Тёмный

Wasiirkii Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Beyle oo aan ka wareysanay deyn cafinta Soomaaliya. 

BBC Somali
Подписаться 676 тыс.
Просмотров 81 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 248   
@msh984
@msh984 4 месяца назад
Dr, Bayle weligeen ku ma iloobi doono jazakalah khayran, talada wadankana wax ka lahoow thanks
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 4 месяца назад
Maa shaa allah wasiir bayle waa nin nadiif ah wasiir aqoon iyo dacadnimo isku darsaday alle ha ku xifdiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 4 месяца назад
Maa shaa allah wasiir bayle waa nin nadiif ah wasiir aqoon iyo dacadnimo ku suntan . Nolow wasir Dr Bayleh
@Diidnay
@Diidnay 4 месяца назад
Wasiir beyle taariikhda somalida baaldahab ayaad oga qorantahay jazaka allah wasiir
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 4 месяца назад
Wasiir Beyle mahadsanid shaqada adag oo ummaddan uqabatay. Hadana taladaada waa mulimiin.
@MohamedSaid-eo7kv
@MohamedSaid-eo7kv 3 дня назад
Mahadsanid wasiir wadanka dhaxal wngsn u reebteen
@waxkalekaalayiskaarag
@waxkalekaalayiskaarag 4 месяца назад
Mudane xilkii Rabbi kuugu dhiibay umadda soomaaliyeed sida aan rabnay ayaad u gudatay ee Rabbi haku sharfo aduun iyo aakhiro. Mahadsanid mudane guuleeso
@cabdicagagaab725
@cabdicagagaab725 4 месяца назад
Masha Allah Bayle waa ku mahadsanyahay dadaalka uu ummada ugu shaqeeyay.
@cabdalamaadey9609
@cabdalamaadey9609 4 месяца назад
Waziirkii ugu hureyey ee dacad nimadiisi ugu degey dalkisi masha allah
@warfaahassan
@warfaahassan 4 месяца назад
Masha Allah Dr Beyle Si hagar la’aan iyo daacadnimo kudheehantahay oo qurux badan ayuu ugusoo shaqeeyey umadda Soomaaliyeed❤
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 4 месяца назад
Madaxweyne an tuug ahayn buu helay
@nuurdiinaxmed8266
@nuurdiinaxmed8266 4 месяца назад
😅buq hanugifurin adeer waxas iskadhaaf​@@ahmedkulowabdi821
@MouminHersi
@MouminHersi 4 месяца назад
Wasiir Beyle muwadin soomaalieyd allah ha xafido
@mdhayirmohamud595
@mdhayirmohamud595 4 месяца назад
Beyle did incredible job. Thanks for your legacy
@abdifatahhashi405
@abdifatahhashi405 3 месяца назад
Mahadsanid Mudanayaal Adiga Ragaagii aad Sida Soomaalinimadu ku jirto aad u so wada shaqayseen
@mohamedfidow6611
@mohamedfidow6611 4 месяца назад
Maasha allah! Well done Dr Bayle!
@abdirasakali8074
@abdirasakali8074 4 месяца назад
Tusaalaha qofka dedaalay oo si daacadnimo u shaqeeya waa Dr Beyle. Qarankaa u baahan weli Dr Beyle.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 4 месяца назад
Madaxweyne Sharaf leh on tuug ahayn buu helay
@maxamedcabdiraxmaan930
@maxamedcabdiraxmaan930 4 месяца назад
Masha Allah. Dr.Beyle wali dalku waa u baahanyahay. Allaha barakeeyo, cimriga Allaha u siyaadiyo.
