Тёмный

WARBIXIN - Saldhigii Ugu waynaa ee 2 Sano Canfar haysatay kadibna Xoogga Iyo Awoodda looga Xoreeyay. 

SSTV
Подписаться 480 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RU-vid, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RU-vid.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our RU-vid channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Опубликовано:

 

26 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 13 часов назад
Guuleysta somaliweyn insha waaba guuleysaneysa waba lahubaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 12 часов назад
ALLAAH Hu Akbar walillahil'xamd 💚☝🏻 Gobonimadoonka somaligalbeed guulaysta. Garabkiina muslimiinta geeska afrika iyo Somaliwayn baa joogta. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥷🏻
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 9 часов назад
Guul somali galbeed 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@jamahussein6860
@jamahussein6860 11 часов назад
Allahu Akber Walilahil Xamdu❤ Xaamdan Kathiiran❤ Tayiban Mubaarakan❤ ilaahey mahaddii❤ guuleysta waligiin❤.
@goojacade4325
@goojacade4325 13 часов назад
Soomaali oodhan iskadaaye walee 10 qudha oo soomaaliyi hadey isku mawqif noqdaan cidi isma hortaagi karto balse waxa lagaga faaideystaa kala qoqobnaanta guul baan idiin rajeynayaa guuleysta weligiin mawqifkiinuna mid ha ahaado insha allah
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 13 часов назад
Ilaahayaw somalida bogoodu burcad isku mari anigu reer hargeysa ayaan ahay somalilander ayaan ahay hadana waxan jecelahay in somali meel kasta oo ay joogto guulaysato Halka somalida kale intooda badani jecel yihiin guul darada somaliland intooda badani ma odhan dhamaantood e xataa adiga wariyaha ah ayaan ogaa dagaalkii laascaanood hal maalin cadaalad iyo dhex kamaad noqon waliba waxad ahayd kuwa dagaalka ka qayb qaatay hurintiisa iyo dhiiri galintiisa halkii aad ka odhan lahayd walaalayaal ilaahay ka baqa oo nabada daysta ayaad hurinaysay dagaalka buubuunin waali ahna aad waday oo aad ssc ku garab taagnayd markii dambana waxad aad ugu faraxday jabkii ciidanka somaliland faraxad waali ah taasina markhaati waxay Cadayn u tahay isir nacaybka aad u hayso dadka reer somaliland Aakhiradaada ilaasho oo dadka walaalaha ah hakala fogayn Anagu cidna ma necbin waxaanu jecel nahay Guusha dadkaya somaliyeed ilaahayna hayskeen jeclaysiiyo Adna hadaan ki yara canaantay xumaan igama aha e saamax naakum wll Janalkaaga waan kaa hadhi lahaa hadaan xumaan kuu hayo e imikana iska kay saamax hore iyo dambayso waxan kuu gaystay e xumaan ah si fiicana waan kuula socdaa Nbd galyo Jawaab
@Muxudiinmaxamed-n1w
@Muxudiinmaxamed-n1w 13 часов назад
Libaax 😊😊Nogob ayaan kaa soosalaamayaa! Abti weligiin dhulkiina ma aadin lkin marwalba waan IDIIN DUCEEYAA😢 marmar ayaan arkaa ree abtigay geelooda oo lasoo arooriyo! Guulaysta reer tolkay qaar iska si kale waad ka helaysaan! Sida Xusen OG😅
@Ab_osman7
@Ab_osman7 12 часов назад
Anigoo ah wiil majeerteen ah oo reer puntland ah, walahy bilaahy tolaahay waan idin jecel nahay, habayn in wax yar idin gaaraan ma jeclin, Dad ehel ah baanu nahay, wax idin dhibana ma jeclin, runtii cadaalad baanu jecel nahay, qof kasta Inuu Rabi wuxuu doonaayo, odeygaas muuse ah baa Dad shacab ah meesha ku xasuuqay oo taladiisa baanu ka soo horjeedbey balse shacab weynaha Somaliland waa ehel aanu jecel nahay, ilaahay aduun iyo aakhiroba ha garab istaago, walahy anigoo ah M.J haduu booskaas muuse ama waxa muuse samaynaayey ahaan lahaa nin daarood ah, xagiibaa kasafan lahayn oo waa la dagaalu lahayn, shacabka somaaliyeeed mar na Dil iyo dhaawac uma baahna
