Тёмный

WAREYSI #2/3 - Faarah Raage - Wuxuu ka noolyahay 21 qof oo ay dishay  

HANOOLAATO
Подписаться 486 тыс.
Просмотров 433 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@insaaniintertainment7897
@insaaniintertainment7897 Год назад
Aduun iyo aakhiraba ilahay ha unaxristo intii abaalka ugashay odaygan🤲
@sulthanahmet1049
@sulthanahmet1049 Год назад
Niman habar yonisa badbaadiyay illahay ka sakow ila bilowgi shekada raga ayuu aad u shegayay
@geenyoahmed8910
@geenyoahmed8910 Год назад
Waxan ka bartay wax badan oo ugu horayso cafisku inu ka wanaagsanyhy wax kasta 👏🏻cimriga allaha ku barakeeyo
@maanmohamed
@maanmohamed Год назад
Ayaanle xuseen markasta waxaa na xasuusisa intaanan ifka imaan waxyaabihi na dhaafay oo dhacdo ah alle haku sharfo wll sida noogu reebtid waxyaabaha dhaxal galka ah 🙏🙏🙏🙏🇸🇴
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 Год назад
Faarax Raage Waasuge, waa samiga aabaheey Faarax Salaad, wuxuu ka mid ah kuwa faro ku tiriska ah ee inoo haray ee maanta Soomaali mideyn kara. Alla gobsanaa oo qalbi wanaagsanaa. Alloow ku janneey.
@rugtamaansadasoomaalida1521
Faarax Salaad hadduu yahay ninkii mar Burco haysan jiray 1980's wuxuu ahaa nin gob ah.
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Год назад
Soomali mideynkara maxaad kawadaa. Xaajiga haka waalin.runtii nin wanaagsan waa yahay oo qalbi xaaran .
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 Год назад
Madow ma jire dadku ha is cafiyan Un
@AI.855
@AI.855 Год назад
Ninka sarkaalka ah ee badbaadiyey ma dhiman baan u malaynayaa. Waa senator aqalka sare ah waxa lanyidhaa cabdirisaaq ganbayare. Waa habar yonis.
@fridaywireless5118
@fridaywireless5118 Год назад
Ayaanle Hanoolato U deserve Nobole Prize 💯 this is my tenth Interview ihve watched ., Allah ayaa mahad leh . Ayaanle wll noolow . We need people like u in Our County 🇸🇴
@SalahBarre
@SalahBarre Год назад
Qisadan oo kale, oo xaqdarada loo xasuuqayo dadka Muslim ah ee Soomaaliyeed way ku badan tahay ummadeena dhexdeeda, waana waxa Soomaali la halaagsamayso, mahadsanid inaad taariikhda kharaar ee aan leenahay xusuus ka reebtid.
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 Год назад
Alle dilaa dhinto wlh bal fiiri awooda alle tnx ayaanle sida mar walbo noogu sogudbiso wax yabaha dhacay long time wana kuxiranahay hanoolato keep going 👊👊👊👊👊👊
@wardipoi9579
@wardipoi9579 Год назад
Dadkan yaa layay nio waxba .ma fahansini
@eleyehwali2513
@eleyehwali2513 Год назад
Wardi sxb Part 1 ayaa jirta oo aad u fiican ee soo daayo. haddaan kuu sheego qaybta hore ayaa bila micne kaa noqon
@waayahachannel9929
@waayahachannel9929 Год назад
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Runtiii waa qiso Xanuun bdn oo qalbi taabad leh ilahay swt haw Naxariisto Dadkaas Soomaliyeed kuwii Jabhaduhu laayeen iyo kuwii Dawladdu laysayba😭 وعند الله تجتمع الخصوم
@HanadmaxamedShire
@HanadmaxamedShire 8 месяцев назад
Garxajis gobta soomli weeye walle❤
@yasminhashi2392
@yasminhashi2392 Год назад
aabahani waa qof qalbi wanaagsan waa gobtii somaliyeed
@sidiiqmaxamuud4532
@sidiiqmaxamuud4532 Год назад
Ilaahay SNM iyo dadkii shacabka ahaaba ha unaxariisto dhamaantood.
