Тёмный

Wareysi #1 - Xil.Sanyare - Maanta  

HANOOLAATO
Подписаться 477 тыс.
Просмотров 134 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Опубликовано:

 

24 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 402   
@garasfilmsvlogs2136
@garasfilmsvlogs2136 Год назад
Reer Mudug maihi aniga puntland iyo Galmudug labadaba mid maihi.. Lkin. Somali aan ahayoo sanyare warkiisa dhan sidoo iigu socday 1 daqiiqo camal ay ila noqotay... Waan rajeyna in aad mar uun Mdxweyne noo noqoto inshallah
@user-zm2ge6wf7m
@user-zm2ge6wf7m Год назад
سبحان الله العظيم
@shamsofarasle8198
@shamsofarasle8198 Год назад
Haa wlhi
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Год назад
Waa Runtaa Warkiisu Waa Xaqiiqo Waan Kugu Raacsanahay.
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Год назад
Armuu iskuxaaraa markuu MADAXWEYNE noqdo?
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Год назад
Somali lee matihidoo
@elminasibb
@elminasibb Год назад
Ninkaan ku qabiil ma ihi lkn Illaahay baa igaga marqaati ah warkiisa wuu i deeqay, waana nin aan walaalo ku nahay nacaybka khawaarijta Illaahay cadowga ha kaa ilaalsho adeer
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Год назад
Qabiil baga tuur taageer wixii fiican
@xogbaar
@xogbaar Год назад
Ku qabiil baa tahay yaa kugu yiri markaad waxaan soo qorayso Ma dadka kale ayaad hab qabyaalaysan ula dhaqantaa
@elminasibb
@elminasibb Год назад
@@xogbaar af Soomaaliga si fiican u qor ka hor inta aadan su’aal i weydiinin, haddii aan qabiil ku kala soocana adiga kuuma taal.
@xogbaar
@xogbaar Год назад
@@elminasibb Wax kale oo aad sheegto ayaad garan wayday ee afsomali qaldan ma qorin Balse qabyaalad waxii aad ku hesho waxba ha naga siin
@cabdinuuryaasiingeelle2396
@cabdinuuryaasiingeelle2396 Год назад
runtii anigu sanyare waan jeclaa inuu joogo gobalka Mudug waana rajeynayaa inuu inoo soo noqdo amase madaxwaynaga Somalia 🇸🇴 uu noqdo. waxaan ka soo jeedaa koonfurta Gaalkacyo haddana kuwa xilka ii haya wllhi illahay baan ku dhaartaye waxaan ka jeclahay xildhibaan sanyare, allaha inoo daayo .❣❣
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Год назад
Cabdinuur Beentaa maaha walaal waa ninka gaarsiiyay gaalkacyo in labada shacab ee mudug ay yihiin walaalo isdhexmareen isku kalsoo naadeen dhalinyaradii maanta isla shaqaynayaan hogaamiyahaasoo kalaan ubaahanay Galmudug iyo puntland kalsooni inay ku wada shaqeeyaan ayuu nagaarsiiyay illaahay ha xafido
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban Год назад
Lipaah gaalkacyo midnimada guul u ah 💪🏿💬
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Год назад
Qofku daacad haduuyahy ilahaayna kaashado wax kasta wuu ka miro dhalinkaraa!