@AadanmaxamadCusmaan-y8n
@AadanmaxamadCusmaan-y8n 12 часов назад
Awoowe wixii qaladaad ahoo keeney burburka dalka iyo dadka Soomaaliyeed,waxaa eey ahaayeen gafafkii ka yimid Doowladdii kacaanka iyo qabaa,ilada Soomaaliyeed isku si u wada galeen,asalkoodana jahlli qabiil iyo mid qabyaaladeed beey salka ku hayeen.Siyaad Barri in uu kuwii ku heey heeyba is mood moodsiiyey, haddii uu ku dhihi lahaa, war Soomaali isku wada dano qaran iyo kuwo qoowmiyeed wata yaa jooga ee bannaannkaas IgA mara masa uusan haleelin, inkastoo inkaar qabayaadhii Doowladdii kufiyeyna eeysan wax Dana qaran ah wadanin illaa waxaan soddon sanoo dambe aan soo wada aragney oo eey goboladii waqooyi Galbeed ugu horreeyso, waliba diidista in la is wada caafiyo oo aan cashar ka dhigano wixii saf marka ahaa ee Qoowmiyaddaan Soomaaliyeed ku habsadey, waana nasiib darro weeyn oo eey waxa tigree, oroom iyo amxaaro noo heeystaan, nalana maagan yihiin wali alla,ayadoon dhexdooda isku dhicin in eey anaa amiir ah iyo anaa amiir iskula tagaan😅
@jamahussein6860
@jamahussein6860 11 часов назад
Waa taa guushii wadanigu weedha soo hoysey, guul iyo xorni mo soo dhaweeyeene❤.
@AlaleMuse
@AlaleMuse 12 часов назад
Sstv aad baan idiin salaamaya gaar ahaan bahda barnamishkan halganka ah garab istaagteen oo aad ffficil kumuujisen aad iyo aad baan idiin salaamaya
@leban9958
@leban9958 12 часов назад
Alaha unaxriisto intii inooga dhimatey Gaar ahaan guuleed walal waan kaaga tacsiyeynayaa geerida walaalkeen
@najibabdi9676
@najibabdi9676 11 часов назад
Geesiga Dhulkiisa Guusha uhorseeda 🇸🇴❤️🇸🇴
@RobleAli-pj9hk
@RobleAli-pj9hk 11 часов назад
Allah wilasha ogadeen haa noo ween ayaga ayan kubadbadnay❤
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 12 часов назад
Drones sooqaata ugaarsada wayaanada 🥷🏻
@hasansalad9058
@hasansalad9058 12 часов назад
Dhiig waa dhiig no qabiil
@kamaalamarre5519
@kamaalamarre5519 6 часов назад
Xanuunba kuhaya ninku qabiilba masheegine walaalki umbu yidhi halkanuu kushintay
@bahdondaniel121
@bahdondaniel121 12 часов назад
Gulaysta Somaliyey
@CumarsaciidCeleye
@CumarsaciidCeleye 10 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ haalgamasha warfaafiinta dhalinyarada hambalyo
@Ikismn123
@Ikismn123 6 часов назад
Guul somali cadowgeenu waa Ethiopia iyo Canfar
@Sharma7um6gs1b
@Sharma7um6gs1b 13 часов назад
Guul ❤🇸🇴
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 10 часов назад
Asc, Allha u naxariisto wiilashaas iska xoreyey canfartii ku soo duushey, balse Wali damacii qowmiyadaha kale ma dhamaan ee ha la feejignaado.wbt
@cabdicasiscabdi3976
@cabdicasiscabdi3976 10 часов назад
Ilaahay degaanka madax banaani ha siiyo canfarta xitaa kama foga somali eh ilahay ha midweyo❤
@HaredDuale
@HaredDuale 10 часов назад
CANFAR IYO SOOMAALI HA UMIDOWDO CADOWGA ABII AXMED IYAGAA DAD ISU XIGEE
@AadanmaxamadCusmaan-y8n
@AadanmaxamadCusmaan-y8n 12 часов назад
Gunimada shisheeyahu adinka uun indhaha isugu soo qa qabto maad araktaan oo dhulka Soomaaliyeed ka suulisaan, si aad dadnimada in yar uga heshaan😮
@mos1954
@mos1954 11 часов назад
Walahi Hool Adag baad haysaan.
