Тёмный

WARBIXIN | Deegabka Cagaaran Degmada Gaalkacyo oo sii diiran loogu soodhaweeyay isimadda SSC-Khatumo 

Daljir
Подписаться 61 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

WARBIXIN | Deegaanka Cagaaran ee Degmada Gaalkacyo oo sii diiran loogu soodhaweeyay isimadda SSC-Khaatumo oo uu hoggaaminayo Garaad Jaamac Garaad Cali | Najiib Xassan Wacdi

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@fadumoashur8770
@fadumoashur8770 3 дня назад
Maashaa Allaah tabaarakalaah guul guul guuleeysta ❤❤❤❤❤❤❤❤
@kiinadan6786
@kiinadan6786 3 дня назад
Waa wareey si aan caadi ahayn ayaa loo soo dhaweeyey Garaadada! Reer Biciidyahan igu soo orod ma aha! Tol jirra oo magac iyo muunadba leh! Guuul!
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 3 дня назад
Harti shamaantii guulsta guul guul
@afbile1
@afbile1 2 дня назад
Green greeting to Cagaaran community
@kaltundahir3812
@kaltundahir3812 2 дня назад
Mansha allaah mansha allaah Hartii waalaal GuuuL GuuuL iyo gobaniimo mansha allaah mansha SSC GuuuL GuuuL iyo gobaniimo mansha allaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🌹🌹🌹🌹🌹🌹💕💕💕💕💕🌹🌹🌹🌹🌹😍🥰🥰😘🥰🥰😍😍😍😍🥰🥰🥰😘😘😘😘
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 3 дня назад
SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar SSSCCC khatomo GUUUUL insha guuleyasta aamiin aamiin 🤲🤲 butland👍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@HodanDualle-h4u
@HodanDualle-h4u 3 дня назад
Maansha allaah guuleysta guul iyo gobanimo.
@TmmmChcc
@TmmmChcc 3 дня назад
Reer butlaaaaaan noolaada walaalo jirah waad mahad santihiiiiiiiiiiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuuuuulaysta geesiyaal
@KhadijaMohamed-t9c
@KhadijaMohamed-t9c 2 дня назад
❤❤❤❤❤gacant sare ilaahay ka dhig daarood ismaaliil
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff День назад
Amiin
@abdikhadar6097
@abdikhadar6097 День назад
Maasha allah ❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 дня назад
hartiweyne haguuleysto geesiyada barakeysan💙💙💙💙💚💚💚 midnimo iyo nabad barwaaqa allaah haidin ziyaadiyo
@Itzmojii
@Itzmojii 2 дня назад
Masha alaah
@Raho339
@Raho339 2 дня назад
Allaahu AkbaR ☝️ Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@malakaaay
@malakaaay 2 дня назад
guuleeeysta laaakiiin hadal kiiina koob kooba ooo faah faaahinta badan iska daaya‼️🌹🙏
@amalhassan7383
@amalhassan7383 3 дня назад
Masha Allah guul hartinimo hawaarto nolow ❤❤❤❤❤❤❤❤
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 дня назад
D5 GUUL IYO GOBANIMO.❤❤❤❤
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 дня назад
HARTIWEYNE GUUL IHO GOBANIMO. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Raho339
@Raho339 2 дня назад
Guulleysta SSC-🟦⬜️🟦⬜️🟦🔥💪
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 3 дня назад
Reer catamaran guulsta idin kuna guulsta
@Raho339
@Raho339 2 дня назад
Gabdhaha Dhulbahante Waa Qaali🇸🇴🔥
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 дня назад
maashaa allaah degaanka cagaaran koobki soo dhoweyntay qaaden
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 День назад
Xasbunallah wanicma wakiil
@mulkinur2232
@mulkinur2232 3 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Raho339
@Raho339 2 дня назад
Gabdhaha Dhulbahante Waa Qaali🔥🫡
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff День назад
Gulayso barakow
@abobasement346
@abobasement346 3 дня назад
Mashah Allah I’m so happy in hartih mantah sidah u wadah socdan ilahay waxan kah baryay in ilahay jebiyay cadowgih hartih waa ilahay mahadi Good job 👍🏾 Garadadah ssc iyo hartih weyneh
@User7654suy
@User7654suy 3 дня назад
SSC Khaatumu 💪🦁👏✌️🙏❤️❤️❤️❤️
@Raho339
@Raho339 2 дня назад
❤️❣️👌
@Raho339
@Raho339 2 дня назад
SSC-🟦⬜️🟦⬜️🟦⬜️🟦⬜️🟦🔥✊
@Raho339
@Raho339 2 дня назад
SSC-KhaaTumo State🟦⬜️🐎🔥💪✊
@Raho339
@Raho339 2 дня назад
💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@heethaat
@heethaat 3 дня назад
mashaa Allah
@alidalla-r1k
@alidalla-r1k 3 дня назад
Ammin
@malakaaay
@malakaaay 2 дня назад
wax wanaagsan ilama aha inuu Odaygaas qiireysani til til maamo umadahaas faraha badan uu magacyadooda tir tiriyey‼️ cidkastoo aad aaminsan tahay iney cadow kugu tahay, lama buun buuniyoo lama til til maaaaaamo. marka kafiirsada waxa makarafoonka laga siideeenaayo
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 3 дня назад
Bicidyahan Tigers 🐅 walee dagaaladii sokeeye 1991 ilaa hada ayaa leeysbartay Kismaayo 1991 ilaa 2002 ayagaa ugu badnaa difaaca Mudug iyagaa igu badan guuleeysta
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 3 дня назад
@@Ixsaas3 ninna libinteeyda kama baryo daciif sida naagaha maseeyra ayaa tahay ma dagaal baad gashaa mise rag baad taqaan sida leeyskaga dhiciyo caruur waxaaa tahay sheekada reer kooda soo dhageeystay dib u baar taariikhda colaadii sokeeye 1991 ilaa 2002 yaa Gaalkacyo xoreeyay 1991 oo USC ka saaray ciidankii ugu xooganaa reer Bicidyahan beey ahaayeen nacasoow Kismaayo majoogi jirtay maya baadiyaad katimi Anagaa difaaci jirnay xaaryahow 400 oo nin baa nooga dhimatay Kismaayo
@Ixsaas3
@Ixsaas3 3 дня назад
@@mohammedpalle5934 qof xanusan lama hadlo ee ilhay hku caafiyo wll
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 2 дня назад
@@mohammedpalle5934wu tirtiray commentigi 😂😂😂 reer afka nool weeye laandheere. Xabad bicidyahan kuma gaaraane yeysan idin ka qayla dheeraan
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 дня назад
harti nin aan aqoon baadha ha hadalka qaarkii laandheerenimo
@Raho339
@Raho339 2 дня назад
SSC-GUUL🟦⬜️🟦⬜️🟦🐎🔥💪✊
Далее
🎙ПОЮ для ТЕБЯ ВЖИВУЮ!🍁
3:12:31
Просмотров 442 тыс.
HADALJEEDINTA | Amiir Maxamuud Yusuf Ciise
4:40
🎙ПОЮ для ТЕБЯ ВЖИВУЮ!🍁
3:12:31
Просмотров 442 тыс.