Тёмный

Wareeysi Xasaasiya Faadumo Baraanbur Wariye Idaawaqaca 

Fatuma Buraanbur Channel
Подписаться 145 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Wareeysi Xasaasiya Faadumo Baraanbur Wariye Idaawaqaca

Развлечения

Опубликовано:

 

10 июн 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 523   
@umuabdallah1155
@umuabdallah1155 4 года назад
Allaha raxmanka caruurtada nabad hakugu soo celiyo
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 4 года назад
Ilaahy maalin dhaw hana tuso walaashen iyo carurteda oo midoobay yaa rabi yaa raxmaan
@afnaannuraadin2517
@afnaannuraadin2517 4 года назад
Wlhi wan ilmeeyey Alle dartii Hooyo qaaliya ayad tehee Allow qalbiga ku qabooji yaa rabil calamiin
@saciidohussienj8532
@saciidohussienj8532 4 года назад
Ilaahay na uumay rabigii awoodo wayn ibliisya bani Adan uumee hadana irsaqay alaaha na uumayee aan unahay adoon aduunka wa laga tagaa eebo moow yiraa ilaah baa ku xisabin adigoon itaal lahayn afkaaga waxaad ka sheegtaa lakuu ansixin adoon la uumaynu nahayee dadoow ogoow awoodo ilaahay owlaadadii kuku keen ibliis hakaa sadinya nimaan ayahaaga rabin Faduma udgonay aduunyada nabad ku waar aaqirana janada amiin
@farhiyaomar4281
@farhiyaomar4281 4 года назад
Aniga waxaan niyada iska gashtay in ilmaha yar dhalashadiisha uu khayrka ku jiro farxad badana uu la imaan doono aduunka walaalihiina ey guriga kuwada kulmi doonaan inlaahow ii rumee niyadayda aamiin
@zuruurismail4482
@zuruurismail4482 4 года назад
Illahay ha runeeyo inshallah Amin.!
@marwo2285
@marwo2285 4 года назад
AAAAAAAMIIIIN yaa Rabi illhayow rumee yaa Rabi adaa awoodle
@sowdafarax1741
@sowdafarax1741 4 года назад
aaaaamiin
@leylocali7404
@leylocali7404 4 года назад
Allaha u sahlo
@zakiyaibrahim7050
@zakiyaibrahim7050 4 года назад
Aamiin yaa Rabbi
@Leyla.abdirahman114
@Leyla.abdirahman114 4 года назад
Abaayo ducada nabi musa cs hoyadii ku duceysatay ku duceyso xowqalada afka ku qabso 🤲🤲🤲
@ayannuh533
@ayannuh533 4 года назад
Ilahay waxan wadisanaya in walashay ilmaheeda sidagdagah ugu soo cesho Amiiin baby 👶 Ilahay kainadha saabo gaalada oon laga qaadan bidinilahi kariim
@maleykaibrahin1475
@maleykaibrahin1475 4 года назад
Ilahey uma maqashiiyo mar dambe faadumo oo murug iyo culeys uu soo food saray rabiyow u fududeey oo caruurtada ku so celi amiiin Amiiin yaa rabi 🤲 🤲 🤲 🤲
@hanihanaadi4837
@hanihanaadi4837 4 года назад
ILAAHAY SWTC sabirka ha kuu siyaadiyo iimaankagana ALLAH ha kuu adkeeyo
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 4 года назад
Ilahay subxana watacalah ha uga soo celiyo amiin yaa allah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 4 года назад
Yaa Allah Yaa Raxmaan Yaa Raxiim U gargaar walashay fatuma caruurteeda u soo celiy, babyga caloosha ku jira noo xifdi yaa Rabb, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
@munaaden9549
@munaaden9549 4 года назад
Subhanallah Subhanallah Subhanallah 😭😭😭😭😭😭 Somaaliyeey Duceeya oo u Sarakaca Gabadhaas Sameeya mudaharaad Xagay Qabatay Somali Ilaahay si degdeg ah kuu soo dedejiyo
@sabrinabdullahi1109
@sabrinabdullahi1109 4 года назад