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 Год назад
Gaalkacayo waa meel aan kusoo koray dhowr iyo toban sano ayaan moogahay dadka waxay rabaan bay ka sheegaan balse wallaahi waxaan qirayaa reer gaalkacayo waa dadka ugu gobsan soomaaliya koonfur iyo waqooyiba waxaad tihiin labeenta umadda soomaaliyeed ee allaha idin dhowro
@cabdinuuryaasiingeelle2396
@cabdinuuryaasiingeelle2396 Год назад
@@odaykasheekee6929 sidaas weeyaan wllo dadka siyaasiyiin xun baa xumeeyee dadku ma xuma sxbdayda kuwa ugu wanaagsan ayaan ku leeyahay dhulkaas oo haddana waan ku soo bar baaray.❣
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Waa warbixiintii ugu xiisaha badneyn ee aan dhageysto waa cashar halaga faideysto sanyare, cimriga iyo cafimaadka alle ha ku barakeeyo, love you from Hargeysa
@abaanasanka9685
@abaanasanka9685 Год назад
This guy is absolutely Hero 👍
@jerbeee
@jerbeee Год назад
Been aqrinaa... Gaalkacayo wali Dilalka waa ka socda
@abaanasanka9685
@abaanasanka9685 Год назад
@@jerbeee I can see you are one of those qawaarij
@aminaismail2169
@aminaismail2169 Год назад
Surah farij sheikh iMac
@maanmohamed
@maanmohamed Год назад
Gudoomiye sanyare wlh waqti adago soo maray siduu uga shaqeeyay amniga mudug waaku xasuusa doona🙏 re galmudug hada nahay xushmad gaara kuu hayna wa rajeyna ina noso laabo doontid
@yahyemohamedhussein9237
@yahyemohamedhussein9237 Год назад
aniga reer mudug ahay dhanka puntlanad lkn aad baan ujecelnahay walaalaheen mudug ee galmudug noolaada
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 Год назад
Yahye sidoo kale walalkey kuligenba aan noolaano oo cadawgeena ka guuleysano
@SaMo-ln8ih
@SaMo-ln8ih Год назад
Ninkaan waa nin geesi ah somalinimaduna ka go an tahay. Ninkaan waa in madax wayne ama ra’iisalwasaare laga dhigaa , waa ninkii mudug oo somaliya ugu dhib badan heshiiska dhex dhigay shabaabna ka sifeeyay gobaladaas dhexe. Allaha cimrigiisa barakeeyo. Anigoo gulmudug u dhashay ayaan taageersanahay sanyare horey u soco guul iyo gobanimo!!!!
@shamsofarasle8198
@shamsofarasle8198 Год назад
Somalida dhan hadey wada sanyare ahaan lahayd barwaaqo iyo farxad kunolan lahayn qurbana nama daashadeen ee ilahow noobadi isaga oo kale aamiin yaarabi
@SaMo-ln8ih
@SaMo-ln8ih Год назад
@@shamsofarasle8198 Aamiin walaal!
@farahali6399
@farahali6399 Год назад
Nin Karmeed haduu jiro waa Sanyare. Somalia waxbaa iska badali lahaa haduu ahaan lahaa Wasiirka Arimaha Gudaha ama Taliyaha NISA midkood. “Wadankaan ba’ayoow yaa ku leh”
@jamaadan7103
@jamaadan7103 Год назад
Mahadsanid Sanyare waan ku diirsaday waxqabad kaaga kartidaada rabbi baan kuu weydiinay nabadalyo caafimaad waan ku garab taaganay Ayaanle Mahadsanid walaale
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Год назад
Allahu akabar ninkan oo kala somaliya sharafatedi socelin kara 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️👍
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Alle cafimaad iyo Nolol dheer ha siiyo Sanyare haloo duceeyo soomaaliyay waa nin Somali nadiif ah bilaa qabyaalad ah oo waliba naxariis leh, waligiba anigu nin reer waqooyi ah baan ahay besha dhexe Laakin waxan dareemaya Sanyare oo miidhan haday madax ka noqon lahaaayeen somali ma kala tagteen,
@xadeedseexdeacademy7606
@xadeedseexdeacademy7606 Год назад
Soomaalidu haday hogaamiye waxbadalaya rabto waakaa astaamaha hogaamiyaha waa ka arka aftahanimo dhiirranaan deganaan qofka oo shucuurtiisa Xakamayn kara ,aragti Dheeraan , dhimrin iyo naxariis ugu dammayn waa rag yaqaan dhaqan Soomaaliyeed leh oo ninkii qoyskiisa gummaaday ubadkiisa buu quudiyey
@burhansamatar7983
@burhansamatar7983 Год назад
Geesi geesi dhalay, Mr. Sanyare, ilaahay aakhiro iyo aduunba haku xifdiyo...
