Тёмный

WARIYE MAXAMED SHIINE XARIGII ITOOBIYA & DHIBAATOOYINKA SUXUFIYIINTA 

Xiisaha Wararka
Подписаться 216 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 120   
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 4 года назад
Wareesiyadan o kle ino so badiya bahda xiisaha wararka I like it
@sowdadaahir7256
@sowdadaahir7256 4 года назад
Wariyaashen qaaligah dhamantii allah idin xafido Xanuunka iyo Xasuusaha ad soomarteen ee aad nala wadagteen waa mid dhirigalin an kahelnay wlhi guuleesta 🙌🙌🙌
@xidigahafx9856
@xidigahafx9856 4 года назад
Abaayo isoo boooqo
@abdishakuralcadaala8673
@abdishakuralcadaala8673 4 года назад
Wad mahad santahay koronto sxp waxad haysaa shaqo wanagsan. Horay u soco
@aydrusabdi8156
@aydrusabdi8156 4 года назад
Masha Allah wariyaal qaaali ah God job keep going cadowgiina hajabo
@cadnaantashaad9486
@cadnaantashaad9486 4 года назад
Ma Sha Allah hor usaaaac walalayal I'm really supports u brothers
@aaranmedia7370
@aaranmedia7370 4 года назад
Hore u soco wariye koronto waka helay SAa usoo tabisaan barnamijyada quruxda badan. Keep going
@maryamahmedhassan6796
@maryamahmedhassan6796 4 года назад
koronta aniga waxyalaha wa naxdin ina ku riyoda ka baqin lkin adiga geesi bad thy wlhi alla dila dhinta first day comment
@qadrodhuudhi4956
@qadrodhuudhi4956 4 года назад
Masha Allah wariye
@hayatiali1432
@hayatiali1432 4 года назад
Wllhi waa dhacdooyin xanun badan subxanallah Allow u naxriiso intii ku geeriyatay
@abdilucky3130
@abdilucky3130 4 года назад
Alxm allow adigan wariye iga dhigin kuwe ku dhintay alle ha u naxaristo kuwa ku dhawacmay alle ha u boya dhayo
@shobleuahmed7663
@shobleuahmed7663 4 года назад
koronta wlhi waa shaqsi an jeclahay Allah haku xafido wll sare
@farhanhassangabow6634
@farhanhassangabow6634 4 года назад
Mansha allah sbx aad ayaan ugu faraxsanahay barnaamidka aad wading wax badan ayaan ka faaiiday keep good bro
@yusufhassanfu4012
@yusufhassanfu4012 4 года назад
Nice concept, Somali journalists working under very high risk and still do the job.kudos.
@Wargeysmedia008
@Wargeysmedia008 4 года назад
Wariyasha somaliyeed Allah noo amansado
@Qadaro223
@Qadaro223 4 года назад
masha Allah wariyayaasha somaliyeed Allah ini dhawro
@dekakasim9010
@dekakasim9010 4 года назад
Masha Allah koronta was wadani wariye ah Akhlaaqda u hadlo jeclahay Waa idin salamayaa Dhamantiin
@mamustvpro6492
@mamustvpro6492 4 года назад
Somalia ha noolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xidigahafx9856
@xidigahafx9856 4 года назад
M.a iso booqo
@mamustvpro6492
@mamustvpro6492 4 года назад
@@xidigahafx9856 adigana i saar Subscirbe
@liiljeesto9530
@liiljeesto9530 4 года назад
A s c koronto sxb waaa ku salaamay sxb waxaaaa ka codsanaaa comment inaad soo qaadatid
@maryamaxmedcabdi6550
@maryamaxmedcabdi6550 4 года назад
Masha allah Hormar wacan.xiisaha.wararka horay.usocda.dad.aan.taagero
@shukrisharaf
@shukrisharaf 4 года назад
