Тёмный

WAREYSI XASAASI AH:-Qeyla dhaanta Mucaaradka,Kiiska Qabuuraha,Hantida Qaran & Musuqa... 

Somali cable
Подписаться 373 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

WAREYSI XASAASI AH:-Qeyla dhaanta Mucaaradka,Kiiska Qabuuraha,Hantida Qaran & Musuqa,Haddaba Mucaaradka iyo Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh xagee ayey kala marayaan?
Wareysi Gaar ah:-Xildhibaan Cabdullahi Kulane oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 3 месяца назад
I thinki this was Set waraysi maahan waa Nin xasan sheekh Soo dirsaday wariyaha ayaan ka wadaa inuu Xildhibaanka mucaaradka ah warakiisa uu beeniyo oo Been abuur iyo fadewxad ku sameeyo Lkn Caqligiisa iyo Aqoontiisuba aad Bay u liitaan Nin baa helay ,😂😂 so The mission Failed wariye Fadhi ku dirir
@abdisalanjamal4247
@abdisalanjamal4247 3 месяца назад
Tuugaa tahiin waxa dhabta ah umada uma sheegtan tv Somaliyed maha waa midqabiil barabagando kalaqeybin iyo qabyalad ayaad faafisan tariikhda ayad kuxusan tahiin Alqabyala iyo intalashaqeyso
@LST25
@LST25 3 месяца назад
Ma qabyaalad baa in la dhaho miranaayo waxaa leh Ciidamada Badda?
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 3 месяца назад
Kulane waah siyaadkii labad🇸🇴🎖
@abdifatahsarhan7108
@abdifatahsarhan7108 3 месяца назад
Somali ma ogoola ninka runta sheeg kulaane waa geesi hadal kiisuna waa sadaar muuqda suaal ka dhan, Willkan kuma fiicna wariye waayo labadiisa kafadood baa mid nic u badantahay
@mohamudadenali2075
@mohamudadenali2075 3 месяца назад
Ad kaga mahad celinena xildhiban kulane sida ad inogu iftimisay fashilka u qaranka u Horseday xasan dhiiiqo
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 месяца назад
Isma dhaanto is cayayo oo ismoodey iney Horseed yihiin 1- maxay can ku ahed dowlad mw m.. Farmajo qof la cayo oo dacayad laga fidiyo waxan jirin labunbuniyo 2- dowlad dii mw HSM waxay caan kutahay dhaqaale arursi Boobka hantida dadweynaha Taariikhda intaas ba ugu jirta 2ba koxoodba 3- dhaqanka 2badaas koxod Matihiin kuwa loga baahnaa somaliya maya (0) Xaqiiqada iyo wax qabad dhab ah bey rabtaa somaliyey aa guribuu dhistey dhulbuu bobey Loma baahna
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 3 месяца назад
Qofka kaliya umada dhan ee fikirkooda dhiibanaya fikirkiisu xor ka yahay qabyaalad iyo wadaniya ayaad tahay walal inay bataan ayay tahay guul iyo gobanimo walal
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 3 месяца назад
WALE WARUNTIISA XASAN SOMALIYA WUUDHAMEEYEY
@mahamedabdullahi1390
@mahamedabdullahi1390 3 месяца назад
Run ayaad sheegtay, lkn sidii fadhikudirirkii ayaa uhadashay
@Somaali215
@Somaali215 3 месяца назад
Cabdulaahi kulane sax buu sheegi
@الحمدالله-د5ص6م
@الحمدالله-د5ص6م 3 месяца назад
Mahdasnid xildhibaan sida ad nooga faahfaahisi
@qarabeytiMohamed
@qarabeytiMohamed 3 месяца назад
Illah haka badbadsho ina sababsato benta ka shegtay MWeynaha, adigaba ina adeerka ina Farmajo ayaa ka dhaxqeylinayo,, fudedkaan ka jog waa diday waxaa ka hesho waxba ha iga sinin. Dadkaga dagaal ku socdo warka, maqal
@hassanosman5496
@hassanosman5496 3 месяца назад
Hhhhh ikraan mahad salaad iyo xasan sheekh way dii
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 3 месяца назад
JAALE WARIYE XILIBAANKA WUU KAA SAXASAN YAHAY EE DOWLADAN WAXA AY QABATEY MALAHAN WAXA KALI AH AY QABSTEY WAA ESTE AFRICA KALIHA WAXEY QABATEY
@Somaali215
@Somaali215 3 месяца назад
Ikraan mee xasan sheekh xuquuq muu uraadiyee
@LST25
@LST25 3 месяца назад
IKRAAN DADKA DILEY WAXAA YAQAANO ROOBLE
@AbddiUhu
@AbddiUhu 3 месяца назад
Muuse suudi waxaa ka fudud dadka maytada ah in la faago....