Allh ka qado xanunkas wan daremaya sbbto ah hoyo ban ahay wlh maqayasi kartiid san kagag walwalayo ilahow so dadaji farxada aan dhankada ka sugeno ilmaha fadumane ino so celi hoyoyinka dhiban dhibka allh ka qado ya rabi
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 4 года назад
In shaa Allah guul ayan kuu rajaynayaa walalo fatuma buraanbur, foosha Alle hakuu fududeeyo xbbti❤💝😘
@ayaanbarkhale41
@ayaanbarkhale41 4 года назад
Ilaha wayn caruurtada hakuu soo celiyo iyagoo nabada, Finland 🇫🇮 ayaan joogaa hadii reerku wax soo galo marka ugu horeeysa iskuul, xanaanada iyo and balamaha dhakhtarka ayay soo badhaan meelaha mihiimka dhan ayay soo badhaan, haduu waalidku fiicnaa ku waas ayaa makhraati unoqon
@climatebeauty5429
@climatebeauty5429 4 года назад
nasriga rabi subxana watacalaa wu imanaa Allanka rajeynenaa inshaa Allah
@zamiaahmed5204
@zamiaahmed5204 4 года назад
Abayo samirka aad samiray allaha kaga dhigo samirki ayuub oo kale allahana kaga so badbaadiyo wan kuso ducenaa insha allaah aaaameeeen
@duniaali6691
@duniaali6691 4 года назад
Rabi ha ugasoo dadajiyo ayagoo nabad qabo aamiin aamiin ayaa rabbi
@user-hd4cr8lx6n
@user-hd4cr8lx6n 4 года назад
Ciilbadanaaa gaaladaaan abaayo macaaal niyada alaha kuuqaboojiyo alaha kaagasooqaado yaaarab 🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼😘😘
@anabissefarah8928
@anabissefarah8928 4 года назад
Yaa Allah, ilaahoow faadum caruurteeda u soo nabad celi. Aamiin yaa rabbi 🤲
@ayaanhousein3897
@ayaanhousein3897 4 года назад
Ilaahay walal ha kaa farxiyo ilmaaha Uurka ku jirana alle ha bad baadiyo kuwa kalena Alle Gacantaada ha ku soo celiyo
@luulahmed4742
@luulahmed4742 4 года назад
Adiga nabad aallaah ku gu kala keno aamiin yarabi
@hawoahmed4450
@hawoahmed4450 4 года назад
Ilahey si dhibyar gacanta ha usoo saaro caruurteda dhamantot yaa rabi
@munaaden9549
@munaaden9549 4 года назад
Ilaahay Waxaan ka baryayaa ta cadaanka ah ee ku dhagan in Ilaahay aakhiro u diro Aamiin ii dhaha
@maqsudbishar1272
@maqsudbishar1272 4 года назад
Mashallah fadumo samirka badi inshalla qeerka filo carurtada wey kusolabanayan ducada walalaha alle wu aqbala allaha kubaprakeyo walashey
@sacaadoxaashi5983
@sacaadoxaashi5983 4 года назад
Allaahu akbar allaahu akbar iinsha allaahu kariiym waad guulayssn doontaa samirka badi walal macan
@hanisheeq75
@hanisheeq75 4 года назад
markasto waa kuu duceyaa ee ilaahoow gaalada berkeeda san ilaah haku soo xejiyo aamin ilamahaaga waan heleesaa insha alaah
@fartunmohamed9845
@fartunmohamed9845 4 года назад
Walaal allah ha kuu siyaadiyo samarka iyo caafimaadkaada hana kugu irsaaqo dulqaad iyo samir jamiil aamin allahayow nooga badbaadi dhagartooda caruurta soomaaliyeed meel walba ay joogaan aamin allah ha kuu soo celiyo caruurtaada oo caafimaad qabo aamiin
@faizamohamed4289
@faizamohamed4289 4 года назад
Dadka war xuma tashiishka stop dhaawaca walaashiin faaduma waa Qof wanaagaa naag kuma gaarto waxaa tahay fariir fariid dhashey ilaahay caruurta ha soo celiyo aamin aamin
@maryamhassan4147
@maryamhassan4147 4 года назад
Ilahey ayogo cafimaad qaba dib hakugu soceliyi abaayo marwalba wakuso duceya wlh ilahey farxadada mardhow natusi yarabi 🤲🏻🤲🏻
@ambioali8271
@ambioali8271 4 года назад
Asc Fadumo Alle faraj khayr qaba Alle ha kuu furo shartoda Alle ha kaa xifdiyo.