Maqal waanadoo waxyeelada udiid wariyaha xaq dhowr 😢😭 waxaan xasuustaa hal maalin in la dilay 3weriye oo kale ah mahad axmed cilmi iyo cali iimaan sharmaarke midka 3aad waan illaaway
@deeqoluulofficialchannel4484
@deeqoluulofficialchannel4484 4 года назад
Masha Allah subscribers isara thanks all ❤❤❤❤❤
@ayuubupdy9208
@ayuubupdy9208 4 года назад
Koronto sxb 75% hadaa adi war noogu baxdo martida maxaan ka dhagaysanaa marka
@fatumaabdow2854
@fatumaabdow2854 4 года назад
Mashaallah manta waxa nokenteey wariye qali eeh shine wa shaqsi dagan
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 4 года назад
Korabtow aniga Kuwaral wllka dadii ka yareyd baan moodayaye se wax u jiraan 🤣🤣😂🤣
@iimaanahmed1589
@iimaanahmed1589 4 года назад
Allow xafid wariyayasheena qaliga ah
@mooyalemooyale9854
@mooyalemooyale9854 4 года назад
masha allah hore usocda wariyashena 👌👌👍👍👍
@zafaanahaji6015
@zafaanahaji6015 4 года назад
war koronto nio illahaa ku jcl wlhi dhacdo walba waad ka bad badaa alle ku shugriga badi wllo
@abdullahielmi5710
@abdullahielmi5710 4 года назад
Koronto Nin funny ah jilaa ah xld kasta oo laga hadlaayo nin dareen ahaan u muujin kara aadban ku salaamay saaxib
@nuraanishow5850
@nuraanishow5850 4 года назад
Saxibayaal guul waan idin salamaya
@maxamedhassanfiqi7800
@maxamedhassanfiqi7800 4 года назад
Thanks bahda x wrrka
@hodancabdiwaaxid6038
@hodancabdiwaaxid6038 4 года назад
Mansha Allah wariyashena xafladu laah
@xidigahafx9856
@xidigahafx9856 4 года назад
Abaayo isoo boooqo
@abdirazak8672
@abdirazak8672 4 года назад
Cabdi qaadir cumar cabdulle markii la dhaawacay meeshii ixanuntay ilaahay baa og ilaahayow badbaadi intii muslim ah
@mubaxmedia7616
@mubaxmedia7616 4 года назад
Noo soo badi wlle barnamijka suxufiyinta
@cadnaanaxmed446
@cadnaanaxmed446 4 года назад
Xisaha wararka hore u socda
@mubaxmedia7616
@mubaxmedia7616 4 года назад
Wariye shiine waan kusalma
@hafsaabdi1856
@hafsaabdi1856 4 года назад
😂😂😂😂allaa korantee war jeecla gacantuu afkaa sarty sidi inaa laa iyiri xanfereeshabankuya
@maxamedmaxamuudkobciye7666
@maxamedmaxamuudkobciye7666 4 года назад
C/raxmaan koronto waan kusalaamaa salaan kadib anigaba waxaan ahay wariye lakulmay dhibaato qarsoon aniga oo sameynayo barnaamijyo sama fal ah waxa ayna ahayd dhacdo xanuun badan
@salmanmohamed6306
@salmanmohamed6306 4 года назад
Brother C/qaadir koronto weeye C/raxmaan ma ahan
@qamarismail5569
@qamarismail5569 4 года назад
Asc sxb koronto aad ban ku salaamay hormar wcn horay u soco qofkii jacel xiisaha wararka fadlan like saar
@Kaligiisduul5
@Kaligiisduul5 5 месяцев назад
Soobe wllhi ben mahan xilgas ciyaar ayaan firsanaya aniga iyo sxbkay liverpool iyo man unetid odweyna gara ahaan xafada ceel wardhere qaraxa soobe mamoodin shiirkole ayaan moday waxan isdhahay gulwadyaasha 14/10/2017 xasuus malin madow
@najmahashi8771
@najmahashi8771 4 года назад
Mansha Allah allayabarik hore u soco xeesaha wararka
@xidigahafx9856
@xidigahafx9856 4 года назад
M.a iso qabo
@DrIlYaasMArab
@DrIlYaasMArab 4 года назад
Waraysigan waqtigaygii uun buu qaatay wax aan ka faa'iday ma leh.!
