Тёмный

WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA | HEZBOLLAH | ISRAEL | IRAN 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 539 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

IDF announces deaths of eight soldiers killed during fighting in southern Lebanon
Israeli response to Iran will aim to cause ‘significant financial damage,’ source tells ToI * Sixth Jaffa attack victim identified as 26-year-old Greek citizen, architecture student.
Netanyahu: We will rescue our hostages in the south and return our residents in the north
Prime Minister Benjamin Netanyahu sends his condolences to the families of the fallen soldiers in a video statement shortly after the IDF announced their deaths.
“I would like to send my heartfelt condolences to the families of our heroes who fell today in Lebanon, may God avenge them, and may their memories be a blessing,” he begins.
“We are in the middle of a tough war against Iran’s axis of evil, which seeks to destroy us. This will not happen,” Netanyahu continues, “because we will stand together, and with God’s help - we will win together.”
“We will rescue our hostages in the south, we will return our residents in the north, we will guarantee Israel’s eternity,” he adds, referring to the official goals of the war.
The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.)

Развлечения

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 54   
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 2 часа назад
Runti enjineer Ahmed abti doon iyo wariye cabdi xaafid wa ku kalsoonida buuxda ku qabna waraka so tebidan waan tageersan from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 3 часа назад
FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA
@mukhtarmaxamed5988
@mukhtarmaxamed5988 3 часа назад
Mashaa allaah ,Iran 🇮🇷 guuleyso
@ruqiyahassan4828
@ruqiyahassan4828 Час назад
🎉s3ee😢🎉5🎉🎉🎉es🎉😢es🎉s🎉😢se🎉😢sesss🎉🎉😢🎉s🎉😢sse😢🎉🎉ss🎉sees🎉🎉ss😢🎉🎉😢🎉ss🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉esse🎉🎉s🎉se🎉🎉seesse🎉🎉3s🎉🎉s🎉s🎉🎉ss🎉🎉ss🎉🎉🎉🎉🎉🎉esees🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉ssss🎉🎉es🎉ssse🎉s🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉es🎉s🎉🎉🎉eses4see🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉😢🎉🎉🎉🎉s🎉🎉s🎉es🎉🎉ess🎉🎉🎉🎉3s🎉ses🎉🎉🎉🎉🎉🎉s🎉🎉🎉s🎉🎉🎉🎉seess
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 Час назад
Masha Allah ❤ waan ba daalnay sidan idiin sugeynay adiga iyo Injiner ka❤❤❤
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 2 часа назад
Eneg waliga hanaga fogan ia allaha ku xafido u ara big man
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h 3 часа назад
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤
@AbdulaahiAli-w1n
@AbdulaahiAli-w1n 2 часа назад
Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.rusuli.bi.idnillaah.aammiin.yaa.allaah
@nadifamohamedosman7679
@nadifamohamedosman7679 3 часа назад
Asc my brother c/ xaafid
@SabahSalem-i4u
@SabahSalem-i4u Час назад
Asc hal zero ugu dar sideeda ay shegteen
@SacdiyoHassan-os7sg
@SacdiyoHassan-os7sg Час назад
Lafdhuun gashay Allah kuuma gargaaro umada waa dhibtay
@yasminjama2703
@yasminjama2703 3 часа назад
Welkom 🤗 Abdihafid!!!
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 2 часа назад
🇮🇷 waa too wadamada muslimiinta xorayn lahayd insha allah
@tuketuke58
@tuketuke58 4 часа назад
Asc c.xaaafid
@khadrashariff146
@khadrashariff146 52 минуты назад
Mashs. Allaahs. Guul. Guul .
@badalabshir502
@badalabshir502 2 часа назад
Injineerku cid aan ahayn ree galbeedka in ay xoog leedahay ma aaminsana
@AliMohamed-wb1ei
@AliMohamed-wb1ei Час назад
Inginerka howl culus ayuu hayaa allaha sharfee waan sugaa barnamijkisa mawrqalba
@falisissahak
@falisissahak Час назад
Asc Cabdixafid ayeeyday allaha u naxariiste marki la dhaho gaala dhimatay iyagana ay dhahan 6 aa naga dhimatay Waxay dhihi jirtay eber ku dar ama hal ku dar yuhuud ceeb makarto
@HamsecaliJamac
@HamsecaliJamac 3 часа назад
Wcs c/xaafid allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa faatax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh israil waa burbur
@mohamedabdiasis1107
@mohamedabdiasis1107 3 часа назад
Qariiradada qasab inay is bedesho hadi ba wareer lagu qado iraan la arki sidacwax u dhacan inkasto xiligi yugudo ay dhamadeen
@NuurMaxamed-f3r
@NuurMaxamed-f3r 3 часа назад
guuuuuuul
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Час назад