@kawsar8ahmed828
@kawsar8ahmed828 Год назад
Amiiiiin amiiiin
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 8 месяцев назад
SNM dalimiin bay ahayeen dadka iyo dawladooda loadegsanayay
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 месяцев назад
​@@aminojaamac5363 Hooyada iya daalimada daawlada aad sheegaysay argagaxiso iyaay ka darnaay wayo naaga uurka leh baay dooxi jiran oo aay kufsan jiran wax aan dhaqan lahayn baay ahayd waliba ninkan waxu ka hadlayo inkaso aay wax xuun tahay hadana rag baay ahayen nin iyo hooyo uur lehna laysma barbar dhigi karo
@muhumadhussein2422
@muhumadhussein2422 Год назад
Mashaa Allah waasuge waa nin nasiib badan waayo ininkii saas ugalay ayuu cafiyay waxaana rajeynayaa anigoo nool maanta in uu Ahlujano yahay sabtoo ah ruuxii wax cafiyo waa Ahlu jano Allaha hau akhbalo maladeyda
@saynababdi4263
@saynababdi4263 Год назад
OGOW WAA SUGE WAX BADAN BUU KA GALAY WAQOOYI LAAKIIN MUU SHEEGIN BAAD BUU KA QAADI JIRAY SIGAARKA UU KOOTARABAANKA KU IIBIN JIRAY DADKA ISAQQA AYUU INTUU DAWLADA U SHEEGO OO LAGA QAADO SIGAARKOODA IYO JAADKOODA WELIBA QAAR LAGU DUL TOOGTO ISAGU IIBIN JIRAY OO KOOTARA BAANIN JIRAY
@awdeeq
@awdeeq Год назад
Waxaan qoro waan garanwaayey ilaaahay shaydNKA IYO FIDNADA HANAG qabto
@sahraj3885
@sahraj3885 Год назад
Asalamu Caleykum Illahey Cimriga,Caqliga,Caafimaadka iyo Ubadkaba ha kuu sii siyaadiyo Qalbigana Allah ha kaaga reebo Dadkaa lagula diley, Iyagana Allah how naxariisto Gacan ka xaq daran baa dishee, Kuwii dhibtaa geysteyna Waad saamaxdee Allah khayr ha ku siiyo oo ha kaa Aqbalo
@mohamedaamiin8220
@mohamedaamiin8220 Год назад
Iyaga fataxa aqrinayay miyaa
@sabahhassan673
@sabahhassan673 Год назад
Odaygani waa kuwii layey wadaadkii c/ raxmaan iyo dadkii lala soo xidhay adigainta sheegto ma dhaafto burco meel kala dhrre oo ba ma laha eyahe daadkii aad layso ha koobiyayn
@farxiyaxassan8886
@farxiyaxassan8886 Год назад
@@mohamedaamiin8220op
@fardowsaabdi2992
@fardowsaabdi2992 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Год назад
Adigu hadaad cafido dhiigaaga ragii uu xasuuqay ee uu dulmiga iyo gardarada ku laayey yaa ka furfura maalinka qiyaame Ilaahay hortiisa(wallee aakhiro warbaa jira)
@Somali12222
@Somali12222 Год назад
Odaygan walhi waa qof qalbi wangsn ninki amarka ku baxshay in la dilo oo dhibkaas u geystay Ayuu wali u duceynayaa si uu alle ugu naxariisto Somali asal ah waaye aabahan ilahey aduun iyo aaqiraba ha xafido 🇸🇴
@apdiqaniozil527
@apdiqaniozil527 Год назад
Ku uducaynayaa wakii bad badiyay nolashiisa sheekada mad fahmin ninka habar yoonis ee nsm jabhada ahaa baa bad badiyay ninka Yan ladilin dhahay sheekada fahan adi
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 Год назад
@@apdiqaniozil527 qofkaa hore ayaa kaa saxsan. Kii gunta ahaa ee amarka bixiyay buu xitaa cafiyay una ducaynayaa.
@Somali12222
@Somali12222 Год назад
@@apdiqaniozil527 midkii i badbaaadiyay ee abdirisaq ahaa waa walalkey ayuu dhahay ilahow u naxariiso midkii amarka baxshay xataa maanta waa iga hooseyaa alow u naxariiso aniga cfis buu iga yhy ayuu yiri adeerkan
@Somali12222
@Somali12222 Год назад
@@shucaybmaxamud2842 aad iyo aad walaalka
@abdisamadjoe
@abdisamadjoe Год назад
Mahadsanid Ayaanle Hanoolaato, shaqo fiican ayaad bulshada u haysaa 👍
@Qaali12
@Qaali12 Год назад
Allahu Akbar. Alle dil ayaa dhinta. Alle ha unaxaristo janatul Fardowsa Allaha ka warabiyo intii dhimatayba 😢
@Internut1985
@Internut1985 Год назад
Habaryoonis SNM baanu ahayn balse Maanta dagaalka aan galnay waxba kama hayno anaga maanta baaba Ah oo malaha dhiigaas aan galnay baa na qabtay Ilaahow na cafi Ninkan la waraysanayo Waa Somali asal Ah oo dun fiican . Ilaahay ha unaxariisto intii dhimatay
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 Год назад
Habryonis ma igaa dagaalami jirtayba basaasin bay ahayne baydidoodu 3sarkaal marka laga reemo 95% basaasin bay ahayn
@Internut1985
@Internut1985 Год назад
@@hamseibrahim7840 ma eeda waxaa kuugu sheekaysay? 😂 SNM Waaba habaryoonis oo lasoo gaabiyey sxb .
@odaymediachannel
@odaymediachannel 6 месяцев назад
​@@hamseibrahim7840afqadhmuunow waxan odaygu dagaal ka sheekaynayo iyo rogmadka dhacay yaa waday hadaa
@teddyma4945
@teddyma4945 5 месяцев назад
SNM waa magaca afgarashadda ee Habar Yoonis annagoo Ciise Muuse ah baa intaa ku leh. haddii aaad adigu cuqdad ka qabto farahooda iyo tayadooda annaga waa tolkayo. @@hamseibrahim7840
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 5 месяцев назад
HABAR YONIS MA TIHIDE WAXAAD TAHAY FAQASHTII OO ISKA DHIGAYSA HABAR YONIS!!!!!!!!
@mohammedbadri9234
@mohammedbadri9234 Год назад
Allaha unaxariisto dadkii caawiyey ninkn waa qiso qof waliba qalbigiisa taabaty🥺
@FouadKahin
@FouadKahin Год назад
Ayanle Jazaka Allahu khayr waxaad mar kale noso tabisay waraysi qaali ah taarikh ahan iyo waaya aragnimo. Keep going and thank you.
