baddeenna ha loo gacan-geliyo cadowga (Xabashida) Waxaas oo dhan marka laga tago, Buurmadow waxaa sharaf-darro ugu filan inuu noqday; boqorkii ugu horreeyey ee waddankiisa laga musaafuriyey ee cag soo dhigi kari waayey 7 sano ilaa Muuse loo baryey oo warqad cafis ah iyo shuruud uu waddanka ku soo galay. Anigu Buurmadow waxaan bartay 2008, Habar Jeclo-na maanta ayey si fiican isubaran oo ay ka quusan illeyn wuxuu damacsanyey inay madiidin u noqdaan Muuse iyo Heegadiisa e.
@Mustafe-o6z
@Mustafe-o6z 8 часов назад
Somaliland maxad Airport uga samayn weyday Saylac..miyaanad ku talo gelin in dad badan degaan saylac..oo magaaladu dhisanto...
@Sidiiqdhago1
@Sidiiqdhago1 7 часов назад
SOMAALILAND isaaq 💚🤍❤️🦁🦁🫡🫡💯💯🦁🦁🦁😏😏😏
@gjama9511
@gjama9511 5 часов назад
WAAR KUWAN H/JECLO IYO H/AWAL ILEEN WUXU WAA DUMAR !! HADAA CIIDAMADII HUWANTU AY GEELII H/JECLO AY XUDUUDKA KU CUNAYAN INTAY SOO DHACAAN. WAYAAB!!
@SuleemanAdam
@SuleemanAdam 9 часов назад
Taar.Tv.iska.hubi.warka.waahaLo.hore.Loodhacay.ayaa.haLo..udhima.Loo.Qaaday
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 8 часов назад
Anukuwada salino rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@mohamedgaiyte2808
@mohamedgaiyte2808 2 часа назад
Muuse biixi intu hj dab ku shiday buu kaga cararay oo galbeedka ku raaxaysanaya.
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 4 часа назад
Wow walle huwan Isaaq wayka ilkaxaydhaysatay laakin huwan saqajaansana wamaxay qanjiidho qanjiidhadani reerka wabayka adkaadene de may iskabaraaciyan
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 4 часа назад
Mansh Allah ilaahey ha xafido rer abtiyaashey habar jeclo guul iyo gobanimo dhulbahantey waa waashay oo waa ismahdiya oo lib aabo lahey ayuu issiya oo aan anigo isjabiya marka waa Ugandan waayay kaki libaax ayuu gojgojinay iyo huwan kalka ha al ixtisaam oo gacanta has ciidanka SSB waalan aaney ku qadan an 3 day guul ciidanka qarank guul ciidanka SSB❤
@Hawd74.
@Hawd74. 4 часа назад
War ina xaashi iyo xirsi habarjeclo ha laga qabto tuugtan dalkii lacagtay ka xadeen qarankan daalan ee duruufaysan war odayaashan halaga qabto dalka dhan
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 8 часов назад
Koonfurtu baladii ay reer Somaliland' ayaa iyaga dib Allah alshabtoodii iyo macawslaydooda ayaa hada is aynaba Dee
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 7 часов назад
BUURMADOW ADEER LOOMA BAAHNA HADAL FICIL BAYNU RABNAA MAANTA HABARJECLO WAXAA KU DHACAY HOGAAN LA,AAN WAXAA SULAADIIN NOO NOQOTAY ARGAGIXISO IYO ICTISAAM WAXAA HABARJECLO DULEEYEY WAA ICTISAAM ARGAGIXISO AH OO CADOW AH OO DOONAYA IN AYNU JABNO BOQOR MAANTA HABARJECLO HOGAAMI OO DAGAAL KU HOGAAMI
@AsliDucale-qi2ox
@AsliDucale-qi2ox 5 часов назад
Nabad la baryo nabad ma noqoto ha la buufiyo nabada waxay imaan marka lagaa cabsado guuleysta.
