Тёмный

Wararkii u Danbeeyey Maraykanka oo Somaliland ku Taageeray Heshiiskii Saldhiga ciidan ee Itoobiya 

Taar Tv
Подписаться 227 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 22 дня назад
Guul iyo gobanimo somaliland inshaallah 🎉🎉🎉🎉
@princesshawd6859
@princesshawd6859 22 дня назад
Somaliland guul iyo gobanimo ❤
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 21 день назад
SOMALILAND ilahy ayaa la jira mrwlba ilhow cadawga naga qabo isaso bahaysty 😢
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 21 день назад
Maantuun baa wadani laga hayaa wax u eg waxbaanu qaban doonaaa
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 21 день назад
ku saliya nabiga ❤
@amalabdulle
@amalabdulle 21 день назад
Muuse waa tuug xabashi ah
@user-ic8mu7xb6u
@user-ic8mu7xb6u 21 день назад
Guul Guul soomaaliland
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 21 день назад
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 21 день назад
WAXABA NOO QABAN MAAYAN HEEYE CADOWGA TUUGTE ISKAYE KAAASHTYE ALLOW NAAGA QAABO
@topfuns
@topfuns 21 день назад
Waw waw waw
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 21 день назад
Waxaka horeya inwaxlooqabto bulshada inaynoqdan xisbi muwaadina oo cadowga dalka kadifaaca
@guledjirde2818
@guledjirde2818 21 день назад
Aslcaleykum wadani ma khajilaan miyaa ???? Umada Reer soomaaliland mana dooranayaan mana doonayaan waa dabadhilif huwan . Xishood la aan .ayaa lagu yaqaan wadani. Muuuuqadisho ayaa looga baahanyahey ee Hargeisa loogama baahna. Wadani huwan dooni meyno. Soomaaliland ha noolaato ilaahow cadawga umada Reer Soomaaliland cadawgeena jebi aamiin aamiin aamiin yaarabi guuleysta inshalaah ciidanka qaranka umada Reer soomaaliland guuleysta guul.iyo.gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bashiirbashka173
@bashiirbashka173 21 день назад
Guuul soomaliland
@CaliMusecali
@CaliMusecali 17 дней назад
Soomaliland❤
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 21 день назад
Ethiopia waa garab Jogtaa 1988 ilaa Mnta wlee Somaliland
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 21 день назад
somaalilaan uma baahana biyo iyo nadaafad waxayi u baahantahayi nabad iyo difaac
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 21 день назад
Guul iyo gobanimo❤🎉🎉
@mubaarikadaan
@mubaarikadaan 22 дня назад
Qayb2 wada la habsanta
@bulzhaawiofficall3920
@bulzhaawiofficall3920 21 день назад
❤❤❤❤❤❤❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 21 день назад
UCID✅
@nimcoabdi7278
@nimcoabdi7278 21 день назад
Guul iyo gobanimo soomaaliland
@FarahAhmed-bn3bc
@FarahAhmed-bn3bc 21 день назад
Taliyi goojacade maku jiraa
@CabdifataaxKhadar-j6m
@CabdifataaxKhadar-j6m 20 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 22 дня назад
Ilahay ha naga qabto cadawga iyo wixii lasocdaba aamiiin
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 21 день назад
Mansha allah shaqo wacaan somaliland and ethopia ❤❤🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇮🇷🙏🏽🇮🇷🇪🇹❤️🙏🏽🇮🇷🇪🇹❤️🙏🏽🇪🇹❤️🙏🏽🇪🇹❤️🙏🏽🇮🇷 Ciidi doran mayso wadani ee haa dalina haden shacabka nahaaye reer buuro fuulow 😅😅😅
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 21 день назад
Tamari markuu run.sheegtay Gurguurte
@miiganenuurbh6023
@miiganenuurbh6023 20 дней назад
Ilaa kuwii dhigtay qur aanka ma dhaafayaan waxaasi wax baris maaha waa imaan xumo kii hore u dhigtay ma Ku aan ahayn ayay dhigayaan
@amalabdulle
@amalabdulle 21 день назад
Muuse ciudamada Somaliland ayuu u direy abey iney soo difaacaan
@MaxamuudWarsame-r4o
@MaxamuudWarsame-r4o 21 день назад
Shergare 10:11 10:11 10:11
@Halgame334
@Halgame334 21 день назад
CIDANKAASI NASIIB BADANAA WAA JAAANISS WEYN
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 21 день назад
waa cidamadii u dabeeyey tabar loogu diro itoobiya hada dowladkastoo afrika ah somali ladertu waa iska celin kartaa
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 21 день назад
Guul iyo gobanimo ilaahey ha naga qabto tuugta buura fuulka ee wadani iyo kaah tuuga la socota cadowga Somaliland ee imikan soo raacadey dhiig yacabka geel iyo malashiyadka lagu soo wado Awdal cadowga gudah waa ciiro inaxashi xirsi iyo intuu cagaha ku gaato guul Somaliland guul muuse biixi Abdi ❤
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 22 дня назад
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa khurafaadka aad akhrineyso naga jooji. 2.0. Waxan cidina kaa dhegeysan mayso. 3.0. Maxaa ka khuseeya mareykanka aad sheegeyso.