way halaagmayan guuldaro iyo jab ayaa ku dhici kufarta dhamaan kuwa taagero yuhuda ilaahay nasrigisi iyo cadaaladiisi xaqa ahayd ayaa samada ka timid waxaa la gaaray halaagii kufarta isbahaysatay insha alaah baidmi laah waa laga adkaan waa la jabin kufarta insha alàah way guulaysan musliminta gaar ahaan iiran iyo awlaadeeda way xorayn gasa alaqsa iyo shacabka falastin insha alaah nasriga guusha iyo xoraynta alaqsa gasa iyo rer falastin waxay ka timid amarkaas iyo guushas xaga ale subxanahu wa tacaala oo marnaba aan ogolayn dulmiga kibirka iyo fasahadka kufarta ale qom fasahada wuu burburiyaa oo halaaga waana cadaalada ale amarka burburka iyo halaaga kufarta yuhuda maraykan iyo rer galbedka waxay ka timid xaga ale subxanahu wa tacaala oo cadal badan leh isagu insha alaah guushu waa musliminta gaar ahasn iiran iyo awlaadeeda baidmilah
@abdifarah2812
@abdifarah2812 Час назад
Ninkan oo kale baa la waraystaa halka aad dad qabyaalad dishay casuumaysid
@Adamhagler
@Adamhagler 3 часа назад
Fadeexadi aduunka uga waynayd ahl alshica oo yuhuudi jihaad kula jira iyo ahl sunah oo sidii naagaha guryahooda kasoo mashxaradaya ceebay tacaal
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 часа назад
Illaahay.ayaa.u.hiilin.eraan
@alimude9332
@alimude9332 3 часа назад
Wararka adhi noo aqri sidha HBN okola Cabdxfd fadhlan dadkaan wankucajisnay
@shirahassan458
@shirahassan458 3 часа назад
Fiidnimo wanagsan
@nasseromar4986
@nasseromar4986 3 часа назад
Quwada tamarta weyn MW(megawatt ya laguxisaabiyaa)
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 2 часа назад
iran wa raga muslimka ogaada intii kale wa naago mukeef ku hurdaaya
@MaxamedCali-id6zp
@MaxamedCali-id6zp 48 минут назад
Asc❤❤❤❤
@tuketuke58
@tuketuke58 4 часа назад
Cod majidho
@halimahersi8454
@halimahersi8454 2 часа назад
Waxaasoodhan cuqubadaygasteen baywax uqabanwayeen kibir adniga umasugnaan alle ayaatusay awodla antoda
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 Час назад
C.xafiid adiga iyo injineer abtidoon aad iyo aad bad umahadsan tahay sherta iyo laketu wa xagayaga buntiland
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 часа назад
Difaacii.ku.faarta..suhnuunyada.iyo.matalaku.Illaahay.ayaa Awoodiisa.ku.fashiliyey Gaaladu.way.kibreen. Dhinacya.badan.ayah.ka.fashilmeen.allahu.akbar.allahu Akbar
@MudazirMasud
@MudazirMasud 59 минут назад
Waar ninkan waa siyaasi cajiib ah alle ha daayo
@AxmedmaxamedNuur-x8h
@AxmedmaxamedNuur-x8h 26 минут назад
Waxan isleeyahay israa'iil weerar celis ma samaynaso
@MaxamedCali-id6zp
@MaxamedCali-id6zp 47 минут назад
Cabdi xaafid iyo injiner abti doon salan sare
@oneotako9693
@oneotako9693 Час назад
Markay. dhahan 8waa80
@cabdilahiaadan-v5t
@cabdilahiaadan-v5t 2 часа назад
aad iyo aad ayaad umahad santihiin adiga iyo injinerkuba
@SadiyaAli-w1n
@SadiyaAli-w1n 26 минут назад
Ninki dhof u yimidbay geridu dhibaysa
@RumaanCawil
@RumaanCawil 57 минут назад
warar aanu kukal soonahay ayaanu idiin kabaranay alle haydin xifdiyo
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 2 часа назад
Iiraan wa rag rag dhalay oo geesi yaal ah 4 xiniin yood ah yahuudii is wal waleyso dhagaha lagu dhuf tay haday sii wadana is waal waalka wa bur bur koodii qarii rada ka tir tira yan caadi ma ahan Iiraan
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Час назад
Iran Waa Shiico Dhameysey Sunniigii Ee Ha Soo Dhoweysan.
@falisissahak
@falisissahak Час назад
Eng waxas waxay sheegen lee waaye😂laakiin wax😂la og yahay maaha Warkas waa waxay carabtan kaba qaadka wada ah waxay ku qabsadeen Eeraan baa beenta tiri Allaha guuleeyo islaamka Turkiye bagistaan malaysi waa inay garab siiyaan eeraan Naato naato wax ladhaho majiraan isbahaysi baa socda
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 2 часа назад
8 aaa I dont think so gaalo jabkeeda way qarsataa
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 53 минуты назад
Rag is gurayee
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 часа назад
Reer..galbeedka.waxaba Hanoo..buubuunin Illaahay.ayaa.karaamadaka Ka.qaaday.kufaarta.waqtigoodii.wuu.dhamaday.islam Faarisiin.ah.ayaa.soo.baxay Islaamkana.soo.noolaynya Iyo.shacabka.carbeed.ee.cabudhsan
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 3 часа назад
War ninkan miskiinka ah waxba ma kala oga ee ha dhibin isaguna yuusan is dhibin ee ha iska aamuso!!! Kan waxba makala oga miskiin ?????
@abdishaakir1758
@abdishaakir1758 Час назад
Yahuudi waa jabtay tacsiyaa kuutaal kaligaa ooy
@rahmasuleman1517
@rahmasuleman1517 3 часа назад
reeekan.kofiyad.yar riyaa dashatay o.sheka dooduna waxay ma.raysa waxaan,dhuuuso modayaa xaar.iigu.noqday runtii kkkkkkkkk😂😅😢
Далее
Шоколадная девочка
00:23
Просмотров 730 тыс.
Лиса🦊 УЖЕ НА ВСЕХ ПЛОЩАДКАХ!
00:24
Airpod Through Glass Trick! 😱 #shorts
00:19
Просмотров 1,1 млн
Israeli forces near border prepare to go into Lebanon
2:37
Жиза..
0:15
Просмотров 4,4 млн
Ловушка для археолога ⛏️
0:58