Тёмный

WAREYSI 2/2- CABDI FARAX LAQANYO - WAA MAXAY SIRDOON 

HANOOLAATO
Подписаться 476 тыс.
Просмотров 125 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/

Опубликовано:

 

3 июл 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 187   
@uzaydbinuxudayr6277
@uzaydbinuxudayr6277 3 года назад
Wali qof somali ah oo ka wadani san ma arag oo cid walba inuu ilaaliyo ayuu isku dayay dawaladii bur burty wxa uu iskadiiday inuu wx kashego sirdoonka hada jooga waxa uu iska ilaaliyay inuu wax kasheego mancha alaah waa qof somaliyeed oo kale oon hoosta ka xariiqay cafimad ku nolow laqanyo
@halimaahmedfarah5417
@halimaahmedfarah5417 Год назад
Amin walal
@mohamudabdisalaan6155
@mohamudabdisalaan6155 3 года назад
Caajiib walahi Suaasha ah goormuu sirdoonku ugu cabsi badan yahay jawaab cajiibuu kabixiyay Ninkaan aqoontu runtii waa ka muuqataa
@abdullahimohamed8199
@abdullahimohamed8199 3 года назад
Masha allah mr ayaanle .much respect from buulo burde🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-sl4fg1md7h
@user-sl4fg1md7h 3 года назад
Guddoomiyihii Hore Ee Gobolka Hiiraan Col: Cabdi Faarax Laqanyo Shaqsi Sarriig Akhlaaq & Dadnimo Illaahey Siiyey Guuleeyso Jaalle.
@mohamednour4793
@mohamednour4793 3 года назад
Nin sharafle oo ciidan yaqaan mashaaa allah
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 3 года назад
Masha Allah Barnaamij Xiiso leh Mr laqanyo Dowlada u baahan asagoo kale. Guuleyso Abti Ayaanle
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 3 года назад
Maasha allah Cornell abdi Farah laqanyo waa oday soo jabay oo qibradiisu muuqato. Waxaa si dareen leh ii soo jiitay qaabka uu sharaxay. Shaqada sirdoonka. Lkn nasiib darro. Kuwa maanta hey,adda ugu sareeyo waxey noqdeen. Siyasiin
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 3 года назад
Maashaa alah waa nin dhisan oo wali akhlaaqdii ciidanka ilaalinaya mahadsanid laqanyo
@mohamudgeedi5950
@mohamudgeedi5950 3 года назад
Mansha allah ha nolaato nolaado inta ay nolali jirta waan ubahanahay barmamishkani iyo kuwa kale oo badani shaqo wacan
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 4 месяца назад
Hasheegan hargaysa Hana kudan seegin way tashatay ,eraygan aniga ayaa idhi oo 1991dii waxan dugsiysda kudhigaa halgankii abashay iyo hagardamadii milatterygii somalia!!!.
@hibougaas5600
@hibougaas5600 2 года назад
Ayanle aniga waligeya waxan jecalaya ina ana dowalada somali ushaqeyo waxan kudhashataya daganad balacat waxa barasho mahelina lakina wlhi wana jecalahay ina ana wadanageyaga udhinato somali gulaa
@jamahusein9395
@jamahusein9395 2 года назад
Waa khuburadii loo baahnaa in Hay'ada u Xilsaaran Hawlaha Qaran Ilaalinta ay musdanbeed u noqdaan si ay waayo aragnimo ugu biirshan. Mahadsanid Aynlow, nagana ilaali akhyaarta haldhinaca kararan. Thanks
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 4 месяца назад
Aniga oo dhashay 1991kii ayaa hasheegan hargaysa xaga horse kuugu leh
@habibamahamud7544
@habibamahamud7544 3 года назад
Dad waa dadkii hore una soo shaqeeyey hager la.aan maantana waa loo jeedaa
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Masha Allah wa abdi farah laqanyo wa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba walal waxa tusaale u tahay dhalinta maanta
@kamaaldurraan42
@kamaaldurraan42 3 года назад
ماشاءاللہ
@somalisoomali4888
@somalisoomali4888 3 года назад
Wax qarsoon ma jiraan, waxkasta waxbaa laga qorey. Ayaanloow ku dheh Laqanyo buug qor. Haddii kale saaxiibadiisa ayaa qoraya.
