Тёмный

Waraysi Ehelka Muwaadin Jigjiga loogu Xidhay Inuu Sanad ka Hor Gobolka Tigreega Booqday. 

SSTV
Подписаться 478 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
/ @kaaraamardhatv
I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
I Create Somali News Every day.
SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
Like On Facebook Page www.facebook.c... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
To Visit: / sstvsomali

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@faysalxaajixuseen8785
@faysalxaajixuseen8785 3 года назад
Adeer Meesha jigjiga xabashibaa maamusha
@alicade3778
@alicade3778 3 года назад
Musdafe iyo abii Ahmed waxaay bilaabeen waxii ay ku eedeynayeen tigrey
@IB_Adam
@IB_Adam 3 года назад
Mustafa waa sidii Cabdi Iley uun.
@ummumohamed456
@ummumohamed456 3 года назад
Ilaahay ha ka soodaayo
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 8 месяцев назад
Aamiin
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 3 года назад
Waa gardaro aan geed loogu soo gaban
@muktarshugri5096
@muktarshugri5096 3 года назад
Waa In Muudinkaa Xoriyadiisa Loosoo Celiyaa Cadalad Darad iyo Dulmigana la Joojiyaa .........
@somlyrics5198
@somlyrics5198 3 года назад
Sheeko Aan Maqlo tii ligu Qosolka Badnayd Lkn shurud hadaad qososhid iibalan qaad inad subscribe iisaresid 👇 Sheekadan oo ka dhacday Qurbaha ayaa waxay ku saabsanayd masaajid ay salaadi ku tukanayan somalidu ayuu soo galay nin cadaan ah oo sita mindi af badan ka dib ayuu intuu soo dhex istaagay dadki oo qaarna sunaysanayan qaarna iska fadhiyan ayuu waydiyay isagoo mididi kor u haya intinan meesha joogta keeba muslim ah dadki baa mid waliba naxay oo is yidhi hadaad aniga tidhahdo amuu ku galiya ka dib ayaa nin adkaysan wayay damiir la'aanta somalida gacanta taagay oo uu yidhi aniga muslim ah ninki gaalka ahaa aya ku yidhi dibada u soo bax ka dib ninki baa kaxaystay isagoo midida hor wada ayay is raacen gurigiiso ka fogayn masajidka ayuu geyay wuxu ku yidhi waxan rabaa inaad adhigan ii jooga mid ka mid ah sida musliminta igu qasho ka dib ninki wayahay intu yidhi áyuu u qalay wuxuna ku yidhi anigu' waan tagayaye cid haraga kaaga siibta raadso ka dib ninki gaalka ahaa intuu soo laabtay isagoo mididii oo wada dhiig ah wata kacsan ayuu masajidkii soo dhex istaagay hadana markaasu ku yidhi waxaan idin waydiyay intiinan yaa muslim ah dadki ba wada naxay waxay is yidhahden ki hore farta tagay ee u kaxaystay wuu ku daayay markaas ayay dhamaan wixi masajidka joogay intay is eegeen ayay imaamki masajidka tukinayay farta ku fiiqeen waxay yidhaahden kaasa muslim ah kkkkkkk imaamki bu ilahay yaab u ekeenay kulaha war ma inti yarayde labada rakcadood idin tukiyay baad farta igu soo fiiqdeen kkkkkkkkkkkkkkk Balantan galnay illahey wuu ogyahay ee subscribe iisaar👇👇😆😆👉 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-gGABVDJzpxU.html
@abdurahmanmohamed5955
@abdurahmanmohamed5955 3 года назад
Ina cagjar Nin wax bartey ayuu u muuqdey lkn kuwii hore mid ka xun ayuu u egyahay kabaqaad is nacay ah maxaa horta Somalida bahdilka ugu wacan qaasatan nimanakaan Ogaden maxaa dabaqowdhi ka dhigey?
