Тёмный

Wax💸💰💸 Badan Ka Ogaaw 💰 Wadanka Luxembourg Lacagtay Qataan dad kunool wadanka ugu qanisan aduunka 

DALROONE MEDIA GROUP
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Wax Badan Ka Ogaaw Wadanka #Luxembourg #WADANQANI AH
#Lacagta #caydha .iyo Ta #Shaqalahu Qataan

Животные

Опубликовано:

 

14 янв 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@mohameddeeq7813
@mohameddeeq7813 2 года назад
Mash.allah wll wax naam idinla faa.idnay
@izhqihaaruun108
@izhqihaaruun108 Год назад
Allow i fudude dadka cypers jooga ka mid aHaY Haayadu qaadanaYzo🤲allow i hirgali
@HM.Nihaa79
@HM.Nihaa79 Год назад
Hayadi May Ku qadaty wll
@sarahartan1560
@sarahartan1560 Год назад
​@@HM.Nihaa79 hayad dadka qada miya jidha wll
@kgfchannel8041
@kgfchannel8041 9 месяцев назад
Ilahay haku fududeeyo zhp 😊hawl walin
@saxanefilms1
@saxanefilms1 7 месяцев назад
Maku qaaday wll
@abdishakur-diriye
@abdishakur-diriye 19 дней назад
Amiin wll hdii qeer kuthy
@zuhaipwayeel
@zuhaipwayeel 2 года назад
Ila soo xidhiidh qof ki Luxembourg jogow
@rahmoreys9511
@rahmoreys9511 2 года назад
Luxembourg sidee laggu tagaa
@maamodahab3421
@maamodahab3421 Год назад
Sideen ku iman karaa wll adoo jooga Ethiopia iga zoo jawap
@abdullahciise80
@abdullahciise80 2 года назад
Asc. Masha Allah. Hambalyo..waa ko mahad santihiin. Balse iska ilaaliya is qab qabsi
@NaasirMajiid-or9ez
@NaasirMajiid-or9ez 9 месяцев назад
Dhawaaqa waa qalada iska xar
@liibaanburhaan611
@liibaanburhaan611 5 месяцев назад
Adi xitaa qoralka iska sax
@mohameddeeq7813
@mohameddeeq7813 2 года назад
Xagee idinkaga la so xiriiraa walal
@Fawsifeatures23
@Fawsifeatures23 11 месяцев назад
Dagdaga jooji wixii aan muhiim ku ahyn editka kaga jar wll
@safwanabdi693
@safwanabdi693 2 года назад
Warbixin dherad ah me ika sen kartaa
@daganahmed2487
@daganahmed2487 2 года назад
Soomaliyaa joogaa meshaan seen ku imaada waanba janee
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 8 месяцев назад
Sxp mataktay Luxembourg hadda
@aminaahmed4931
@aminaahmed4931 2 года назад
Walaal Turkiga aan degenahay vise dalxiis malagu imaan karaa Basabor Somali
@dreamchaser4866
@dreamchaser4866 Год назад
🤣🤣🤣🤣😳😳
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 2 года назад
si fiican baad suaalaha u weydiisay. sheikh wuxuu yiri dar alaan u furnay misaajidka, lakiin markii dambe, $60,000 baa nalagu siinayaa buu yiri
@nimcoamk2685
@nimcoamk2685 2 года назад
Wll xageen idinkala soo xidhiidhaa plz
@abdiwaduudsaed8905
@abdiwaduudsaed8905 2 года назад
xagee idin kala soo xadhiidha ilmaaderyaal
@omarelmi4941
@omarelmi4941 Год назад
Germany aa laga qata 2300 adero 😅
@sarahartan1560
@sarahartan1560 Год назад
Wlll lacag waxkasta waa hesta waxan rabay qof iga cawiya sidan ku iman lahaa dalka
@cumarmaxmuud3663
@cumarmaxmuud3663 Год назад
Xagee
@cumarmaxmuud3663
@cumarmaxmuud3663 Год назад
Jogta abayo
@90media44
@90media44 Год назад
​@@cumarmaxmuud3663 sxb aniga xita Wan Rabaa waxana joogaa masar
@fahadyare1981
@fahadyare1981 Год назад
Adeeer mxaaad la dag dagaysaa
@yuusufsalaad7148
@yuusufsalaad7148 Год назад
Luxembourg sidee lagu tegii karaa wll
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Год назад
Sxp mataktay hada plz jwv
@nasraibrahim7189
