Тёмный

Wararkii u Danbeeyey Wefti Uu Hogaaminayo Madaxweyne Biixi oo Gaadhaya Adisababa & Heshiiskii Mouga 

Taar Tv
Подписаться 244 тыс.
Просмотров 13 тыс.
0% 0

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 16 часов назад
Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 16 часов назад
Masha alleh guuuuuul somaalilland ❤❤❤❤hanolato insha alleh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim ❤❤❤❤❤❤
@CIISECabdiraxmaan-f7r
@CIISECabdiraxmaan-f7r 17 часов назад
Guul guul somaalilan
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 17 часов назад
Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo viiv somaliland
@princesshawd6859
@princesshawd6859 16 часов назад
Somaliland guul iyo gobanimo ❤
@salymanjamal
@salymanjamal 15 часов назад
❤❤❤masha Allah guul iyo gobanimo somaliland ❤❤❤❤❤❤
@NOREDIN666
@NOREDIN666 15 часов назад
Caawa war ma hayside . Nin dewersanaya nala soo doonatay.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 16 часов назад
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa madaxweyne muuse biixi cabdi ma wuxuu ka qodayaa ceelal shidaalka dalka ethiopia. 2.0. Waa maxay sababtan uu mar walba ugu sii socdaa dalkan ethiopia. 3.0. Waa arrin aad loola yaabo inuu mar walba dalka ethiopia u sii ordo oo uu ka soo ordo marwalba. 4.0. Waxan dhahayaa ethiopia madaxweyne waxbaba kaama yaallaan ee fadhiiso oo ku xasil somaliland. 5.0. Waxaad madaxweyne ka tahay waa somaliland haddaba fadhiiso oo ku xasil waddankaaga.
@subxaanyoalbu7749
@subxaanyoalbu7749 16 часов назад
Waar habar jecladan aad sheegaysaa ku dhac malaha waa qaar ay kadhamaatay ee ka tashada bilaale caanayn mayo
@QaadiroAhmed
@QaadiroAhmed 17 часов назад
WAA MXY MA MAXKAMADIU DAAHI CALASOW MIYA BILAWDAY DIRIROW BERYAHAN DAMEERO LAMAANBAAD INA DEBA ERYAYSAAYE KADAA KAHADH KAAHA DHEER IYO XIRSIYO SALAADU MEELAY INOOGU XIRNAYDE FROM GABILE
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 16 часов назад
Somaliland waa ceel ay ka cabaan dad gaara masaakiintuna way kabakhtiyayaan
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 17 часов назад
Habarjeclo Qaarbaa u niikinaya ragii lahaa xagaa kaga soo dhufta waa bilaa Qadiyad bilaa siyaasad
@zaynabcaydhaf9022
@zaynabcaydhaf9022 17 часов назад
Kkkk ya nagu yiri ma ciidanka iyo hj iskaga khaldamay iska aamus NO isku dir
@QaadiroAhmed
@QaadiroAhmed 17 часов назад
WA MAXAY DIRIROW MASJIDKII NINKAN AADKU QATINTAY
@mohamedabdi1206
@mohamedabdi1206 17 часов назад
Wariye heer caalami
@daacadalleaamin1757
@daacadalleaamin1757 17 часов назад
Muuse biixi cumar iyo reer yoonis buu cadaaladii iyo diintii isugu geeyey taasa mustaqbal laga sugayaa
@WaraabeTuur
@WaraabeTuur 17 часов назад
qataar bay muuse usidaa😢
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 17 часов назад
Guulayso iiraan iiraan iiraan iiraan iiraan iiraan
@Halgame334
@Halgame334 17 часов назад
KULMIYE XUSBI LARABO INUU 150 GAADH GUUN GUUUN DHALAYY
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 16 часов назад
Hg haday deked dhisto dekadaha majeerteenka maxaa kasoo degaya 😂😂😂
@CabdiXakiin-r8v
@CabdiXakiin-r8v 17 часов назад
Asc mashllh 😢😢😢😢😮😮😢😢😢😮😮😅
@CabdiXakiin-r8v
@CabdiXakiin-r8v 17 часов назад
❤❤❤
@abdihakimmahamoud4670
@abdihakimmahamoud4670 17 часов назад
Waar dumarkaa war haku soo 1qa Qadaninn midgaanyahawo
@kayseduale1771
@kayseduale1771 17 часов назад
Waxaad sheegtay waxaad ciwaanka saarta waa kala jaad Ninyaw beenta naga dhaaf
@AadanDirir-p9y
@AadanDirir-p9y 17 часов назад
Waar maxaad tiri soo daa warka taar tv
@AbiibColaad
@AbiibColaad 16 часов назад
Maamulka xamar dawlada Ethiopia meeshsi digada ah ee dekad ahayn labarayeysaa meel alshaab haysto weeyi Mou Somaliland iyo Ethiopia ayuunbay xamar ka xinaansaty
@SupeerCabdilaahi
@SupeerCabdilaahi 17 часов назад
😂😂😂😂😂😂
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 15 часов назад
Maxuu kahadlayaa xoolaha dadwaynaha ayuu rabaa inlasiiyo maisagaa udhiibtay waxaasay uwada bukaan waaxoolaha dadweynaha kabax
@ميثم-ر2ت
@ميثم-ر2ت 16 часов назад
عافك الله
@jaamacabokar5142
@jaamacabokar5142 16 часов назад
Raga aan la tirsan ayaad tirsatay inader soo raac wadani iyo rajada shacabka Calaacalkana jooji dadkii deeqda iyo dadnimadaba lahaa meelbay isugu tageen
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 16 часов назад
Madaxweyne muse, Abiy adaa ka maqaam sareeya. Ha tagin, Abiy qawl ma laha, badda Somaliland inuu Xeelad ku qaato ayuu rabaa. Saylac illaa Lughaya Oramo ayuu ugu ballan qaaday in ay dagto. Aqoonsiga Abiy qiimo ma laha. Maraykan iyo Europe ayaa ina ictiraafi dowaan.
@osmanmageer6957
@osmanmageer6957 16 часов назад
Been ayaad hidhka soo dhigtaa sxb been ha ku soo dabin dadka meeday naagtii jabuuti aad horaantii ku sheegtay sxb
Далее
Changing The Flag Of The Countries #countryballs
00:18