Тёмный

Warbixin: Biixi Iyo Cirro Oo Isku Badheedhay Xilli Fooshii Doorashadu Taagan Tahay 

SAAB TV
Подписаться 499 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 138   
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 22 дня назад
Masha allaah illaahay ha ku siimo soomaaliland Abdirahaman ciro Present
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 22 дня назад
Maasha Allah Cabdiraxmaan Cirro Guuleyso, Madfac Baad Laheshay Muuse Baloodh. Walaahay Waad Asiibtay Jawaabtii Muuse Baloodh Muxuu Difaaci Ciidankii Loo Dhiibeyba Ma Hayo e!!!@
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan 22 дня назад
Haddi aanu bariga burco waxanu diyar baanu unahay cod MUSE Ciro manaqan xaga u usocdo
@AmiraAhmed-gb8sh
@AmiraAhmed-gb8sh 22 дня назад
Hadaad Muuse doorato marlabaad, walle labada'tuulo ee ku hadhayna in lagaa gubi, musana Family Gaajo ayuu kuuyaqaana, bariis dhacay hakuu soo raro.
@hoodo9260
@hoodo9260 22 дня назад
Bariga burco ma tihide heegooy soo wada bax Anaga Bariga burco ah Cirona dooranayna
@Al-Burcaawi
@Al-Burcaawi 22 дня назад
Erayga aad isticmaashey "bariga burco" habar jexlo ifka ayay igu necebyuhiin sabab too ah beeshooda dhul ka balaadhan bay degta sida sool,sanaag,iwm marka heegoy ma xoolo na moodaysa dadka qabiiladadooda ha sheeegina ee wax isku fala.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 22 дня назад
Tuugaa ina biixi laa baroor
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 22 дня назад
@@CaaqilmustafeCaaqilAadan burco dhul garacaajis dadkii lanagavdaa joog yaa uu bahan
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 22 дня назад
Somaaliland ❤ guul ❤ guul ❤ loov ❤ wadani❤ love ❤
@NimcoBilan-eq8zh
@NimcoBilan-eq8zh 22 дня назад
😊
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 22 дня назад
Maxaad Muusow Dalka U Qabtey 7 Sano waa Lagu tijaabiyee, adigu Bilaa project, baad ahyd Dalkiina waad burburisey , Ciro Weli Lama Tijaabin, waa Viva. Ciro,Viva Wadani, Iyo Dadkoo leysku Soo Celiyo. Guul Ciro Iyo Wadani 👍 great Ciro. Mncha HAllah ciro) Kulmiye. Allah Hadhaafiyo Dalka Amiin Amiin
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b 22 дня назад
Guul md ciro guuul❤❤❤
@inacarab2353
@inacarab2353 22 дня назад
Guul madaxweyne cirro❤
@munasharif63
@munasharif63 20 дней назад
Allah huwant labad waji leh haka qabto wadana
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 17 дней назад
Waa dadkii soo dayay Ina askar barooranay
@AxmedmaxamedGarbo
@AxmedmaxamedGarbo 22 дня назад
Doorashada kadibna waa xarig iyo dil ,waa gumaysi iyo gumayn.