@ugasoamah5200
@ugasoamah5200 4 года назад
Wariyasha muqdisho kaso shaqeyay wa kuwa dhabar adeeg leh m.a dhibato kasto kaso kulmen
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Год назад
Talo........ Hadalka Kala Hela, Mid walba Hadalkiisa hasoo Gaabiyo, Si Midka kalana uu uhadlo, Barnaamijkiina Quruxdiisa ayaa ku Jirta ... Mahadsanidiin
@xalimofaraxa6365
@xalimofaraxa6365 4 года назад
Msha aallh wllhy hore u socoda
@feysalyare232
@feysalyare232 4 года назад
codsi wiilkan tariqdisa dhamastiran nosodaya kurunto
@fadumofadumo3500
@fadumofadumo3500 4 года назад
Ilahow u naxariiso dhamaan tood janatul fardowso ilahay dhamaan tood hageeyo
@rahmoahmed8311
@rahmoahmed8311 4 года назад
kkkkkkk daris lee maatihin aniga waxn umaleynaayay ina isla dhalaten sibaa isugu egtihiine
@hakinhaji9094
@hakinhaji9094 4 года назад
my fans fadlan subscribe saara channelkeyga cusub mhdsndin🙏🙏🙏🙏
@aydrusabdi8156
@aydrusabdi8156 4 года назад
Ilahow wariyaashena xafid
@abdibashirsadik
@abdibashirsadik 4 года назад
Asxaabta shiine'koronto iyo Abdulkadir kuwaral
@bileizirahmed1399
@bileizirahmed1399 4 года назад
Subxanllaah Allah ha u naxariisto intii dhimatay runtii sidaa u jeclaa wararka inan dhagaysto Wn nacay markii danbe sababta oo ah maalinwalba waxan arkaa wariye shalay War so tabinayay oo maanta la leeyahay wuu dhintay markii danbe go. Aan bn ku gaadhay inan television danbe wararka somalida ka dawan
@ruweydacibaar460
@ruweydacibaar460 4 года назад
Marnamijyada jabki idinka sogaray intaad shaqada wariyenimo kujirten nala wadaga adinko mahadsan inan wariye noqdana wanjeclahay hadana fulayan ahay war igasiiya wadadii dhered eed kaso gudubten midakle c/qadir waral dhawaciisa qaabkee uso garay nalawadaga
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 4 года назад
Ilahay amarkii koronto waa iska jeclahay wareysiyadiisa
@xidigahafx9856
@xidigahafx9856 4 года назад
M.a abaayo hore usoco iso booqo
@xidigahafx9856
@xidigahafx9856 4 года назад
M.a abaayo hore usoco abaayo isoo boooqo
@sahrasahraali2219
@sahrasahraali2219 4 года назад
Allha unaxariisto weriyalki qaaliga hay oo naga baxay xasuus ayad nageliden wlhi
@mohamedabdirashid1302
@mohamedabdirashid1302 4 года назад
masha allah wariye shiine like ii saara wll
@wallalkheyre8720
@wallalkheyre8720 4 года назад
Masha alhaa wan kahelay wlhi waresiga
@yayasaidhassan4622
@yayasaidhassan4622 4 года назад
Aaad iyo Aad ayaan ugu xiranahay Xiisaha wararka Horay usocda
@farhiaahmed3744
@farhiaahmed3744 4 года назад
C/qaadir Cumar cabdule dhaawiciisa xaadir baan ahaa ilaa isbitaal madiino
@calascarabow2895
@calascarabow2895 4 года назад
Masha allah sxp koronto horay usocda xiisaha wararka
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 4 года назад
Shiine anigu wan ka fikir duwanahay wayo muqdisho iyo galkacyo magalooyinka kale maamula ka jira qofkii qof dilo hora laga so qabanaya tasa keeneysa inaan lagu so dagdagin
@isbaheysishow5363
@isbaheysishow5363 4 года назад
keep up guys never go back always look forward we love you
@hanaamudei
@hanaamudei 4 года назад
