Тёмный

WARQADI UQORAY AYA KASHIFTAY DILAGI LAGU WARERSANA || QISADI SAXAR IYI XABIIB || QISO CAJIIBA AH 

muneza channel
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 1,6 тыс.
50% 1

#MUNEZACHANNEL #QISO #QISOOYINKA
#QISOTIME #QISOXANUUNBADAN #QISAS #SHEEKO
subscribe hanaga ilawina
like wano dhiiragilin
shere dhaha asxabtina lawadaga

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@munezachannel14
@munezachannel14 7 месяцев назад
Asc walalahayga qaliga ah fadlan vedio #like #share #subscribe nodhaha dhiiragilin ayay notahay mahadsanidin 🥰🥰
@dahabocabdichannel4575
@dahabocabdichannel4575 7 месяцев назад
datiiq khaldan ayay kusocotay saxar gabadha ninkeda inay adeecdo waye sikasto ukululyahay famil aya jiro arinta inay usheegto ayay ahed balse masamenin maskaxdeda ayay ka adegatay dhimashadeda ayada sabab u ahed sidan isleyahay SCW
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugbad8236
@ugbad8236 7 месяцев назад
أللهم صلي على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد ♥️🩵💜💖💚
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanwarsame8100
@ayaanwarsame8100 7 месяцев назад
walashay muna been kumadan sheegin dadkena xanun hadi Ay isku arkan dr 👨‍⚕️ ayay daba cararan balse waxay Ogeen Quran inu yahay shifa wararma Wa mida kaliya iswediyo madhales hadi lasheego dumarka laguso booda ceeb hadi Ay dhacdo gabadha laguso booda raga mala’ik miya waba yabe
@ugbad8236
@ugbad8236 7 месяцев назад
Caja'ib shekho marka igu horesay waye warqad lasosarikaro qofka qoray misankisa wale wadama africa e caribiga loga hadlo wa hormaren somalina waxay kabadin la'dahay dil xoog boob kufsi allow madaxa cadila iyo xukun cadila kabarinay barayal kuxeldheera barista heshay
@Queen_Badiya
@Queen_Badiya 7 месяцев назад
Ma inay kuleesa dadka ayay wax usobartay muqalka inta dawanayi waxan laha wa ninka marna dr yaa hayey dooliga kumafikin warqadas inay kukashifmidonta qof dil geesto sikasto wasobaxa barista unba dheeraneso maye
@lajeledarerka7507
@lajeledarerka7507 7 месяцев назад
Xariir kasto xaran wado xunu kudanbeya labada dumar aduun iyo akhiro seegba kudhacay ragina nabad ayay kujigan dumar ayaga we sku adag hadi ninkas qiyanaya meel kagaso jesanlahayen maxa kahalbilaha maseer dhibatada ayu leyahay
@ayaanwarsame8100
@ayaanwarsame8100 7 месяцев назад
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
@farhiafarah2465
@farhiafarah2465 7 месяцев назад
Yes you right all time like i did keep going
@munezachannel14
@munezachannel14 7 месяцев назад
🥰🥰
@hassanabdi5381
@hassanabdi5381 7 месяцев назад
Waa sanada badan inta aan kugu xiranahay lagaama sareeyo iiwad sheekada
@munezachannel14
@munezachannel14 7 месяцев назад
🥰🥰
@ugbad8236
@ugbad8236 7 месяцев назад
Malmaha dahitankega wabatay 😢 intaba wasartay qalideyda
@lajeledarerka7507
@lajeledarerka7507 7 месяцев назад
صلي الله عليه وسلم 🌹🌹🌹🌹
@Queen_Badiya
@Queen_Badiya 7 месяцев назад
آللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين 🧡💙❤️💚
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Queen_Badiya
@Queen_Badiya 7 месяцев назад
Aniga uhoreya yes 🎉🎉🎉
@munezachannel14
@munezachannel14 7 месяцев назад
🥰🥰
@QueenShantaSomalia
@QueenShantaSomalia 7 месяцев назад
kamabaxo anogo sarin like ta commentiga badana masoqoro qiso uqalanta 100k views ayay ahed keep goinga sister
@munezachannel14
@munezachannel14 7 месяцев назад
🥰🥰
@hassanabdi5381
@hassanabdi5381 7 месяцев назад
Soodhowow sharafeey
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 месяцев назад
Wcs walaashey igu qaaliya muneza sharafeey allaha kubarakeeyo aadbaan kuu salaamay inbadan
@munezachannel14
@munezachannel14 7 месяцев назад
🥰🥰
@nimcomohamed2121
@nimcomohamed2121 7 месяцев назад
Gabadhaan wlh waan jeclhy mudo ayaan aqaanaa lkn waqti dheer ma arag lkn hadda waaan ku soo laabtay qisadeeda caadi ma ahan guuleeso qaaali ❤❤ dumar 😊
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 7 месяцев назад
Gabadha waa gabadh degan mansha Allah anba waa jeclahay Allah cimrigeeda ha dheereeyo
@munezachannel14
@munezachannel14 7 месяцев назад
Macanto waku joogay solabasho wacan anigaba illahay dartisa idin wada jeclaha allaha idin jeclado amiin 🤲🤲
@KHalidAxmed-q8q
@KHalidAxmed-q8q 7 месяцев назад
Asc walashey Wa qiso aad u wanagsan mahadsanid
@munezachannel14
@munezachannel14 7 месяцев назад
🥰🥰
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 7 месяцев назад
Allaahu wasalam wasalam mubarak caleek ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allow adiga oo ku arkin baa ku jeclahay, nebigayga Mohamed scw isoo arag baa jeclahay mana sugi karo aragtidiina adiga nebigaygoow scw iyo Allah i abuuray, muneza waa gabar aan jeclahay ilaahoow ii dhowr
@munezachannel14
@munezachannel14 7 месяцев назад
Insha allah wad arkesa dhamanten allaha naoala kulansiiyo 🤲🤲
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 7 месяцев назад
@@munezachannel14 aamiin yaarab hooyo qaali
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 7 месяцев назад
Waa qiso murugle😂😂😂 shukran abaayo
@munezachannel14
@munezachannel14 7 месяцев назад
🥰🥰
Далее
Teeth gadget every dentist should have 😬
00:20
Просмотров 1 млн
OYUNCAK DİREKSİYON İLE ARABAYI SÜRDÜ 😱
00:16
Просмотров 2,7 млн
کتاب ممنوعه نبرد دین با علم
3:50:08
أسئلة وأجوبة في العقيدة 4
3:48:40
Просмотров 1 тыс.
Teeth gadget every dentist should have 😬
00:20
Просмотров 1 млн