@hamzemire5911
@hamzemire5911 4 месяца назад
Wasiir bayle nin meel uu munaasib ku ahaa ugu soo shaqeeyay dawladnimada ahaana ninka wakhtiga ugu badan galiyay dayn cafinta in guul lagala haydo
@ji.s9434
@ji.s9434 4 месяца назад
Mansha Allah, wa Wasiirki ugu horeyey ee maliyada qabtay, uguna wanaagsana, uguna aqoon badna, fahasana sida system ka ushaqeeyo.. ajaanib na dhagah kudhuftay, meela saray, wasirka waa inu book ka qora xaaladi 5dii sano oo hayay xilka, please nala wadaag wax kasto idin soomaray. Thank you Wasiir.
@roobleali4958
@roobleali4958 4 месяца назад
Manshallah, Bayle waaa nin shaqo wanaagsan qabtey.
@mohamedosman3343
@mohamedosman3343 4 месяца назад
allaha ku sharfo wasiir Dr bayle siyaasi shaqo adag qabtay oo faham iyo aqoon, khibrad, qaranimo, hufnaan intaba waa tahay, dalku madaxdu u bahanyahay kow ba ka tahay 🙏
@hamzeibrahim8947
@hamzeibrahim8947 4 месяца назад
Aadbuu u mahadsanyahay weriyaha oo waraysiga aad ugu qurxiyay su’aalo badan oo xog ogaalnimo ka muuqato. Wasiir bayle ALLE ha kaa abaaliyo dedaalkaa aad gelisay deyn cafinta
@youssoufabdillahi-kl3ei
@youssoufabdillahi-kl3ei 4 месяца назад
Ma sha allah wasiir bayle wax muuqda ayad qabatay
@xaajisaam2368
@xaajisaam2368 4 месяца назад
Allaha barakeeyo Dr bayle waa dadka faro kutiriska ah ee isku darsaday hibooyin iyo aqoon kala duwan qarankiisana guul weyn usoo hooyay insha allah wanaagaa uu sameeyey waa mid shacabka soomaaliyeed uu kuleeyahay Alle swt wanaag wuukaga abaalin .
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 4 месяца назад
Maasha Allaah Aqoon iyo daacadnimadii oo qof ah Allaah haku barakeeyo wasiir Madaxwayne farmaajo xiligiisii waxay wada ahaayen niman top ah.
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 4 месяца назад
Madaxweyne Xasan Sheekh markii uu yimid, Beyle xilkiisii wiu ka wareejiyey, nin kartidiisa oo kale lehna illaa iyo hadda dawladdiisa kuma jiro. Waxan ka baqayaa in dayntii la cafiyey booskoosda la galiyo lacagyow kale oo la boobay, oo haddan la yiraa " Soomaaliya deyn kale oo badan ayey qaateen'. Hadduu shacabku dawladda taageero oo la shaqeeyo, dawladduna ay si daahfuran oo hufan ugu adeegto shacabkeeda waxan muddo yar oo kooban ku noqon karnaa QARAN XOOG badan.
@CAGAROOB
@CAGAROOB 4 месяца назад
Wasiir prof Beele ,Qaranka si hagar la'an ah ayuu dalka ugu shaqeeye waxuu madunyhy mahadcelin balaaran....
@Diidnay
@Diidnay 4 месяца назад
W beyle wuxuu ahaa nin yaqaano waxa uu ka shaqeeynayo somalina kama shaqeeysan ee wuu ushaqeeyay ilahey cimri dheer iyo cibaado suuban allaha siiyo 🤲🏽 aamin
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 месяца назад
Mahadsanid mudane ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 from garoowe
@lagofleh9139
@lagofleh9139 4 месяца назад
Wasiir Bayle Illaahay cimriga iyo caafmaadka ha ku barakeeyo.Taariikhda ayaa ku xusi doonta insha Allaah.
@Maxamedjamacegal70
@Maxamedjamacegal70 4 месяца назад
Allaha xafido wasiir beyle
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 4 месяца назад
Maasha allaah mr Beyle kheyr badan alle ha ha siiyo asagoo kale bay soomaali u baahantay
@moustaphaabdi504
@moustaphaabdi504 4 месяца назад
Well done Dr Abdirahman Beyle God bless you
@TechSiyaad
@TechSiyaad 4 месяца назад
Wasiir Bayle Alle haku xafido dalka iyo dadkaba shaqo fiican baad u qabatay taas oo aan filayo in taariikhda lagu xusidoono insha Allah.