@fadxiyaabdillahi4796
@fadxiyaabdillahi4796 4 года назад
Mansha Allah wllo Allah awlada haku so nabad cesho oo sida ugu khayr ka badan hakugu imadaan walal Allah markaste rajo fican ka filo markaad ducaysanaysanas Allah kaligii bari nabiga صلى الله عليه وسلم saligiisa badi oo Allah oo kaliya bari oo talo saaro insha Allah wayku iman donaan Allah ayaa gaalda so dulayn doona towxiidka ku dhaq oo imankagu hoona hoos u dhicin insha Allah
@nesrenahmed4871
@nesrenahmed4871 4 года назад
Insha allah faadumo wad kusoo laabn caruurta o nabadqaba bi idnilaah 🤲👍
@faatimaayaan
@faatimaayaan 4 года назад
اللهم لاسهل الا ماجعلت سهلا وانت تجعل الحزن إذا شئت سهلا اللهم كن معنا ورجع لنا أولادنا يا الكريم alllah nasrikiisi baaa dhoow walashay inshaa allah allow noo soo celi caruurta aamiin yaa
@fathi8110
@fathi8110 4 года назад
Fadumo abayo ilahay samir badan ha ku siiyo qalpiga rabi ha ku qabooji adiga iyo odaygaag. Rabi raxmaan ha ku xifdiyo abayo
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 4 года назад
Macaanto illaah samir badan iyo guul hakugu rasaaqo Aamiin yaarabi.
@hawahersi5679
@hawahersi5679 4 года назад
Illaahay caruurteed u soo cali gaaladane Ha iga aakhiro gaalada
@hamzasaid4037
@hamzasaid4037 4 года назад
اللهم يا مسهل شديد وياملين حديد ويامن كل يوم امر جديد اخرجها من حلق ضيق الي اوسع طريق ارز قها مثل صبر ايوب
@fadumonur151
@fadumonur151 4 года назад
Allah ha ku xafido carurta galad iyo daka xasidka haa uu jojin iska hadalay horay uu soc Allah baa ku hilan illahay idanki ducada dadka nadifka iyo culumada iyo waridka baa kug filan Abayo mc nolla adun iyo aqiro
@fahanmohamed3071
@fahanmohamed3071 4 года назад
Wlh Qalbiga kala dareemayaa arinkaas inshallah wakuso duceyay Allaha aqbalo🤲 Allah ayaa nacaawin doono qeyrkaa dhaw waku imanaayan iyago nabad qabo inshallah ❤
@caishacaisha2575
@caishacaisha2575 4 года назад
Fadumo weqeera inshalaàh
@khadroqaali5965
@khadroqaali5965 4 года назад
Inshaallah qeer baygugu dhamanaysaa baybigana gacantada kama baxayo qalbiga alaha idin qabojiyo adiga iyo xajiga dadka xun iyaga ayay dhibaysaa iskadaa somali xasiden ayay leyihiin qaar koodna way fiicanyiin inta fiican ayaa kabadan qeer ban kuu rajaynayaa
@mariastories8851
@mariastories8851 4 года назад
Markasta waanku ducaynayaa samirka alle haku siyaadsho carartadanaa alle hakaga soo ceeliyo iygo nabad qabo haku xafido meel kasto aad jogto
@mighty_cff9341
@mighty_cff9341 4 года назад
Kulankaan kulankaxiga ilmaheena oosooxarooday insha alaah
@marianali9559
@marianali9559 4 года назад
Saabir ayaan dhihi lahaa, ama saabiriin. Alle haka badbaadiyo gacan gaal. Maasha allaah.
@amalahmed7399
@amalahmed7399 4 года назад
Insha allah Wee kuu soo labananayaan Abaayo caruurtaada cunuga yar oo Caloosha kujirana alaha kuu bad baadiyo 4indho nabad ah Ilaahey ha kaa dhigo is xanbaarato adinkoo Caafimaad qabo
@kaltunmohammed9821
@kaltunmohammed9821 4 года назад
Allhaa allhaa hakuxafido walal qali fadumo samir
@kadraadam137
@kadraadam137 4 года назад
walahi waad ii dhiirigalisay allaha samiirka haku adkeeyo .merci fatumo
@ardosheikrashid8104
@ardosheikrashid8104 4 года назад
Ilaahoow sidaad nabi yacquub ugu soocelisay nabi yusuf ugu sooceli caruurteeda
@fardowsahasan6482
@fardowsahasan6482 4 года назад
Allahuma amiiin amiiin yaaaraxiim
@muslimohh1001
@muslimohh1001 4 года назад
Amiin yarabi
@rowdaali9490
@rowdaali9490 4 года назад
illahey murugad hakaafeedo qali illahey hakuukeen owladaad ayakoo nabadaa
@Shukri127
@Shukri127 4 года назад
Alah Saqiro Culeyska heyska Faduma iyo qoyskeeda ,Cadaalad bey u bahaan tahay .Ilmo la qaata ma Sahlana .