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 3 месяца назад
Kan asagaaba dembi loo heystaa Ikraan Tahliil haguugeeyay😢
@LST25
@LST25 3 месяца назад
AAWEY DADKII DAMBIGA KUSOO OOGI LAHAA?
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm 3 месяца назад
Farmaajo adeerka qarax ayuu akfadhiyay waxaat kufaneyso waxba kamajiraan farmajo ayaa chinaha kakireyay badda beenta yaatushegeysa waxwalba masheganeysa dalka haduu nabad eheen xamar ayaa qarax kadhicilahaa muxuu qabtay adeerka farmajo amaanka muxuu kaķaqtay
@LST25
@LST25 3 месяца назад
Miranaayo yaa leh? Soo Xooga dalka ma leh? Ama muuse suudi
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 месяца назад
Qaraxaas waxaa waday XASAN SHEIKH iyo taageerayaashiisa markay kursigii ku fariisteena iyagaa iska daayey, wuxuu qarax xukun lagu doonayo dowladdii joogtayna lagu fashiliniyey
@Az.34.4
@Az.34.4 3 месяца назад
Inad xogta jarjartaaan mahaboona
@abdibotan4740
@abdibotan4740 Месяц назад
Xasen xayawankas foshoxun hadhibkas kujihada moryantas foshoxun dilla xasen tukgas hawiye folxuma nacaladas
@FartomatiJ
@FartomatiJ 3 месяца назад
Aad baan kaaga mahad noqanaynaa sida aad wax walba noogu iftiimisay
@abdiganiahmed6042
@abdiganiahmed6042 3 месяца назад
😂😂😂😂😂 afdheer inta lataago AAA laleeyahay infaaramant iyo dhifoolonanti ayey somaalidu englishka kabartaan Belo inla,afturba lahaatay
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm 3 месяца назад
Adeerka afweyne qabuurihii if iyo aakhiro maogeed siduu udumiyay
@LST25
@LST25 3 месяца назад
Afweeyne haduu khalad sameeye Xasan muu ku dayanaa?
@mahadzoozoocade2980
@mahadzoozoocade2980 3 месяца назад
Wlh ninkaan waatuug waana kuwi jidka nagaxerijiray haddane wuxuudiidanyhy dooladnomada soomaaliyeed
@AbddiUhu
@AbddiUhu 3 месяца назад
Jidka guriceel iyo kan jowhar muuse kaa xiray? Mise caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 kadibna Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle ay biliqaysteen? Jirkee waaye jirkuu kaa xiray?
@WadajirAsad600
@WadajirAsad600 3 месяца назад
Xaaroodkii wali oohinbaad wadaan kulanejiis shansano oo somalia bililiqaysateen waa idinku filnaaweyday cid dambe ood siridoontan majirto hawiye turub baray
@MaxamadXassanisaaq
@MaxamadXassanisaaq 3 месяца назад
Hildhibanka Alashawabka Ah Dhabti Waacajiib Alaheyoo Iiqawareeji Shatiisa
@gulledahmed6819
@gulledahmed6819 3 месяца назад
Xasan sheikh makalaha hal qorsho oo qaranka Soomaliyeed dan u ah ujeedkiisa waa inuu jeebka kabuuxsado intuu meesha joogo.
