Тёмный

Wareegga labaad ee Tartanka heesaha Heello 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 137 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 181   
@hodomahamed3320
@hodomahamed3320 2 года назад
Tartanka quran qabta❤🤲plz hees lgu tartamo waka dalnay🤔
@gedi73
@gedi73 2 года назад
U duceeya walalaheen Allah inuu ugu badalo quraanka xifdintiisa allahuma Aamiin
@abdiwaahidaar1736
@abdiwaahidaar1736 2 года назад
Yarka af may mayga ku qadayo wlhi legend cod macan wuu ka baxsaday✌
@kadroable
@kadroable 2 года назад
War dhalinta diinta bara heelo wax faidaa uguma jirtee'subxaan Allaah'
@adammursal4106
@adammursal4106 2 года назад
Xuseen Aadan is the best!! Raxanweyn 💕
@suleimanabdi4981
@suleimanabdi4981 2 года назад
Thanks raxween
@abdullahimohammedi1184
@abdullahimohammedi1184 2 года назад
Viva Rahweyn, heesahooda waa another level.
@rimaaseey
@rimaaseey 2 года назад
Ilaaahay ha idinsoo hanuuniyo dhalinyarteenii soomaaliyeed
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 2 года назад
Gabadhii dambe ee asli iyo inanka u dambeeyey qolada musiga ayaa qaldey ee waa laba qof oo talent ah
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 года назад
Nuradiin Ali iimaan ustaad sxbkaan kabankiisu waa fadhiyaa, si shaqsi ah ma isu taqaaniin ninkaas odayga ah oo dhegteydu ii sheegayso inuu xirfad sare u leeyahay cuud tumista kolay adaa qiimeyn karee,
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 2 года назад
@@AbdiazizSaidAhmed hadayna fadhiyin gacantiisa iyo kabankiisu Astaan ba umuu tumeen waa ninka astaan muqdisho u tuma inkastoonaan aqoon toos ah isku laheyn mahadsanid
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 года назад
@@Qaramimedia1 Mahadsanid ustaad nin kaloo isna aan gacantiisa u bogay oo Xamar joogaa waa kan bal ila fiiri adigoo mahadsan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ZWRYE--ogrM.html
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 года назад
Cadaaladu waa in rag iyo dumar min hal hees oo isku mid ah ku tartamaan, waayo heesuhu isku mid maaha oo way kala duwan yihiin gudida ama dadwaynuhuna way kala xiisayn karaan iyagoon eegayn codka qofka.
@calijibril2628
@calijibril2628 2 года назад
Fankii ayaysan dadkani waxba ka garanayne inanta Asli way ka talent sanayd wiilka dheer ee sadexaad.
@baalbaal3505
@baalbaal3505 2 года назад
Asli Axmed waay heestay
@khadarsharmake8427
@khadarsharmake8427 2 года назад
Haa wlhi coode hesa gabadha
@siradm
@siradm 2 года назад
Qof xiriiriyaha ahi waa muhiim ee qof fanka aqoon u leh waxna soo gudbin kara u dhiiba, Asli waa dajji leheydeen oo ku celi bad dhihi leheeden laakiin xiriirin xumadiinna iyo daganashiyo tababar la’aanteda baa reebtay, Mahad iyo iyada farqi uma dhexeeyo xaggayga waliba ayadaa cod baxsan
@hassanrage2840
@hassanrage2840 2 года назад
Barnamijka qurux diisa waa xariiriyaha marka fadlan kulamada kale hala hagajiyo xiriirinta dadka hibada u leh ha daadihiyaaan
@abdimalik9069
@abdimalik9069 2 года назад
Wooow dad heermagal ah ayad ku sharafteen studio 🎙 yaha wax garad weye Gabadha wey caawiyeen markey hesta is tagtey
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 2 года назад
Anigu waxaan sii laha kan maaymaayga iyo kan qaadey Jamaadeey
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 2 года назад
Baa isidadatee, very good way soo goysey. Waaaaaw ♥️ shan top ah weeye ii keen.. Inantan iyo kii mayga iyo omar nuur cabdule sadexdaa inantan iyo wiilsha mid soo saara wad wad la qabso waad wadee
@fuadshirwa9199
@fuadshirwa9199 2 года назад
Jaceyl aan lagula wadin waqtigaada yuu lumin ninkaas waa heesay nabe🙆‍♂️😅
@ahmedabdilahi8941
@ahmedabdilahi8941 2 года назад
