Тёмный

WAX KA BARO BEESHA DAAROOD IYO HOGAAMIYEYAASHII SOO MARAY 

UMMADDA PRODUCTION
Подписаться 46 тыс.
Просмотров 208 тыс.
50% 1

BARO INTA UU KALA BAXO DAAROOD

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 519   
@luispinaldojr4470
@luispinaldojr4470 4 года назад
*Maxamed cawaale liibaan baad ilowdaY ninkii calanka somaliYa sameeYaY🇸🇴*
@mohamedfarahjama12
@mohamedfarahjama12 Год назад
Waxan ahay darood waliba tanade lelkase boqortoyadi Katalin jirtay geska Africa. Alxamdullilah. Awowe darood ilahow kunaxariso
@maxamedsiciid1482
@maxamedsiciid1482 Год назад
Masha.alah ❤😂
@JsheEhehej
@JsheEhehej 3 месяца назад
Amiin.amiin.amiin Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
@adenabdi5696
@adenabdi5696 3 года назад
Darood Waa Qabiilka Masulka ka ah somalia Been maaha hawiye Waxey leeyihin 1991 aa loo noqona isaaq waxey leeyihiin manu ilaawin Lkn darood inuu masul somalia ka yahay ku garo waxa haleyna maku booteyan Waa iska Dacad Dowladnima Raba Dilki 1991kii iska ilowe boobki hantida darood iska ilaawe aa hda loo sii booteynaya Wllhi Suma wllhi Suma wllhi lagu sii haya Masul Waa masul via darood ismacil.
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 Год назад
İtalkoda mesha dhigay hantidana kharnba laha
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
Kkkkkkkk inlo dharto way istahilan wayo marki cadimadi iyo magaloyin badan lagu xasuqay siday mar 2ad ku ogoladen inay muqdusho casimad noqoto
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
​@@luulmohamed7472 rer konfur waxay dhahan libaxa gurigisa bu miciyo ku leyahay
@JsheEhehej
@JsheEhehej 3 месяца назад
​@@luulmohamed7472 Markay.bobayen.hantidih.daaroodkah.katagan.makhan.bah.dhisnah. Masah.dowlad.bah.jogtay. Cebtas.waa.waxa.indabah.socdah Tarikh.banah.leydinkah.khoray.sidad.ugashen.dalki.iyo.hantidih Shacabkah.ad.dhacdan.ee.cebtah.iskah.masaxah.aduunkonah.wabah.in.arkayen.sidad.ypleasant.iyo.gdryad.fikhanaysen.wAaron.nah.idilayaban.ooy.dI yiradoh.kuwan.somali.mahan.ee.waa.dad.kusuday.somaliya. Markah.iskah.amusah.cebtinah. Walagoyahayeh
@maxamedcabdinuur8475
@maxamedcabdinuur8475 3 года назад
Illaah ha unaxariisto awoowaheen daarood ismaaciil aamiin
@BelieveTheCreator
@BelieveTheCreator 4 года назад
VIVA DAROOD VIVA MAREEXAN VIVA REER DIINI. MY DHIGGAA I LOVE YOU
@leaderciiltire954
@leaderciiltire954 4 года назад
DhiiGa❤💋
@aqoonfuremedia520
@aqoonfuremedia520 4 года назад
Dhiigga
@daalacmedia5152
@daalacmedia5152 4 года назад
Qabiilkaga hasii kala jajabin
@asiyabeautysalon2982
@asiyabeautysalon2982 4 года назад
Cuqdad iyo ciifo ale ayaa Naga dhereyay hadan nahy daarood alx
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 года назад
Aldaroodiya al.mareexaniya al diiniya kooshiniya
@ridhwanraaxo3615
@ridhwanraaxo3615 4 года назад
Allah haunaxaristo awowe darood ismacil awowe macaan
@somalimom1012
@somalimom1012 4 года назад
Ahmed Ciise inuu sax yahay yaa og awowga aad sheegaysid
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 4 года назад
@@somalimom1012 siilka hooyada ayaa sheegtay idoor wagaash Ama hawiye haaway
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 4 года назад
Hadraawi Ali Hussein 🤣🤣🤣🤣🤣
@Janno1
@Janno1 3 года назад
@@hadraawialihussein9789 walal Hooyo ha cayin,awoowe darood ismaciil qof barasho ugu Bahan yahay ma jirto
@sahilcabdi7772
@sahilcabdi7772 3 года назад
Aamin
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Год назад
Waa ruun waayo waxanu kasofaranay ehaka rasuulka scw scw waxnku taranay reer abtigeen mcne dir iyo oo aha abtiyasheen mcn allaah noo dhoofo jabacda carabta xataa. Wakuso darnay iney somaliya tahay dad carab ah oo waliba ah Muslim 💯100 🇸🇴🇸🇴❤️❤️🔵⚪️🔵
@maizaquruxxox9145
@maizaquruxxox9145 4 года назад
Wiilwaal iyo xaawo taako❤❤jidwaaqnimo & daaroodnimo❤❤💕
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 года назад
Laandheera'nimo garaadaydii Jidwaaq.