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 Год назад
Anigu waxaan ahay habar gidir ku nool kuna dhashay mogadisho waxa jeclaan laha sanyare in lo dhiibo mayorka mogadisho waayo wa nin karti leh yaqaanana sida lola dagaalo xaaranta shabaab lkn wadankeeni sadly qabiil ba ragaadiyay moyorka mogadisho nina abgaal aheen loma dhiibi karo
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 Год назад
Masha Allaha tabaarakalaah Noloow Allaha ku barakeyo Geesega Afrika noo noqo
@sali3492
@sali3492 Год назад
Kan kuu fiicnaa Wasiirka Amniga wallahi!
@fahima6186
@fahima6186 Год назад
We need lots of man like him MASHA ALLH👍❤️
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 Год назад
Wallahi sanyare caadi ma aha raag raag dhaley waye iyo Somalia asiga madaxweyne ka noqon lahaa oo in helyey waye siyaasi dhab waye,Somalia siyaasiintooda sanyare cml ha u fikiraan cml waa nin run sheeg ah waye xil.sanyare noolow Allah ku xifdiyo.
@_Aurora293
@_Aurora293 Год назад
Masha’allah ayaanle walaalkay nin culus baakeentay maanta
@shanaolli7007
@shanaolli7007 Год назад
Ninkaan mey dowlada u dhiibto Amniga? Sanyare waa nin Masuul ah👏🏼👏🏼👏🏼
@ismailali4274
@ismailali4274 Год назад
Asc Ayanle aad baa u mahad santahay ilaah aduun iyo aakhiro haku liibaano inta badan badan wayn jeclahay waraysiyadaada in yar mooyee inta yarna dhibku adiga ma ahan ee waa qofka aad markaa waraysiga ka qaadayso guduumiye sanyare runtii waa nin diin iyo dadnimo leh waraysigan waa one of the best top 10 gudoomiye sanyare ilaah haku xifdiyo waligaa islaanimada iyo somalinimada haka hoos marin waana mahad santihiin Asc
@abdirahman77
@abdirahman77 Год назад
He is a national treasure.
@nabiilvlogs4878
@nabiilvlogs4878 Год назад
Rer galmudug sanayre dhankisa lagama maro sanyare la an gobalka mudug waa mugdi anoo wil rer galmudug leh arintas
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Год назад
Cali Dheere caagada u ku istijoodo ayu ku caba 😂😂😂 waa sawir runta ka turjumaya
@abdirizakholand9070
@abdirizakholand9070 Год назад
Ninkii Alle gacantiisa nagu nooleeyeeyay Sharaf Ku noolow our #hero
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Год назад
Xildhibaan Sanyera mahadsanid guulayso Insha'Allah.
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 Год назад
All respect and hats off for the Ex Governor of mudug Hon. SANYARE.
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Год назад
Masha Allah runtii Hanoolaato Waxaan rajeynayaa inuu isku bedeli doono TV 📺 taarikhda keydiya. Mahasanidin Wariye Ayaanle iyo Xildhibaan Sanyare.
@user-zm2ge6wf7m
@user-zm2ge6wf7m Год назад
Fiicnaan laxeed inay soow tabiso wareesi xaqiiqda kusaleesan Lkn madhixikaro waxa yaabaxa sootabiya wax wangsan ilama ahan
@aliadan8349
@aliadan8349 Год назад
Pp
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 Год назад
Ilaahow unaxariiso soomali
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Год назад
Ninkaan waa nin wax og maansha Allah.