Tartarna quraanka ee caruurtana ha qabato
@abdiazizmaxamed2629
@abdiazizmaxamed2629 2 года назад
Aad ayaan u salamaya shaqalaha Astana tv dhamantod sida fican ee ay bulshadaa ugu adegayaan
@nuurkanuurka2856
@nuurkanuurka2856 2 года назад
libaax waa keentey hore u soco 🥰🙏
@mmhhgg22
@mmhhgg22 2 года назад
Kani soomaaliba ma'ahee, yaa u dhiibay xidhiidhinta barnaamijka
@amaladan5579
@amaladan5579 2 года назад
Dadka meesha fadhiyo waa wada waji macbuus. Dad telfonka ku maqan oo waliba suureynaayo badow
@xaawoabdisalah8910
@xaawoabdisalah8910 2 года назад
Dadiyaha waa qofa yaro masha Allah keep going habo
@kowsariinmohaa5123
@kowsariinmohaa5123 2 года назад
Abaa dadiyahafilimad miyuu tatjumaa
@xaawoabdisalah8910
@xaawoabdisalah8910 2 года назад
@@kowsariinmohaa5123 qaali magaranay lakin sida yare oo isugu dayayo inu dadka kaqosliyo ayan ugajeda
@ahakimmaxamed9862
@ahakimmaxamed9862 2 года назад
@@kowsariinmohaa5123 haa wuu tarjumaa
@cabdifitaaxmohamedcali4581
@cabdifitaaxmohamedcali4581 2 года назад
Waxyar ayaa muustiga ka qaldan heeta jamaadey ee mustikada sida ey u dhaceyso sidii tii hore ma ahaan laakiin wey soo dhaweysay maasha allaah guuul
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 2 года назад
Wariye waxay laso shartaktay mse laso shirtaktay bal iga yara sax halka wariye.👍
@trustdotcom8242
@trustdotcom8242 2 года назад
Kkkkkk Anaaba kayaabay shar kulahaa
@abdiqadirsuleiman4133
@abdiqadirsuleiman4133 2 года назад
La shir timid weeye... isagu meelo badan buu khaldayaa qofaf wax jira ma aha, waa qof. Xidhiidhiyuhu ma diyaarsana.
@sheeqnuurbatalaale4946
@sheeqnuurbatalaale4946 2 года назад
Ilhaan masha Allaah waad guleysatay
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 года назад
Hesstan hessaha ugu jecla wala kufsaday sorry cabddalle yusuf hanuniye qalbigagu yu jabin wa hessta hessaha hanuniye ugu macan
@abdihakiincllaahi2287
@abdihakiincllaahi2287 2 года назад
Woow nasiib ali ban u codeyey caadi ma ahan camamad buleyahy
@mahdiahmedibrahimibrahim6231
@mahdiahmedibrahimibrahim6231 2 года назад
Viva ✌️ Asli Axmad 👏👏👏👏❤️🌹
@bashirjama4283
@bashirjama4283 2 года назад
HAKKABA BOY IS THE BEST !
@Akshey-films
@Akshey-films 2 года назад
Daadihiyaha ma aha weriye ku habboon daadihinta barnaamij ceynkan ah
@abdidiriye5818
@abdidiriye5818 2 года назад
Wariyahaan uma qalmo wariye maxaa yeelay afsoomaaligiisa wuu qaldan yahay teeda afaf kale oo qalaad ayuu ku hadlayaa
@ninaheeg2361
@ninaheeg2361 2 года назад
Maba ahan wariye ee filim turjume waaye😀😀
@kaalintawaddaniga5114
@kaalintawaddaniga5114 2 года назад
Shantaba fanaaniin ma noqon karaan. Waa ka xumahay. Eexbaa ku soo saarteen, waayo Soomali dhallinta fannaaniin baa ka buuxda. Mahadsanidin
@HawdmediaPro
@HawdmediaPro 2 года назад
Inantaaasi waay yara gashey mooye inanta mahiigaan qaadeysay walh aadbey ucod macaaaneyd maansha allah dadkii fanka Ayaay aheyd. Inanta in cod lasiiyo Ayaay aheyd
@abdullahimohamed5686
@abdullahimohamed5686 2 года назад
Qolyaha farsamada waxa ka qaldan gaara aha kuwa hadlayo hala iska hagajiyo plz
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 года назад
Aad iyo aad. Dadka la iskama keeno marka hore ayaa lasoo tabobaraa xaga tebinta
@ahmednuur1585
@ahmednuur1585 2 года назад
Dadka danbiga ha u horseedina hees walasocotiin diintena waxay ka qabtee
@cabdixassn5767
@cabdixassn5767 2 года назад
codaynta wax gudomin jiray gudi abwaanen ah sida adunka ka jirta hadi dadwaynaha lo dhiibo waxay u codayn karan qof ay yaqanin ama xaafad ama degaan
@moonglade4951
@moonglade4951 2 года назад
waar waxan aad saaso dhan uga shaqayseen Hargaysa la aada Halkaasay Talentku k helaysaane.
