Тёмный

Wareysi Gaar Ah: Gen. Axmed Jaamac Muuse Taliyihii Hore Booliska Somaliya 

SAAB TV
Подписаться 481 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

21 дек 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 70   
@maguled
@maguled 3 года назад
Maansha Allah, oday Soomaaliyeed oo khibrad iyo waayo-aragnimo ka muuqato.
@xaajidalmar4885
@xaajidalmar4885 3 года назад
Mansh alaa awoowgay qli ilaahay noo ka daa genral ahmed jama muse
@abdikadirnurmohammed9351
@abdikadirnurmohammed9351 3 года назад
Allow ku naxariiso Genaraal Ahmed jaaama
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 3 года назад
Major General Axmed jaamac muuse..Allaah yaxafad... Waa taariikh nadiif ah oo run ah .
@colmlander3447
@colmlander3447 3 года назад
Cabdilaahi naxar iyo Aabahay ilmaaabti rumay ahaayeen Ala ha naxariiso dhamaantood
@u.j7332
@u.j7332 3 года назад
Abdillaahi Naxar anigana waa Abtigay . Allah ha u naxariisto
@colmlander3447
@colmlander3447 3 года назад
@@u.j7332 Aamiin
@abdirahmanmohammed3543
@abdirahmanmohammed3543 2 года назад
Cabdilaahi Naxar ma siyaasibuu ahaa?
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Год назад
Ahmed Jaamac Muuse Alaha Xafido Waa Nin Somali Dhab Ah Oo Cuqdad Qabiil Heyn
@hamsehistory3821
@hamsehistory3821 3 года назад
Beerka aqooneed iyo dadnimo ee Soomaalida Wakhtiyadi hore Aad ayey u fiicneyd una dhisneyd.
@mosaleban7023
@mosaleban7023 3 года назад
MujaaHidku wa Habar Jeclo 😁🤚
@camelcamel6495
@camelcamel6495 3 года назад
Yeelkii.
@samsammaxamed8598
@samsammaxamed8598 3 года назад
Haduuyahay waayo
@foziagelton3884
@foziagelton3884 3 года назад
May the Almighty Allah grant him janatul fardosa inshAllah my apty
@hoobaan8674
@hoobaan8674 3 года назад
Maanshallaah ninkan waa in laga faaiidaystaa waanin waxbadan Og
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 3 года назад
Mahadsanid Cali Seenyo.
@abdirisakmohammed4672
@abdirisakmohammed4672 3 года назад
MASHA ALLAAH
@jamaisse9852
@jamaisse9852 3 года назад
asc walow aan u malaynaayo inuu weli jooga xamar joogo waxaan uun ku amaanayaa dhaqankiis iyo dadkii hore siday dhaqanka fiican u lahaayeen iyo dadnimadda isagoo yar buu school gaalo gallley markaasuu dhaqankiisii iyo diintiisiiba ilaaliyey aakhirkiina door biday inuu dalkiisii u adeego waxyaabaha qofka sharaftiisa iyo cimrigiia dheereeyaa waa daacadnimada iyo gacan furnaanta( sadaqadda) sidaas owgeed dhalinyarada somaliyeed waa inay dhaqan iyo masuuliyad iimaan yeeshaan weliba waxaan aad ula hadlayaa dhalinyaradaa somaliland ee hadda caadada ka dhigtay cayda iyo aflagaadda ee mediada taagan dhaqankii dib u eega odayaashiina gagaboobayna ka faaiidaysta. waad mhdsan tihiin. raalina iga ahaada. Abwaan weriye cali seeyona waa mhdsan yahay.
@ahmedraygal8086
@ahmedraygal8086 3 года назад
Haa Xamar baa lagu waraystay
@sahalabshir1090
@sahalabshir1090 3 года назад
Ciimriga ilahay ha dheereyo
@haniismail3317
@haniismail3317 3 года назад
Mansha Allah
@bruneibrunei9198
@bruneibrunei9198 3 года назад
Naa imika gabowdee iska guurso
@haniismail3317
@haniismail3317 3 года назад
@@bruneibrunei9198 ciyaal suuq
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 года назад
M first
@adanbile4237
@adanbile4237 3 года назад
Macalla ! Xaafad somali bay ahaan jirtey
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 3 года назад
Wow hanbalyo reer saab tv runtii cali seenyo wuxuu soo xulay mucdii aqoonta ciidanka soomaalida waxay muujinaysaa sida cali seenyo u yahay waayo Arag buuxa oo khibrada saxaafada aad u yaqaan
@hamsehistory3821
@hamsehistory3821 3 года назад
Cabdi dhiboo Waa taliyihi ciidamada police ee Somaliland marki ay ka goday Somalia.