@duniyosaeed7590
@duniyosaeed7590 Год назад
200 oo nin oo sanyare oo kale ha hadaan heli lahey xamar gurigrena waan ku noqon lahayn
@hashiioumar5990
@hashiioumar5990 Год назад
Abti guul iyo gobonimo waxad qabatay . Ilahay ha kula jiro adiga somalida oo dhan amiin
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 Год назад
أحسن كلام سمعت من hanoolaato sanyare halgamaa Soomaaliyeed
@abdiali8315
@abdiali8315 Год назад
Waad mahadsan tahay ayaanle Sanyare guul meel walba oo aad jogtid Waxaad badbaadisay dadkeeena iyo degaankeeena
@aliiaali3523
@aliiaali3523 Год назад
Absolutely you are the right leader who need in Puntland to make safe place to live anyone in Puntoland and you make big change for the muduge , safe is what ever body need, because without safety is no live and I encourage you to keep up the safe, and hiring all kinds of children and women
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Год назад
Ninkan ALSHABAAB wey isla go een meelbuu saaray
@ccjubba2693
@ccjubba2693 Год назад
Hanoolaato Glkcyo ayn idinka soo salaamaa Saaka✋
@mohamed88466
@mohamed88466 Год назад
Xaga koonfurta xigta miyaa gaalkacyo anaguba waanu joognaa
@ayocurry6340
@ayocurry6340 Год назад
Nuur yare doqon ma dhalo guulayso sanyare by kosarad
@abdullahiabdullahi4305
@abdullahiabdullahi4305 Год назад
Walaal Sanyare, ilaahay hakaa ajarsiiyo sida ku daysiimada leh eed ummaddaada ugu adeegtay adiga iyo intii kula shaqaysay. Maanta umadda waxay u baahantahay samatabixin, waxan jeclaan lahaa inaad kamid noqotid badbaadadeeda.
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Год назад
Masha Allah Xildhiban Sanyare Waa Geesi Nabadeyay Gobolki Ugu Dhibatada Badana soomaliya
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Год назад
Jizaaka Allah kheyr walaalkey for sharing 🙏 ❤ with us.
@allorehuseindhere3290
@allorehuseindhere3290 Год назад
Geesigan somaliyed baa mahad Salad laga doorta InaaLilaaah ❕
@abdihakinabdullahimuse7723
@abdihakinabdullahimuse7723 Год назад
Run badana allw kudhawar sanyare,🤲
@dayxa561
@dayxa561 Год назад
Mansha Allah cadow ga insiga Iyo ka shayedaanka Allah hakaa Qariyo walaal key gacale
@shamsudinabdi1288
@shamsudinabdi1288 Год назад
Waa muhiim inaa fahano, xilka inu yahay masuuliYad, ubaahan si ikhlaas ah in looguto. Mhdsnd xil.Sanyare
@MursalSalaad
@MursalSalaad Год назад
Mn
@zulthanapdalleapdifatah2856
Insha allah mar un inaan kula kulmo Baan rajaynayaa Aabe Sanyare
@abdirahmanmohamedmoallim
@abdirahmanmohamedmoallim Год назад
Ninkaan kale waa nin muhiim ah allaha cisi iyo sharaf hakugu nooleeyo
@globalmoneyexchange7272
@globalmoneyexchange7272 Год назад
Wlhi Waxaa Run ah, ALSHABAAB Ummada waa lagu dayacay.
@ahmedmohamed-lz5ms
@ahmedmohamed-lz5ms Год назад
Allah waxaan ka baryayaa in Al-Shabaab Somalia laga waayo, la iswaydiiyo xagee ka baxeen oon dib danbe loo arag!!
@faarahsaalah5548
@faarahsaalah5548 Год назад
Guddoomiye Sanyare Alle cimri dheer, caafimaad, cibaado suuban iyo awlaad saalixiin ah oo barakaysan hasiiyo Aammiin
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@duniyosaeed7590
@duniyosaeed7590 Год назад
Wa nin wax badan badan ka qabtey amaanka magaalo aad loogu kala aragti duwan yahay mansha alah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Год назад
Masha Allah baraka Allah Tabaaraka Allah. Jizaaka Allah kheyr.