@taamnoor2255
@taamnoor2255 3 года назад
Allow wadaniyaashena nooxafid dawlad cadil ayaan ku weydiisaneynaa dowladnimo Waa qaran dowlad waligey ma arkin wadankena waana jaclaan laheen in lahelo dowlad caadila waxaana dhihi lahaa dalka dhalinyarada haloo daayo o hala saro masuliyada odayasha mamama ey sodalen
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 2 года назад
Wax walba markey Caadi yihiin Ayaa ay ugu Xuntahay, ayaa Uu yiri, Hadalkaas Waà iga gadmay Walahy.
@abdikadirdayib2883
@abdikadirdayib2883 2 года назад
My best channel
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Год назад
Mashallah ♥️ ♥️ lajan abo Somalia 🇸🇴 wa nin aad uwanagsan sida kamuqato
@taamnoor2255
@taamnoor2255 3 года назад
Mashallah ❤️ waa barnamij quruxbadan horay u soco ayaanle
@somalimum7356
@somalimum7356 3 года назад
Masha allah ninka odagaa ha lagu daro waayoo Wibra’s buu leeyahay
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 3 года назад
Ayaanle) Mr Sarkaal Liqinyo waxbadan buu u soo joogey lines Ninkii Haystey Sirdoonkii Somaliya wuu nooleey Welina Mad wareysan
@saacidraage8608
@saacidraage8608 3 года назад
Ddkaaan ookleH ayaaa looo baahan yhyna
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 3 года назад
Hanolaato fadlan interviews-ka sirdoonka nosoo badi mahadsanid
@gaaradoyusuf9319
@gaaradoyusuf9319 3 года назад
Mash alah
@salaadkuusowxaaji7908
@salaadkuusowxaaji7908 3 года назад
Masha Alaha
@cabdillaahidheere7140
@cabdillaahidheere7140 3 года назад
Kkkkk liqiyo masha allah xigmad ayuu ku halay waana laga faa.idayaa somaliya waa laga faa.idayaa
@abasshoussein-cj7jz
@abasshoussein-cj7jz Год назад
Macha Allah waa sargal sir leh
@calixasanalihappy7201
@calixasanalihappy7201 3 года назад
Marka laga hadlayo arimaha sirdoonka waxaan soo xasuustaa qisadii Amina Al-Mufti sirdoonadii Israel (Mossad)
@ilyesibrahim787
@ilyesibrahim787 3 года назад
ALLAH hanoobadiyo wadaniyiinta iyo ahlu diinka. Ragii hore majoogaan.
@AhmedHassan-ci4gl
@AhmedHassan-ci4gl 3 года назад
Abdi farah laqano runtii waa ka muuqataa aqoontiisa iyo xirfada ciidanimo, alle haku sharfo adeer qof shaqadaa haya uunbaa dareemi kara runtii, jawaabta aad ka bixisay goormay ugu werwer badan tahay ciidanka shaqadaa haya.
@fadumohersi9265
@fadumohersi9265 3 года назад
Maanshaa Allah waa qof wax soo bartey oo aan qabiil eegin. Wax lagu aaminikaro👍
@asmnysiin8279
@asmnysiin8279 3 года назад
Sax runtii dhabtad ka hadashay
@sayidaxmed1655
@sayidaxmed1655 11 месяцев назад
Laba wareysiba waan kugu taageersanahay midkan iyo kan Gen. Gaafow labadaas wareysi waan kugu wataa ...😅😅😅
@calimire7928
@calimire7928 3 года назад
Caadi maaha Masuulkan
@kamaaldurraan42
@kamaaldurraan42 3 года назад
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎
@dhiimaofficial8741
@dhiimaofficial8741 3 года назад
وعليكم السلام و رحمة الله وبركاته
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 3 года назад
Laqanyo mxa wadankada add shaqa ugu qsban weysaay Ado aqoon u leeh sirdonka
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 3 года назад
Wariyaha warisigisu uma dhama xirfad ahaan
@kamaaldurraan42
@kamaaldurraan42 3 года назад
ayaanle waad mahadsantahay
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 3 года назад
WAA SAX HAWL QOFKASTAA QABAN KARO MAAHA, WAA HAWL ADAG, AQOON, KARTI, CAQLI, ILDHEERI, DHIIFOONI BADAN U BAAHAN, Amniga waddanka oo dhammi nabadsugidiisuu ku xidhan yahay.
