Тёмный

Waraysiga Fanaanka: CABDI CALI BACALWAAN 

Wargelin
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 103 тыс.
50% 1

Waxaan nasiib u yeelanay inaan ku waraysano magaalada Nairobi Fanaanka caanka ah ee Cabdi Cali Bacalwaan oo sidaad ogtihiinba ka mid ahaa fanaaniintii ugu horeeyay ee lagu aasaasay Hobolada Waaberi.
Riwaayadaha uu Bacalwaan kasoo qeyb qaatay waxaa ka mid DAB JACAYL KARI WAA, BAD JACAYL BADANAA, HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN, Heesihiisa waxaa ka mid ah Adoo Nugaal iyo ku nool beelo nabadee, Yaa garayska kaa fura kuu salaaxa gaadada, Faraskaagii laga teg iyo kuwo kale oo maalin walba lagu dhagaysto dunida dacaladeeda.
Bacalwaan waxaan weydiinay inuu nooga waramo taariikhdiisa, Riwaayaduhuu soo jilay iyo Heesihiisa midda uu ugu jecelyahay.

Развлечения

Опубликовано:

 

20 фев 2010

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@Cabdalllah
@Cabdalllah 10 месяцев назад
Allaha Unaxariisto Cabdi Cali Bacalwaan Hoobalkii qaranka soomaaliyeed
@gxman2948
@gxman2948 11 лет назад
WaaaaaaaaaaaW Cabdi cali baclwaan wax aan oran kara fanaanka qarniga waye, sababtoo ah hees intaan macno ku fadhiso horay ma anan loo qadin sida aan qabo aniga Gx ahaan
@aarlibax6132
@aarlibax6132 10 лет назад
Bacalwaan cod libaax ayuu leeyahay fanaan codkiisa lagu khaldi karaa ma jiro cimrigaagu ha jiro waan ku salaamay
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Год назад
Allah yeah raxmah abdi ali bacalwaan ❤❤
@hashkaaxmey1410
@hashkaaxmey1410 Год назад
ncam
@hashkaaxmey1410
@hashkaaxmey1410 Год назад
ncam
@gxman2948
@gxman2948 11 лет назад
WaaaaaaaaaaaW Cabdi Cali baalwaan waxa aan oran kara Fanaanka qarniga waye , Sababtoo ah heesta uu qadaayo waa hees micno wayn ku fadhiso , aniga Gx ahaan waan u istaagay hestaan :D :D :D :D :D
@Kamadage99
@Kamadage99 10 лет назад
Adoo Nugaal iyo ku nool Beelo nabadeed...oo aad naftaydiyo wadnaha nuxur ku beertay..(Ruwaayadii) bad jacayl badanaa (abwaan ) Mahamed Adan Dacar
@cabdirisaaqdhamme2932
@cabdirisaaqdhamme2932 6 лет назад
Alfanaan cabdi.cali bacalwan waxa.uu nala joogaa wadanka.Germany 3 12..2018 waxaa waraysi ka qaday wariye abdisalaan hereri barnamijka hereri iyo Germany ayuu ku jiraa malagada.Bremen
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 5 лет назад
ma noolyahay walaal
@Za07Editz
@Za07Editz 5 лет назад
@@sumayomohamedmohamud6992 haa wlo wuu nool yahay wadanka Germany ayuu nala joogaa wuuna fiican yahay
@zainabguulkein5949
@zainabguulkein5949 5 лет назад
Bacalwaan, heesahaaga waxay leeyihiin qiimo iyo qaayo. Waxaan imanaya Nairobi awgaa
@ilyaas3017
@ilyaas3017 5 лет назад
caato waad gaabisay barnamijka
@ibrahimiltiredouale8059
@ibrahimiltiredouale8059 3 года назад
Allah ounaharisto naharist jano
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 лет назад
ilaahy cimriga udheeriyo fanaanka wayn abdi bacalwaan
@ayanmohamed2158
@ayanmohamed2158 6 лет назад
Manash Allah cimri dheer allah ha ku siyo
@addull1
@addull1 7 лет назад
runtii waa fanaanka qarnigga