@HawdmediaPro
@HawdmediaPro 2 года назад
Dabcan qofkan Wariye maaha astaan waxaan kulan talin lahaa dadka saxaafada professional Ku ah inaay dadka hor keenaan
@mohamedmohamoud8071
@mohamedmohamoud8071 2 года назад
Adeer Qofood waa qalad mise waa af soomaali cusub? Boqol qof & boqol qofood keebaa saxa
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 года назад
Mohamed Mahadsanid 100 Qof ayaa saxan. Dhalinyarada naxwaha ayaa ka qaldan
@mataantafo7945
@mataantafo7945 2 года назад
Waxay la soo shar tagtay kalmadaasi waa qalad waxa kaga haboon waxay la soo gole tagtay ama ama waxay soo bandhigaysaa lkn shar waynu wada garanaynaa
@faysaibrahimfaysacali
@faysaibrahimfaysacali 2 года назад
Marka hore may soo qayba heesaha waa badh go.miidhan wiiino maxa qaldan .good lucky dhamantiin
@mohamedganeyhabdi-1997
@mohamedganeyhabdi-1997 2 года назад
Tartanka quranka maqabatan asxbta
@abwaanmaxamudkoofiyo7287
@abwaanmaxamudkoofiyo7287 2 года назад
Woof woof nasiib nr One Ayaan siiyey runtii waawiil runtii dedal fiicani kamuuqda fankana mustaqbal fiican kuyeelan doona haduu helo cid gacan qabata
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Alla farida yaa u shegaa n Allaya sahro ahmed MagoL baxsan Kinsi codkeedaa lama keeno karo inta kale waa l baadh baadhan karaa
@naimajama7059
@naimajama7059 2 года назад
Kan maayda kuheese armuu ugu roonyahay meesha
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 2 года назад
Heesaa iyo camanku hayislahaadan wiilka sheegaayah nah halabedelo dadka nah bara acshana jaaska 🚣🏽‍♀️🚣🏽‍♀️🚣🏽‍♀️🚣🏽‍♀️🚣🏽‍♀️🙋‍♀️👑
@husseinismail7007
@husseinismail7007 2 года назад
Dadaka waxa ficana ufaideya fadlan lacaga xalala ada heshen aqoon,maadi,diin,ganacasi intaas tararanka kadhiiga
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 2 года назад
Waxaan ufooday haakaba banaaseey 💕👍🇬🇧🙋‍♀️💐✅
@kaalibyaree2547
@kaalibyaree2547 2 года назад
Tartanka inaan ka soo qayb galaan jeclaa waana is hubaa
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 2 года назад
ILAAHAY HA LAGA CABSADO OO WAX FIICAN OO WAX TARNA LEH HALAGU TARTANSIIYO DADKA IYO BULSHADABA .
@alihersi5974
@alihersi5974 2 года назад
ninka qaaday heesta hakaba ayaa ugu fiican aragtidayda
@ahmednour9716
@ahmednour9716 2 года назад
Umad walba waxbey ku fiicantahay ee dadkii fanka lahaaa ha lodaayo
@alizhookari2311
@alizhookari2311 2 года назад
HEESTA HAKABA ninka qaadaya anaguuba na jeclaysiiyey wallhi inba cadi maha xasan aadan barteedi ayuu dhigay hadi anu dhaafsiin
@jamilaahmed8253
@jamilaahmed8253 2 года назад
xidhidhayaha Somali maha miyaaa🤔
@mmhhgg22
@mmhhgg22 2 года назад
Qiimihii suugaanta dadka luuqadda Af- soomaaligu ka dhaxeeyo ku wada hadlaan, waxaa ku dhuusay reer xamar.