@SiyaadMaxamed-bv3wc
@SiyaadMaxamed-bv3wc 9 часов назад
wax nabad majiraan dhulbahante cagta halamariyo gungunta dhashay
@Sanadka2024Cusub
@Sanadka2024Cusub 8 часов назад
Kkk adke Lkn soo badi wararka ka hadlaya tumaalka qoortiis cadaatay putin
@roodamahamed6138
@roodamahamed6138 8 часов назад
Adeer ilow dhulbahante waa reer alle kataxdary darsi wanaagana jecel waxn ahay macn iyo qadhaa meel kuwada yaale ha ilaambin
@JamaalMuuse-v6x
@JamaalMuuse-v6x 9 часов назад
Wax nabad la yodhaa ma qaadanayaa. Dhulbahanta. Ee isaaqow been ha isku sheegina
@roodamahamed6138
@roodamahamed6138 8 часов назад
Ass waxn ahay macaan iyo qadhaadh meelkuwada yaale kaad doontaad iga heli soosoco siraadey sidaadolake lawaye
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 часов назад
Buurmadow maxaa ka si ah nabada uu raadinayaa maxay tahay maantoo ugu dambaysay ayaa geelii habar jeclo la qaadee buurmadow in uu is dhiibo ayaa u fiican
@roodamahamed6138
@roodamahamed6138 8 часов назад
Adeer habrjelo waxba lamy hadhine beenata jooji beenale caanadty
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 6 часов назад
Sidakale waad fiicantahay lkin tuugii inaxaashi ayaa lacag kusiiyay ee yaan lgu iibsan
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 7 часов назад
HABARYOONIS WAXAY KA XANAAQAN DALKA HALA DIFAACO AMA HABARJECLO WAX HEYSKA CELISO WAAYO WAA CADOW NECEB HABARJECLO HADANA COD BAY KA RABAAN HABARJECLO WAA IN AY KU DHAWAAQDO NO DOORASHO YUHUUDA DHABARKA IGA TOOGANEYSA MIYAAN DOORASHO U GALAA WAA MAYA
@gjama9511
@gjama9511 5 часов назад
QAØASYADU WAADU WAA IN AY QORULUGUD SALDHIG KA DHIGTAAN
@mohamedamiin1119
@mohamedamiin1119 6 часов назад
Mareexaan iyo surre ayaa is dagaalay ee wax daarood la dhaha ma jiraan
@CabdilaahiAxmed-z1u
@CabdilaahiAxmed-z1u 9 часов назад
Dhulbahante waa idin wasayaa sidiihore oo kale
@AsliDucale-qi2ox
@AsliDucale-qi2ox 5 часов назад
Guul iyo Gobonimo geesiyada Somaliand
@AadanDirir-p9y
@AadanDirir-p9y 9 часов назад
Waar maxaad tiri soo daa warka taar tv xaqiiqada ah taar tv
@Axmed-he4oz
@Axmed-he4oz 8 часов назад
Muuse goobaha uu tagayo wado ba malee xaguu marayaaa
@ahmednur334
@ahmednur334 8 часов назад
M and beenta iska daa Marexan Waxba lagama gubin
@daffodou44
@daffodou44 9 часов назад
Madaxwayne muse ma itobiyu tagay
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 8 часов назад
HJECLO HA ISGA TOOGATO XIRSI IYO XAASHI
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 8 часов назад
Ssb guuuuuul❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@roodamahamed6138
@roodamahamed6138 8 часов назад
Taartv beenale cadaysty
@abwaandhabkahadal
@abwaandhabkahadal 9 часов назад
Hjlowaa laandheere
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 8 часов назад
Daarood vs sure
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 7 часов назад
Xasan ku waayo
@choukriali1710
@choukriali1710 8 часов назад
JAAMAC BAADI😅
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 8 часов назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KhalidAbdale
@KhalidAbdale 9 часов назад
🎉🎉🎉🎉🎉
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 7 часов назад
WAXAA WERIYAHA CAAYAYA EE LEH DAGAAL MA JIRO WAA HABARYOONIS BAL KA WARAMA GOORMA AYEY HABARJECLO NOQOTAY TOYS KA LAGU CIYAARO
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 10 минут назад
Waar HY waa walaalkaa afxumada ninka waalan ee KAARIGA baabuurta kireeya ahaa ee Cali duul duul ka qabsada. Waar sidee wax uga sheegi kartaa walaalkaa oo ku leh aan kuusoo gurmado ee CAYDA iga daa walaal. Maalin walba HY waxaad ku tidhaahdaan bariis dhacay ayay noo keeneen iyo cod ayay doonayaan. Maxaa soo baxaya maalin walba markaad HY sidaas u caydaan si inay niyad jabaan iyagoo ciil u qaba daallimiinta baastariinta ah ee dadka GAADAHA ku laynaya ee faqashta ah saw maaha.
@SadaxleBoy
@SadaxleBoy 9 часов назад
Beent jooji
@roodamahamed6138
@roodamahamed6138 8 часов назад
Waar iskudirka umada kala fadhiiso kaddbyow
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 9 часов назад
Xaar madow wale niinka suuga ayaan ceeb ka baxsan hhhhh habarjeclo xaarmadow iyo inta la socoota
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 8 часов назад
Beenlow oo been bandage ka sheegtay dagaalka G/gaduud.
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa 9 часов назад
Markaa qabtid cudur daarood ah kugu dhaco waa sidan wardadka soomaaliyeed waa dad qof taageera waa dhiigyacab nin weyn oo wariye sheeganaya hada dagaal qabiil ka kubaaqaya
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 8 часов назад
Waar belaayada aad hurinayso iyo baaska umadda kala fadhiiso Ma jiro geel la dhacay, maalin walba geelasha dhulbahante u gala wey soo celiyaan. Haday belo doonayaan maxay kuwaa u haysan waayeen. Beeenaale ayaad tahay iyo belo huriye
@SakariyeSiciid-df9zs
@SakariyeSiciid-df9zs 6 часов назад
Waxan lama daawan karo walahy. Raga waa in layska celiyo oo cid uun laga adkaado. Markaas ayey nabadda dhabta ahi imanysa. HJ ha is hubayso weerar na ha qaadaan. Nooc walba leh, gaadmo, magaaloyin la gubo. Waa inoo dagaal
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 19 минут назад
Dadka walaalaha ah ha isku dirin waa wiil iyo abtigii
Далее
Fiqi oo mar kale ka hadlay xiisadda Itoobiya
17:35
Просмотров 28 тыс.
Kenji's Sushi Shop Showdown - Brawl Stars Animation
01:55
Kenji's Sushi Shop Showdown - Brawl Stars Animation
01:55