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 года назад
JANARAAL AHMED MUUSE WAXUUIS CASILAY HABEENKII LA DILAY 49 WIIL REER SOMALILAND JAZEERA WAA GOAAN LEH MADAXTOOYADA INTUU TAGEY VILLA SOMALIA AYUU XILKII KU DHIIBAY
@yasin12osmaan53
@yasin12osmaan53 3 года назад
Waa duriyadii layaqaanay
@abdirisakmohammed4672
@abdirisakmohammed4672 3 года назад
Waaa aqoonyahan
@hoobaan8674
@hoobaan8674 Год назад
Genius weeye Udurxmiin ku Dad maskax badan
@abdirisakmohammed4672
@abdirisakmohammed4672 3 года назад
WAA SOMALI DHABA
@mhassan0163
@mhassan0163 3 года назад
What you mean that Somali dhab ah ?
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 3 года назад
Somaliland oo kaliya cidii ku nool ayaa somali dhab ah 😌
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 3 года назад
Reerka uduruxmiin ku Somalida wayka horeeyeen xormidi Somalida wax badan uso qabtay salool. Iyo maykal maryama., dube calibyareb, Axmed Kanyse iyo general axmed jaamacan
@Zorowano1
@Zorowano1 3 года назад
Salool iyo faarax Oomaar reer daahir bay ahaayeen ee durixmiin may aheyn aan kuu saxee
@mhassan0163
@mhassan0163 3 года назад
Haa waa runtaa, raggii raggaasi dhaleen waxba lagama hayo aan ka ahayn: Xin, Xaasid iyo Xan
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 года назад
Salool ma ahayn cubdirixmiin
@kayseking
@kayseking Месяц назад
Waa axmed faarax Abdille ninkan, Alle hawnaxariiste
@Zorowano1
@Zorowano1 3 года назад
Show kan cali seenyo waa faqash muxuu Gen u waydiin waayey xasuuqii jasiira ileen Ahmed Jama taliyihii booliskuu ahaa 1989kii.
@mhassan0163
@mhassan0163 3 года назад
Very good question
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 3 года назад
Wali lama gaadhin waa barnaamijyo xidhiidh ah markaa kuwa kale ayaa lagu soo dari doonaa xasuuqii xeebta jazira 17/07/1989.
@aminaabdullahihusein5754
@aminaabdullahihusein5754 3 года назад
Sabbath uu ISU casilay baba ta ahayd
@u.j7332
@u.j7332 3 года назад
Aqoonta iyo cimriga dheeri faa’iido malaha hadii aan wax lagu bedeli karayn oo aan dalkaaga iyo dadkaaga wax muuqda loogu qaban oo aan jiilasha koraya iyo kuwa soo dhalan doona dhaxal looga tagin
@mhassan0163
@mhassan0163 3 года назад
Somali maanta aqoon ma rabto, cid kaa Dhegay sanaysaa ma jirto, Odaygani 1967-1991 bubba soo shaqeeyey
@colmlander3447
@colmlander3447 3 года назад
Xaguu joogaa ee lagu waraysanayaa?????
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 3 года назад
Muqdisho
@colmlander3447
@colmlander3447 3 года назад
@@saadaatmuuse111 bartaasuu ku gaboobay heer yadii cune bilaa dhiig lafihii 40kii dhalinyatada ahaa ee maslax siyaad ku laayey jaziira ayuu dulfadhiyaa xoolo
@lolamoon3870
@lolamoon3870 3 года назад
Soomliya dad iyo dhulba way dhaxlwareegta 🤐🤐🤐🤐🤐 shacbka somliyed ilaahow xafid somlilaan iyo shacbkeda guulyste hanblyo rabow idinxafid
@omarnoor6237
@omarnoor6237 3 года назад
DADKII HORE WAXAAN KU JECLAADAY RUNTA AYEEY SHEEGAAN. TAARIIKHDOODA KAMA BEEN SHEEGAAN.
@abdirisaqassayr6244
@abdirisaqassayr6244 3 года назад
Cheneralka iyo salool.iyo machal Mariano sedexduba waa Habar jeclo waana raga taarikhda Somali kuxusan salool iyo machail waa labada Nin ee somalia xoriyada usoo qaaday maantana dad shalay dhashay ayaa taarikh samaysanaya wlee habar habar. Jeclo.dunida magac iyo milgo ayay kasameeyeen
@mosaleban7023
@mosaleban7023 3 года назад
Rerku wa tariikh dheeeer yahy
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 3 года назад
Aad iyo aad waa reer taariikh qadiimi ah leh
@xuseenalayahdiik6712
@xuseenalayahdiik6712 3 года назад
Inkastooy mikal gaal ahaa
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 3 года назад
@@xuseenalayahdiik6712 waa run Micheal gaal buu ahaa
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 3 года назад
Dal kasta oo Britishku soo guumaystay Somalilandersku xilal bay ka soo qabteen genenkani waa ninkii Xilka iska Casilay maalintii Xasuuqa Jasiiza dhacay ee Siyaad Bare miiska u saaray Dirreeska iyo Darajadii isagoo ahaa Taliyihi Police ka Somalia
@geediadem5015
@geediadem5015 3 года назад
Soomaali qabyaalad looga taag waa Wales meeshaad Ku socotaan laga ran waa Ninkan la waraysanayo wakhtigiisiina soo qaaday wakhti fiican Wuu soo maray lk maanta maxaa dhaxal ah oo aynu Ka dhaxal dadkii hore aan ahayn qabyaalad
@aqadiromer1392
@aqadiromer1392 3 года назад
waa run waayo macallinka soomalida ayaa siyaad barre ahaa. intuu yidhi wayn aasnay ayuu haddana isagu beeri jirey, bal xukuumaddiisii dib u eeg. waa walaaladii, waa innamadiisii, waa kuwii hablihiisa qabey, waa ilmaadeeradii. .. ISH waxa noocaa ahaa ayay dadka qaar iyagoo og haddana majeertaan. Marlabaad inta aanad ii jawaabin dib u jalleec xukuumadiisii. ISHiiiiiiiiiiiiiiiSH.