@AsadAbdirizak-jn4su
@AsadAbdirizak-jn4su 4 месяца назад
Allaha ku xifdiyo mundane wasiir
@abdikadarmohamedhirsi9380
@abdikadarmohamedhirsi9380 4 месяца назад
Nin Culus Dr Abdirahman DuAlle Bayle Hawlkarnimo Daacad Guulayso mudane
@Hibaaq-p16m
@Hibaaq-p16m 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤waa abahay
@mrsaidmoha8097
@mrsaidmoha8097 4 месяца назад
Wasiir beye shaqo wacan baad qabateen jaszaaklaaha🎉❤❤❤❤❤❤
@axmednuurmaxamed5407
@axmednuurmaxamed5407 4 месяца назад
Wasiirkaan somali abaal ayuu kuleeyahay waxkale uqaban meysaane haloo duceeyo
@mahamudfarah8777
@mahamudfarah8777 4 месяца назад
Mansha Allah, well done congratulations 👏 🎊 💐
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 месяца назад
Maashaa allaah halyeey wadani
@socdaal
@socdaal 4 месяца назад
Wariyahaan waa markii kowbaad ee aan dhageystay wareysi uu qaadayo waane dhameystay wareysiga oo dhan dabcan waa tusaale fiican oo aan dhihi karo saxafiyiinta somaliyed waxaa haboon in ay ku daydaan waayo ma arag ka dhex galid badan oo aan micno sameynin su’aalihisa oo dhami ma arag mid tayadeeda ay liidato xushmada iyo hab daadihintisa waa 100% sxb horry u soco kuleeyahay…wasiirkane aad ayuu u mahadsan yahay howl fiican ayuu soo qabtay.
@shamisali4599
@shamisali4599 4 месяца назад
Masha Allah hada isaga miyaa ah wasiirka maliyada ninka. Iyo resal wasara ku xigenki horaba Somalia 🇸🇴 wee uhagar bexen
@الحمدالله-د5ص6م
@الحمدالله-د5ص6م 4 месяца назад
Masuuliyiinta somaliyeed kanoo kle allh kawada dhiigo mshallh Dr beyle
@AliMohamed-v4z
@AliMohamed-v4z 4 месяца назад
Masha alah great interview thanks You minister beyle you done great job
@yayayacin
@yayayacin 4 месяца назад
Masha Allah guul guul guul baylee
@mohamedaney-wr5ni
@mohamedaney-wr5ni 4 месяца назад
Mashaa allah wazir beyle wa wazir 6:59 uga shaqabadna Somalia dedal iyo juhdi badana wa gelyey hoshis masocodonta
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 4 месяца назад
Waxaad ogaatan Gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed ee ku 🇺🇸 Markii Ay Diideen bananka America inay la Shaqeeyaan xawaaladaha Soomaalida ,Dr Bayle Ayaa wasarada Arrimaha Diba 🇺🇸 ka Dhaadhi ciyey in loo ogolaado inay Lacagta Cadaan Ay la Safri karaan Gobol ilaa gobol America dhexdeeda Amaba Dibada ay u Saari karaan ,Fiiro gaara Waa markuu joogay Arrimaha dibada Bayle, Abaal baan kuu Haynaa Dr bayle🎉🎉🎉🎉🎉❤
@falatoking1761
@falatoking1761 4 месяца назад
Libaax labo ma ahan legend Bayle.
@muqtaarcali9459
@muqtaarcali9459 4 месяца назад
Dr beyle asigoo nool taalo haloo dhiso
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 4 месяца назад
Wasiir Bayle cid uu shaqeeyay waa dad bilaa abaal ah. Waa aynu eegi halka ay ku dambayso.