@jamalibrahim4641
@jamalibrahim4641 Год назад
Ilahy snm iyo dhamaan intii dhimatayba ha unaxariisto
@najaxbinu
@najaxbinu Год назад
Amiiin
@mahadgooni
@mahadgooni Год назад
Nacalaa snm ku yaal naarta alaha geyo
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw 6 месяцев назад
​@@mahadgoonihooyada balawasaye ma ninbaa gurigiisa lagu maamula nacasow
@najjahmajjid4354
@najjahmajjid4354 2 месяца назад
Laascaanood kwrn isaqi kudhinty mxy ahayen😂​@@xundubcade-uq5cw
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 Год назад
Ayanle Jazakallah khayr, aqoontu waa iftiin. Ninka aad waraysanayso waa nin sharaf badan.
@somalireutersnews606
@somalireutersnews606 9 месяцев назад
Walahi waan ilmeyey maan jeclnayn inay aderadayda Snm waxas sameyaan lkiin Ader farah rageh qalbigan kaga duceeyey alle cimriga iyo caafimadkaba hakuu dhereeyo Aamin Aamiin 😢😢
@guuleeddaahir3525
@guuleeddaahir3525 Год назад
Waakaas qofka Soomaaliga ah ee dhabta ah, Adeer Faarax iimaanka iyo Dadnimada ka muuqata waa waxaan lasoo koobi karaynin, waxaas dadkii gaystay siduu sida Laab-furnaanta leh ugu cafinaayo ayaanba laquuri karin. Eebbe garabkaa ha jiro If iyo Aakhiraba.
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 6 месяцев назад
dadka geystey waxay ahaayeen dad dhulkoodi diyaarado cashuurtoodi laga iibiyey lagu duqeynayey khaladna kumey lahay waxy sameynayeen oo guryahooda iyo dadkooda ayay difaacayeene dadka ay laynayeenna may kala garaneyn faqash iyo shacab wuxu yahay 😏
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 месяцев назад
​@@AxmedMaxamuud-fd8yn Caqli kuma jiro inader il kaliya iyaay leeyin
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Год назад
Habryoonis waa umad goba laakiin qof xun lama waayo Kaa habaarka qabay ee sumuni la dhahaayo kolay duriyadii reerka oo sax ah ma ahayn meel uun buu cad xaaraana kaga jiray Saad u cafiday ayaan wax loo dhigo jirin Laakiin 20 kii kale miyay cafiyeen 😭 Dhulkii ku soo noqo sidi boqor baan kuu soo dhawaynay naa.
@najmafaarax109
@najmafaarax109 Год назад
malin aan ahayn maanta aya la xisabtami wlhi
@abdiqanisaleban4826
@abdiqanisaleban4826 Год назад
Iska aamu naagyahow naagu dhalay
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Год назад
Subxaanallah isagu waa cafiyo oo wuxuu yidhi wuu iga hooseeyaa ee maxaa ku danbaajiyey. Wuxuu ahaaba ilaahay ayuu la hortegayaa lakiin madaama oo ahaa qof muslim ah waxaynu odhanaynaa Allah ha u naxariisto
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Год назад
@@fahiimae7336 dee 19 kale uu dilay wll miyay cafiyeen Haa ilaahay ha u naxariisto waynu dhahaynaa wll taa kuguma diidani
@Canshuurvet
@Canshuurvet Год назад
Kuwii dadka laayay ayaa muhaadiin ula baxnay lkin maxkamadi alle ayay taqaanaa oo bari baa imaan
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Год назад
Subxaan allaah ilin baa indhahayga ka timid ilaahow nabad baan kaa barinay. Waa adeer qalbi wanaagsan
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 Год назад
Rabow janadii fardawsa wada gee dhamaan halgamaa yaashii SNM❤
@najaxbinu
@najaxbinu Год назад
Amiiin amiiin amiiin
@supersonictransport629
@supersonictransport629 Год назад
ilahay naarta ha ku xareeyo
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Год назад
Mamooriyaantaas masaakiinta xasuuqay
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo Год назад
Dhagar qabayashii Cadowgu Ummada Soomaaliyeed ku XSuuuqay. MAXAAD Maanta ka Haysaa .sowkaa Muuse Kugu Dulkaad shaayo Ee dhiigaagii ku Taanjirey
@yahyaabdi7664
@yahyaabdi7664 Год назад
Quf kii basal aburto masago ma sugaayo xisaab jirto qufkisto wuxuu hormar saday uu helaa taas la hubaa
@ruuney7083
@ruuney7083 Год назад
waa qiso naxdiin leh subxana allah😭😭😭😭😭😭😭😭
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Год назад
Allah u naxariisto inta dhimatay Adeer Farah asagane Caafimaad cimri dheer cibaado suuban Allah siiyo. Somali Waa walaalo Allah isku soo dumo oo dantooda Allah garadsiiyo. Hanoolaato Jzklahu khyr bro ❤😅❤😅
@kingcobra482
@kingcobra482 Год назад
Ilahay hanaxaristo dhamantood Ragaas, Abahay idhalayba kujiray ninka gariga lahaa raga lagu siday,
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 Год назад
Allah ha unaxariisto
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 Год назад
Adeerkan wuxu ka shekeynayo 😢wax ladhageysan karo mahan wlhi 😩😭
@eleyehwali2513
@eleyehwali2513 Год назад
Haa wlhi wll waa qalbi xanuun aad ah iyo rajo galin isla wada socda waayo alle wuxuu waqtiyada adag nagu tusaa inay jiraan 4 xun, 100 caqli lahayn, 1000 fiican iyo 20 zayd dadka uga fiican.