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 года назад
Maxamed Xasan waxaa la yiri nin aan dadka ka duwan fahmin waa nin aan dhul iyo dhaayo soo marin. Marka saaxiib you live a smal world of your own.
@muniir795
@muniir795 2 года назад
War ilmadareyal rer konfuredaw fanka ciyarta kadaya dadka hesayaa kamanka lamaba socdan waa markii u horaysay ee kaman ku hesayan umalaynayaa mad labada tidhahdan bila kaman ku heesa
@safiyowarsame6650
@safiyowarsame6650 2 года назад
WARGABDHA HA WAADKA EEXATEEN . EE DIB ISKUGUNOQDA
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 года назад
Yarku afsoomaaliga ayuu ka aradan yahay. Waxan hanoo keenina haddii aad rabtaan in aan like share iyo subscribe idinku boobno. Position-kaaga ku noqo, iyo start, labadaas erey ee Igriiska ah ayuu ku waashey. Bahda position-ka 😂 waaba iska demiyey
@abdiqadirsuleiman4133
@abdiqadirsuleiman4133 2 года назад
Waa run wallaahi. Xidhiidhiyaha waa in la iska hagaajiyaa.
@mohamedyusuf9563
@mohamedyusuf9563 2 года назад
Xidhiidhiyaha waxa ku wanahsan qof heesihii hore yaqaan oo dareensiin kara dadweynaha micnaha fog ee heesah inkastoo wiilka barnamijka dadihinaya uu yidhi igu qata hadana Astan TV wa inay saxan qofka tebinaya.
@AbshirgggAbshir
@AbshirgggAbshir 2 года назад
Bisle iyo deeyoow aan ka gartay labbo madax buur maxeey facebook wax ku qoreyn
@cranka7600
@cranka7600 2 года назад
M a. Ilhan she is natural. I liked her. she has a nice name too.
@sahrosiciid6391
@sahrosiciid6391 2 года назад
kan mayga ayaa kuleh hesaha
@allemagan9887
@allemagan9887 2 года назад
Waa runtaa, anna waan u codeeyay
@dhaqanofficial6425
@dhaqanofficial6425 2 года назад
Erayga:maxaa kugu kalifay sax ma aha. Kalifaad macnaheedu waa dhib. Marka qof wax uu jecelyahay raba inuu sameeyo walina aan la’ogayn najiidasa kuxumaayaa iyo kufiicnaa midna inladhoho maxaa kugu kalifay?
@usmaneshqi4439
@usmaneshqi4439 2 года назад
Mayga ayaan ku heestaa
@minxofiican5294
@minxofiican5294 Год назад
Heesta hakaba maa maay best❤😊
@osmandegelleh4532
@osmandegelleh4532 2 года назад
Heesihi reer waqooyi qaraamigi hore
@12008996
@12008996 2 года назад
What is the first song called by the girl?
@Muzamil701
@Muzamil701 2 года назад
Wadnahaagu yuu nicin Naxariista waligaa War waxaan yaa keenay mesha qashin
@mohamedhussein289
@mohamedhussein289 2 года назад
Waaw cod macaan xesti xakaba
@Burhan2415
@Burhan2415 2 года назад
Ereyga 'caawa' iga yaree...inta kale waa ok
@adenkaliilcabdulahi9855
@adenkaliilcabdulahi9855 2 года назад
Asxan fanaanad kabiiir top 1
@muhammaddahlan830
@muhammaddahlan830 2 года назад
MADINAH MESJIDIL NABAWI DI KEEJAKAN MESJIDIL NABAWI DI ROSS DAN SUDAH DI KERJAKAN MESJIDIL NABAWI 2013 SAMPAI DESEMBER 2021
@solostgen3862
@solostgen3862 2 года назад
Wariyaha Qurux iyo Cod 😍
@niyaamaabdi5867
@niyaamaabdi5867 2 года назад
Jakarta waa turjumaa ween legend
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 2 года назад
Seesahan iyo kamank la ‘ isumasaman waxaa wiimwwayah haacaba 👑💕🌿🙋‍♀️👍good 👍
@ClraxmanAxmad
@ClraxmanAxmad 6 месяцев назад
QurAn ugu bedela
@saynubabdulahi3599
@saynubabdulahi3599 2 года назад
Aaaa nono heesti dhulkay la dhacaday
@dhamaysmedia1048
@dhamaysmedia1048 2 года назад
Tartanka laga reebay inanta heesta sahra axmed qaaday ma tartanbaa
@omerabdi3351
@omerabdi3351 2 года назад
Waar barnaamijkan hargaisa hala keeno, meeshan fanaaniin ma joogaane.