@ayaanmahamud4472
@ayaanmahamud4472 4 года назад
Yaa Allah Illaaheey ayagoo cafimad & nabad qaba ha isku soceliyo 😭🙏🙏
@seynabmohamed-issa2289
@seynabmohamed-issa2289 4 года назад
Aameen yaa allah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 4 года назад
Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 4 года назад
Inshaa Allah kan qaadan mayaan kuweey hayaan ayaa illaah nooga soocelin illaahayoow caruurtaan iyo hooyo iyo aabbe kaste oo ilmo laga qaatay si sahlan ugu soo celi yaamulki maalik yaadal jalaal wal ikraam Aamiin yaarabi.
@hodanhussein8891
@hodanhussein8891 4 года назад
Amiin yaa rabe Alahey hakusiiyo samirkii Nabi Ayuub bidnilaah baare waykuu imaanaayaan ilmahaada oo dhan babygaan ma arkaayaan inshallah
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 4 года назад
Alla Fadumo caqli illahay baa siiyay illahow usiyaadi masha Allah tabarakallah illahay haku xifdiyo adiga iyo zaygaaga qaaliga waa hubaala inaa geesi laabta ku hayso illahay nabad hakugu kala keeno ❤❤❤❤❤ we love you abaayo
@istarmohamed1093
@istarmohamed1093 4 года назад
Mashaalah walashay faduma Allah qalbiga ku adkeyo walahi qof Alle kuxiran aya tahay inshaalah malin ayad guulesan doonta
@garimohamud3154
@garimohamud3154 4 года назад
Amiin yaa rabi Amin Amin Amin Adigana ha kaduulqado amiin amiin
@farhiyamohamud2616
@farhiyamohamud2616 4 года назад
Illahey subxana watacala ha naga sooqadow ayakow nabad eeh ha no sooceli aaaaamiiin yaa rabbii
@bintuulusow3434
@bintuulusow3434 4 года назад
Abayo ilhey ha kaga soo qaado waan kuu soo ducey henaa markasta
@qalbiqurxoon1785
@qalbiqurxoon1785 4 года назад
Waxaan rajeynayaa in ilaahay soo celiyo caruurtaada iyo mida aad calooshaada ku nabad gasho 🙏❤️
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 4 года назад
Illahay waxan kaaga baryaa in farxaada illahay kusoo celliyo waliba adiga iyo carurtada galada allaah ayaa ka Awood badan insha allaah abaayo never give up waxan ogahay in ay kusoo celindonan aduunyo waa imtaxan abaayo diyarada haadii laa furo fadlan somali kusoo dhal ama kenya cunag badbad soo allah kugarab galo
@abyanfarah8959
@abyanfarah8959 4 года назад
Asc wr wb, Fatima Allah ayaa ku caawin nayah insha Allah waad guuleysan sabur Rabbi haku caawiyo amiin yaa Rabbi amiin.
@ethebomohamed5675
@ethebomohamed5675 4 года назад
Amin amin ya Allah Ya Rahman allow uso celi carurtada oo nabad qabo
@fahanmohamed3071
@fahanmohamed3071 4 года назад
Mashallah Sabarka Allaha idiin siyaadiyo marna dambi beena ha qaadanina MAMA Fatima ❤
@hodangeedi5393
@hodangeedi5393 4 года назад
Ilaahay ha kuu sahlo ilmahaaga kan imanayana kaama qaadaan
@fardowsaosman2253
@fardowsaosman2253 4 года назад
SubxanaAllah ilaaheey aa idiin maqan ee Allah imaanka ha idiin waasiciyo MashaAllah qaaliyeey
@HoyoSom2024
@HoyoSom2024 4 года назад
Allow samirka kuu siyaadi adiga iyo xaajigaaga waalidkaaba ilmahaagiina dib kuugu soo celi ayaka oo nabad qaba iyo idinkoo nabad qabana dib idiin midee baby ga yarna caafimaad ifka ku keen gacantoodana allah ma galiyo saabir dulqaad u bixi haduu dhasho ama samriya dulqaad haday gabartay allaha idin xafido dhamaantiin wlh kama daalo ducadaada waana wadi doonaa ilaa aad dib u midowdaan insha allah
@qaalidali9949
@qaalidali9949 4 года назад
Wlhi wa qof ad ugu fekeryso dhinac wlbo ay kafikireyso bl kawrn qof caruur kamaqn xirig ama xanuun loga si daro marka illhy kabaqa somlida kacawaneyso oo warka kabadineysn uduceya illhy an kabaqno insha allh
@marianali9559
@marianali9559 4 года назад
Abaayo waxaad weydiisatey iyo in ka badan alle haku siiyo, samir iyo iiman. Aamiin yaa allaah.