@Somfox1
@Somfox1 3 года назад
Khabir aad uga marmi karto in aad cudurada uur ku jirta sida Joonis , Gasteri , caloosha iyo xiidmaha u tagto Yurub .. Dhakhtarka oo takhasus dher ka haysta dalka ingriiska .. ka faa ideyso ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kjbvIlVlyqU.html
@maxamuudyasiin3226
@maxamuudyasiin3226 3 года назад
Nimankaa uu sarkaaku garan qaatay waxaa yidhaahdaa meriy ismaaciil waxay sheegtaan inay walaalo yihiin Daarood ismaaciil cumaan iyo cadan ayay udhexeeyaan dehaan ahaan gobolka dufaar ayay degaan
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 года назад
Dibjirka seenyo maxuu u weydiinwayey General basaasinta SNM/ BIIXI. Kaahin.fasysal dhurwaa/warancade/iney basaasiin ahayeen OO SHACBAKA LOOGA qarinaya
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 3 года назад
Reernimo waxba ma kordhiso ee dable ciidiisa difaaca ka magac iyo meeqaamba wacan.ficil ha jooge erey lagu xasuusto kama hayo
@mhassan0163
@mhassan0163 3 года назад
Aqoonta baad neceb tahay, isaga oo kaba la'aan iskuul ku dhiganayey buu madaxa CID noqdey Cadan oo dhan, Maxaad ka qori lahayd intaasaan dilay?
@mhassan0163
@mhassan0163 3 года назад
Haddaad aragto qof Simali ah oo wata magacyada; Qarab, waddani, Simali, Midnimo, iwm, was tuug tuug dhalay, was Dawaco kuu soo xidhanaysa garage Idaha , doqonta baa lagu khaldas, magacaa waxa qaata inan gubeedka Laangaabka Jamhuuriyadda kusoi shed dhuunta waa dhiig yacab ku nool Boolli iyo xaaràn He want to rop you, he is a wolf in a sheep clothing, tribalism is his weapon but hiding behind a good name it's a cover, disguise.
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 года назад
Waya aragnimada iyo Aqoonti aad gaartay Allah ku siyay maanta maxaad kubiri say dadkada iyo dib u dhiska cidamada fowdada ku sookoray 30 sano oo ù burbur ah.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 года назад
GENERAL WAA ogyahey BIIXI handaraab inuu basaas AHAA Dafle Ahmed jama waxa UU ogyahey SNM iney kujireen basaasiin badan OO HADDA horbooda SOMALILAND
@aqadiromer1392
@aqadiromer1392 3 года назад
Ilaahay cafis weydiiso SNMwaa wada EHLU JANNO biidnillaah.
@abdulkadirabdullahi8968
@abdulkadirabdullahi8968 3 года назад
Walaalle Cimridheer Alle ha ku siiyo. Wax ma ka sheegi kartaa 1948dii Imaamkii Somaliga ahaa ee ficilkii uu sameeyey uu horseday in reer yurub iyo yuhuudu u riyaaqeen ayna horseeday yuhuudu inay taageerto dowladnimada Somalia. Imaamkaasi ma reer waqooyi buu ahaa mise reer koofur?
@libaaxaafrika6746
@libaaxaafrika6746 3 года назад
@@aqadiromer1392 maka sii fekerteen Dekedda Berbera gacanta inneey u galleeyso Itoobiya ?
Далее
XUSUUS REEB JANARAAL (FADHI KU SALAAN) PART 1
31:04
Просмотров 155 тыс.
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 14 млн
Я КУПИЛ САМЫЙ МОЩНЫЙ МОТОЦИКЛ!
59:15
Наше обычное утро 💕
00:42
Просмотров 1,2 млн
BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 2AAD GEN JAMAC YARE SAAB TV
40:51
Wareysiga General Maxamed Ibraahim Gober
51:26
Просмотров 29 тыс.
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Просмотров 179 тыс.
Ах как прекрасно
0:17
Просмотров 20 млн