@trustdotcom8242
@trustdotcom8242 2 года назад
Wllhi been maahan qalad diyaarsan baa yaalla iyo weliba rag garanaya fanaaniin ayaa meesha ka maqan cajiib
@Boordage
@Boordage 2 года назад
Sorry Sorry waan kaxumahay Barnaamijkaas waa gaf cad Ilhaan waxaan dhihi karaa toos baa looga hiiliyay Astaan Hadii cadaalad jirto Barnaamijkaas halagu noqdo
@shucaybshataa4500
@shucaybshataa4500 2 года назад
waxani ma wariyaa imika
@djayuubharuun5490
@djayuubharuun5490 2 года назад
Mahad xidig guuul zhp
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 2 года назад
waxjiro mahan shantaba waryaa Raxanween isasoo adkeeya
@diinyareyare1006
@diinyareyare1006 2 года назад
Hassan Adan samatar waaaw legend
@mohamedsuleiman5342
@mohamedsuleiman5342 2 года назад
Muusigana wuu ka baxayaa
@suleimanabdi4981
@suleimanabdi4981 2 года назад
Kuwii horaa Mel gari waye kuwan intey garayan
@abdimalikabdullahi9609
@abdimalikabdullahi9609 2 года назад
Asli the best cod
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Lakiin runtii 100% baan siin lahaa kalmadii kumey ciyaarin waay keentey maay celshan
@abdinuurabdiwelisheikh4578
@abdinuurabdiwelisheikh4578 2 года назад
See kuheli karaa Tar tankaas waxaan ahay Wiil Taalanti leh tuntii heesahaan waa keeni karaa codkaas iisheega si aan Ku helo oo aan oga qayb galo ❓
@hanihassan5954
@hanihassan5954 2 года назад
Gabadha dharka madow m.a bey aheyd mxaa qaldan
@mohamedcaabi7958
@mohamedcaabi7958 2 года назад
Talo Waxa weeye marka hal qof laga hadlayo iyo waliba dad badan waxa la isticmaalayaa kelmada qof lkn maaha qofood waana qalad markaa halkaas iska saxa iyo waliba wiilka bernaamijka daadihinaaya maaha mid khibrad leh ee halkaana hagaajiya
@abdullahimohamed5686
@abdullahimohamed5686 2 года назад
Kan weriye diyarsan ma aha hala tababaro plz
@gacamadheerem.x.d.2984
@gacamadheerem.x.d.2984 Год назад
Heesta hakaba 1 waaye
@geeleckariim4362
@geeleckariim4362 2 года назад
ILAAHAY BAA NA LEHE HAL QOF KUMA JIRO OO LA DHAGAYSAN KARO
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 2 года назад
Xataa Ilhaan wee dhaantey Mahad Cali
@faadmaisxaaq1630
@faadmaisxaaq1630 2 года назад
Xuseen
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 2 года назад
Faladagan miiran baa I sku balansaday meesha
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 года назад
Anigoo Muddo Badan Fanka Kusoo Jiray Waxaa Codkayga Siiyey Cabdullahi Liibaan & Cabdullahi Bongo . Kooxda Heeeseeysay Ma Arko Wax Wanaagsan Eey Bandhigeen .
@solostgen3862
@solostgen3862 2 года назад
Qofku Marku Xishoonaayo Ama Shiixaayo Mobilku Isku Mashquuliya.Dadka Ha Ku Mashquulina Hore Usocda Dhamaantin👍
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 года назад
Waxaba Khalada asagon aqonin hessaha qaramiga ah inu dadihiyo tartan ☹
@jaamaccabdilaahi4362
@jaamaccabdilaahi4362 2 года назад
Wariyaha uma qalmo inuu barnaamijkan daadihiyo waayo tobobar ayuu ubahanyhy
Далее
TARTANKA MOGADISHU'S GOT TALENT PART 4
23:00
Просмотров 289 тыс.