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 месяцев назад
Wax ka daran iya dhacay hooyoyin uur leh iya la dooxi jira oo la kufsan jiray marka munafaq nimada joji😂😂
@rooblecalirooble9895
@rooblecalirooble9895 Год назад
Walaahi Ayaanlow waa waraysigii ugu wayna ee Shaqsi somaliyeed laga qaado
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 Год назад
Wlhi xanuun waaye subxaanallaah. Qisadan dad badan oo wax ka xasuusta ayaa jira 😭
@farajanoboy8558
@farajanoboy8558 Год назад
Heart touching waaye walahi!
@issafarah3894
@issafarah3894 Год назад
Waa sheeko soo koobeysa xumaanta iyo wanaaga bini'aadamka. Intii dhimatay Eebbe ha u naxariisto.
@xamseaadanxirsi1776
@xamseaadanxirsi1776 Год назад
aad iyo aad ayaan uga xumahay😭
@ramlaali9288
@ramlaali9288 Год назад
I can’t stop my tears 😭😭😭😭😭
@Salman-yk7xw
@Salman-yk7xw Год назад
Why!!!
@khayr2497
@khayr2497 Год назад
Why
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 Год назад
Why?
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 Год назад
@@hoodoayaanle5447 why do you say why because it's very sad
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 Год назад
@@ummuhannan2353 because worst things than that happened to SNM’ families. Hence why I said why.
@ahmedabdullesheikh6068
@ahmedabdullesheikh6068 Год назад
Sxb dagaaladii sokeeye dadka ugu badnaa waxa lagu xasuuqay xeryihii qaxootida ee gobolka hiiraan ee soo warayso taariikhdaa xanuunka badan mahadsanid.
@yaasir1936
@yaasir1936 Год назад
Yaa xasuusaq markaas dadkaas aad sheegayso
@ahmedabdulli
@ahmedabdulli 6 месяцев назад
Waxa xasuuqay USC, waxase lagu ilaaway wixii Muqdisho ka dhacay iyo waxay USC is yeeshay dhexdeeda.
@boojadheere
@boojadheere Год назад
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
@leexoahmed888
@leexoahmed888 Год назад
Scw
@intersavecapital5639
@intersavecapital5639 Год назад
This is emotional & heart breaking May Allah have mercy those who died & grant them paradise.
@alifarah3549
@alifarah3549 Год назад
Hjkú
@cabdiwaduudcabdinaasir7725
@cabdiwaduudcabdinaasir7725 Год назад
ههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههههه
@adhangaraad7703
@adhangaraad7703 Год назад
⁷⁷⁷⁷⁷7⁷7777⁷77_8p⁷p⁷plllllllllll)lllllllllllllllllllllll]]]]7lllllpp+
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 6 месяцев назад
Alle ha barakeyo adun iyo aakhiraba ninkan gobta anigo nin hyonisa waan ka garabaya waxa ku dhacay walalkay😢
@yahyeabokor9548
@yahyeabokor9548 Год назад
adeer qalbi wacan baad tahay, qof bini aadamka ahina inta uu noolyahay waa imtixaan u jooge, dhibtaa kusoo gaadhay ilaahay danbi dhaaf ha kaaga dhigo insha'allah, somali isu laabxaadhanna waa la heli goortay doonto ha noqotee.
@abdulahihassan6781
@abdulahihassan6781 Год назад
Ilahay had uu nolyahay iyo Hadi kale haunaxaristo inshallah dhmantoda Somalid isdishay ayay ahayen alla haunaxarista naxaristo dhamantodna janad haka warapiyo
@nasromohamud2625
@nasromohamud2625 Год назад
Dadkaas waxeey ubadnaayeen Hg Cayr Ari ayeey kaqaadeen Guriceel iyo Dhuusamareeb waxeey geeyeen Burco dibna umasoo laaban waxaana kamid ahaa adeerkeey😢
@xamdixamda5214
@xamdixamda5214 Год назад
😢😢😢😢 waa xanun qalbiga allaha noqabojiyo
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 Год назад
Allaha unaxariisto dhamaan toot. Waa caloolxumo
@mohamedyusuf5214
@mohamedyusuf5214 Год назад
Illaah ha'unaxariisto
@safacismaan2045
@safacismaan2045 Год назад
Yaalaa yay
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 Год назад
@@safacismaan2045 sodhegeyso
@ifrahjama630
@ifrahjama630 Год назад
Wan ka xumay wax ku dhacay waa gonanimada habaryoonis waa sidaa qar jabahad ah oo dhig ku madhay baa ku helay marki hore👋
@abdikariin7002
@abdikariin7002 Год назад
Awooda rabi iyo raxmadiisa wlhi lamaso koobi karo bismilaahdu dhahy Bal kwrn
@aminhashi1333
@aminhashi1333 Год назад
Xaaram walhi waa arin dhacda markasta, waliba joob joog waxan u ahaa habaryartay oo baynaad kaadi haysta lagaga galiyay ilaa hada kadadida ma casho karto 😭😭😭😭😭
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Год назад
Wll goorma dhacday?halkee ka dhacday arintaa naxdinta leh ee habaryartaa ku dhacday?
@qadroali2268
@qadroali2268 Год назад
Asckm eebow nabad iyo naxariis badan dalka iyo dadka somaliyeed Eebow nasii yaarabi aamiin aamiin aamiin yaarabi
@kingcobra482
@kingcobra482 Год назад
This interview got my heartbroken this gentleman mentioned my Dad’s name he was one of the men were killed that day, without no reason, my father was Businessman and had killed my father owned the car they were louded And genocided them😢
@Nasrudiin893
@Nasrudiin893 Год назад
Sorry bro illah haunaxariisto
@viralshorts563
@viralshorts563 Год назад
Asc wll aabo ilaahay ha u naxariisto, aabo magaciis adeerkay xaaji ismail meesha lagu dilay.