@mohamedgulled923
@mohamedgulled923 2 года назад
Odayaashan oo kale ayaa dalku u baahan yahay. Dadka madaxnimada nasiibka u helaa waxaa waajib ku ah in la soo hormariyo dadka wanaagsan si dalku u dhismo, danbiile ayashana lala xisaab tamo.
@KabtanJeey
@KabtanJeey 3 года назад
🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@somalicitizen5933
@somalicitizen5933 3 года назад
Waxban kaa faiday
@omarelmi820
@omarelmi820 2 года назад
Asc ayaale iyo cabdi faarax iftiinka aad miseen
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 2 года назад
Qofka markuu wax uu yaqaan ka waramayo adoo sii jeclaysanaya ayaa sheekada kaa dhamaanaysaa walaahay
@mohaabdirizak4770
@mohaabdirizak4770 3 года назад
Abduqadir ali diiriye noso qabo sxb ayaanlow waa nin waxbdan lasocdo 💯🙏
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 3 года назад
Zxp wuu dhintay AHUN
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 года назад
Hanoolato barnaamijka horaantisa ayaa lagubilaa qofka tarikh nololodkisa waana muhiin
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
Yaasalam
@cabdiraxmaangaawe5614
@cabdiraxmaangaawe5614 2 года назад
Masuul sare adigoo mahadsan habka labixida lacagta ii faafahi
@abdisalamhashi2235
@abdisalamhashi2235 2 года назад
If there's no Enemy within the outside Enemy can do no harm. Excellent interview Well said words. Very knowledgeable and intelligent Secret service man. Waxaan u arkaa nin Somali ah oo wadani ah. Masha Allah. Allah ha ku barakeeyo masuul.
@sahromohamed1749
@sahromohamed1749 3 года назад
Waad mahadsantahay wadanka shaqo fican Ayaad u so qabatay
@inahusseinahmed7137
@inahusseinahmed7137 3 года назад
👏👏👏
@shufeyrhore2422
@shufeyrhore2422 3 года назад
Waa barnaamij fiican laakiin waxa aad noo soo gudbineyso iyo cida aad ladagaashantahay noo kala saar
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 3 года назад
Dareewal hore Smart libaax)
@muxamad8022
@muxamad8022 3 года назад
Ninkaan waa in aqoontiisa laga faaiideeystaa, Somalia dhibka heysta ayey kamid tahay in aanay dadkeeda aqoonta leh ka faaiideeysanin, Beri markuu dhinto ayey aas qaran iyo geesi buu ahaa iyo waxaan loo joogin la imaanayaan, Cabdi faarax labo sifo oo muhiim ah ayuu kulansaday, Koow waa nin aqoon leh, Labo waa nin shaqo diyaar u ah
@daniistecaqlileh482
@daniistecaqlileh482 3 года назад
Meygaag m.a sxb waxaa tahay saaxibul aqli ok sxb degaankeed kaso jeedaa adigoo raali ah
@muxamad8022
@muxamad8022 3 года назад
@@daniistecaqlileh482 Soo dhawoow walaal, Anigu waxaan ahay nin reer hiiraan ah, Beel ahaana labadaan nin baan ku reer ahay 🤣
@daniistecaqlileh482
@daniistecaqlileh482 3 года назад
@@muxamad8022 thank you sxb
@muxamad8022
@muxamad8022 3 года назад
@@daniistecaqlileh482 Soo dhawoow xagee ka Soo jeedda adigu?