@AliYusuf
@AliYusuf Год назад
Amazing, great work 👏 👍 👌 🙌 💪 😀
@ibrahimAden2022
@ibrahimAden2022 Год назад
masha Allah war dhafoor ayuu kuyala. sanyare rag badan oo dadka noolasha dhafiyey ayuu asna dhafiyey. maaha axmad madowbe oo kale kismayo canihi ayaa miga laga keeni layahay. wadooyinka oo dhan miina lagu asay. noolashi dadka waxay maraysaa meel xun. sanad ayaan kudarsani ayuu mesha lasoo taganyahay. walee dadka mitirki ayaa sugayo. Allana waa marqaati
@siciidmaxamed9918
@siciidmaxamed9918 Год назад
Sanyare Ragga Khawaarijta soo afjari kara ayuu ka mid yahay 🙏
@caliyare1373
@caliyare1373 Год назад
Ilaahay Xilka hanoogu dhiibo kuwo X.Sanyare oo kalaa madaxwayne buu u qalmaa Sanyare Gaakacyo hada inta uu ka mqanyahy waa ka dareena
@fahmaomar4728
@fahmaomar4728 Год назад
Amina aniga kaa miida ah illahay haa ii dhiibo xiilka adiinku shaqeeyo
@Zamuuzh
@Zamuuzh 2 месяца назад
Our Hero Cadawgaga u Noolow abti❤️🫶🦁
@mohamedhersiahmed7531
@mohamedhersiahmed7531 Год назад
X.Sanyare waa in ay Reer Puntland iyo GALMUDUG gudoon siiyaan Billad Nabadeed Allah ha sharfee. Xaqiiqdii haddii LA gaaro Qof iyo cod X.sanyare waan dooranaa I.a.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Год назад
C ladiif m Nuur Sanyare Waa shaqsi runtii.karti.leh Hadalkiisu.cadyahay Reer Galmudug si gooni Ah.ayaan u xushmeynaa .sanyare. Hadana waa xildhibaan heer fadaraal Ah In uu Baarlamaanka macne u yeeli doono Aaminsanahay. Team Hanoolaatto iyo Ayaanle Mahadsanidiin
@yaasmiinjamac9446
@yaasmiinjamac9446 Год назад
Maashalaah gudoomiya adeerkey qeyr ilaah ha siiyo waa geesi dacad farid ah inhalerbar kuwa diinta islaamka ku ciyaarayo ilaah ha ceebeyo nijaasta sheydaamada somalida gumado
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Год назад
XILDHIBAAN SANYARE WAASALAAMAYAA WAANA MY HERO WAANA SALAMAYAA
@mahamedabdisalan6238
@mahamedabdisalan6238 Год назад
Puntland waxyaalaha ka ilduuftay waxa kamid aha in sanyare fadaraalka loosoo diro waxan rajenaya in Xamar ka faaidaysato qibrad ahaan iyo in yahay nin dadka runta ushega
@maareeyemohamed7980
@maareeyemohamed7980 Год назад
Manshallah gudomiyaha alle ha bareekeyo shaqo adag buu qabtey
@duranabdi4105
@duranabdi4105 Год назад
Nin culus sanyare👏👏
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Год назад
Wallaahi waa runtiis MaashaAllaah tabaarakalaah wallaahi waxba dowlad maqan karto inteey reer Muqdisho, Alshabaaab hoosta ku haystaan. War naftu hal mar bay go'daa
@cabdullahicabdi9661
@cabdullahicabdi9661 Год назад
Waxaa been ahyn in gaalkacyo maanty ay hormar nabad iyo isdhexgal bulsho kajirto oo labada bulsho madmadawgii kadhaxeeyay lagasaaray meesha sanyare waa geesi waa nin hadalka aan kaganban maahan doqon anigu markii uu parlamanka aaday aad ayaan uguxumaaday waayo waxan filayey in uu gaalkacyo kusiihogaamiyo hormarkaaas iyo mid kasiibadan maanty majirto qad cagaaran oo udhaxeeya reer gaalkacyo waxaan mahadas leh alllaaah swt oo sanyare gudoomiye ugudhigay🇸🇴🇸🇴💙💜💜