@MariamAd22
@MariamAd22 3 месяца назад
Mr kulane jiis wa nin magaafe khawariji gacan kudhiigle ah iislamarkasna ah xildhiiban xasuuqa ah dad badan Ikraan tahalil kamid ahyd beenleyal nabad iyo nolol wa labo khawariji khawarijiii
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 3 месяца назад
XasN niiqo waah niijaso aan laa daahirkaanin iilahow Somali iintah.kaahartay kaa hoorwaad caadow madaxweene kushegaah
@abdirashidmohamedaliabdira1639
@abdirashidmohamedaliabdira1639 3 месяца назад
xildhibanka Si wangsan Bu U dooday Fikirkisana u cadeyay
@Abdox30911
@Abdox30911 3 месяца назад
Sida xildhibanka sheegayo hadey dhab tahay...wa musibo
@SaalimCumar-l5i
@SaalimCumar-l5i Месяц назад
Haduu madaxweynaha arinta dowlada oo dhan asaga maamulo maxaa loo magacaawey wasaarooyinka xildhibaanka arimihiisa oo dhan waa sax alow nasamata bixi
@guleedciise4497
@guleedciise4497 3 месяца назад
Xildhibaan Kulane Maasha Allaah si qurux badan ayaad u sharraxday fashilka xukuumada Xasan Gurguurte
@djamaabdi1235
@djamaabdi1235 3 месяца назад
Wa rontisa xil golane mashallah
@HusseinSheikh-t1i
@HusseinSheikh-t1i 3 месяца назад
Adiga.yakukeene farmaajo.maxakaehed.wadaka
@143-k1d
@143-k1d 2 месяца назад
Qabuuro Adeerkiis Afweyne Aa Ugu Horeeye Wax Faaga Guryo Dowlad Uuka Dhisay If Iyo Aakhiro Shirkalo Kasababalaara African Village Guryahii Bangaariyada Wuxuuna Dejiye Daarood Muqdisho Guri Dowlad Cid Aan Daarood Aheyn Ma Deganeyn Faqash Kaan Cuqdadeysan Oo Jiiska Ah Maanta Inuu Qabuuro Ka Haldo, Asagoo Guri Dowlad Ku Dhashay Kuna Soo Koray Asagee Ceeb Ku Tahay Ilowsha Dhawaa Ma Umulaa Aan Maqli Jiray
@Shukri-x1v
@Shukri-x1v 3 месяца назад
Qulqnjees was ninkiidilay gabadhii ilahaan
@AbdiazizJimxale
@AbdiazizJimxale 3 месяца назад
Kan camal xil dhibaan ma astaahilo dad baa ku maqan
@LST25
@LST25 3 месяца назад
Yaa ku maqan?
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 месяца назад
Xasana madaxweyne ma astaahilo
@LST25
@LST25 3 месяца назад
@@lilcuzzwhitemoe 💯
@LST25
@LST25 3 месяца назад
Garguurte anaa waso
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 месяца назад
@@LST25 oo khaniis miyaad tahay sidee nin uwasaysaa ?
@ahmedalin
@ahmedalin 3 месяца назад
LAGA BARAY LAGA BADI. INTII SHALAY ADIGA INA ADEERKAA SAMAYN JIRTEEN IYO IN KA BADAN XASAN SAMAYNAYAA EE ADKEYSTA. NABAD & NOLOL
@LST25
@LST25 3 месяца назад
XASAN MAXUU SAMEEYNAA? MA DHULKA DALKA UU ILAALINAA SIDII FARMAAJO
@acazaam
@acazaam 3 месяца назад
Waxaa kamaqan wariyaha dhowr qodob oo qofka wx wareysanaa laga rabo 1. Warka inow kakoobiyo qofka oo dhageysto 2. Curinta suaalaha sida ay ukala horeyaan 3. Mowduuciyada inow kudadaalo 4. Danaha gaarka ow leyahay wariyuhu inow katago Madama aanan ku aqon wariye hawada ayan kusoo marsiinaya naqdigaan waxa kamuuqda wareysigaaga fudeyd tirabadan
@Mohamedyasin99
@Mohamedyasin99 3 месяца назад
Runta ayuu indhaha kasaray😂😂😂
@MaxamuudCadaani
@MaxamuudCadaani 3 месяца назад
Dalxarashe ilahay ha inaqabto
@shukrishire5286
@shukrishire5286 2 месяца назад
Amni muxuu ka yaqaan kulane jiis ,
@CabaasXaaji-du6lz
@CabaasXaaji-du6lz 3 месяца назад
Xaga codka tvga ha iska nidaamiyo
@shukrishire5286
@shukrishire5286 2 месяца назад
Maxaad ka wareysaneysa beenloowgaan reer badiyahay
@shukrishire5286
@shukrishire5286 2 месяца назад
Masayr baa haya wuxuu boobahayay ayuu waayay
@HusseinSheikh-t1i
@HusseinSheikh-t1i 3 месяца назад
Adigayakukeene.adeetka
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 3 месяца назад
Farmajo guul guuuul
@abdiqani5753
@abdiqani5753 3 месяца назад
Jiis hunjoqo oo beshisa kursiga ukaso boway kujogo miya noga wareysane waxba qaldan
@AbddiUhu
@AbddiUhu 3 месяца назад
Mahad kawaanle iyo fiqi ayaga mala soo siiyay iyo muuse suudi?
