Тёмный

WARARKII UGU DANBEEYAY | DAGAALKA HEZBOLLAH | ISRA 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 533 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 3 часа назад
Masha allah enjineer Ahmed abtidoon iyo wariye cabdi xaafid mahadsanid warka wanaagsan so tibisan guulwarta from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@II-vd4ih
@II-vd4ih Час назад
Masha allah Adeer injineer Ahmed iyo Walaalkeey Abdihafid ilaah ha idin xafido cimri dheer iyo cibaado suuban aragtidiina waa ii farxad ❤
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 2 часа назад
illaahay ha u hiiliyo una gargaaro muslimiinta Israel io madaxda markanka io ingiriiska jarmalka france waa world war Madax maahee waa Dagaal ooga yaal illaahay ha jabiyo muslimiinta illahay ha guuleeyo 🤲
@sahrociise
@sahrociise 2 часа назад
Allaah jabeyo galada❤❤❤❤ Ameen
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 26 минут назад
Salaan sare wariye Abdihafid iyo Engineer Adeer Abtidoon iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 19 минут назад
ALLA'AHAYOW falastininta iyo Somalia nabad kusoodabaal yaa ALLA'AH.
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 2 часа назад
Tii Alle ayaa taal waa run sahyuuniyada Teeda muruq kastey leedahay wax kasto ay falaan ma gaari doonan insha Allaah koomkan iyo khalqiga ku nool Rabi subxaana watacaala ayaa iska lah isagaana difaacanayo
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Час назад
Allaha u gargaaro muslimiinta .
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 часа назад
CARAB, MAALINBA MID AYA LA GUBAYA, KUWA KALANA FADHIGOODA AYEY KU SUGAYAAN INTII LOOGA IMANAYA,
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 2 часа назад
Dhibtu waa Shiicada Xoogaga Xamaas Wali Gudahooda lagama Dhex qadayn halka Lubnon iyo Iraan Bilihii ugu danbeeyay Dhexdooda Xog laga helay illaa lagu dilay Madaxwaynihii Iran iyo Hogaamiyihi Siyaasada Hamas 💔😭
@XasanMaxamed-ei9le
@XasanMaxamed-ei9le 2 часа назад
Guul
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 часа назад
MAREYKAN, HUBKISA CUSUB, AYU CARAB KU TIJAABINAYA.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 часа назад
WAXAA LAGA YAABAA IN TURKEY SOO GALO DAGAALKA OO MA EEGAN KARAYO IN HADANA HORTIISA LAGU BURBURIYO LUBNAAN
@GorzeGorze
@GorzeGorze 2 часа назад
😂😂😂😂😂
@RamloNur-zu7ft
@RamloNur-zu7ft Час назад
Ciidaa diriri caradaa dagaalka gali waxaa duulaan ku kicin buurahay galaan wuxuu eebahay udiri duul aan lagarana hayn inshaa allah
@HabibaMahamud-ut4yf
@HabibaMahamud-ut4yf 3 часа назад
Asc caawey murugo waaye allow u maciin maskiinta
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 часа назад
IRAN, GARAB MA HEYSATO, CID AY GURMAD KA FILEYSA MUSLIM AH MA JIRO, HADDEY DHAQDHAQAQ SAMEYSANA WA LA ISUGU TAGAYA.
@hassanyoonis2566
@hassanyoonis2566 Час назад
ISRAEL WAY GUULAYSAN DOONTAA 123 VIVE LES ISREALIEN
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 часа назад
Aakhiru ssmaanka waxaan maqlay waxaa wax laga dhegaysandoonaa qof aan weligii iskool tegin oo aan tarbiyeysnayn waxaadna ku arki kartaan mediyaha afkaa firan noqday iyo dad aan waxba ahayn oo loogu yeerayo , professore oo weliba sidaa ku qanacsan.