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 Год назад
Great show brother Manshalah
@kenyaawi9112
@kenyaawi9112 Год назад
Absolutely thank you Awoowe I hope you Another time Again
@MohamudMohamed-rn4wm
@MohamudMohamed-rn4wm Месяц назад
Masha allah waa qof ilahay karti iyo dadnimo u dhiibay Hadana u bareeray nabad diida meel saaray
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 Год назад
Masha allah Waa geesi runtii
@ahmedali-zt9ih
@ahmedali-zt9ih Год назад
💥💥💥DON LEGEND TALIYE SANYARE 💥💥💥
@muslimdaahir6794
@muslimdaahir6794 Год назад
XILDHIBAAN SANYARE WAAA HOGAAMIYE ALLAAH JANO HAKADHIGO ABAALKIISA
@mistycloud4455
@mistycloud4455 Год назад
Somalia has a bright future we need to study hard and build our country
@MsQeyliye
@MsQeyliye Год назад
Aad baan uga helay xogbadan sida shabab ushaqeyan . Waysiga sanyare hanolato mahadsanid
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Год назад
Ninkaan Xildhibaan Sanyare Waa Geesi Waana Hogaamiye Karti & Dadnimo Leh Keliya Puntland Nabadeeda Kama Shaqayn Laakiin Waxaan Oran Karaa Soomaali Weyn Ayuu Nabadeeda Ka Shaqeeyey Waxaana Aan Ku Ammaanayaa Inuu Soo Af-Jaray Colaaddii Puntland & Galmudug Allaha Dhowro Xildhibaanka.
@hqaali9525
@hqaali9525 Год назад
maashaa alaah walal ayaanle waa ku salaamay salaan ka dib walaal fariin iga gaarsii xildhibaan sanyare waa u ducaynaynaa mudug ha ku soo noqdo waayo mudug muqdisho ayey u dhigantaa hada waana la tabay iguna salaan
@ylxdhr5359
@ylxdhr5359 Год назад
Ilaahey haku sharfo san yare
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 Год назад
Wcs sanyare horay u soco ilaahay Mudug nabad waarta ha dhigo
@colaadcabdi475
@colaadcabdi475 Год назад
Runtii halkaas waxaa kacad in mushkilada gaalkacyo haysatey ay qeyb weyn ka ahaa yeen siyaasiyiinta buntland waayo waxa is badalka keenay waa shaqsi u qalbi furnaaday shacab kii iyo siyaasi yiin tii ree gal mudug ee raadinaayey cid la qaadata nabada gaalkacyo hal ragii hore ay soo wadan jireen ciidan loo soo aqriyey in xalku ku jiro xabad iyo dagaal sanyarana wuxuu soo wadan jirey ciidan uu u sheegay in aysan kala maar min labada dhinac
@qadiijomuse7479
@qadiijomuse7479 Год назад
Xildhiban sanyare ilahay haku xifdo meesha aad joogtaba ilahay sharta ibniadanka iyo mida shaydanba ha kaa xijaabo cilmri dheer caafimaad iyo cibado suuban ilahay kaga baryayaa ducadaa waad naga muteysatey shayadin dhiiga umada somaliyeed xalashadey baad ka qabatey ilahay baa garab kugu siiyey maansha alaah
@ibrahimbrody2720
@ibrahimbrody2720 Год назад
Mashallah waxey aheyd wareysi muhim u ah dadkeena
@ayanfarah9301
@ayanfarah9301 Год назад