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 6 лет назад
waa weriye doqonnimo iyo badownimo isugu darsameen. waar nacasyohow fannaanka adigoo kale inuu aaraysto maaha.
@fatmaali4968
@fatmaali4968 6 лет назад
Alla Wiilka wariyahaa qurux bdnaa masha Allah tol hadaa tihiin inanka ii raadsha ama ciwaankiisa igu Caawiya😂😂😂😂
@jamisa3668
@jamisa3668 5 лет назад
Kkk, isku xaafad laba guri noo dhaxeeyso, oo isla ciyaari jirnay isaga iyo walaalkiis, waloow 3 ama 4 sano camal hanaga yaraadee. Aan kuu keenee midoo quruxleey oo iigu badasho makaa ag dhowdahay. Walaashaaba allaha kadhigee?😉
@abadirabdimuse9841
@abadirabdimuse9841 2 года назад
Anuu awoowgey yahay igu yaac🥰
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 лет назад
Maansha Allah Bacalwaan
@cabdalayaranka1323
@cabdalayaranka1323 3 года назад
Allaah unaxaristo
@warsamewaberi3084
@warsamewaberi3084 6 лет назад
Cabdi Cali bacalwaan anuu waligay waan aqiinay heesahan video ah eed hada arkaysaan waxaa laga duubay JABUUTI wuxuuna laheeysayaa gabdhaha kooxda 4 mars ee jamhuurriadda Jabuuti
@Mamar6310
@Mamar6310 6 лет назад
adeeeo aduu kugu cusub yahay baacalwaan markuu fanka bilaabay baanu garanaynaa
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
Bel eega cadaalada kacaanka 10redio hargaysa 10redio muqdisho Xooga dalka
@Cabdalllah
@Cabdalllah 10 месяцев назад
Aad iyo aad
@abdiwaes2584
@abdiwaes2584 6 лет назад
Hhhhhhh adeer ruwaayadii ay ku jirtay ayaan galay
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 5 лет назад
Degaanka uu bacalwaan sheegayo waa degaankii habaryonis waa dhul illaahay nimco ku manaystay. Abwaan dacar laftiisu waa reer xodoyo. Viva reer waqooyi dhulkooda heesay ku amaaneen. Dhamaan heesaha bacalwan sheegay isaaq baa u dhiibay.viva isaq
@cadeycali6723
@cadeycali6723 Год назад
Qabyaaladdii oo ku qurunsatay ahaa. Uf uf Bacalwaan waa Fanaan Soomaaliyeed.
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Год назад
​@@cadeycali6723 waah reer baadiye hala yaabin
@mahadow
@mahadow 6 лет назад
calool xuma badanaa taariikhda lagu cayaaray mahadsand fannaan Bacalwaan
@abdihashi2310
@abdihashi2310 8 лет назад
Weriyahan xayawaansanaa , Bacalwaan qof soomaali ah oonan aqoonin miyaa jira?!! Mise wuxuu la hadlayaa ciyaalkan dibadaha ku dhashay ?
@jeexowanagsan9963
@jeexowanagsan9963 7 лет назад
hh
@mahadrashichiid4841
@mahadrashichiid4841 6 лет назад
Wlhy bacalwaan waan lakulmay illaah hadayo cawaan wada joognay
@emilymaya5233
@emilymaya5233 6 лет назад
abdi hashi I
@emilymaya5233
@emilymaya5233 6 лет назад
abdi hashi jhhhghh
@somaliamyblood5246
@somaliamyblood5246 6 лет назад
Isagaan garayn wariyuhu sidaas buu carabka ugu dhajiniyaa.
Далее
ФОКУС С БАНАНОМ🍌
00:32
Просмотров 283 тыс.
ТРОЛЛИНГ СКАМЕРА СТАНДОФФ 2
00:59
СЛУЧАЙ В ЧЕРНОБЫЛЕ😰#shorts
00:19
Просмотров 203 тыс.
20 Legendary Goals By Diego Maradona
5:42
Просмотров 37 млн
HEREERI IYO GERMANY - WARAYSI GAAR AH fanaan BACLAWAAN
33:08
The Day Ronaldinho Showed Zidane Who Is The Boss.
14:05
Вот почему 😐
0:59
Просмотров 3,2 млн
I only teach well, why am I a victim
0:42
Просмотров 6 млн