@mohamuddire6789
@mohamuddire6789 3 года назад
war rer sayid noor.miyaa sidaa loola dhaqmayaa. shekadu waa wax kale
@Raho339
@Raho339 2 года назад
Waa Majid ILaahay Haduu Booqdey Waa Xaq Inuu Booqdo Majidka Anaaba Tagidoona Bidmilaahi Kariim Bal Ha,Ixidho Madaxweyne Mustafe Waa Yaab oo Waa Yaab
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 3 года назад
Aacuudu bilaahi minashaydaani rajiim war meeshan deegaanka soomaada laleeyahay waa meel sumaysan oodadkeedi lagu hoos qalanayo ayagana waa dad wada duran oon damiirba lahayn oo kudhaafsanaya kursi iyo shilimaad yar sidii soomaalidii soo dhiibaysay dadkooda walaalayaal dadku XOR ma,ahan ee yeysan idin hodin habeen iyo maalin intay u kala baxeeyno waa dad habeenka iyo maalinta isaga darsantahaye yaanan loo tagin inta ay hurdada ka toosayaan oo irbada sunta daba dhilif nimada kabaxeeyso plz
@sulekhaahmed8473
@sulekhaahmed8473 3 года назад
oo haduu tigreega tagay maxaa jira isagaaba kadaranoo banaan bixii nabiga noodiiday eegana axmaaro iyo tigree dhul iyo madaxnimo iskuhaysta dhaxboodayee
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 3 года назад
Sax mahadsid wallale
@ibrahimmaxamed2666
@ibrahimmaxamed2666 3 года назад
Mustafe Cagjar Waa Geed Xayawaan Ah Dulliga
@abdihassan4785
@abdihassan4785 3 года назад
yaab waa arin lalayaabo.runtii.😥😥😥
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 3 года назад
Wa khalad ina sayid nur ina xidho wa mawdin ogadenyan ah hala siidayo shuruud la an wa shacab mudin ah lama xidhikiro wnka xog badnayay weeye hala siidayo ina sayid mahadsid
@maanoiaxmed983
@maanoiaxmed983 3 года назад
Wlhi ogaaden iyagaba isku daran alle ha sahlo intay dadka qa qabanayan sidaa isku raaci mayso somali
@xamralive
@xamralive 3 года назад
Soomaalida kii xukunka IToobiya qabta uun bay ku daba tukadaan oo u shaqeeyaan awal milas buu u shaqay nayay Cabdi Cumar halkii uu marayna waa la ogyahay Mustafe Cagjarna hadana Abay Amxaar buu u shaqay nayaa laakiin waxay ahayd Mustafe in uu ku quus qaato Cabdi Cumar
@mohamuddire6789
@mohamuddire6789 3 года назад
Waayo. War culimada shafta iyo karaamada. Kulahaa
@mohamuddire6789
@mohamuddire6789 3 года назад
aabe sayid noor awlaadiisi miyuu xirxirayaa.INA cagjar.tuug aan lava tuugsaneyn.waan arki donaa meshaad Ku dambeyso
@mohamuddire6789
@mohamuddire6789 3 года назад
waryaa waa khalad red sayid noor oon ognahay xishmad iyo wanaaga ay kuleyahiin LA og yahay. waa wax laga xumaado.arintaa.walee INA cagjar wuu kabadbadinayaa.lkn wuu kamaali.doonaa
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 2 года назад
Oo Tigree haddiilatago ma xadhigbaa
@xamralive
@xamralive 3 года назад
waa wax lala yaabo qof muslimoo masjid baad tagtay loo xirayo masjidku waa baytu llaah cidna maka xanibi karto muslimiinta aya masaajida meel kasta haku yaalaanee
@shariifsalahali4200
@shariifsalahali4200 3 года назад
Qalbi dhagax
@macquul9743
@macquul9743 3 года назад
rerbadiyanimada iska daya ee muuqaal ku mashquuliya dadka dawanaya
@mohamuddire6789
@mohamuddire6789 3 года назад
waa. khalad waxuu wado INA cagjar
@awad559
@awad559 2 года назад
Al xamadu lillaah hal nin oo la xirey bay maanta taagan tahay Ma umulbaa halmaan dhawaa jeel ogaadeen goor may ilaaween
@ashaadenosman2645
@ashaadenosman2645 3 года назад
Mataasay bilaabeen reer cabdi le
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 3 года назад
Sabab majirta?