@AbdiqadirIbrahim-nq2rw
@AbdiqadirIbrahim-nq2rw 22 дня назад
Abdi qoslaaye waxaan ka baqayaa markaa uu November dhaco sidisii inuu ka baxo maga cusub oo ah Abdi khasaare
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 22 дня назад
KANI WARIYE MAAHEE WAA SHOODHE -CIRRO !!!!!!!! CIRRO KAMA MUUQDAAN SIFOOYINKII MADAXWEYNE, KUWA LA TALIYAAN QALADKA KAMA QABTAAN OO WAA KUWII ISAGA XIZBIGIISU LAHAA: 1-MARKII DOORASHADII 2017 GUDIDII KU DHAWAAQDAY NATIIJADII WUU DAFIRAY OO WAA KII LAHAA; “DOORASHADA LA IGAMA HELINE WAA LAGU SHUBTAY” !!!!!!! 2-GABILEY DAD MA JOOGEE XABAALIHII BAA CODEEYEY SIDAAS WAXAA KU TIRAABAYNINKA LA YIDHAA CIRRO !!!!!!!! 3- GABILEY WAA GARBAHAARRAY!!!!!!!!! 4- GABILEY IYO BERBERA WAA IN LAGA JARAA SAAMIGA AY KA HELAAN CAASHUURAHA KA SOO BAXA DEGAANADOODA !!!!!! 5- HABAR AWAL WAA EHLU NAAR !!!!!!!!!!! 6- SANNADKII 2017 MARKII LAGA HELAY DOORASHADII CIRRO WUXUU QABTAY SHIR GARXAJIS, WAXAANU KU DHAWAAQAY INUU CAZUMAY QABAAILKA REER SOMALILAND OO DHAN LAGA REEBO HABAR AWAL IYO HABAR JECLO” !!!!!!! 7- WAA KII KU LAHAA CARRUURTA XAAFADDA NEW HARGEISA: “RASAASTA SOW ISU DHIGIMAYSAAN, SOW DIYAAR UMA TIHIDIN INAAD U DHIMATAAN WADDAANI MARKAAN SIIDHIGA AFUUFO”!!!!!!!!!! 8- WAA KII GALIYEY CIIDANKA ARGAGIXISADA AH BUURTA GACANLIBAAX EE KU LAAYEY CIIDANKA QARANKA OO AY WALIBA MAYDKII QOORTA KAGA JOOG-JOOGSADEEN
@bilana289
@bilana289 22 дня назад
Adigu nacas far waaweyn ayad tahay
@Nomad_travel_and_tour
@Nomad_travel_and_tour 20 дней назад
Runtu xanuun ku lulaa ma rubta ku dhibaysa wadiga sida wacan u gubte waar alle ka cabso cuqdada qabiil iska saaar ​@@bilana289
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 17 дней назад
Garacdaa habar awale waa laa nacay
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 20 дней назад
Muuse hadalka uu galbeed ka leeyey muxu bari uga dhihi waayey, sheekadu waa bukulaal minikeedii joogtaa miciyo libaax bay leedahay, fulay wuxu ogaa haduu hadalkaas bari ka dhihi lahaa inaa aabihii lagu wasi lahaa
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 22 дня назад
Guul wadani ❤❤rajada shacabka soomaaliland❤❤❤❤
@munaissa598
@munaissa598 21 день назад
Ciro waa huwan wax loo sheego waa Ina Xirsi Ciro waa ninkii jabiyey Ciidanka
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 17 дней назад
Waa dadkii soo dayay adeerkaa Ina askar
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 22 дня назад
Midgaan cirro
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 22 дня назад
Landheere idoorow ayaa saas u la hadleesaa 😂😂Waryaa garxajis waa madexweynaha Somaliland state of Somalia 🇸🇴
@walaalahaoffical7017
@walaalahaoffical7017 21 день назад
Wadani wadani wadani
@MariamElmi-b3f
@MariamElmi-b3f 22 дня назад
Hayaay!!!!!! Kulmiye wasiiradiisa muse ya ka cay badan woow waa la ogyey cida caytanta 😧🤨
@SakariyeCabdiraxmaan-x7u
@SakariyeCabdiraxmaan-x7u 22 дня назад
hadal jileec ayaanu ugu dhiibana wadanka ilaahay hanagaga badbaadiyo ciro waayo waa xaasid xaasidna ma guulaysto
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 22 дня назад
Ciro waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar habar awale baha labeeb viva harti and garxaajis
@MohamedQooje
@MohamedQooje 22 дня назад
Muxu xasid ku yhy muuse 7 sano ayuu mesha haystay dhibka uu gaystay ila hada cuqasho aya damaynasa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 22 дня назад