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 4 месяца назад
Mashalah Bayle Waa aad buu u dadaalay 👍🇸🇴👌
@alihusseinhassan9213
@alihusseinhassan9213 4 месяца назад
Wazir Bayle nin weyn 🇸🇴
@Mohamedciise-bv4iu
@Mohamedciise-bv4iu 4 месяца назад
Wasiir qaaliya
@ahmedousman6945
@ahmedousman6945 4 месяца назад
Fakirkryga hadaan ka hadlo dowlada xasan sheikh in uu magaccawo wasirkan ayaa wanagsan leheed wadanka wuu dhaqaaqi lahaa
@Gmaaad
@Gmaaad 4 месяца назад
Ninkan tuug ma ahan marka xasan waxuu doonaya qof ciyaarta la fahmaya 😅😅😅😅😅
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 месяца назад
Xassan Musuq iyo xatooyo Ayuu raba
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 месяца назад
DAWLADNA XASAN DHIIQO WAA MOORYAAN ,MOORYAANNIMO AYEY WAX KU WADDAA MARKAA WAA INEY WASIIR HAWIYE AH BEENTAA MEESHA WAAYO LAGA SUGIMAAYO HORUMAR IYO CADDAALAD MIDNA❤❤❤❤
@2daysago_
@2daysago_ 4 месяца назад
Midka hada joogaba cid garaneeyso maleh waligiis lama arag....taas waxey ku tusineysaa waxa loogu tala galey in xoolaha la dhaco waxna la reebin.
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 4 месяца назад
Kkk
@AdenAhmedAbdi
@AdenAhmedAbdi 4 месяца назад
ustaad Beeyle aad ayaan abaal kaaga haaynaa sida aad ufadhiisiday heerka Mushaar bixinta kolaan adiga aheeyn maanta Muqdisho macluul ayaa ka dhici laheeyd, waxa kaliya ee lagu kala socdaa waa mushaarka dadka yar qaataan ee bishii soo dhaca kaas oo aay nala wadaagaan caleeynta Itoobiya iyo kenya . mahadsanid mudane.
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 4 месяца назад
Sidu u fadhisayay ma lacagta ay Qatan shaqalahu Bu badiyayna
@wllashraf
@wllashraf 4 месяца назад
Aqoonta iyo caqliga wanaagsan waa wax aad Ku suntantahay mudane waxaad noo tahay qof aan Ku dayano hadaan nahay dhalinyarada somaaliyeed EE wax baratay❤
@CabdiSalan-x4z
@CabdiSalan-x4z 4 месяца назад
Masha allah wasiir
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 3 месяца назад
Ma sha alllha❤
@museaweys8825
@museaweys8825 4 месяца назад
Nin culus oo muhiim ah Bayle soo dhawaw
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 4 месяца назад
Maazha Alaah ex wasiir Abdirahmaan bayle
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 4 месяца назад
wasiir qiimo wayn leh waaye
@ZakakarieHoussein
@ZakakarieHoussein 4 месяца назад
Maschallah adero dhiigu biyo maha
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 4 месяца назад
Well done Bayle Guuleyso cidii qaylanaysaa haqayliso
@nuurdiinaxmed8266
@nuurdiinaxmed8266 4 месяца назад
Cid qaylinayso majirto wasiirka Alaha nodeeyo
@AbdulkadirBookh-j3v
@AbdulkadirBookh-j3v 4 месяца назад
Qof walba shaqadiisa hadii loo dhiibo dowlafa horumar ayey gaadhi laheyd
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 4 месяца назад
