Тёмный

WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | DAGAAKA RUSSIA | UKRAINE + 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 555 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 2 месяца назад
Masha allah injineer Ahmed adoon iyo cabdi xaafid wararkin wa wararka lagu kalsoonida laga qabo insha
@abdosalim6636
@abdosalim6636 2 месяца назад
Asc mashaa Alaah Barakumalaah
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 2 месяца назад
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.
@User-s5z2t
@User-s5z2t 2 месяца назад
Inneerku. Waa khabir aragti fog. abdihafiyo iyo injineerka allah ha barakeeyo
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 2 месяца назад
Salaan sare wariye Abdihafid iyo Engineer Adeer Abtidoon iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 месяца назад
Masha Allah tabaarakalah ilahay Swt haidin barakeeyo cxafid Iyo injiner axmad waad mahad san tihin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr 2 месяца назад
Engineer Ahmed Abtidoon aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay. Inshaa Allahu jab iyo halaak wuxuu ku dambeen doona Yahuud. اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير بارك الله فيك وجزاك خيرا.
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 2 месяца назад
C.xaafid aad bad umahadsan tahay halka nooga adiga iyo injineer abtidoon laketu iyo shere wa xagayaga mahadsanid from buntiland
@mustafaabdiosmaan
@mustafaabdiosmaan 2 месяца назад
Wakhti dhoow ayaan sugaynaa insha allaah aamiin aamiin aamiin..
@shakiraali
@shakiraali 2 месяца назад
Asc cabdixafid Waa ku maahadsantahay sida aad mar walba nogu soo gudbineyso wararka Calamka adiga iyo engineerka iyo waliba muqalada goos gooska oo aad warka ku soo dhex tuurto Thnks man I enjoy watching your channel
@RashidIbrahim-w4x
@RashidIbrahim-w4x 2 месяца назад
As you talk now, Russia has acted swiftly and gaining control of the situation in Kursk with many deaths of Ukrainians and other soldiers.
@hodana7546
@hodana7546 2 месяца назад
Sax that is what I have been reading
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 2 месяца назад
Ku Sali Nabi mahamed Scw 👇❤️
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 месяца назад
Asc BRIT somali TV guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 2 месяца назад
Ciidanka RUUSHKA galay waa kacdoon Rashiyan iyo Belarusian isugu Jira oo Outline iyo LukaShenko uga soo horjeeda ee ma ahan Ukrainian Hadda.
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 2 месяца назад
Madaxda sucuudiga iyo masar ilaahay idin qabey ,waxba u qabanwaaye qaza iyo falastiin. Iyagaa yuhuuda ka xun.
@Adamabdi-w3m
@Adamabdi-w3m 2 месяца назад
Dagaal waa magac ukaren iyo maskax naato
@SacdiyaYuusuf-l7k
@SacdiyaYuusuf-l7k 2 месяца назад
Injiyeere axsanta
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 месяца назад
Remember Russia what theydid to us in 1977????.
@mustafaabdiosmaan
@mustafaabdiosmaan 2 месяца назад
Ruush wuu arkaa naxariis la'aanta reer galbeedka iyo israa'iil,taa soo soodadajinaysa dhamaad kooda....
@Salugla
@Salugla 2 месяца назад
Bloody Blinken waligiiba Kalmad run ah ma uusan sheegin magaciisa ayaaba ah beenloow wax ma tare ah
@AbdirahmanMohammed-p3z
@AbdirahmanMohammed-p3z 2 месяца назад
Mareekan iyo israaiil waa iskumid mareekanka ayadaa utalisa
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 2 месяца назад
Kursk inta indhaha caalamku ujeedaan arkaa lama arag iyo lama maqal dhacdaa?.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 месяца назад
WAR CAAWA LAASCAANOOD DAGAAL BAA KA SOCDA AY MUSE BIXI IYO CIIDANKA JABUUTI SOO QAADEEN. MAXAABIS CALANKA JABUUTI WATA BAA LA QABTAY. MAYDAAN LA SOCON ?.
@salahkerrow6482
@salahkerrow6482 2 месяца назад
Hi
@XassanMaxamedxasan-e4s
@XassanMaxamedxasan-e4s 2 месяца назад
ASC DAGAL R/GALBED WAA AF UUN IYO BEEN AL XAKHIKHA RUUSH WAA AMUSAN YAHAY WIXISU WAA FICIL CAF
@osmancaqil127
@osmancaqil127 2 месяца назад
Asc aqyarta
@chrisvounde6838
@chrisvounde6838 2 месяца назад
Engineer abtidoon waa falan qeeye weeyn. Isla markiiba waxaa u fududd jawaabta iyada oo kooban
@WllXoosh-vk2hr
@WllXoosh-vk2hr 2 месяца назад
waxa kadiriraya soodhaato maa han
@AsadAhmed-p9p
@AsadAhmed-p9p 2 месяца назад
Cabdi xaafidow Injineerka ruux ka aragti duwan dhinaca rassia keen plz aduunka isbadal ayaa laga rabaa markas ayeey Somalia nabad noqon kartaa marka nimankan la hor istaago re galbedka ah ninkii hor istagi lahana injinerka ayaa kabaha la dul maray rassia waa quwad wuu tudhaya lakiin hal maalin ma qadaneyso tan labaad xalay askar reer galbad ayaa lagu arkay oo dagalka ku jirta dagaalka hada socda waa dagaal gaade ah waana dhamanaya Ukraine cagta ayaa la marin
@MohamedTahliilmohamed
@MohamedTahliilmohamed 2 месяца назад
belaruus waa kujiraan dagaalka
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 месяца назад
Blinkin waa beenaale yuhuudi yahay asalkiisu weligiina guul kama keenin goob uu tegay waana waqti lumis socodka uu ku joogo bariga dhexe waxna kama soo baxayaan
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 месяца назад
Mr putin aad ayaan u taageersanahay lkn isaga ayaa sugayey argagisada reer galbeedka ee duulaanka ku ah dalkiisa oo ah nato guna soo gabasaynasa ukraine sidaa darteed waxay ila tahay in mr putin beegsado caasimadaha reer galbeedka sida london washigton iwm
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 2 месяца назад
De grâce ne raconte pas n’importe quoi ici femme Somalie land et surtout FR
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 2 месяца назад
*Engineer siyaasad falanqeynaya wali lama maqal. Taana waxaa ka cad inaad huu haa iyo click iyo likes doon aad tahay oo aad khuraafaadkan ku nooshahay.* By the way, it's not British Somali but Somali British.
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 месяца назад
Hh
Далее
Ванька пошел!!!! 🥰
00:18
Просмотров 1,3 млн