Тёмный

Warbixin: Nuxurka hagar daamada iyo colaadda Badda Cas 

HANOOLAATO
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 4 месяца назад
Warkani waa afkii reergalbeedka kamana turjumayo xaqiiqda ka jirta bada cas
@fadumosheekh3193
@fadumosheekh3193 4 месяца назад
Ufufuf wuxuu taageerayaa mareykanka iyo qunkisa guuleyso xuuti iyo falistiin
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 4 месяца назад
Ninkani wuxuu u shaqeeyaa sirdoonka ingiriiska mi6
@Maxamedbarre11
@Maxamedbarre11 4 месяца назад
Dagaal u dhaxeeye israail xulafadeeda iyo xuutiga
@MohamedAli-qz7gy
@MohamedAli-qz7gy 4 месяца назад
Xuutiyiintu waa xaq u dirir, u hiiliyay Falastiin. Dhammaadka dagaalkooduna wuxuu ku xidhanyay joojinta xaquusa Qasa.
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 4 месяца назад
Hanoolaato wararka noosoo badi🥰
@mukhtaarmaxamed7165
@mukhtaarmaxamed7165 4 месяца назад
Halkaas ka waad 👍
@housseinamir500
@housseinamir500 4 месяца назад
Musiga gadashada badil saxib lakin horey u soco
@abdallamahamoud3590
@abdallamahamoud3590 4 месяца назад
Xuutiyiinta Falaago Ma ahan ee waa xaq u dirir
@saidelmi3390
@saidelmi3390 4 месяца назад
Nin wax turjumay uma xumid afkaaga qalbiga mabdada Ha islahadan dad meel dher ka fakaraya yeeyna ku fidnen ader
@Salahfarah1
@Salahfarah1 4 месяца назад
Adigu ayaanlow ma waxa no amaanaysa maraykan mise war ba nooso gudbin😂
@BashirHassan-g2q
@BashirHassan-g2q 4 месяца назад
Qormadaan ma warbaahin UK kasoo xigatay
@libaaxaleertajiifo3211
@libaaxaleertajiifo3211 4 месяца назад
Soomaaliya ma la iska iloobay in lagala hadlo ileen gacankaas wa gacan caadiyan ey somalidu leedahye😢
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 4 месяца назад
AYAANLOW TAAGERADA INDHA LA,AANE REER GALBEDKU IYO MAREYKANKU KU XASUUQEEN CARRUURTI IYO HAWENKI FALASTIN MIYANEY AHAYN KHALAD TAASO MAANTA ADUUNKIYI DHAN KA QEYLIYEN. HADABA TAN XUUTIGU WAA XAQ OGOW ALLANA LAGA CABSADAAYE RUNTA HALO BAREERO
@lyusuf1979
@lyusuf1979 4 месяца назад
Annoying background sound.
@Abdal252
@Abdal252 4 месяца назад
Hanolaato muqaalkan inuu soo gudbiyo lacag muu ku qaatay, mareykanka uu amaan kala bixi la yahay. Xutiyiintu hadalkoda waa cadyahay waana gumestaha israel ha joojiyo gumaadka dad reer falastiin iyo gaza
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 месяца назад
Xoriyada socdaalka maahane gumaystaha israail iyo cida ku taageeraysa gumadka falastiin baa marinka loo diiday fahan wariye
@Jibriil571
@Jibriil571 4 месяца назад
Ayaanle beryahan waraysiyo xiiso badan kaama hayno, maxaa dhacay !!
@anigaqudhayda4066
@anigaqudhayda4066 3 месяца назад
Yarkii sawkan dawakhay waa maxay luqadan uu inagula hadlay. Adeer waanu ku dhegaysan jirnaye dib u soo noqo
@maan8746
@maan8746 3 месяца назад
Xuuti woxow dhahay israaiil cidi u socoto unbaan beegsaneunaa, hadi dagaalka qaza lajoojiyo waan joogeynaa waana taageersannahay %100, ee yuhuuda ii mareekan canbaaree hadaa runshegeyso
@عبدعبدعبدعبد-س7ز
@عبدعبدعبدعبد-س7ز 3 месяца назад
Waa daba dhilif gumestaha Israel iyo marekan
@sdmdhr616
@sdmdhr616 4 месяца назад
Typical cnn reporting 😂
@AminMohamudmooge
@AminMohamudmooge 4 месяца назад
Waa ayaan daro in qof muslim ah warbixintan oo kale dadka usoo gudbiyo. Xutigu waxay uhiiliyeen reer gasa, ee kahadal dadka muslimka ah laxasuuqayo
@Sayid-h6f
@Sayid-h6f 4 месяца назад
Haddana shabab ayeey u hiilin rabaan
@maan8746
@maan8746 3 месяца назад
Xuuti falastiin ayu ka garab dagaalamooyaa hool aan ka aamusnay hada muslimiin bahay uu haayaa inkasto ee shiica yihiin hadane waa taageersannahay hoolgalkooda bada cas
@shafkafromhiiraan3748
@shafkafromhiiraan3748 4 месяца назад
War gudaafad oo waahore lagatagay oo xataa aan kusoconin kuwa uukasoobaxa ayaad boo akhrinaysaa we are not 2001 or 2002 waxwalbana alla wayne xumaan kafogaa oo kahufnaa ee aykujiraan adiga iyo Ina lanooca ahna Waad lugosantihiin reer qaza Hamadan waliba siquruxbadan Inshlaah
@shafkafromhiiraan3748
@shafkafromhiiraan3748 4 месяца назад
Umaxumid wariye dhadhama race ah
@saidismail2993
@saidismail2993 3 месяца назад
Pro western propaganda rubbish.
Далее
Human vs Jet Engine
00:19
Просмотров 21 млн
MOHAMED ABDI WAARE- FARMAAJO WAXAA U HARAY HAL WAX
1:17:53