@GareenMedia
@GareenMedia Год назад
Sorry bro. Allaha u naxariisto aabe.
@hawoqaxiye4357
@hawoqaxiye4357 Год назад
Alle ha unaxaristo maxkamad geeya ninka sumuni la dhaho hada ma nolo kas oo kale lakin aabaha uradi xaqisa
@taartog
@taartog Год назад
Samir iyo iimaan Alle haydinka siiyo
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman Год назад
Iskuulkii jarmalka ee lagu xidhay baan daganahay waan ka xumahay alle haw naxariistee amarkaa qaldan ee uu bixiyey muj cabdi xakiin sumuni buni aadamku wuu khaldamaa lkn waxaan ku farasanahay in ninkii noolaa ay badbaadisay isla beeshii habaryoonis aan ka dhashay. Ninkani waa goba oo somali sax ah ninkii amray in la dilo ayuu cafiyey alle swc haku cafiyo wllo adna aduun iyo aakhiraba
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman Год назад
Waliba hadii iman karo ha yimaado wlahay anigaa xataa balan qaadaya kharash imaatinka xaal marinta ilaa inaan geenyo jameecaad caynaashe la doono ninkaa reer wayd tuso ninkii badbaadiyey caruurtiisii iyo kii amarka ku bixiyey in la dilo caruurtii,wasiir maxamed kaahin iyo xabaashii maxamed cali iyo waliba nimankii habaryoonis ee barigaa qisadu dhexmartay
@abdiwalijibril821
@abdiwalijibril821 Год назад
Hadalkaagu waa fcn yahay lkn wali ma wxaad leedahay Mujaahid Cabdixakiin Sumuni , wxaa ila quman inaad mujaahid ka dayso oo aad u ducayso in ilaahay uga samata bixiyo dhibkaas laga sheeganayo, waayo kalimatu Mujaahid way qaybo beelaysaa hadii foq walba oo dad laalayey ama lagu eedaynayo inuu shacab xasuuway Mujaahid loogu yeero walow aanaa anu cadayn karin in qofkaas uu isagu xasuuqaas ka danbeeyey lkn markhaati nool baa ku eedeeyey
@taartog
@taartog Год назад
Maxaad uqariseen ood uga hadli weydeen oo waxaas xun ...nimanka warqadda loo qoray ee la ambabixiyey haddana agtiina lagu laayey kolla kamaydaan sheekayn ...why? Eeg sida ninka amarka baxshay Sumuni aanu u iloobin magiciisa cadaaladda ilaahay . Maahan Mujaajid ninka waxaas sameeyey xun . 40 nin baa dishay aroos ayayna ku sheegeen ... ma raggaas baa mujaahid ah ?
@ahmedalin
@ahmedalin Год назад
ADINKANA (SAMALI LANDERS) ISKA CAFIYA INTII IDIN XUMAYSAY DHIBKA IDIIN GAYSATAY. U DUCEYA SIDA NINKAN OO KALE, CAFIYANA. ILAAHAY KHAYR IYO BARWAAQO AYUU INOOGU BADDALAYAA, IN SHA ALLAH.
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 Год назад
@@ahmedalinQofka waxa la cafiyaa marku qirto xumaantu falay? Soomaalidu waxay dawlad u heli la’dahay waxa weeye maba jiro qof Denbiile ahi?! Nin waliba kiisii xumaa ayuu hoosta gashaday.
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 Год назад
Rabi Janada ha geeyo Geesiyaashii SNM, danbigoodana ha dhaafo, Faaraxna wuu cafiyay intii dhinatayna looma jeedin oo khalad ayaa dhacay, Qaadi Cabdi Xakiin Sumhnina wuxuu ahaa qaadi cadaaliya ee ha loo duceeyo
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 Год назад
Ilaahay uma naxariisto cid walba oo xaqdarro dad ku laysay ama dawlad noqo ama snm noqda tuug daalimiin ah ayay ahaayeen dhiiga umadda xalaalaystay
@bedelnuur
@bedelnuur Год назад
Maalinta aakhiri adiga oo aan wax dilin oo sidii dumarkii gurigiisa fadhiya iyo ninkaas isku dambi aad noqon doontaa waayo raali aad ka noqotay.
@UgaasRaash
@UgaasRaash Год назад
snm waxay lysy boqolal masaakiin ah oo 77 kasoo qaxay jgjha geri iyo jidwaq ah adrdy ba ka mid ahaa se in la is cafiyo way fvbtyy
@shaakirmuse
@shaakirmuse 5 месяцев назад
Jannada ciyaar laguma galo qof dad islaam ah kibir iyo qabiil u laynaya in loo duceeyo ma qabo anigu.
@shaakiradow9079
@shaakiradow9079 5 месяцев назад
dad baad xasuuqdeen markaa ayaa leedihiin waa nala xasuuqay
@abdyhrsy7899
@abdyhrsy7899 Год назад
Ninkaa abaanduulaha ahaa ee uu magiciisa cabdirisaaq ku sheegay wuxuu ahaa nin gob ah oo garan karay Soomaalidu waxa ay isku tahay. Raboow Soomaali waa walaalee laabahooda jaceyl isugu beer.