@iqrappe8204
@iqrappe8204 2 года назад
Wilwal Marexan wye🙄😂
@iqraladan5386
@iqraladan5386 2 года назад
Darood from ogadeen💪❤
@hanimahi6389
@hanimahi6389 3 года назад
Allihi daarood iga dhiga mahadle alxmdulilah waku faraxsanahay inaad daarood ahay inkastoo dad badanoo magac lahaa aadka tagtay
@khalidsaidmusekhalidyare7616
@khalidsaidmusekhalidyare7616 4 года назад
Alle ha unaxariisto awoow daarood
@hafzaelmi1990
@hafzaelmi1990 4 года назад
Daaroood ismaaciil jabarti cuqayl carbeeed ❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️aabayaashii Qaranka somaliyeed❤️
@dekaali9686
@dekaali9686 4 года назад
I am happy to be in daroode so what's the problem with that and Kenya belong daroode
@aveboy7271
@aveboy7271 4 года назад
NFD belongs to darood kulaha it belongs to somaliwyn the only darood qabil that lives there are og the rest are hawiye iyo garre(fake Somalis)
@somalimom1012
@somalimom1012 4 года назад
Deal Ali been ley Kenya belongs to Somali Kenyan adiga waa kamid tahay jaahilnim kuheyso car arag dad kale Somalida dego ayagoo sheegaayo anagaa leh dhahaayo sick people minority wants to majoryty
@Sizlac09
@Sizlac09 3 года назад
@@aveboy7271 gerre waa daarood
@simba1418
@simba1418 3 года назад
@@aveboy7271 who runs it even kenyan politics is darood walalo
@glitch30rnd
@glitch30rnd 3 года назад
@@aveboy7271 Somaliweyn is Darood. NFD is Ogaden and DDSI has Ogaden, Majeerteen, even Dhulbahante and Marehan.
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 года назад
Mareexaan Waa Curadkii Darood waana wadaniyiin dhab ah💙💪
@indomie7
@indomie7 4 года назад
leaders of somalia mashallah from ogaden
@abdallejama7086
@abdallejama7086 4 года назад
Hhh war ugma Weyna wll kablalax baa ugu weyn
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 года назад
Waa curadka daarood waana qirsanhy waana noogu sareeyaa from harti ,,,😄❤
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 года назад
How could I
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 года назад
Kablalax baa uwaynaa sade ayaa kayaraa.