@@MohamedQooje tuugaz dhulkaa xadaa family tuugaa dhilka xadaa dan yartaa sacad muuse
@HooriDucaale
@HooriDucaale 22 дня назад
Wardadku miyay walin yihiin dalkii meyey dadka habar awal iyo jegaani dalkii halajaymariyeen halawaydiiyo
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 22 дня назад
Muuse biixi masgixiyan waa xanuunsanyahay kalmada dufaac waa maxay ? Goojacade
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 22 дня назад
Ciro makiiiniya ayuu madaxwayne kanoqonayaa kow mucaarad waxaa lagu yiqiin inuuu kafiicanyay muxaafidka meesha dhibka dhaco in lagu gurmado muxaafad iyo mucaaradba laakiin mucaarad la ordaya 20 littre oo batroola talow ma kenya ayuu xukumayaaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 22 дня назад
Dhadiga isaaq joojiyaa baroortaa free 450 askar
@bilana289
@bilana289 22 дня назад
Dalka difaacisa dawlad ayaa loo doortay mucaarid haku xoqan Hadii dawldu aanay dalka maamuli karaynin dee ha iska dhiibto
@MohamedQooje
@MohamedQooje 22 дня назад
Walalaw runta maxd ushegi ladahy cid dhibka isku dirka belaha wada waa xukumada muuse bixi taas ku biya cab 7 sano waa lo samray wlhi lodulqadan
@somalia2730
@somalia2730 22 дня назад
Anigoo ah nin jaceyla Shacabka doomaaliyeed Iyo horumarkooda Shacabka somaliland maanta khatar weyn wajihayn sababto itoobiya hub Iyo ciidan so galineysa ayadoo khiila dhigeysa shaqsi heshiis so galaya dhul Iyo bada ku bixiya
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 22 дня назад
Masar ka waran
@Ayaan_wadaani
@Ayaan_wadaani 22 дня назад
Muse yaa ka af xuun . Muse soo digii sodahaah xidh xidhayey. Muse yaa ka caybaadan . Muse . C/RAAHMAN WAA NIN QALIYAA OO an marnaba af xuunii ka dhiiciin. Muse wakeup
@se1059
@se1059 22 дня назад
😂😂😂😂 oo ma markii horaad wax iska xisdiyaysay alla kariim muusow meeday sool halkeed ku ogtahay 300 ee maxaabiista ahayd inaad dhuumado bay ahayd ee na dhaaf
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 22 дня назад
Muuse dhallinyaraduu siidhiga ku laayey ayuu ku sii diganayaa. Cirro dib siidhi loogu soo qaadanmaayo.?????? Ayuu yiri ????
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 22 дня назад
Suldan shiitimaye waaka sacabkautumaya odeeyg7 tuug6baye reer wadani kaa cuuna o ka coodee5a
@XaawoaxmedMaxamed-n4f
@XaawoaxmedMaxamed-n4f 22 дня назад
Ceeri gaabo
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 22 дня назад
@@XaawoaxmedMaxamed-n4f munafaqadii habar awale waa laa bartay
@MaxamedRashiid-fn8fu
@MaxamedRashiid-fn8fu 22 дня назад
Kkkkk
@dayibshcumar
@dayibshcumar 22 дня назад
Sababta waxaa lahaa wadani 300 ee tignikada uusheegayo
@bilana289
@bilana289 22 дня назад
Nacas yahay WADDANI ma dawladu ahaa
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 22 дня назад
Adeer nagadaayaa ciyaarta
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 22 дня назад
Ilma Aya IGA timi khudbadi Ciro hadii amano la rabo Ciro dorta na dhaf musow ilah ban kugu dharshe
@KhalifaCali
@KhalifaCali 22 дня назад
😂😂😂
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 22 дня назад
Beenaale Beenaale munaafaq duli ah❤❤❤
@RunCisman-r3t
@RunCisman-r3t 22 дня назад
Balaayadii aad ciidanka ku samayseen adiga &,kooxdaadu ha ku dhaqdhaqaajin ummada ogaadana in maalin la idinku maxkamadayn doono
@ShucaypSiciid
@ShucaypSiciid 22 дня назад
Ciro inuu ku qoslo jabka ciidanka maaha laakiin wixii.qabankaro iyo hiigsigisa ah hasheego