@ayannoor3422
@ayannoor3422 4 года назад
Abayo mcnto Alle qalbiga ha qabowjiyo adiga iyo hajigada ciyalka gacantada Alle kuso giliyo
@umumicraajchannel1623
@umumicraajchannel1623 4 года назад
Kamadaalo inaan uduceeyo faadumo iyo caruurteeda
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 4 года назад
Ilaahay hakaa aqbalo ducada wllo Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
@sahrasuleiman8551
@sahrasuleiman8551 4 года назад
Mansha allah
@fatimae6905
@fatimae6905 4 года назад
Fadumo qurux waxad jeceshahay Allah ku siiyo macanto. Farxada wa farxadaeena.
@fadumomohamed2148
@fadumomohamed2148 4 года назад
Allaha kaaga soo qaado iyagoo raali gelin kuuwado insha allah
@ladanismaiil8099
@ladanismaiil8099 4 года назад
Ilahay cadowga hakaga soo qado insha alah
@umumohamed9786
@umumohamed9786 4 года назад
Xabiib ti.duco kale oo marka.uu qofka kurbayan uu kudu.caysto ilaahay kurbadeena iyo ta.muslimiinta Allah faydo aamiin لا اله الا الله العظيم الحليم... لا اله الا الله رب العرش العظيم.لااله إلا الله رب السماوات ورب الارض ورب العرش الكريم Xabiibti.alaha kuugu anfaco ilaahaw waa adoontaada kadul qaad murugada .iyo intii muslima.ilaahaw ugargaar قال تعالى واستعينو بالصبر والصلاه
@hamzaomar7606
@hamzaomar7606 4 года назад
aaaaaamiiiiiiiiiiiin yaa rabbi Amin yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@faaymuxudiin8628
@faaymuxudiin8628 4 года назад
Yaa rabi ilmaheda usoo sahan ilaahow galada ka qabo
@farahjama7464
@farahjama7464 4 года назад
Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu uga soo celiyo awlaadeeda waad sabirtay ee baryada rabi badi
@hafsayusuf2063
@hafsayusuf2063 4 года назад
Yaa raxmaan yaraxiim uga soqaado insha allah way imaandonta maalin inad wadakulmidonta
@hamdia6591
@hamdia6591 4 года назад
Allah kaaga noga soo qaado caruurta cadawgan naga heesto Amiin. Wlhi waxaad i tahay qofaan sabarka oga dayde, waxaan dhalay ilmo yar oo xanuunsan. Walwalka iyo walbahaarka igu badnaa lakiin waxaa qaboobay markan arke sida u qanacsan tahay adiga oo 7 caruur ah ka maqan yihiin. Hooyooyin badan oo sabarka ku yaraa sideeda oo kalle inaa u tahay tusaale.
@xasanxiireey7384
@xasanxiireey7384 4 года назад
Mshallah fadiman waad sbartay ee hashana saber inshalla waad heleysaa miraha sabaka
@nasroismael582
@nasroismael582 4 года назад
Allow samir kaaga kuusiyaadiyo qalbiga iyo kuu adkeee manshaa alllaha manshaa allah ❤️❤️
@marianali9559
@marianali9559 4 года назад
Waa sax caqliga hawaayin maasha allaah. Ha u bixin hadalada qaladka ah.