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 6 месяцев назад
Walal abandule ma ahayn wuxu ahaa kornayl weyn oo ka tirsan cidankii snm dagaalkaas uu shegay inuu ku dhintay kumuu dhiman ee waa nool yahay waxanu hada joogaa muqdisho badankana turkiga ayuu ku noq noqda magacisuna waa clrisaaq gambo yare raadi wll
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Год назад
Allah ayaa horay usii sheegay maalinkuu Allah idmo in lagaa qaado umbay kaa baxeysaa lkn haduu Allah ba idmin inaad dhimato hadii lagu kala gooyo xitaa qeybtaada kore ayaa noolaani SUBXANALLAH
@cabdirahmanmohamed6577
@cabdirahmanmohamed6577 Год назад
This heart 💔 wrenching 🤦 so emotional
@awalehabdi2760
@awalehabdi2760 Год назад
Waa cabdirisaaq gama yare waa Hy wuxuu ka siiyahay reer caynaashe
@abdullahiwaqooyi7355
@abdullahiwaqooyi7355 Год назад
Alle haw naxariisto wixii dhintay waanu qaxnay waanu dhibtoonay anagoo yaryar oo aananu waxba galabsan waxna kala garanayn Qofkasta maalin buu leeyahay allana aan cid alle mooyaane cid badbaadin kartaa aanay jirin Allaa mahad leh Qofkii aaminaa aweed leh
@ismailali7214
@ismailali7214 Год назад
Raggi dilay buu cafiyey allah haku barakeeyo adeer waxaad so martay wakhti xanuun badan
@abudiosmanahmed1835
@abudiosmanahmed1835 Год назад
Runti wa qiso qalbiga tabato ader alaha ku barakeyo cafimad iyo cimri dheeri oo cibaado lajidho alaha ku siiyo inti dhimateyna alaha unaxaristo
@ahmedgouled6467
@ahmedgouled6467 Год назад
Bilaa calek markay meel fican mareyso ayaad jaraysaa ee bal la deg deg uun mahadsanid best journalist good job
@souleyabdou5105
@souleyabdou5105 Год назад
Wa run wlahi inu isaaso raciyo fican Marma views kale raba
@fuaadarahmankaleef7105
@fuaadarahmankaleef7105 Год назад
Waa run walahi anixigaa wan yaraa aad ban ugaranayaa wixii dhacay ayanlle wll qisada marba haa nagu barjarin wa wax lagu cibro qaato qabiilna wax walbaa kujira
@muqtarbarremahamed8641
@muqtarbarremahamed8641 Год назад
Allahu Akbar waa arin cajiiba wali alle dilaa dhinta qof walbane waqtiisuu dhimaa wlhi
@ibraahimdhuxul5030
@ibraahimdhuxul5030 Год назад
Walaahi waan ilmeeyay kolkaan Fiidyowgaa arkay. Soomaali way is wada cuntay ee aynu iswada cafino. Ilaahayna ha inna cafiyo.
@naimaqurux5973
@naimaqurux5973 Год назад
Alla adeerku qalbi wanagsana Manshallah 😭😭😭
@maryamamohamad3931
@maryamamohamad3931 Год назад
انا لله وانا اليه راجعون 😭😭😭😭 Xanuun badanaa 😢somalia waxey ladegiweysey waa dhiiga iyo maalka biniadamka o labaneystay Subxanallaah yaa Allaah yaa Raxmaan 😢😢 Ilaahoow somalia 🇸🇴 ugargaar Allaahumamiin 🤲🤲
@mohamedbulale8700
@mohamedbulale8700 Год назад
Asc dhacadan waan maqlay lakiin inay burco gudaheeda ahayd baan maqlay anigu reer burcan ahay lakiin waqtigaa burco lasoo galay xamar baan joogay waa dhacdo xanuun badan waa wixii xumaa ee aynu samaynay iyada dhacdadii jasiira waa denbeyadii aynu kala galnay alle swt hayna cafiyo oo haynoo naxariisto
@leylaeedleh8497
@leylaeedleh8497 Год назад
Tii jasiira dowlad baa gashay wayna noosinayd balse tani waa qoys iyaguma dhibanaa oo magantiina ahaa eed xasuuqdeen.
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 Год назад
Dhacdo kale oo saan ookle oo ragg ilaa 40 gaadhaya oo hal nin kabad baday ayaan aqoon ninkii meel ayuu tuulo kadhigty waa nin caana oo dadka laga yaqaan haduu kasheekaynlahaa wadankii ayuu joogaa Gaadhi bebe ah ayaa dhakada laga mariyey qaybna waa lalayeyba
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 Год назад
@@leylaeedleh8497 ta dawladda ayaa ka foolxun, iyadana waa la reerayn karaa. Dawladdaada oo ku dishay waa waalidkaa oo ku dilay oo kale. Waad aammintay misay cashuurtaadii kugu xasuuqday. Shakhsiyaad gun ah baa helay ninkan iyo raggii la socday.
@rugtamaansadasoomaalida1521
Ninka lugta la' ee Reer Weyd uu sheegay waxa la odhan jiray Qashle oo reer Burco ayuu ahaa, waana nin Xirsi Cismaan ah, Habar Yoonis, Garxajis.
@saeedcabdullahi2522
@saeedcabdullahi2522 Год назад
Dadka waxaa jira dad xayawaanka aan waxba dhaamin. Kuwa aan ka hadlayo waa kuwa dadka waxba aan u dhimin laaya sidda odaygaan waxaysan sababteeda lahayn. Sharciga mar haddii uu gacanta ka baxo ka ducayso kuwaas oo kale Allah in uusan kugu saladin.