@NuraQallib
@NuraQallib 22 дня назад
Wuu soowadaa hadagdagin
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 22 дня назад
Ciro cay aan ahayn ciidanka qaranka jamhuuriyada barakaysan ee somaliland mahayo miyaa lakala badi see ciidanka cay maha
@AbidiMohamed-ih7fb
@AbidiMohamed-ih7fb 22 дня назад
Ciidanka eed ma leh lkn eedda waxa leh ninka hore iyo diba uu diiday ciidanka markii danbena si habqana ula soo cararay
@qalanjoxasan4209
@qalanjoxasan4209 22 дня назад
sowdigii adigu buurta fuulay eeciidankii lugta qabtay eewaliba madaxa kagajoogsaday eexiligaxunlaeegtay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 22 дня назад
@@qalanjoxasan4209 buurto waa garxaajis lee mujahadiintaa buurtaa waa dadkii soo dayay makhnuudkii.ina askar
@bilana289
@bilana289 22 дня назад
Naayaa doqon ayad tahay markaa in aad iska hadasho waa kugu ceeb Dagaalku ma G/libaax ayuu ka socday mise Laascanod xoolayahow
@husseinismail8919
@husseinismail8919 22 дня назад
WAAAAAW TVGA WADANI
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 22 дня назад
Maanshaa allaa madaxweynaha mustaqbalka cabdiraxman m.cabdulaahi cirro .guulayso insha allaa Guulayso insha allaa.
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 22 дня назад
Muuse muxuu difaaca intii loo dhiibay baabu cidla kaga dhaqaaqee. Dadku ma xoolu mooday
@sahraj3885
@sahraj3885 22 дня назад
Kulmiyow sow dinkii Buugaga aad ku qoreyseen Hablaha iyo Sodohaaba Ayadoo Muudsow weli ay Dadkaasi ku dhaleen
@Suldaan_Seraar
@Suldaan_Seraar 22 дня назад
Ka Fanaan Ahaan WadaniBa Ila Fiican WADANI PARTY 🔶️
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 22 дня назад
Wadani wa Somaaliya soomaali dhan ba wadata Suldaan hhh
@bilana289
@bilana289 22 дня назад
@@MukhtarIbrahim3 Hooyada baa somali wadata nacas
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 17 дней назад
​@@MukhtarIbrahim3 waa dadkii soo dayay Ina askar tuuga Ina biixi xaday dhulka laa nacay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 17 дней назад
​@@MukhtarIbrahim3dhadiga isaaq baroor
@mussejama311
@mussejama311 22 дня назад
Dooro Kulmiye/Muuse Iska jir huwanta/wadani.
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 22 дня назад
Xinif iyo buuni ma kulmiya
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 22 дня назад
Kkkkk huunada gabaylay fadhida hayla xumayaasha ee hoos ta laysoo gashee haybta ka isaaqa isku habar magaadlaa tihiin waa waxa ihoday
@khadarabdi4097
@khadarabdi4097 22 дня назад
From habaryoonis muuse wadana ciro jilayc weyi
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 22 дня назад
Garacbaa tahay Maa tihiid garxaajis
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 22 дня назад
@@khadarabdi4097 garacba tahay Maa tihiid garxaajis
@MohamedQooje
@MohamedQooje 22 дня назад
Wlhi inadan habar yoonis ahyn naaago
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 22 дня назад
Muxuu qabtay muxuuse abandoned doonaa...?!!!!. Wear ummadda kahor tag dulling Ilaahay ku badge....!!!!!
@SureeyaSureeya-u6n
@SureeyaSureeya-u6n 22 дня назад
Muuse Biixi IYO Isaaq Waa Ku Qalad In Ay Isu Raacaan In Hawada IYO Bada Bariga Somaaliya 🇸🇴 La Iibiyo Midna Wuu Ku Sax San Yahay Duliga Darood OO Ay Doonidu ⛵ Keentey In Wadanka Somaaliya 🇸🇴 Laga Sifeeyaa Somaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪 GUUL IYO GOBANIMO 💯+💯❤️🇸🇴..
