WARIYE ABROONE, MAKU XISAABTANTEEN IN LOO BAAHAN YAHAY MEEL GABAAD AAD ISKU TIIRISO, MUQDISHO AAD AYEY AWDAL UGA FOG TAHAY, LAKIIN JIBUTI AYAD TIIR KA DHIGAN KARTA AWDAL STATE, SOMALIA AQOONSI AWDAL STATE KA QAATA, DHAQAALE KA QAATA, SALDHIYO JIBUUTI LOWYA CADDE GANTA KU DHIGTAAN , JIBUTI SALDHIG AWDAL STATE, INTAD DHIDIBADA KA AASATAAN.
Guul ……Guul iyo gobanimo awdal state movement,dabadhilifyada gadabuursi ee u adeega cadawga SNM looma baahna hana la faquuqo,xoraynta iyo dhismaha dawlad goboleedka awdal ee somaliyeed,.midnimada somaliyeed ha nolaato,Somali diidku ha dhaco.allahu Akbar.
Aad ayaad ugu mahadsantihiin barnaamujkan qiimaha leh ee aad soo jeediseen oo ah midwaaqici ah oo loo baahan yahay in hoos loo eego nuxurka uu xambaarsanaa isasoo baxii maanta iyo Sidoo kale in lays waydiiyo maxaa laga faaiidaysanayaa maxaa se lagu guurldaraysanyaa.
Diyaar weeyan ee tallo aanku darsado gadabuursi dhamaantii jufa kasto 100 Nin halaga soo wadda ururiyo markaa sidaa bay wax ku dhamaanayaan on dhulkeena ku qabsanaayaan tolkayoow waa iga tallo
Awdal state hore ayaa loogu khasaarey oo inta dumarka dahabkoogii laga dhameeyey ninkii rashiid nuur hageysa kala dagey oo uu ka iibiyey.Awdal state bilaa lacag ah ma shaqeyneyso.Dalka iyo dadka wax u qabta oo wax tar la yimaada marka hore.sida ssc is muujiya ama iska aamusa.
Halkuu ku yeeshay😂 baadi kugu raagtay xoolahaagaa la mooda,baking boorama iyo dill ayaad leedahay ee ku joog. xitaa magaca awdal ayaa qalad ah markii la bixinayey waa la qaldamay
Maxa shacab ah shaacabka burco oo kaliya ku filan wlhy haday juuq dhahan in meel ay marayan la waayo 6gobol ee s/land bay awdal dhexda ugu jirta gabigedaba waa la isku dhifanaya 1sac nagu qadan mayso
Adeer qori baa dhul lagu xoreeyaa maxaad isla heysaan,ma awoodaan in aad ciidan sameysatan.mida kale itoobiyadii aad ku gaban laheydeen waa la idinka soo xidhey.markas xageed gabaad ka dhiganeysaan.Dadka u sheega ciidanka aad awoodan in aad ku xoreyneysan Awdal.
WAAR BAQBAQ LOOMA BAAHNEE BAARLAMAANKA GUDIHIISA VADARBUURSI OO DHAMI WAXBA KAMA TARI KARAAN 55 XIL OO KALI AH BAA KA XOOG WAYN, WNA KU HAYSTAA XIL LAGA QAADAYAANA MA JIRTEE HALKANI KAALAY.
War niman yahow nacnac loo baahna ee kaalay dalka gudihiisa oo waxaad xoraynaysaan ma jirtee nin doonaya in uu qurbaha ku raaxaysto isaga iyo ubadkiisuba . Ii dhinta aan dhaxlee . Kaalay oo la dhinta dadkiina ummadda ha halaagina
Waaar alle ka qabsada isaaq waxa idin yelaya majirto qof malah ka qaylinyaa isaaq ma matolo ee waa isga iyo shikhsiyadisa somlilnd horena waad uso xokortena iminkan waad xokomi karaartan hargaysa iyo borma inaanka kala kexeya fa ido masowado hadaad waxa haysan Keena o waad mamula