Bahdeyda xiisaha wararka waa idiin salaamay runtii waana barnaamij xiiso bdn xasuusta wariyaha waxaana ka mid ahay runtii dadka aad u jecel mihnadda saxaafada jecelna xogta wariyaha soomaaliyeed wariyaasha aan sugaayo waxaa ka mid ah Abdulqadir Omar Abdulle oo ka mida wariyasha loo dhibaateyay shaqadooda mahadsanidiin
@maankacade7099
@maankacade7099 4 года назад
Xiisaha wararka
@isaodijo9929
@isaodijo9929 4 года назад
waan.insalamey.daman
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 4 года назад
koronto maskiiiiiin wye mashallah
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 года назад
Dhibatoyin ee wariyasha lakulmen ina chanelkan kadawado wan jeclahy💕koronto mrku dahdihinayoh👌💕ilah ha idindayoh wriyashena
@DaadaChannelOfficial
@DaadaChannelOfficial 4 года назад
iisaar aan ku saare mahadsanid
@cabdiraxmanqoob1769
@cabdiraxmanqoob1769 4 года назад
Bismilahi
@aragsanhirsi3366
@aragsanhirsi3366 4 года назад
Waaad mahadsantahy koroto hore usoco waxaad noohysaaa shaqo wacn🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 года назад
👏👏
@aragsan123
@aragsan123 4 года назад
War idin kala garan maynee Guulaysta Kuwaaral iyo Koronto horta kii daadigin jiray Barnaamijkii. Kulanka Shibli? ?
@sumadqaran
@sumadqaran 4 года назад
Muqdisho Tube wuxuu ahaa koronto alla maxaan ku xidhnaan jiray.markii dambe weey nagu kala gooyeen.
@mustaffmaxamed5439
@mustaffmaxamed5439 4 года назад
Runti meshan waxaa iskugu imaaday rag saxaafada kusoo shaqeeyey waqti adag
@ayaansomali1126
@ayaansomali1126 4 года назад
Wan kuheestaa xiisaha wararka iyo xasuusta wariiyaha koronto iiwar sxb
@abuukarmohamed3460
@abuukarmohamed3460 4 года назад
Asc wl C/qaadir Koronto waxaan jeclaan lahaa in aan kula soo xiriiro balse telkaaga mahaayo brother.
@mohamedmohamud866
@mohamedmohamud866 4 года назад
Suaaal walal halayga jaahiil bixiya suashaan cidiii ugu dhaanta Labadan will oo oo chankalka xisaha wararka kashaqeysa mawalala dhab ahaaa mise wasaxiba mahdsanid cidkastooo igu dhanta
@TayoVideoProduction
@TayoVideoProduction 4 года назад
Waa sxbo iskumaba ekin ee wada socodkeena iyo la joogeena badan
@zamzamabukar9532
@zamzamabukar9532 4 года назад
Wan idiin taganhaya
@sahrasahraali2219
@sahrasahraali2219 4 года назад
Werilyal qaaliyah allha iidin xafido
@fadumofadumo3500
@fadumofadumo3500 4 года назад
Run ahaanti cabdi sataar sifican ayaa isu naqanay ilahay ha unaxa riisto dhaman tood
@farhiaahmed3744
@farhiaahmed3744 4 года назад
Qaraxii zoobe markuu dhacaayey isgooyska banaadir ayaan joogey waa dhacdo xanuun badan
@faaliscawil3845
@faaliscawil3845 4 года назад
Mashalah xisha warark
@yaskaabdirisakdhaqane3148
@yaskaabdirisakdhaqane3148 4 года назад
Allow idin dhowro wax waa so aragteen 😭😭😭
@xidigahafx9856
@xidigahafx9856 4 года назад
M.a abaayo iso booqo
@khadijaabdullahi5490
@khadijaabdullahi5490 4 года назад
👍m.a
@fartunabdi2239
@fartunabdi2239 4 года назад
Shiine war kisa waa run ixtiram lama siyo wariyaha
@naimasuleiman8367
@naimasuleiman8367 4 года назад
Koronto aadban utaageeraaaaa
@kuukaaykubad2390
@kuukaaykubad2390 4 года назад
waa arin murugo badan walahi shaqada weriye nimadu... ilaahey ha xifdiyo...... dadka weriyenimada......