@rodahassan929
@rodahassan929 Год назад
Allah how naxariisto intii dhimatay adeer Allah cimri dheer hakusiiyo somali Allah habad baadiyo waa sheego qalbigayga kuriday murugo dadkii umada somaliyeed dhiigoda daduyey haday nooyin murugay kujiraan meelkastaba hajoogene .
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Год назад
Subxaanalaah waxaaaseey lee yihiin mujaahid hebal caku daalimiin weeye kuwaas😭😭
@gb2867
@gb2867 Год назад
Dadka qof xun iyo qof wanagsanba wayku jiraan ka bad baadiyey iyo ka amarka bixiyey lagu tooganayo wa ilma adeer marka wll dadku ma sina Kaa abaalka ugaly bad baadiyey diyaarad ba lagu duqeeyey
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
Ogaal oge waar daalin iyo eeyba faqash baa ahayd oo dadka isku dirtay ragana waxaa loolaayay saraakiil faqash baa lamooday
@mustafehusen8113
@mustafehusen8113 Год назад
Waa mujaahid sharafle abaalna waan u haynoo anagu iyaga la,aantood maanu noolaane . Intan aad maqlayso ka badan ayaa raxan raxan loo laynayay oo isaaqa maa loo dilaayay
@najaxbinu
@najaxbinu Год назад
Qiiro jabanta nagalataga
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
ogaal oge nin dadkiisii lamaduuray oo dawlad iyo shiciba usugu tageen oo cadhaysan baa laayay rag mulateri ahaan jirayna wey ku jireen oo ninka ka noolaaday baa kamida oo sheegay in uu askari ahaa, askartu wey ka qaab duwantahay dadka shicibka ah qatalan iyo kala shaki ayaa dhacay oo u sabab ah in lalaayo balse dawladii iyadoo arkaysa wiil geeljire ah iyo naago uurleh ayay laynaysay, fidnada oo dhan waxaa dhigay madaxdii reerkoonfurka ee dadka baada kaqaadaysay kay kaweydona dilaysay.
@AbdifatahYuusuf-dg8ru
@AbdifatahYuusuf-dg8ru 2 месяца назад
Dadka saas wax yeellay qaar baa wali Mujaahidiin u yaqaanna!😢
@muktarmohamed1147
@muktarmohamed1147 Год назад
I was waiting this part
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Год назад
Anigu Majeerteen baan ahay reer abtigeey waa Habar yoonis waa ka xumahay in falkaas geeysten
@ahmeddirie1923
@ahmeddirie1923 Год назад
Hadii uu run sheegayo ha ka sheekeeyo xasuuqii meesha ka dhacay ee uu ogaa , ta kale, SNM wey badbaadinaysay ee dad cadhaysan ayaa ku gadooday, waana wax iska caadi ah.
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Год назад
Mahadsanidiin adeer iyo ayaanle waxan noheysa shaqo fiican WAA tariiq
@ashahaji7968
@ashahaji7968 Год назад
Wllh ilma iguso waregaty illahow somali midey o qalbiyadoda burcad isku mari xanun ayn daremy naxariista wey wangsn tahy inlamuujiyo e qof dhiban hadhibateynina xitaa hadu cadawgiina yahy😭💔
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 Год назад
Kawaran ninka awoowgiis io abtigis mesha kujireen 😭
@mohamedyusuf6427
@mohamedyusuf6427 Год назад
Ninkaasi waa nin wanaagsan laakiin kan waraysanayna waa mid dhaansan oo balaaya caashaq ah. Iska ilaali erayada xanafta leh.
@user-uv6uo3rs2h
@user-uv6uo3rs2h Год назад
Waarub wuxuu kuleyey jabhada iyo cidankaba dadku way kaqaxayen waa dhansanyey jabhadu dadka buskut iyo dhabo ayey uqaybinaysay waanau ilaalinaysay faqashna waa dilaysay shicibka wasna kufsanaysay markasu isleyey macna yara tisa labada iskumid kadhig. Waa mujahidin kuwayagu haday kuwinu ayanlow moryan ahaayeen.manla yashkuri nas laa yashkur Allah dib usaxa afkina hawiyow ragini rajimka kiciyey magaca haka dilina cayda cayeysen iyo magaca xumina was waxay uxumaden ee kentay in ay waxas oo shara kudhacan ee isasaxa inta xagayaga soo eegaysan waxba idinkama sidane.