@nasraibrahim7189 2 года назад
Asc wallo aad ayaan Ku salamay bacda salan waxa u mahana cid aan Kala xidhiidho wadanka markaa hadad iga cawin kartid ii soo jawaab mahadsanid
@dalroonemediagroup
@dalroonemediagroup 2 года назад
Facebook ama Gmail sooqor hadaa leedahay si laguu siiyo lanbarka mahadsanid
@mohammedhassan8978
@mohammedhassan8978 2 года назад
@@dalroonemediagroup Mohamed Hassan sharif
@mohamedbashiirmb2908
@mohamedbashiirmb2908 Год назад
Mohamed bashirMB facebook iga soo qabo wll
@xxx-sk1vs
@xxx-sk1vs 10 месяцев назад
Wll i sooqor lanbarka
@mohamedamin449
@mohamedamin449 2 года назад
M.a wax badan baan idinka faaiday
@mohameddeeq7813
@mohameddeeq7813 2 года назад
Walal contact nombarkaga iso qor insha.allah mel an idinkala so xiriiro
@aishacudoon5674
@aishacudoon5674 2 года назад
@@mohameddeeq7813 war bal numberkaaga ii soo qor
@safwanabdi693
@safwanabdi693 2 года назад
Asc wala khaxode ma qadaa wadankase . Sharciga meqa sana ku bixiyaan .
@xxx-sk1vs
@xxx-sk1vs 10 месяцев назад
Wll isooqo lanbarka
@abdirahmanhassan4757
@abdirahmanhassan4757 2 года назад
Adeer degdega baa kugu jira e iskada deg dega . qofka isoo aan dhamaysan hadalkiiba/jawabtiba ayaad sual kale kula boodaysa
@yuusufsalaad7148
@yuusufsalaad7148 Год назад
Luxembourg sidee loo imaan karaa wll 🇱🇺
@fahadyare1981
@fahadyare1981 Год назад
Sida loo imaada uun
@abdiadan9717
@abdiadan9717 Год назад
So tahriib turkey ila yurub kadib germany tag waa agteeda ok
@koke8711
@koke8711 Год назад
@@abdiadan9717 oo midowga yurup miyu ka mid yahey xuduudkee laga galaa
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Год назад
Sxp hada xakee jooktaa plz jwb
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 Год назад
Aniga Ayaa Hada Germany Visa Ku imiday Luxembourg taass Bal Waan Ka wardooni Lahaaye Haday Ahayn System Ahaan Sida Switzerland iyo Leceistein
@maxamedcabdi895
@maxamedcabdi895 Год назад
Sidee visa uugu timid wllo ii sheeg
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Год назад
Switzerland waa sidee qaabkeda zxp
@jenacade5049
@jenacade5049 Год назад
@abdi Mahamud45 war niyow sde ku ima tay vusa
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Год назад
Sxp hada xakee jooktaa plz jwb
@kingofvines7367
@kingofvines7367 9 месяцев назад
Been badana swiss kama mushahar badana kkkk sanadki 60.000 $ waye mushaharkeyga
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 3 месяца назад
Sxbow marka uu kharashaadku kaa go'o intee kuusoo hadha
@hamdaabdilahimuse6285
@hamdaabdilahimuse6285 2 года назад
sidee lagu tagi karaa wadanka bal iso jawaba cidii war ficn ka haysa
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Год назад
Sxp hada xakee jooktaa
@waxkabarowaxkabaro4279
@waxkabarowaxkabaro4279 2 года назад
Brother your very aggressive interviewer at the same you even ask him lacagta masaajidka I can see you you’re not nice
@oldschool9316
@oldschool9316 2 года назад
Yes he's too much Like Some Questions isn't even Needed
Далее
This Stop Motion is Insane
00:39
Просмотров 8 млн
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON
16:21
Просмотров 204 тыс.
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Просмотров 93 тыс.
Lady Plays Hide and Seek with Her Dog
0:23
Просмотров 29 млн