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 21 день назад
Wadani madoonayno beenaalayasha
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 21 день назад
Muse ma doonayno ooff
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 21 день назад
Xirsi isagaaba sheegay inu soomaaliya hoosula heshiiyay inu dalkakusoodayo caqlixuma makaligiibuu dalka utaliya ragiimuwaadiniinti miyaydhamaden walaan riluntay laweydiinayn
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 22 дня назад
Xasan duufle kkkkkkkk
@deeqraaxeyegalkacyo1956
@deeqraaxeyegalkacyo1956 21 день назад
😅😅😅😅😅😅
@roodacawad13
@roodacawad13 21 день назад
Alle ka xishooda tuug madaa imanaya beenaale
@badrayusuf417
@badrayusuf417 21 день назад
WADANI talada wadanka rabi idiinma dhiibo
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 21 день назад
Isku bax Ilaahay talada wadani ha u dhiibo!!
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 21 день назад
Ala maxaa doqon is ku soo ururay af ilaaha dhagax ka saar waayaa adigu na wariyaa tahay mise wadani waad is dhex yaacday waryaa isku xishood madaxweyne muuse waa geesi qaran soma daayo haygu soo day hawe liqi dadkay liqi bisinka
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 21 день назад
Meelkste deeyn baa looga heeyste
@Halgame334
@Halgame334 21 день назад
MAR KALE IYO MADAXWEYNE MUUUSE BIIXI. 5SANO NOLOSHA SHACABKA IYO DHAQAALAHA SL KULMIYE .WUXUUU MEEL SAARI AMNIGA XUDUDAHA DHAQALAHA AQONDI BUIXA IWM. DAL AAN DOQONI JUNGURAYN CIDAN ASAG QALABSYSAN IWM
@Halgame334
@Halgame334 21 день назад
MUSE GALAL MEEL AAD DHISTO XIRSOW U BIXI
@husseinduale9354
@husseinduale9354 21 день назад
nacas xasan wagaash
@Halgame334
@Halgame334 21 день назад
XIRSI JAC BAAA KU DHACDAY WALEE WADANI KUDAA MAXAMUD XASHAA XIRSI SOLO GELIYAY...
@husseinduale9354
@husseinduale9354 21 день назад
tuug xun argagixiso
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 21 день назад
Muuse dalka wuu ceebeeyee haduu cadawga ka difaaci kariwaayay meesha hayskaga tago
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 21 день назад
AKHAAS AKHAAS SYKHRYAN TUUGE ISAA SOO URUURSDYE WAALE IDIINMA SIINO COD ALLOW NAAGA QAABO WADANI YAAHUU
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 21 день назад
Waxa cadowgu Nala maaganyahay doqoni waa Moog ILahay talada Ciro xirsi iyo xaashi talo hanoogu dhiibin
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 22 дня назад
Kkkk kuwani ma hadday dhasheen mise dad cawaana ayey usheekaynayaan ina kaahin waxaa laga hayaa uu aa uu aa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 21 день назад
Wadani huwan no cod no cod
@jamalskp7280
@jamalskp7280 21 день назад
DANAYSTE IYO DOQON MIIDHAN BAA ISKUGU TEGEY WADANI HUWAN
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 21 день назад
QOF KASTA OO HABARJECLO AHI HA OGAADO HADII HABARYOONIS GASHO MADAXTOOYADA SOMALILAND IN AY HABARJECLO KU DHICI DOONTO WAX AANAY HORE U ARKIN WAXAA DHICI DOONTA IN KHAATUMO LA SIIN DOONO TAAKULO MILLATERY SI AY CULEYS U SAARAAN DEEGANADA HABARJECLO HABARYOONIS WAXAY DHINACA GALBEEDKA KA SAARI DOONAN CADAADIS SI HABARJECLO LOOGA QAADO XOOG DEEGANADA AY ISKA LEEYIHIIN MARKA WAA INAGU CEEB IN AYNU CADOWGEENA INAGU ISKU SOO SAARO
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 21 день назад
Beenaale beenaale Alle ku qabay
@roodanuur461
@roodanuur461 21 день назад
Xiirsi daayus tuugu tuugu dhaalay o faaqashata laa shaaqeeya
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 21 день назад
Ciidanka itoobiye loo.diray waxaa ka.fiicnayd in.loo diro muqdisho 😂 guuul Africa
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 21 день назад
Tawtawle mashruuc kusoo qaatay eray bixinta KOONFURTA
@roodanuur461
@roodanuur461 21 день назад
Beenawasin
@CabdifataaxKhadar-j6m
@CabdifataaxKhadar-j6m 20 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Далее
Ne jamais regarder une fille à la plage 😂
00:10
Просмотров 1,1 млн
🎙ПЕСНИ ВЖИВУЮ от КВАШЕНОЙ🌇
3:16:26
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 84 тыс.
Ne jamais regarder une fille à la plage 😂
00:10
Просмотров 1,1 млн