@hoodo9260
@hoodo9260 22 дня назад
Ciro madfac buu riday😂
@MohamedQooje
@MohamedQooje 22 дня назад
Muusaw umada ka xishod 7 sano ayad mesha jogatay wlhi bilahi tolaahi inadan madax wayne dambe noqonayn xabad aynu wajiga ka sarayna khasaaro ayad thy na dhaaf nacalad yhy nacaladu dhashay
@bilana289
@bilana289 22 дня назад
Muuse todobadii sanadod ee uu M/weyne isku sheegey qalal ayuu ka sii qaaday ilayn xaaranta waa lagu gubtaa tii aakhirana way dambaysaa Dib in aad usoo noqatid kaa dheer dhiig karka ha isku kicin
@Hismail-x4x
@Hismail-x4x 21 день назад
Caasho candho
@XaawoaxmedMaxamed-n4f
@XaawoaxmedMaxamed-n4f 22 дня назад
Ceeri gaabo
@aminajama160
@aminajama160 21 день назад
Adeerkay Abdurahman ciro si baan uga baqanayaa, laaking codkayga waxaan sinayaa Faysal Ali waayo Faysal wadankisa ayuu jecelyahay guul Somaliland
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 17 дней назад
Munafaqadii dhadiga isaaq
@SakariyeCabdiraxmaan-x7u
@SakariyeCabdiraxmaan-x7u 22 дня назад
😂
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 22 дня назад
Dorshada wa Ciro nadhafa musow
@CabdiAxmed.cabdi.3355
@CabdiAxmed.cabdi.3355 22 дня назад
Beenaale.waa.habaryartaa
@se1059
@se1059 22 дня назад
Walaahi ceeb bay ku tahay shicibka somaliland in maanta muuse biixi iskiin soo hortaago oo uu yidha wadanka aynu difaacno 300 oo nin baa laascaanood ku xidhan isago hadal haya ma maqasheen waar wuu ina ceebeeyay oo umadii kala qaybiyay ilaahay kuma soo celiyo
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 22 дня назад
geesi geesi geesi halgamaa mujaahid madaxwaynaha qaranka mudane muuse biixi cabdi jamhuuriyada barakaysan waanu ku dooran insha Allah shanta sanadood ee socda nin raga iyo maqaar miyay tartami karaan maya weekend jawaabtu
@bilana289
@bilana289 22 дня назад
@@somalilandguul9852 Geesigu waa kee ma ka ciidankii ka soo cararay Geesiyow xaal qaado
@Hismail-x4x
@Hismail-x4x 21 день назад
Tuuug
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 22 дня назад
No more soomaaliya Ninka ragi waki warkiisa cadaysta
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 22 дня назад
Dhadiga isaaq baroor dhulbahante inkaa dhigay oromo yuhuud
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 22 дня назад
@@hassan-mp1pk Bila nasab
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 22 дня назад
@@MukhtarIbrahim3 inkaha garac
@bilana289
@bilana289 22 дня назад
@@MukhtarIbrahim3 Bilaa jinsi bilaa dhaqan
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 22 дня назад
Masha Allah qac baa ka yeedhay ciro io huwantii wllhi guul io gobo nimo kulmiye
@SidiiqHussein-kj8pq
@SidiiqHussein-kj8pq 22 дня назад
Doqon
@sahraj3885
@sahraj3885 22 дня назад
Kulmiye maahee waa kala dire Maxey Dad dileen Maxey Dad wada dhashey isku direen oo isku madhey Allah Ummada ha ka qabto ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 22 дня назад
Dhadiga isaaq baroor iskaa ceshaa dhulbahante and ciro waa dadkii soo dayay makhbuudkii Ina askar
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 17 дней назад
Dhadiga isaaq baroor 450 askar free
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 22 дня назад
Musow na dhaf
@CabdiAxmed.cabdi.3355
@CabdiAxmed.cabdi.3355 22 дня назад
Meel.aabahaaleeyey.majoogo
@bilana289
@bilana289 22 дня назад
@@CabdiAxmed.cabdi.3355 Waddan ayaa la wada leeyahay Hadii la wada yeelan waayo waa la kala yeelan talada ku darso
@intizarmohamed634
@intizarmohamed634 22 дня назад
Intuu Qarankii Qaweyey ayuu waliba soo tagaynay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 22 дня назад
Buuni iyo xinif ma wadani bay ku biireen
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 22 дня назад
Muusaw Socotee, Salaama, Salaama
@cilmiyaqaanabokor9945
@cilmiyaqaanabokor9945 22 дня назад
Wallee gantaalaha cruise ka ayuu ku garaacay madaxweyne cabdiraxmaan cirro muusaha fashilmay.
