Тёмный

Waraysi: Muran adag oo dhexmaray gudoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe iyo Xildhibaano ka... 

SMS Somali TV
Подписаться 53 тыс.
Просмотров 4,9 тыс.
50% 1

Waraysi: Muran adag oo dhexmaray gudoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe iyo Xildhibaano ka tirsan baarlamaan FS. Maxay xildhibaanadu u taargad garaynayaa gudoonka iyo habdhawraha guud ee baarlamaanka?. Xildhibaan C/samad ayaan ka waraystay.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
Kusoco Xildhiban Abdizamada Run baa sheegtay Saxiix waaye Warkada talaabo Adag Ka qaada Gud Adan Madoobe iyo Hassan Guurgurte Guuleyso ina Macalin Maxamuudow❤❤❤
@Hassancade9905
@Hassancade9905 2 месяца назад
Biijoole waa warkaada ku jira
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 2 месяца назад
Tubaxiisa iyo asiga is malahan. Jiz'klh
@mohamedhirsi6901
@mohamedhirsi6901 Месяц назад
Oloaxfi
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Месяц назад
Xildhibaankan wuxuu leeyahay xukuumadda ayaa kontorooleynaa. Hoorta xildhibaannada oo shan kun dollar ayey qaataan shirka baarlamaankana ma tagaan ayagoo xamar jooga. Horta xilkooda ha gutaan markaas haka hadlaan xukuumada.
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Месяц назад
Cid warkaaga runsanryso ma jirto.
@ahmednur9383
@ahmednur9383 Месяц назад
Tuug Jago Radis ah
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 2 месяца назад
Asc ninkaan waa nin dacwo badan balse asiga maxuu qabankaraa mise waa uun weligeey waa eedeynaa. Jiz'klh
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 2 месяца назад
Wax masaxaysaane waxbaad qaribaysaan waxaad tihiin kuwo dantooda fiirsada hadana waxbaad shaqshaqanaysaan
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 месяца назад
Ethiopia Wadanka Ee Xukuntay Madaxweyne Hassan Kohor General Gebra Aa Xukumay Dowladihii Ku Meel Gaarka
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 месяца назад
Mucaarad Si Kale U Noqo Madaxweyne Hassan Galmudug Asagaa Kuu Dhisay Punt;and Kaliya Iyo Somaliland Aa Dhisnaa Inta Kale Dalxureeye Aa Dhisay Ku Amaan
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 2 месяца назад
War xamse intuu nooyimid lagu nasay ee qaska kadaaya dadka iyo dalka oo dadba unixi meeysaane ilaaheey kabaqa aakhiradiina kursi aduun haku doorsanina
@MahadSheikh-yj7hw
@MahadSheikh-yj7hw 2 месяца назад
Adan madobe iska Xirtay Baarlamanka
@NoorAhmed-tn1vs
@NoorAhmed-tn1vs 2 месяца назад
Tuuug afka biijaale
@NoorAhmed-tn1vs
@NoorAhmed-tn1vs 2 месяца назад
Qofkaan afka diiran
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 месяца назад
Kkkkkkkk 😄 😄 😄 waxaaba iidin haayo kitaabka beenta ah aat u dhaarateen iimaaka alle idiinka qaat🎉🎉🎉🎉
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 месяца назад
Kkkkkkkk 😄 😄 😄 😄 kan waa dhuuni raac waxii balanka ahaay ayaa looga baxay kkkkkk
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Месяц назад
War nin wayn baa tahay ee beenta iska dhaaf. Karti iyo aqoon iyo wadannimo kuma gaartiin dr. Xasan shiikh Maxamud.
Далее
Самое неинтересное видео
00:32
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35