@weersanmedia4226
@weersanmedia4226 3 года назад
Cagjar wakaas sidaas udhaqamaya, farmaajo asna waa ogey siduu ahaaa iyo siduu isubadalay halmar,siyaasiyiinta somalida kuwa wadaniyadda kuganbada somaliyey iskajira wlh.waaba igasoo boodeen,qaaimiinta.
@fardawsashukri1054
@fardawsashukri1054 3 года назад
Ma sayid noor cabdile awlaadiisi ba waa tblf la leeyahay wlee waa mucjiso 2 sano aya laradinayay wax dadka lagu xidhxidho ilen onlf dad lagu xidho majirte hadase waa la helay hada sifiican dadka loo guri
@traveltime2820
@traveltime2820 3 года назад
Nin Tigre ka soo ducaystay laan Dheere
@abdinaasirdaahirdahir3477
@abdinaasirdaahirdahir3477 3 года назад
War illeeen Balayo war isagu mu xiro isma uu oga inuu uu downlad yahay miyaaa
@abarre5554
@abarre5554 3 года назад
Waa heego mar haduu u doolaalay makele dhulka tigre
@IB_Adam
@IB_Adam 3 года назад
Ninkan hadlaya wuxuu u egyahey inuu yahey kuwa ahlul quraafaadka iyo fooxlayaasha ah.Tigragu Muslimiinta dhulkooda in ay Masjid ka dhistaan uma ogala.
@mohamuddire6789
@mohamuddire6789 3 года назад
war tigre anagaa. Lashaqeyneyna.Lana shaqeyndona
@abumuawiyajemal2674
@abumuawiyajemal2674 3 года назад
odayga af gambi aya looga yara baqay ee wa layara xabisayaaye yar suga kkkk
@bushrabeellobeautyandcooki8490
@bushrabeellobeautyandcooki8490 3 года назад
Anagiyo axamarad araxana namodhaxayalo.oramo kasiidaran. Ehalkeni leyasay
@guledcigaal3452
@guledcigaal3452 3 года назад
Ogaadeen?
@daudamin2616
@daudamin2616 3 года назад
Wariye Abdisalam Herari wuutagee halaxidho Adwa masjid
@aaminacabdi2984
@aaminacabdi2984 3 года назад
Dacawo meshay macal ugabaratay bay macaluul ugubaxtida tigre maxayalay madadkale oonosha lagu asalaradinaya
@ibnadam1860
@ibnadam1860 3 года назад
Channel kani, ma taageeroyaashii cabdi iley iyo tigreega baa ?
@Digitalbet
@Digitalbet 3 года назад
Waryaa inaga qabta mustafe cagjar ninkan ay kaga dhagtay in uu muwadininti somaliyeed cadawga u dhiibo nacas nimo waxay isugu timid madaxan madhan ax ax ax cabdiyow kumee
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 3 года назад
Aga tan wa arin hoose hasiidayo cajar odayga weeb hasiidayo mahadsidin
@wardaali822
@wardaali822 3 года назад
Ilahaw ogaden wax hanogu dhibin
@MohamedIbrahim-ew5sg
@MohamedIbrahim-ew5sg 3 года назад
in aad shaqsi aadan ku qanacsanayn aad wax ka sheegto xaq baad u leedahay, laakkin in qabiilka uu ka soo jeedo oo dhan aad dusha ka saarto arin hal shaqsi sameeyay waa xaq darro walaashayda soomaaliyeed. Ilaahay quluubteena ha iisu soo dummo walaal macaan.
@ashaadenosman2645
@ashaadenosman2645 3 года назад
Kkkkkkkkkjj
@cige3636
@cige3636 3 года назад
BEEN BADANAA
Далее
RARADA JWXO/ ONLF OO SOO IFAYSA !
14:11
Просмотров 1,9 тыс.
Bilicda JIGJIGA  iyo Buurta Karamardha🇸🇴🇪🇹
12:00
deg deg taliye shub oo fashil kala kulmay
20:23
Просмотров 3,5 тыс.