@shukrinuurchannel3744
@shukrinuurchannel3744 4 года назад
asc asxabey subscribe an iku sarno
@manalqurux2199
@manalqurux2199 4 года назад
Koronto laantis nuur maleeh
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 4 года назад
Nin iga war badan ninkaana ka arkay wlhi
@feysalyare232
@feysalyare232 4 года назад
nosobadiya lkn sifican umawresan kosar
@zahrabelabeauty7863
@zahrabelabeauty7863 4 года назад
Weriyayasha somaliyed whli waxay kuso shaqeyen dhibatoyin fara badan
@nn-xz5ik
@nn-xz5ik 4 года назад
Kuwaral qisadiisa nosoo gali
@sicidnaaye802
@sicidnaaye802 4 года назад
Wariyayaashu has jiraan
@harbijimaale2772
@harbijimaale2772 4 года назад
Asxbta xiisaha wararaka microfan ka waa fasiix waan idin maqalna gacanta ayaa idin daashe ee Mel u yeela waa talo
@yuusufduude9354
@yuusufduude9354 4 года назад
Wariyah xaqdhowrka
@maryamahmed110
@maryamahmed110 4 года назад
Walala yaaloow halistaad kasoo, career teen idinka mafoga mar hadaad, Joog that Kenya idin kama Foga halista alshabaab ee danihiina ogaada cadowgaa kasoo carar teen meshaat joogtaan kamafoga
@shuraim4762
@shuraim4762 4 года назад
waku mahad celinaynaa annagana
@mustafeibraahim647
@mustafeibraahim647 4 года назад
Waraysiyo xiiso leh ayaad wadaan waa idinku bogaadinayaa
@sharafahmedchannel7557
@sharafahmedchannel7557 4 года назад
Dowlada laftirkeeda ayadaa hada wax qarxisho oo dadka layso baa hadhoow alshaabna yiraahdan Haa anagaa ka danbeena.
@umuabdiraxmaan7866
@umuabdiraxmaan7866 4 года назад
Wlhi waxan xasusta islaan ilmo agooman haysatay oo jaad gadi jirtay aya malin bistoolad loo galiyay salada ay jaadka ku gadeysay nin aya ugaliyay isla markina in laso wacay aya waxa la dhahay qari bistooladas hadii aad askarta usheegto adiga iyo ciyalkaga wad maqan tihin shib iska dhahday marka xamar dadka ku nool wey dhiban yihin illahay ha noo gar garo
@cabdibakar5677
@cabdibakar5677 4 года назад
Zxb koronto horomar wacn
@marwobarlin869
@marwobarlin869 4 года назад
Isoo booqda fadlan walaleheey
@maxamecusman4804
@maxamecusman4804 4 года назад
KAN KORONTO LAYIDHAA XOGTII OO MEEL FIICAN MARAYSA BUU KALAM FAARIQ BILAABAA
Далее
ФОКУС -СВЕТОФОР
00:32
Просмотров 211 тыс.