Walaahay anigaa ku fekerayey sidaad u asiibtay. Dhibka jira waxa weeye dad aqoon laheyn baa shaqo loo dhiibayaa ama qofkii aqoon lahaa wuxuu hoos joogaa madax aan garanayn in ka caawiyaan aqoonyahanka shaqadiisa. Wuxuu qirayaa Dr bayle in shaqadiisa madaxdii uu la shaqeynayey ay u fududaysay.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 месяца назад
Great 👍🏾 job 👍🏾 Mudane Dr c raxmaan d Beyle Waxaan marqaati kaaga nahay Aas Aaska maaliyadeed ee 🇸🇴 in Aad salka u dhigtay Baanka dhexe.oo Aad in la furo Sabab u ahayd. Jzakallaah ayaan leenahay. Record qurxoon ayaad dadka iyo dalka u tahay
@RadioAwdal
@RadioAwdal 4 месяца назад
Well done, DrBayle
@omaryusuf299
@omaryusuf299 4 месяца назад
wasiirkii hore ee maliyada dhaha
@laabtakasoco3723
@laabtakasoco3723 4 месяца назад
Wasiir ki ugu daacadsana ee burburki kadib inaso mara
@mr___tiintin2297
@mr___tiintin2297 4 месяца назад
Waa Tuug Tuug dhalay Xoolihii umada dhacay
@ilhaanabdulahi9105
@ilhaanabdulahi9105 4 месяца назад
Bisinka kanoo kalaa hadlaya afka kadaa wasiirkan waa wasiirada soomaaliya in lagu daydo mudan beyle waa wasiir cilmi ilaahay baray
@KhadraAbdillahi-g7g
@KhadraAbdillahi-g7g 4 месяца назад
Macha allah Adeerkay allaha xafido
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 4 месяца назад
Ma Asha ALLAAH, R e s p e c t🫡🫡🫡 Mahadsanid, Mudane wasiir Beyle, hawsha aad soomaaliya uqabtey, abaalkaaga lamagudikaro…..qeerbadan iyo dambidhaaf adiga iyo waalidkaaga iyo dhamaan intii aad lashaqeyse, aan ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) kaagabaryaya, waajibkiina sifiican ugudeen…Mahadsanidiin. Suaal: Malagayaabaa inaad madaxweyne Soomaaliya noqotid, In Sha ALLAAH ? You deserve it. Mahadsanidiin, Waa Top wareesi iyo jawaabo fiican, Mudane Beyle iyo BBC Somali …
@hassanosman5241
@hassanosman5241 4 месяца назад
Legend ayuu aha wallahi
@AM-hi7ve
@AM-hi7ve 4 месяца назад
Alaha ku xafido aqoon yahan
@mahadmohamedali
@mahadmohamedali 4 месяца назад
Wasiir beyle nolow mudane
@asadm9522
@asadm9522 4 месяца назад
Ninka wa nin khibrad leh oo daacad ah. Allah khair ha siiyo
@muhamedabumisbah448
@muhamedabumisbah448 4 месяца назад
Beyle kadib wazir maaliyad maan arkin
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 месяца назад
wuu jiraa lakiin dhib hada ma jirto taas baa magaciisa loo maqal
@feysal361
@feysal361 4 месяца назад
Mansha Allah wazir bayle
@mohamedsiciid708
@mohamedsiciid708 4 месяца назад
arday saaqida oo exam kii 90 keenay oo ardaydii la midka ahayd la leyahay fadhiga ka kaca waa kan kii idiinla midka ahaa hagaagee ee 90 exam kii keenaye. waxay ahayd uun canaan dalalkaas la canaana naayo. mashaa allah
@bulbulwaberi446
@bulbulwaberi446 4 месяца назад
Knowing your job makes the difference he did great job
@ahmedjoseph5131
@ahmedjoseph5131 4 месяца назад
Aqoontiisa Ayuu Dalka Iyo Dadka Somaaliyeed Uga Faideyey Dr Beyle
@User7654suy
@User7654suy 4 месяца назад
Bombshell interview 👏
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 4 месяца назад