@Mamar6310
@Mamar6310 22 дня назад
Miyay kaa qarsoonayd inay sawkii boqol jeer shaaciyay MAXAAD ruwaayad uga dhiganaysaan wariye niicle waar waa la dooranayaa MUUSE wax dhaama lama hayo
@shaaficicabdi3994
@shaaficicabdi3994 22 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ciro waa nin nabdeed ee ma ah nin dagaal ooga ah
@bilana289
@bilana289 22 дня назад
Ma muusa dagaal yaqaana ciidankii ka soo cararay dagaalku maaha gabgab iyo is Waal Waal sida ciyaala suuqa
@MariamElmi-b3f
@MariamElmi-b3f 22 дня назад
Cabdiraxman Ciro guuleyso Ilaahay haku xifdiyo guuuuuul iyo gobanimo 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 22 дня назад
400 oo macbuus kkkk 140 gaadhi kkkkk Jabkii ciidanka kkk Intaasi ku doorta Muuse. Kuye sharaftiii oo la soo celiyo yaa soo celinaya? Kii la sharaf dilay miyaa sharaf sooo celinaya. Misgiinkii dhulbahante kufsadee .
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan 22 дня назад
BARIGA BURCO WAA MUUSE OGAYSIS
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 22 дня назад
Hadu yidhi m/WEYINUHU labada dalku doorasho iyo difaac buu ku jira marku joogay gobolada bariga waa sarbeeb ah kulmiye na doorta dalka difaaca weyan sxbkayaw
@cartancartan8452
@cartancartan8452 22 дня назад
300 boqol oo tikniko ah kaasoo carar
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 22 дня назад
Cirro faqash huwan doqon jilicsan daadkaa ku hoosmara
@bilana289
@bilana289 22 дня назад
Ma hooyada aya kuu sheegtey in Ciro jilicsan yahay bal warka keen waxaad u hadal eegtahay nin hooyadi raga ka soo waranto
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 22 дня назад
Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 22 дня назад
❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 22 дня назад
Masiibo Masiibo Masiibo
@MaxamedJama-hi6wg
@MaxamedJama-hi6wg 22 дня назад
muda alle ha ku dhaafiyo aaamin
@mudeyhassan9042
@mudeyhassan9042 22 дня назад
Saab wadani
@gabileyball
@gabileyball 22 дня назад
Wa adigaa
@dayaxaduula
@dayaxaduula 22 дня назад
Ciro ciro
@dayibshcumar
@dayibshcumar 22 дня назад
Sababta waxaa lahaa wadani 300 ee tignikada uusheegayo
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 22 дня назад
kkkkkkkkkkkkkkkkk
@awiladen7814
@awiladen7814 22 дня назад
Hhh balodhona idinku qabsan maayo🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 22 дня назад
🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 22 дня назад
Muuse iska daayoo isir ma uleedey in aad wax iska celiso waayo maad hadasheen hadii aad damiir leedey taariikh sameyso ayaad istiri laakiin taariikh madow
Далее
Главное рыба есть, а воды нет..
00:54
КОТЯТА В ОПАСНОСТИ?#cat
00:36
Просмотров 701 тыс.
Главное рыба есть, а воды нет..
00:54