@daniistecaqlileh482
@daniistecaqlileh482 3 года назад
@@muxamad8022 waan kaa sii xageeyaa dhankaa iyo mudug sxb hhhhhh iska fahanoo
@falisissahak
@falisissahak 3 года назад
Asc Hada waxaa yimid ma ogtahay inaan nisa inaan ahay sirdoon oo ku faanayo Walee ayaanlow kuwa maanta jooga ayaan xaqiiq keenin ashabaab baaba ah iska daa aqoon iyo qof diyaarsan cabdi faaraxo waqtigaagi iyo kuwa maanta waa kala duwan yihiin kuwa maanta iyo umaday u adeegayaan illahay baa u maqan
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 года назад
Haa wlhi ninKa sirdoonka ah waxaa loogu tagalay inuu qarsoonaado lkn kuwa maanta joogaa iyagaaba is faaninaya
@mardaadisaana5105
@mardaadisaana5105 3 года назад
Cajilkan waxaa ubaahan sanbalooshe
@lailaabdirahmaan7962
@lailaabdirahmaan7962 3 года назад
*Fursad SHAQO OO DAHABI AH:* 1: Ma tahay qof bilaa shaqo ah? 2: Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3: Ma tahay qof ku daalay sidii shaqo u qalanta u heli lahaa? 4:Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu? 5: Ma doonysaa inad wakhtigaag xor u noqotid oo xili kasta oo aan cidna ku xakaminin? 6: Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7: Ma rabtaa inad kordhisid dhakhligaaga lagaceed? 8: Ma doonaysa inad hesho laba dakhli oo kale ah lacag malin la ah iyo mid bil ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONANIN SHAQADAN:* 1: Aqoon ama shahaado 2: Damiin nooc kasta oo uu yahay 3: Meesha aad joogtana kuma xidhna shaqadu Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad *HAA:* kaga jawaabtay *FADLAN:* nagala so xidhiidh whatsApp number ka 2520637299035 ama ku dhufo link.DIGNIIN!!! please iska joog hadii aanad diyaar u hayan shaqo loma bahan qof sogala groupka oo left ka qaata hadii ayaa ka go'aantahy inada shaqaysto welcome wanu ku cawinaya si wada jira baynu wada shaqaysanayan go'aan guuli kama so hadho Hadaya ku xidhantahay inad hesho dakhli malin la ah mid bile ah iyo mid sanad le lah hadba ku so dhowow gacmo furan walal ku kale nool dunid meel kasto ayaa joogan waya ka faaiidaysan karan fursadan qaaliga 👈🏼👈🏼 chat.whatsapp.com/DO6J1s7zsQaITh614WBqn6
@farhan928
@farhan928 3 года назад
maa shaqo iyad ii haysaa leila?
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 года назад
Ayaanle waa nin yar oo aan fikir ka heysan dowladdii kacaanka. Taas waxey u keentay inuusan ku fiicneyn su, aalaha uu weydiiyo dadka. Su, aasha uu weydiiyey ee nabad sugidda ku saabsaneyd aad ayuu ugu qaldamay, waayo ayaanle ma ogeyn sharaftii eey nabad sugiddu laheyd waqtigii dowladdii kacaanka
@lailaabdirahmaan7962
@lailaabdirahmaan7962 3 года назад
@@farhan928 hadii aad diyaar tahay kalay nala shaqeeyso wllo qli
@farhan928
@farhan928 3 года назад
dee waa halkee leila shaqadu?
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Год назад
Ayaanle dumarkii makaa dhamaadeen
@cabdilahimaxamad3904
@cabdilahimaxamad3904 3 года назад
Xerada hilwene walahi wan aqan qixi ban dagnay akteda
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
Oh my god
@khadarmohamed4359
@khadarmohamed4359 2 года назад
Wuxu yiri qofka marki intelligence lo qirayo lix bil la baaraya dhan kasta kadib la eegaya in lo qaadan karo intelligence
@awdeeq
@awdeeq 3 года назад
كلن يشرح مكان واحد في كل شي
@user-jl6ki1uy6q
@user-jl6ki1uy6q 4 месяца назад
@sumibadar2347
@sumibadar2347 Год назад
Abtiyoow inaan sirdoon noqdo again Rabat
@nabadbile4033
@nabadbile4033 29 дней назад
Walahi ninkan profession kaas wuu ka muuqdaa, "wuxuu yiri farsamoyin ayaa jira aan halkan ka sheegeynin " warbaahintaa waxaan ka codsanayaa in ay aysan qodqodin xogaha wadanka ee u baahan in la qariyo
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 3 года назад
Ha nolato add u tagera
@dekawarsame1827
@dekawarsame1827 3 года назад
Cajib
@Mci-Somalia
@Mci-Somalia 6 месяцев назад
Abdi Farah Laqanyo Halkee Laga Xariiri Karaa Adeerkan
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 года назад
Waa kuwaa Ragii wax ku soo bartay Dalka ee ka run shegaya wixii jiray ee wali shaqayn kara, shaqadi kasaya Aqontedina leh lakiin waxa hortagan Moryan qori wata Oo aan Maadi iyo Diin wax ka kasayn ee Xaraan ku koray.