@bazeera5520
@bazeera5520 12 часов назад
Ameen wixii xaqa
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 13 часов назад
M.a guuul
@MohamedAdan-gu6yj
@MohamedAdan-gu6yj 3 часа назад
@abdihakimhared5312
@abdihakimhared5312 4 часа назад
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 4 часа назад
Nololada Somalia Galbeed oo iskutirsada dhamantiin, cadowga cagta hoosteyda 🤲
@XaldoonTv
@XaldoonTv 13 часов назад
Guuleysta soomaaliyeey meelwalba oo aad joogtaan🇸🇴🩸🇸🇴
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 58 минут назад
Mar somali ayad difacdan marina qoqobkeda iyo naceybkedad fafisan idinkoo grab saraya koox ama qabiil haded waxan idin weydiyey kolkeed cafimad qabtan?
@ismaaciilabdirahmaan865
@ismaaciilabdirahmaan865 3 часа назад
Aniga waxaa ku tali lahaa gobalkaa sitti intee canfar qaadan laheed jabuuti kudarsada dhul soomaaliyeed hanoo sii ahaadee
@Ck-cade1
@Ck-cade1 4 часа назад
Dhaxalkii abdi mohamoud omer liyuu bolis
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 10 часов назад
أللهم آمين يارب العالمين ☝️ 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mohamedissack5974
@mohamedissack5974 3 часа назад
Ilma aderayal cadawgena wa itopiya iyo canfar
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 3 часа назад
Soomaali galbeed guul ayaan urajaynaynaa
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 9 часов назад
Maanta ninba waa ninkiis ee oromada baqtiga ah maku bilaawno si dhulkeyna ugu baxaan wax itoobiya ladhaho majirto 😂
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 7 часов назад
Dir iyo canfar oo dhulka laga xoreeyey daarood yaa xiga holta?
@KawsarCarab-r9k
@KawsarCarab-r9k 5 часов назад
Guuul soomali galbed❤❤
@CibbadoDeg
@CibbadoDeg 9 часов назад
Subxanla
@Sulekha-u2n
@Sulekha-u2n 3 часа назад
Guul somalinimo
@AbdifataxAli-k2k
@AbdifataxAli-k2k 4 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@engineerahmedmacalinabdiha4519
@engineerahmedmacalinabdiha4519 4 часа назад
Xadiis Allaha u naxariisto marxuumkaas meeshii uu ka baxay Xadiis fasalka kobaad ilaa 12aad baan isku galays ahaan jiray waliba waxaa uu dheeraa wuxuu ahaan jiray barte bare luuqada English isagoo xariif ku ahaan
@CR799-y8v
@CR799-y8v 2 часа назад
Si fiican xadiis wuxuu ahaa taliyihii liyuupolice ee deegankayaga
@abdiaden5291
@abdiaden5291 7 часов назад
Ogaden kolna Ethiopian difaacaynaa hadhahaan kolna waa halkii cadowga iyo meeshii aan ku shihiidey
@kamaalamarre5519
@kamaalamarre5519 6 часов назад
Adu duuduub kuwadaqado
@Jalwoboy2024
@Jalwoboy2024 Час назад
Adeer Umad kasta daba dhilif waa leeyihiin ee ogow ! Ogadeen waa Qabiilada Soomaaliyeed ee Halganka Ku Caan ah ogow! Aniga ma,ihi oo Galmudug aan kasoo Jeedaa. Laakiin waan Jeclahay u Hiilka Islaamka iyo Somalinimada u Taagnaayeen Waligood… Allah Barakeeyo Aamiin Aamiin
Далее
Fiqi oo mar kale ka hadlay xiisadda Itoobiya
17:35
Просмотров 38 тыс.
Avaz Oxun - Yangisidan bor
14:29
Просмотров 244 тыс.