wlhi aduun iska dheh Galkio waxan xasuustaa anoo 1:00am aroos kaimada oo kaligay wadada lugeenaya nabad darteed maaantana illahay wuxuu qadaray dadkii in ay guryaha kasoo bixi wayaan oo dadkii lagu dhameeyo magalada allah ayaaan u baryaynaaa insha allah illahow nabad kasoo dabaalsii Galkio 🤲🤲🤲
@nacimohassan2582
@nacimohassan2582 Год назад
Waa nabad baa lalahaa hader
@ayanfarah9301
@ayanfarah9301 Год назад
@@nacimohassan2582 walashay alle hau siyaadiyo nabada
@Abby2003-m8f
@Abby2003-m8f Год назад
Wanka xumaday mrkaan maqly asoo DHAHAAYO Adinka baa I dhibaa oo kumaba tugado masjidkiina 🙄 lkn legend sanyre hore u soco wareysiyaan wxbdan baa ikaga baxay
@Saynababoqran
@Saynababoqran Год назад
Al shabab waa maati doxayaal umada hala qabto halayay weeye sanyare❤
@FarhandhagacadeFarhaan
@FarhandhagacadeFarhaan Год назад
Cabd ladiif wlhi waa nin qaran geesi run ah rabbi haka ajarsiiyo shaqadii aad mudug ka qabatay
@bilyhaji6208
@bilyhaji6208 Год назад
Ninkaan Puntland haloodhiibo walhi wa laandheeree 👑
@yeswecan.8379
@yeswecan.8379 Год назад
Geesi alle ma xilo.🙏🏾
@Somaliland-First
@Somaliland-First Год назад
Sanyare waa nin cajiiba runtii. Xasan Sheekh haddii uu doonayo Banaadir in Al-Shabaab laga sifeeyo, ninkan guddoomiye ha uga dhigo.
@yonisali9841
@yonisali9841 Год назад
Maasha Allaah
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Год назад
Thank you hanoolaato chan , , , for this docum,,,,,, !!!!!!.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Год назад
Sanyare illaahay ha xafido
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 Год назад
Ayaanle Nio Ninkaan Waa hore Maxaad u wareysan wayday. Runtii Waa nin Wax badan og. Geesi ah xalaal ah. …Ilaan Somalia Waxa baqsaday Waa niman caagada ay biyaha ku cabaan ku istanjooda. la xawla wala quwata ila bilah. Walahi Waan qiiroooday.
@Ahmed-hk8bt
@Ahmed-hk8bt Год назад
our hero💟👑
@fay6834
@fay6834 Год назад
Maasha’Allaah Allaah yaa cizak
@abdulgaadirahmed9219
@abdulgaadirahmed9219 Год назад
Hanoolaato taariiqda ayaa xusidoonto , Hore u soco dadka iyo dalka wax uma keed sano keediye noqo hanoolaato tv
@fastridetransportation8148
@fastridetransportation8148 Год назад
Shakhsi qaali ah!
@loosh8071
@loosh8071 Год назад
Xildhibaane waxaad tahay shaqsi wax qabad iyo karti badan ayaa tahay guulayso mudane
@abdullahihassanahmed3477
@abdullahihassanahmed3477 Год назад
Argagixiso waa ka ilmeesiise Allaah ku janeeyo sanyare
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban Год назад
Gud sanyare gobolku wuu ku sugayyaaa 💪🏿👍
@MohamedAhmed-dx7wm
@MohamedAhmed-dx7wm Год назад
Gudoomiye sanyare shaqo fiican ayaa ka qabatay gobolka mudug adiga iyo team kaaga waa ku mahadsantihiin, madaxweyne Denni oo kugu aaminayna waa mahadsan yahay.
Далее
Получилось у Миланы?😂
00:13
Просмотров 1,6 млн
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA PART 2
35:52
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27