@AhmadIsmaan
@AhmadIsmaan 3 месяца назад
Waxa nasib xumaa in kulane jiis laga waresto arimo dowladeed wa ninkii awoda dowlada dadka kula tuma jira ader waqtigi aad awoda dowlada aad kula tuma jirta laguma jiro ee caacda nagala tag
@LST25
@LST25 3 месяца назад
Dhulka dawlada muu dhici jirey kulane
@bashirxersi1986
@bashirxersi1986 3 месяца назад
XASAN ABGAAL DALKII WAA FIIQDEY TUUG ALLE IYO RASUUL KA FURTEY WAAYE XASAN DHIIQO ALLE AYAA QABAN
@AbdiazizJimxale
@AbdiazizJimxale 3 месяца назад
Kan camal xil dhibaan ma astaahilo dad baa ku maqan
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 3 месяца назад
war duli yahow ma waxaad wareysataa weysay ninkaan jiiskaa ikraan tahliil ayaa ku maqan qabuurahna adeerkii siyaad bare ayaa qodi jiray war jiiskaam waa mujrim dad badan dilay hala maxkamadeeyo in la war wareysto ma ah calaamo haku dhacdee eeyga wacal nasab mahaa asal soomaali ma gabar uu dhali karo ma jarjareen war waxaan intuu na dhax joogo nabadi dhalan mayso waa in isagane la jarjaraa eey iyo doofaar baa iska dhalay dhiig soomaali ma lah istubid dog
@LST25
@LST25 3 месяца назад
Miranaayo yaa leh?
@Alihassannuur-yd3ge
@Alihassannuur-yd3ge 3 месяца назад
Kubi aad qalatay meel ku sheeg wasaqyahow
@abdikadirsomane8967
@abdikadirsomane8967 3 месяца назад
Kan hada ma wariyaaa yaahuuu😂
@wadaniofficialpage
@wadaniofficialpage 3 месяца назад
XILDHIBAANKAN HAL MAALIN MAKA HADLAY OO MA DHALEECEEYAY DAMACA ITOOBIYA OO BADDA IYO DHULKA SAYLAC RABTA JAWAABTA WAA ISKA CADAHAY WAA MAYA ITOOBIYAAN AYUU GEDO GEEYSTAY SIDUU UGU XUMEEYO AHMED MADOOBE IYO DOWLADA FEDERALKA I AM SORRY
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 месяца назад
DAMACA ETHIOPIA KAMA DUWANA MIDKA TURKIGA , KAN KENYA, KAN MARAYKANKA , KAN EMAARAATKA IYO KUWA KALE EE LAMIDKA AH
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 месяца назад
MAXAA UFASAXAYA MADOOBE IYO XASAN INAY QABYAALAD IYO GAALO LAKAASHADO KU SHAQAYSTAAN ISAGANA UDIIDAYA INUU SIDOO KALE YEELO
@wadaniofficialpage
@wadaniofficialpage 3 месяца назад
ISAGA IYO WALAALKII FARMAJO WADANIYADII BEENTA AHAYD AAWAY LA JOOGA GEDO IYO KISMAYO HARGEYSA IYO GAROWE MUQDISHO XAARAAN BAY KA AMXAAR IYO WIXII LA SOCDA
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 месяца назад
@wadaniofficialpage Adeer Ethiopia iyo Amxaaro iyo Gaala kale wax diiddan oo aan mujaahidiinta ahayn majiro . Waxaa laysku haystaa anaa lashaqaysana haya ee aniga haysoo mareen iyo mayee anaa ugurguuranaya ee adiga maya. Tusaale waxaa kuugu filan midka Xamar jooga wuxuu ku doodayaa Ethiopia anaa dhulka iyo badda siinaya ee adiga Hargaysa jooga maya!!! Waxaa lawada ogyahay xilligiisii hore intuu Jigjiga istaagay ayuu wuxuu ku tilmaamay wax micno darro ah khalaad ahaa dagaalkii ka dhexeeyey gaala-madow Ethiopian ka ah iyo Muslimiinta geeska Africa ee soomaalidu horseedka ka ahayd oo soo socday boqolaal sano .ujeedadiisu wax kale maahayn ee waxay ahayd gaaladaas haku taageerto oo madaxtinimada hakugu ilaaliso , waana sidaas dhammaan waxa madaxtinimada sheegta ee Soomaaliya jooga