@AyaanDaad-nk2xz
@AyaanDaad-nk2xz 8 месяцев назад
Magaladan ku noolahay wxy i yidhaahdaan sirdoon aya thy mana yihi
@CabdimaalikCismaan
@CabdimaalikCismaan 11 месяцев назад
Waxaad kasoo hadasha siyaasada meelaha lagu barto sxp
@sayidgacal4689
@sayidgacal4689 Год назад
Mahan waraysiyda nocan ah in labaahiyo
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 3 года назад
Reer Koonfur Talaansiinayaa madama aad jiidh Somali nala wadagtan. Kow sirdoonka aad sida shicibka meelkaste dhigtaan ka daaya ilayn Sirdoon looguma yedhen hadii ciidan caadiya yihiin. Laba dadka aad uga shakidaan Alshabab sheega ha aamusinee khayr iyo amni badan ayan idin rajaynayaa✌🏽
@asqarpoi8351
@asqarpoi8351 11 месяцев назад
Wll qofka dawlada ka tirsan ayaaba ka shakine ee aad xogta la wadaagyso 😮
@xamdabasha3927
@xamdabasha3927 2 месяца назад
libax somaliyed walhi waxan jeclan laha inan sidaso kale noqdo lakin ala xal oog
@alalialmaqribi4188
@alalialmaqribi4188 3 года назад
Jabhada Tigree ayaa soo bandhigtay maxaa biis kumanaan oo Ciidanka itoobiya ah oo ay kuqabteen dagaal muda kasocday gobal kaas, midkoodna inuusan guuleesan ayaan rabi kabaryaa, insha allaah ha isku gubtaan,
@ramloify
@ramloify 2 года назад
😱😱😱😱
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 3 года назад
Ayanle sida add warar iyo qisoyinka somalida add no so badhigtaay
@user-xi3uz7wv2o
@user-xi3uz7wv2o Год назад
Hadi Somalia 🇸🇴 marwalipo xoga sarto muwadin walibo inu yahay sirdon hadaana la tixgiliyo hadaladisa laana ilaliliyo xuqutiisa ka muwadiin ahan hadey jiirin heyaad #siirdon.runhaanti ma jiirayo wadan somali wanku kalsonahay nabad sugiidena waxan uu rajeyna inan garab sino marwalipo Somalia 🇸🇴 #haanolato
@mohamedhaajibaari8723
@mohamedhaajibaari8723 3 года назад
Ninkaan intey xilkaqaadeen ey tuugo gobolka ladagtay nookeeneen. Shit they committed grave injustice against Hiiraan.
@hanadali6155
@hanadali6155 2 года назад
Dowladu may ninkan ka faaiidaystaan aqoon sirdoon oo sare ayuu leeyahay
@mahadgaraad918
@mahadgaraad918 Год назад
Ayalow. Waxaad xooga saartaa wareysiyada arrimaha sirdoonka
@sahrakiin2438
@sahrakiin2438 3 года назад
Ala ninkaan waa yadan kuma arag wr baahinta markuu gobolka hii raan haysty aya iigu dan baysay nin fican ayuu ahaa waliba isku gobol manihin lakiin waa nin shaqo ficna guulayo
@awdeeq
@awdeeq 3 года назад
Maamulka dalka waxuu xogta amaanka dadban ka helaa siyaasada qaranka uu raacaya si nolosha dadka ay u noqoto mid xifdiyan
@somalicitizen5933
@somalicitizen5933 3 года назад
Mudane
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Год назад
Waxaan hubaa haduu ninkani qabaailada qayb ka.mida kasoo jeedi lahaa in cay badan comontiga loogu qori lahaa sida basaas buu haa nin dadka dhibay buu ahaa iyo wax la mida
@mohamedmuse5647
@mohamedmuse5647 3 года назад
Ninkan ayanle nacayb fahad yaasiin ah ayaa haya markasta wuxuu raadiyaa qof sirdoon ka hadlaya
@medlovely8875
@medlovely8875 3 года назад
Ma qarsan karo xataa nacaybka fahad yasin uu u qabo , isago waraysigan ku jira aya ka soo baxayaa afkisa , wariyahan waxan ku arkay in uu qalbihisa qabil ku jiro sidabuu qarsanayo , balse dadku ma fajamsana soq maha ....