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 Год назад
Sory walee somalia dhibaatada kadhacdey maha mid caadi ah sxb ayaanle Thanks
@chelseafunny1643
@chelseafunny1643 Год назад
Wlal ayaanle allaha ku barakeeyo shaqo wacan baad heesaa lakiin please tariiqdii hore oo soomalida in dadka nool ka aruurisid isku dey
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 Год назад
Allaha u naxariisto dadkaas soomaaliyeed ee xaq-darada lagu laayay soomaali waa is xasuuqday
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 Год назад
Allah ha unaxariisto dadkaasi bal awoooda illahi daawo oo arag🥲🥲🙏🙏yarabi na cafi
@anascabdiqani
@anascabdiqani Год назад
انا الله و انا اليه راجعون لاحول ولا قوة الا بالله العظيم أنا الله inta dhimatay allaah u naxariisto aamiin yaa allaah alle dile aya dhiinto
@manineima4398
@manineima4398 7 месяцев назад
Allah ha uu naxariisto cabdilkariim sumuni janada haa kawaraabiyo adeerky
@ahmedhassanhassan1270
@ahmedhassanhassan1270 3 месяца назад
Nin ka Sidaa Wx U Galay naar Ayu lee yhy Allah Cadaabo
@ahmedhassanhassan1270
@ahmedhassanhassan1270 3 месяца назад
Mucjiso Aduun Iyo Aaqiro Allah ku Rido
@manineima4398
@manineima4398 3 месяца назад
Naarta Allah Haa kaa fogeeyo! Daalimiin kuu soo duulay ayuu dilay ! Kuwi uu soo daayey waa kuwa maanta edib,daradood laga noolaan,waayey
@malmo4235
@malmo4235 Год назад
🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹 I can’t even write anything I’m heartbroken Subhanaallah 🥹🥹🥹🥹🥹 this heart wrenching
@diyaarchannel9209
@diyaarchannel9209 Год назад
ilhy hawnaxriso mujahidiinti snm🤲
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Год назад
Yaaab wllhy aniga sidaas oo kle ayey faqash u dishay aabahy weligayna ma arag ader adigana illhy ayaa kaa badbaadiyey illhy somalida xaqoodii hakalasiiyo
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 Год назад
Snm io faqash waxuba waxey ahaayeen bahalo arxanlaawyaala
@mgabiye
@mgabiye Год назад
Aamiin wll adi laftigaagu qof wanaaqsan baad tahay ilahay umadiisa ha kala cafiyo
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 Год назад
@@mgabiye war haa zxp adigu nafda waxd gaysato baa lagaa xisabyaaa sideedna zxp dulmi waa dulmi marna lma taageero wayo wa lagui qoryaa danbigeeda xadiis baa ahaa acmaal oo dhan waa niyada
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Год назад
@@mgabiye illahey waxa duulmi dhacaye waxa naaf baxadye niina Kama saamaxyo Akhiiru waaryala
@sahroyahyedamey6794
@sahroyahyedamey6794 Год назад
Xaji cismaacil' cali good. Dhalaweeyn intaaba adeeer yashey ayeey ahaayen Allaha u wada naxariisto. Dhamaantood.
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 Год назад
Iam very sorry for him and the rest of people who died in that day
@user-vc9cx2pc8h
@user-vc9cx2pc8h 4 месяца назад
Bad done snm
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
So sad alaha haunaxaristo yarabi inta dhimatay
@amiinchaybe2583
@amiinchaybe2583 3 месяца назад
Alleh ha unaxariisto dhamaan mujaahidiinti Snm odaygana illahay haku xamdi naqo.
@abdyhussein7057
@abdyhussein7057 Год назад
😭😭😭 can’t stop my tears
@hamsenouh3456
@hamsenouh3456 Год назад
Iyaga faqash ahaa oo xasuuqa waday Ee taariikhda ha xumayn
@angolsom5312
@angolsom5312 Год назад
Maxaan Aniga Isdooxay Maxaan Asaagay Kaharay Maxaan Is Aaqiro Seejiyay Waxaan Arxanlaawe Ahaa Maxaan Araxda Iska Gooyay
@zainabmohamed4244
@zainabmohamed4244 Год назад
ASC adeer aduunka Allah hakubarakeeyo akhirana Janada Allah hakugeeyo qof qalbifiican baatahay
@maxamedaadannuur5011
@maxamedaadannuur5011 Год назад
Isaqu waa gob wanay ku dili wanay ku nolayiin ku waa xananeeyayba waa isaq lakiin waxan ka codsanayaa hanolato inay soo warayisato dhinacakale iyo xasuuqii isaqa loo gayistay iyo isla goobtaa jamecada cayinashe wixii faqashtu ka gayisatay isagana faashtu qaday itaa wayidi WAXAN KUU YEEDHINAYAA INTA GOOD EE XASUQU KADHACAY 1988 OO KALIYA BURCO AGAGAARKEEDA 1. WADHAN WAXAA KU DHNTAY 3413 Qof 2.. jamecad cayinasha 1214 qof Wa inatan imika xasuustay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
I kaa go,yaasha kuu keenay ee xoolaha kuu keenay iyo kii ku diley waa isku reer dadku waa isku dhex jir ilaahow cabdirisaaq u naxariiso iyo odaygaa ku caawiyey
@dulmidiidKeynaan
@dulmidiidKeynaan Год назад
Dadka sidaa dadka ulaynaya ayaa manta kudhahaya waanala xasuuqay koofurbaa nalaysay waxuush aan alla aqoon waaye
@dsheikhali
@dsheikhali Год назад
You keep talking out of your ass FAQASH!
@kahagure3075
@kahagure3075 Год назад
Nasab hadad maqasho waa isaq in kasto anan ka dhalan waa dad wanagsan mar baan hargeysa tagey waxana joogey labo haben illahow somalida nabad dhex dhig isma necbe ❤
@asiakhaled2286
@asiakhaled2286 Год назад
Maxay nasab ku yihiin ma dadka macna darada ku dilaya dadka?
@salmaabdikarim2098
@salmaabdikarim2098 Год назад
Allah Unaxriisto Inta xaqdarada loo laayey😢 Adeero adigana Caafimaad iyo cimri dheer Allah haku siiyo🥹
@najaxbinu
@najaxbinu Год назад
Qiiro jaban baad wadan xolow
@Zakariaxaajijanikedajanikeda
@@najaxbinu maxaa qiiro jabaan ah dadkaas in lalaayo maki faraxsan tahay
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 5 месяцев назад
This is genocide painful and sad story had to watch
Далее
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 2,2 млн