@hmusse3009
@hmusse3009 4 года назад
Abaayo xilig habeemkkii kac llaahay tuug insha alaahilahay gacantaa wuu kusoo celinaa insha allaah aniga markasta waan ilmeeyaa markaa ku maqlo
@ubahindho3414
@ubahindho3414 4 года назад
Xabibti Alle haku fududeyo inshaa Allah waad helaysaa Ubadkag alle samirka hakuu adkeeyo 💖
@nuroali2486
@nuroali2486 4 года назад
Illahy waxaan kabarya in uu gasoodayo caruurteda Fadumo inshaa allah Waxaan ku leyahay wl samir inshaa allah
@sharafahmed2231
@sharafahmed2231 4 года назад
Allaaahima sahal amuuraha walaasheen, Rabi ha inooga soo qaado caruurta
@yasminfarah1456
@yasminfarah1456 4 года назад
Asc walaalo ilahay hakaqabto sharkoda ubadkagana allahakagasooceliyo illahayna hayno xafido melkadta oo ayjogan sidaa udadal wa xatahay hooyo gesigada alla haku xagido mansha alla
@yasminfarah1456
@yasminfarah1456 4 года назад
Amin walalo magaca
@footballlife6785
@footballlife6785 4 года назад
Wallo Allah khyr hakulansiyo caruurtadi oo nabad qaba iyo adiga xajigaga baby 💕❤👣
@hamdaladan7608
@hamdaladan7608 4 года назад
Ilaahoow cakiraada kaqaad xaaladaada oo xal wanaagsan keen , xuurul ceynta dumarkaay. Abaayo mudaaharaad hasameeyaan parlamanka hortiisa shacabka soomaaliyeed maalin eey shir kuleeyihiin❤❤❤ vi stolt över dig ❤❤❤
@nasttifor251plays6
@nasttifor251plays6 4 года назад
Illaahow ssamir iyo wanaag ugu deeq walaashaas
@lailaaden9516
@lailaaden9516 4 года назад
Rabi ha kuu hiiliyo abayo mardhowna weey kuu soo labanayaan bi idnilaah
@zainabmohamud1975
@zainabmohamud1975 4 года назад
Allaahu Akbar Faaduma buranbur Allaha kafarxiyo Hawalwalin wlhi Allaah kuma dayacayo caruurtana Allaah ayaa socelinaayo
@falastinmohamedabdalla8468
@falastinmohamedabdalla8468 4 года назад
Masha allaah ilaahay ha u gasoqaado insha allaah wey u sonoqoraayaa
@ssnnbb70ssnn69
@ssnnbb70ssnn69 4 года назад
Allahu akbar saburkaaga farxad waarta ilahay ha kugu badalo aaamiiiin yaa rabi
@maryan3892
@maryan3892 4 года назад
Aamiin Allaha usoo celiyo inshaa Allah ..
@fathiya5106
@fathiya5106 4 года назад
MashaAllah MashaAllah InshaAllah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💪🤲🤲🤲🤲
@munaaden9549
@munaaden9549 4 года назад
Ilaahay gacata gaalada kuma rido Amiin
@ifraahabdi505
@ifraahabdi505 4 года назад
Alle haa u gar garo amin yarabi ciylki nabd ah u so celi
@faadumoelmi1801
@faadumoelmi1801 4 года назад
Alx ilmaayar marhadii famligisa lagugu ogolaaday masha allh intakalena rabi gacantaada hakuguso celiyo aaaamiiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@rukiaweheliye3261
@rukiaweheliye3261 4 года назад
Ilahow shartooda kaqabo mcnto babyga allaha qadirka hakaga qabto ilmahagii o dhan kaga so qaad inshaallah
@ayan-canada4664
@ayan-canada4664 4 года назад
Mashallah illahow samiir ku arsaq carurteda uxafid ya allaha carurda isoceli wa hoyoo allow ka xafid sharka galada walal sabir inallah macaa sabirin ishallah wad gulesandonta
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 4 года назад
Allaahuma Aamiin
@roblox.5881
@roblox.5881 4 года назад
Amin.
Далее
Она Может Остановить Дождь 😱
00:20
MOGADISHU MY MINE AND CITY....
13:54
Просмотров 23 тыс.
MAXKAMADA OO CAWA XAAJI DABCASAR ISKEENAY
21:37
Просмотров 7 тыс.
Digniin kusocota Galbeedka Gobolka sitti
15:18
MOGADISHU MY MINE AND CITY....
16:05
Просмотров 30 тыс.
SHALEEY IYO MAANTA  ABDULLAHI YARE,  KAAF IYO KALA DHEERI
26:45
20 июля 2024 г.
0:11
Просмотров 2,7 млн
Утонуть НЕВОЗМОЖНО 😱 #Shorts
0:19