@AbshirRaagecali
@AbshirRaagecali 3 месяца назад
Xildhiban nucan kuwaramayo waag ma arkin hormrk dolad ayu kaxunyahay
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 месяца назад
OO MEEDAY DOWLADDU ?
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 месяца назад
Somaliyey waxan idin waydiinayaa Al shabab wagii ay sobaxeen iyo manta waxay sheegteen iney kamid yihiin alqaacida aa maxaa cadeen ah oo shega dhaxdoda ah alqaacida miyey qiratey iney lashaqeeyan Al shabab wadahadal ma ogola oo lalama niqashikro oky alqaacida manta waa dowlad aduunka laga aa Dowlad da Somaliya maxay uxaqiijin weydey arinka Al shabab ka cida dambeysey oo ay kuxiranyihiin miyaa laga been sheegey 18sano Dagaal ah dhaqaale hubka tababarka koleyba meel bey kuxiran yihiin oo ma ahan aqoon iyo xoog somali ledahey Kuma dhisna wan hubaal aa Afgaanistaan maqirteen waxa Al shabab ka sheegteen OO ah iney halkaas kuxiran yihiin
@abdiqani5753
@abdiqani5753 3 месяца назад
Dhul iskadaye daad aya ibsaten
@LST25
@LST25 3 месяца назад
Yaa la iibsadey
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 3 месяца назад
Kana ma hadlaa aaway ikraan dheh
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 3 месяца назад
Habaraney hala weydiiya
@LST25
@LST25 3 месяца назад
IKRAAN KIISKEEDA MUU KA HADLO XASAN?
@mohamudahmed603
@mohamudahmed603 3 месяца назад
@mrhamble6031
@mrhamble6031 3 месяца назад
Kulane jiis halasoow Xero waxa uu dhaqmay sidii ciyaalkii tiktok😅
@Somaali215
@Somaali215 3 месяца назад
Somaali haloo duceeyo
@YoussoufBarreh
@YoussoufBarreh 3 месяца назад
ikraan waydii qalbi dhagax injineer yareeso galaal
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 3 месяца назад
Sanbalooshe Xasan keensaday u sheeg Qalbidhagax
@AbddiUhu
@AbddiUhu 3 месяца назад
​@@waryaawariiri18121991 kii waxay dadkooda kusoo kiciyeen canshuurta laga qaado hargaysa boosaaso baladwayne baydhabo gedo kismaayo...waxay dadkooda ku oran jireen canshuurtiina ayay cuni jireen ...taas USC aa oran jirtay...hada USC party two badbaado doofaar waxay keeneen ikran tahliil qalbi dhagax ....ikran tahliil ayaga dilay ..qalbi dhagax ayaga soo xiray ayadoo loo dirsan .....been bay dadka dhiigooda iyo sharaftooda ku baneestaan yaysan ku sirin...
@MohamudIssa1
@MohamudIssa1 3 месяца назад
Thanks
Далее
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29
GALKA SHEEGOW IYO GARSOORKA CIIDAMADA .
46:41
Просмотров 196 тыс.
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29