@Axmed-j2l
@Axmed-j2l 5 дней назад
RUN badanaaaa. YAAA tabobaray odaygan??? Waaa suaasha aan is waydiinayo
@cigecabdi7934
@cigecabdi7934 Год назад
Ma jirta meel laga xidhidhikaro cabdi farax waa qof aqon badan la faideysan karo
@juuxaawiofficial8267
@juuxaawiofficial8267 11 дней назад
Waxaan laqabaa Arinta ah in ay Qalad tahay Cidamadan Wadamada kala Duwan Tababarayaan
@bulshobile5594
@bulshobile5594 3 года назад
RU-vid wax laga faaido Allaah ku dhowro Ayaanle Codsi ayaa wataa balse Next clipka so. Wado ayaa kaga ao dhwx qoraa insha allaah #hanoolaato
@faisalabdukadiryusufsabriy4523
@faisalabdukadiryusufsabriy4523 6 месяцев назад
Dadka Manta iyo kuwii hore ineen isku dhaween ayaa iso baxday qas ahaan muwadin nimada aqlaaqda iyo wadaniyada .
@moolcaliyow
@moolcaliyow 3 месяца назад
Naftigaaga waxaa ku daba jooga oo kugu soo maqan SIRDONO SHISHEEYE oo laga yaabo iney ku dilaan, ku afduubtaan, ama QAAR saaxibadaa ah ay yihiin DOUBLE AGENTS ayna kugu soo maqanyihiin!
@mohamedaadanwarsame3766
@mohamedaadanwarsame3766 3 года назад
ayaanle qeybtiisa 1aaad aaawey hadii hore aad uduubteyna linkiga hoose noosoo dhig sxb sare
@bilanomar9989
@bilanomar9989 3 года назад
Video yadi o so digay ka fiiri walaalo wee ku jirta
@ahmedk5064
@ahmedk5064 3 года назад
Dhibmaleh waayo wuxu saxa qaladka u galay fahad
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 3 года назад
HANOOLATO JUFO HOOSOO ISBAARO BALADWEYNE DHIGATUU KU SOO URUURE, AR DAWLADDAA WALAAQAYDOO XAWAADLAHEY KU XUMEYNAYDDAA RAADIYO MAXAASAAN KA MAQLI JIRAY.
@omarhasan5668
@omarhasan5668 Год назад
Lixbil ayaa ladaba socday si loosoo xulo hada lkn adoo qolo argagaxiso kasoo goosty ayaa darajo lagusiinaa
@omab9685
@omab9685 3 года назад
Ninkaan waa in dowlada ka faaideysataa oo ciidanka dhisidiisa qey ka ahaado khaas ahaan nabad sugida
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 10 месяцев назад
Hangashtu miyanay kacaanki ahayn
@foosijaamac4983
@foosijaamac4983 3 года назад
Sirdoonka soomaalida waa lawada yaqaaney shicibku wey yaqaaneen waana qalad, in hooyadaa ku barato maa ha, iyo xaaskaagu, kolkaa iska fashil bey ahaayeen marka laga soo bilaabo 1980 kii waxaa ku cadeynaya 1986, bishii december 19keedii waxaa la dilay taliyihii sirdoonka waqooyi hargeysa lagu dilay, xog may helin in taliyaha la dili rabo ,AUN axmed aadan.
@sir__cmc
@sir__cmc 2 года назад
Bagaa la diley arrin geesinimo lehna wey ahayd dilkiisu.
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 2 года назад
Wuxuu u muuqdaa inuu khabiir ku xeeldheer xaga sirdoonka ah yahay
Далее
WAREYSI #1/2 - GUDDOOMIYE CABDI FARAH LAQANYO
29:29
Просмотров 49 тыс.
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
8:55
Просмотров 80 тыс.
Tom🍓Jerry 😂 #shorts #achayanarmyfamily
00:14
Просмотров 13 млн
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Просмотров 14 млн
Beautiful sport😍
00:20
Просмотров 233 тыс.
WAREYSI #2  - ROOBOW NOLOL IYO GEERI WAR KAMA HAAYNO!
18:13
FALANQAYNTA  BUUGA SIINLEY Q2-AAD.
53:42
Просмотров 348 тыс.
Tom🍓Jerry 😂 #shorts #achayanarmyfamily
00:14
Просмотров 13 млн