Тёмный

Waraysiga Qisada Maal qabeenkii Shalay ee Maanta Dawarsanayo iyo Hantidiisa Waxa ku dhacay waa tusaa 

Illintir
Подписаться 397 тыс.
Просмотров 18 тыс.
0% 0

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Опубликовано:

 

4 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Месяц назад
Caruur badan baan dhalay buu yiri adeerkaan kolay hadaysan wax ku dhaamin xataa maxay aabohood u kaxaysan waayeen. Ilaahay hakuu gargaaro adeer ilaahay haku caafiyo aduunyadu maalinba waa nooc shalay maal iyo hanti maantana faqiir. Maalka sadaqada laga baxsho qofkasta oo wax haystaa wax yar iyo wax weynba sadaqada ku dadaala
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 Месяц назад
Allow dowlad ma heysanee dowlad caadil ah nasii
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mromar1269
@mromar1269 Месяц назад
Allah ha caafiyo una kaalmeeyo
@abumoalim
@abumoalim Месяц назад
Allah caafiyo, Allah ugargaaro, aamiin Yaa Rabb.
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Месяц назад
Allah ha ku gargaaro Aamiin
@Himiilo-
@Himiilo- Месяц назад
Subxana llah dad somali ah iyo galo badan aya umadan uu hesheyaya illahey hanaga qabto tugada no heshiyay illahey hal hanaga dhigo umada somalia
@maslah345
@maslah345 Месяц назад
ALLAHA CAAFIYO KURBADA ALLAHA KA KOQDAADO WAXLA AANTA HEYSO ALLAHA UGU BADALO MAAL UU KUFARXO OO XALAAL AH
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Месяц назад
illaahey nasri kheyrqabo hakuusoorido odeygaan
@maslah345
@maslah345 Месяц назад
AMIIN YAA ALLAH
@hanihani-gq7oe
@hanihani-gq7oe Месяц назад
Aamin yaa allah walaalkey dhamaanteen walaalkey illaahay asagana ha caafiyo aduun iyo aaqirabo danbigiisana ha dhaafo aamin yaa allah illaahay ha u aqbalo..aamin yaa allah
@maslah345
@maslah345 Месяц назад
@@hanihani-gq7oe AMIIN YAA RABI KURBADA ALLAHA KAFEYDO
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 Месяц назад
Alxamdu lilahi Allah cafiyo umadane ha U saqiro
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Месяц назад
Waa xanuun la yaqaan oo Waa dilaac Ku yimaada xuubka calooshaa dilaaca kadibma qooraha haragooda ayuu Ku shumayaa xiidmahaa Ku hoiray
@nasrasayid5244
@nasrasayid5244 Месяц назад
Maasha allaah
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 Месяц назад
Allaahu akbaar ☝️🤲🤲☝️☝️🤲🇸🇴❤️💕
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 Месяц назад
Waa itaxamaka aduunayad ee Ilaahay haku caafiyo
@betterdaysarecomingsoonins6710
@betterdaysarecomingsoonins6710 Месяц назад
Illah haku caafiyo Papa, Lkn goorma ayay duqeeyeen diyaaradaha? 80 quf ayayna ku dileen cajiib. Allow umadeena u gar gaar
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 Месяц назад
Allow u gargaar adoonkaaga
@ashawooo
@ashawooo Месяц назад
illahaya ha ku caafiya rabi ha ku gara illahaya uu macina umada
@Sahraomar-ln4hg
@Sahraomar-ln4hg Месяц назад
aduunyo waa nuucaas ilahayoow u gargaar
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Месяц назад
Allaha caafimaad taam ah hakusiiyo amiin insha allaah
@farhaahmad-fia87
@farhaahmad-fia87 Месяц назад
ألله يشفيه ويعافيه
@user-sl5jd3rx3g
@user-sl5jd3rx3g Месяц назад
ALLAHUMMA aamiin yaarabbi Aalamiin
@mancityfan660
@mancityfan660 Месяц назад
Walee gaalo waa no tashadeen balad iyo baadiyab dad iyo duunyaba iygoo rusheyn ayey xalin kareen waxey iska dhigeen in wax no qabnayan cunug hada dhashay cano boro la sina wax kasta bac lagu qata dibda wax laga ken berleydeen iyo xolaleydeenii ya u maqan abahan alle ha ka qado dhibka
@AaminoMohamed-mo4ec
@AaminoMohamed-mo4ec Месяц назад
Illaahey ha caafiyo umadana ha u khasbo wll adigana illaahey hakaa ajarsiiyo
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk Месяц назад
Allaha ugar gaaro aabahaan soomaaliyed ❤❤😢
@ju4965
@ju4965 Месяц назад
ilaahay haku caafiyo umadana hakuu qasbo
@foozia426
@foozia426 Месяц назад
Ax ilahay hakuu saacido insha allaah
@kheykafaafu
@kheykafaafu Месяц назад
First comment 😂
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws Месяц назад
Hahaha qosollow baa tahay 😏
@user-cq5bp5xk8e
@user-cq5bp5xk8e Месяц назад
Sxb wan kusalamay sxb ereyga dab jir maxa loisticmalaa tuug maloisticmalaa mse sida qufka miskinka okale
@IdilMaxamad-ps9cv
@IdilMaxamad-ps9cv Месяц назад
​@@user-cq5bp5xk8e Qof meel uu ku hooydo aan laheyn ayuu uula jeedaa
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i Месяц назад
Odaygu muxuu u qaatay Koofiyada calaamuda Kirishtaanka leh?!
@degan4
@degan4 Месяц назад
Illayoow noo gargaar😢😢😢😢
@alisheikhey6628
@alisheikhey6628 Месяц назад
يا رب ارحم كل المسلم يارب ارحم برحمتك الخاصه
@user-is1cn5uc7p
@user-is1cn5uc7p Месяц назад
Allaha ugargaaro
@Qadaro223
@Qadaro223 Месяц назад
Gad gadoonka waayuhu ilayn galaba waa cayn😥
@ahmedsakawe5982
@ahmedsakawe5982 Месяц назад
Galada dalkena joga alshabaab lama dagalamayaan ee bera layda markeey berta u baxdo eey karusheyaan ta tiko galed waaye kur yuu u soo kicin waaye arita
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Месяц назад
Aniga sidaa kusocda wale
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Месяц назад
diyaaradu maxay karabtay mrka talow beertiisa
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Месяц назад
Calooshaa Ku furatay
@user-gk8yb3cg8f
@user-gk8yb3cg8f Месяц назад
Iga qabo talfoon
@abdifarah5875
@abdifarah5875 Месяц назад
Lama ogala Somali inay gaarto isku filnansho xaga cuntada ah waxana ka danbeeya dagalka shisheeya iyo kuwa dusha Somali uga eg balse an ahayn bartana luuqada , waxan wa mashaariic wana in loo radiya xaquuqdisa , waxana wa game dheer , mid wabiga😂 biyahiisa lagu soo daayo Walahi wa cajiib
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 10 AAD
23:04
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Просмотров 11 млн
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Просмотров 219 тыс.
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Просмотров 11 млн