@abdirahmanhassankhalif1553
@abdirahmanhassankhalif1553 Час назад
Nin quustaybwaaye
@JamalMaxamed-je9ik
@JamalMaxamed-je9ik 3 часа назад
Iraan waa dadashay lakiin wax lala dagalimayo ma ahan isreal eee waa rear galbeedka
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 2 часа назад
Mitid fara yar midhihii bataa kama macaashaane ragaw calaacalka iska daaya yuhuud waa fulayaale iska cesha tuugta
@XasanMaxamed-ei9le
@XasanMaxamed-ei9le 2 часа назад
Israaiil.waxakaxun.carabta
@Aadane1
@Aadane1 19 минут назад
Falaqeeyasha siyasad bariga dhexe engineer kaa kaliyaa fahansan meesha wax usocdaan
@nuurismail3003
@nuurismail3003 3 часа назад
Barmamijkii subax wanagsan xage kadhacay
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 2 часа назад
Arabtu Sadexdii Sac noqonayaan hadaysan saan wax ka badalin ! Maalinba mud hortuuda lagu biraynayaa
@Gacanlibax
@Gacanlibax Час назад
Waqtigii aladaa casrigaa laga tagi lahaa ayaa bilaamay mashquulkoda hala wada tuuro halayska dhiciyo dadkan umadii asuuqay waxan bilamay wa si umadi isgadhsiinta ka carari lahaayeen
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 2 часа назад
Odaygu si wanaagsan buu uga warbixiyey dagaalka xisbullah iyo israiil. Waa ku mahadsan yahay isaga iyo weriyuhuba.
@AarkaSomaliland
@AarkaSomaliland 3 часа назад
Carabi hadey ciidamo diri weydey aynu ubilowno somali ha dirto Ciidamo ana hala iigu horeysiiyo
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 2 часа назад
Ethopian kan dhulkaagaa kusoo socda La dagaal hadad dagaal uxiiso qabto
@malyounjamacmalyoun2120
@malyounjamacmalyoun2120 2 часа назад
Xisbilaah way karta inay werartoo shacabka Israel lakin libnan yay uutudhaysa balse hada waxa kulaylka kenay yuhudAa WA la xanuujiyay Israel Wala xanuujiyay way qarsanayan jab ya gadhay
@abdullahimahamud2487
@abdullahimahamud2487 2 часа назад
wlhi blhi tlhi caawa run ayaad sheegteen waayo lagama yaabo in cawodgaada uu qiro in aad awood leedahay lkn mar marsiyo ayey eheed kkkkkk nasiib wacan😊
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 2 часа назад
Ayagana israil ma shegayan
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 часа назад
SHIDAALKA AY MUQAAWAMADU KU SOCOTO WAA IRAAN TAN KALE ISRAEL WAA QARSATAA JABKEEDA EE DHIMASHO DHAAWAC IYO BURBUR HANTIYEED INTABA WAA LA GAARSIIYEY
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 2 часа назад
Israaiil waxay qabsan rabta ilaa iyo kheybar sacuudiga ayay udhaarsan tahay war La Aan baa idin haysa ❤❤😂😂🎉🎉😢😢😮😮😅😅😊😊😅😮😢❤❤❤❤
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 2 часа назад
Maxeey sugeeysaa iiraaan Ogow iran baa ku xigta Hadeysan hada dagaaalamin
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 2 часа назад
Falaaqeeyaha fikir aan qabay ayu ka dhawaajiyay run Waayo hisbuullaah si shcabka lo dhibateeyo aya loola bar bardhiga Gumaystaha garaabka weyn haysta
@malyounjamacmalyoun2120
@malyounjamacmalyoun2120 2 часа назад
100 ki poqol uururka xamas ya ka sirdon ficn xizbilah way fashilmen wa lagu Jira yahuud ya ka adeeganaysa Israel waxay kahelayso maclumadka ubadan wa dawlada tagtaa daran ee libnaan e faransiskaa la shaqaysataa awoodqaybsiga xizbilah la leedahy yay raban inay ka saraan mesha.
@HousseinGeule
@HousseinGeule Час назад
Dagal luga haday isku daydo israil wa la dondoni
@dahiralihashi7248
@dahiralihashi7248 3 часа назад
AscSubax wngsn
@roblehassan3069
@roblehassan3069 2 часа назад
Hamas iyo xisbullah hamas ayaba adag marka lafiiriyo
@XasanMaxamed-ei9le
@XasanMaxamed-ei9le 2 часа назад
Guul
Далее
Caawa iyo Dunida
59:40
Просмотров 17 тыс.