WASIIR BAYLE 1 wa muwadin somaliyeed 2 wxu qabtey shaqo somaliyed 3 wxn u haynaa abaal somaliyeed iyo mid islanimo
@jakoj9220
@jakoj9220 4 месяца назад
Masha alah
@alxamdifurniture2241
@alxamdifurniture2241 4 месяца назад
ILAAHAY AYAA NOOSOO BADBAADIYAY WAY CEEJIN GAADHEEN
@Zamzam.044
@Zamzam.044 4 месяца назад
Mansha Allah illahpw nosoceli dowladii farmaajo
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 4 месяца назад
Masha Allah, wasiir Beyle Credit/kiisii in la siiyo dowladdii ugu musuqa badneyd ee Somali abid soo marrtey, waxase ka daran in Word Bank & IMF/tii iyadoo deyntii la cafiyey haddana waxba laga qabsani waayey waayo first month oo la cafiyey deyntii buu Xasan lasoo fariistey 6 bilyan hanalasiiyo oo deyn ah, markii laweydiiyey mashaariicda uu ku qabanayo waxba wuu sheegi waayey, coz of wuxu raadinaayey wuxu jeebka ku shubto, Adduunkana sidaa uma shaqeeyo, kadibna waxa la yiri war-naga-tag!
@ahmedyusuf5790
@ahmedyusuf5790 4 месяца назад
Ninkaas waa nin legen ah waana nin wax badan og oo maamulkii hela uu helay rux ilaahay iyo rasuulba yaqaana runtii
@mrsaidmoha8097
@mrsaidmoha8097 4 месяца назад
Allaha bur burku xumaa wuxuuna ku sii xunyhy haduu dadku bililiqaysto hantidii qaranka,dayacaan ducumentariyadii😢😢😢
@mkch-f4y
@mkch-f4y 3 месяца назад
Wasir Beyle soooooonoooqoo oonoqo wasir bangiga uugu sareeya Soomaaliweyne
@User7654suy
@User7654suy 4 месяца назад
BBC Somali Radio ❤❤❤
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 4 месяца назад
Dowldanimada Waa arin aad u muhim inaad tahy qof dowlad adag ledahay mise tanqano micinaha dowladnimada waa shay qali ah 😌
@abdulrespectmatters7999
@abdulrespectmatters7999 4 месяца назад
Dalkeena horay ayuu usocon lahaa hadii nin walba aqoontiisa lugu qiimeyn lahaa, oo wa sxbkaa iyo isku cidbaan nahay laga kori lahaa. Ilaaahow Somalia oo nabad ah oo aduka tusaale wanaagsan u ah baan kaa baryay inaan arko inta aanan dhiman.
@CraxmaanCilmi-u8s
@CraxmaanCilmi-u8s 4 месяца назад
Ganacsade dhiiga dadka soomaalida
@maxmuudAdamafey
@maxmuudAdamafey 4 месяца назад
Waziir ❤
@adanmaxamuudcalifoodeey2844
@adanmaxamuudcalifoodeey2844 4 месяца назад
Waziirbele kalin ween oo muhiim ah ayukaqatay deen cafinta dalkeen
@Shide77
@Shide77 4 месяца назад
Smart guy 👍🏾👍🏾
@abasomar8619
@abasomar8619 4 месяца назад
Very informational. Great work minister Bayle. I hope you are great example for the rest of them
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 4 месяца назад
Guull guull
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 4 месяца назад
masha Allah one love somali
@boramawi
@boramawi 4 месяца назад
Wuxu iska ilaaliyey inu ku faano hawsha dayn cafinta. Taa bedelkeeda wuxu ka soo qaaday guul wadareed uu hoggaaminteeda lahaa. Shaqsi xariir ah weeyi runtii Dr. Bayle. In la tabay baan filayaa
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 4 месяца назад
Xamar kaliya soomaliya ma ahe ee naga daaya ''teyada lehi taadana kula lehi''
Далее