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 4 года назад
Booqortoyo darood ismail ❤️ Nasab kamil 💕
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 3 года назад
Gabadh ogaaden oo dheer oo qalanjaa ayaan rabaa anigo ah nin daarood ismaacila
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 года назад
@@abdifatahabdi1349 😂😂😂dee maa ana kaa hoortagan
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 3 года назад
@@booqortoyoogadenreercabdil7136 hahaha ifahan maye maadan gabadh ogaadena absamaa ahayen xeerka daarood ha jabine 🥵
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 года назад
@@abdifatahabdi1349 😂😂🤣🤣😂
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 3 года назад
nasab kaamil ah iyo ree cabdile ahayd
@iftinabdilahi4430
@iftinabdilahi4430 3 года назад
Allow unaxariiso awoowe mcn qali daarood
@onlyme562
@onlyme562 2 года назад
i love tolkeey, lakiin somali waa mid ☝🏾☝🏾
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Год назад
MaashaAlaah KINGDOM BOQOR CISMAAN BOQOR KEYNADIID BOQOR CALI YUUSUF KINGDOM MAASHAALAAH BOQORTOOYO DAAROOD ISMAACIIL ALJABARTI VIVA EHLUBEYD CADAWGIINA CAGTA HOOSTEED ALAHA GILIYO AAMIIN
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Год назад
Guul iyo gobanimo ❤️❤️🇸🇴❤️💯💯💯🔵⚪️🔵 thanks waryiiye
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 года назад
AUN awoowgey SH ,CABDIRAHMAN SH, ISMACIIL DAAROOD WUXU AHAA O GALAA AQIIL BINU CABDUL MUDALIB WUXU AHAA REER QUREESH dhulkas u ku dhashayna wuxu ka soo tagay markii u dhintey aabihiis sh ISMACIIL JABARTI daarood waxey degaan wadamada YEMEN OMAN SACUUDIGA BAHREYN
@mogadishomovementsmedia4781
@mogadishomovementsmedia4781 3 года назад
Wlhu wa qosly hd carb mathiin
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 2 года назад
@@mogadishomovementsmedia4781 maxad la qosli
@ismailhusseinshismail7378
@ismailhusseinshismail7378 3 года назад
m.a Allah aa igadhigey darood nasabkii laigabeeray🥰
@beydanfarah3590
@beydanfarah3590 4 года назад
May Allaah bllies him pradies darood
@haboonali3643
@haboonali3643 4 года назад
CALI MATAAN HASHI WUXUU AHAA DUULIYIHII UGU HOREEYEY EE DIYAAD DUULIYA ALLAHA U WADA NAXARIISO INTII DHIMATOO DHAN
@fatimaelmi5360
@fatimaelmi5360 4 месяца назад
I’m Somali and darood that it. Waana jeclahay qabiil walba oo soomaaliya ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴.
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 года назад
Knaan waa Hawiye waxaana eedo u ah Magool
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 года назад
Beel weynta daarood waa beel taariikh dheer leh ani daarood ma ahi lkn wax badan baanu ka aqaanaa waxa ugu caansan ogaadeen warsangeli dhulbahante majerten iyo mariixaan halgamayaasha waxa kamid ah sayidka garaad wiil Waal xaawa taako lkn axmed gurey daarood uma maleynaayi taariikhda dib uraac
@leaderciiltire954
@leaderciiltire954 4 года назад
Axmed gurey waa nin ah Darood, sade,mareexan, Awsame,isaaq,Radamiir,Reer garaad from Gedo ceelcade hadaadan aqoon baro zxb ✌
@hanimahi6389
@hanimahi6389 3 года назад
@@leaderciiltire954 wwwwww axsantu yaakheey hadaa ku aqaan ku shumin lahaa tlh dambiba haigu ahaate😜
@leaderciiltire954
@leaderciiltire954 3 года назад
@@hanimahi6389 soo maaha ina adeer waa ka sugaa shumiskaas🥰😂😂
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 года назад
@@leaderciiltire954 yaa nala dhicin ina adeer😄
@leaderciiltire954
@leaderciiltire954 3 года назад
@@rahmohuseinahmed2877 hye ina ader😂✊
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 3 года назад
Intoodaba alle haunaxaristo Janan hakawarabiyo
@abdisankus504
@abdisankus504 3 года назад
Mashaalah darood ismail Allah ha unaxaristo
@shukrijama5399
@shukrijama5399 4 года назад
War hedhe.maxaad ku ga Tag tay cabdi bile cabdi Orad.yan kii Somali iyo in dafle And cali khalif galar
@fatumanoor3261
@fatumanoor3261 2 года назад
Dadkaas daraawiishta ah ee taariikhda dahabiga ah leh wuu ku caaroodaa caankoodii iyo wax galkooda midna lama sheego Reerkoodii keliyuu taxay waxay yihiinba.
@khadraessa1265
@khadraessa1265 Год назад
Maxaa ka tee at dhulbahante. Daarood Ali faraday Ali Ali khaliif aamiin m. Jibriil. Amina axmed abdirahmaan caydiid . Maxamed Cabdixasdhi .Uga as baqow . Axmed Saleenan dafle camey wasiir daqqailiga.iyo abwaano taariikh leh.
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 года назад
Waa khaladay kombe wuxuu dhaalay 1 gari kombe 2.harti kombe 3.jiran kombe 4.xarlo kombe 5.cabdikombe
@fatumometan1114
@fatumometan1114 4 года назад
manshaa ilahay ayaa darood igadhigay hadanaa caraab igadhigay
@sahilcabdi7772
@sahilcabdi7772 3 года назад
Alx ilahy baa darood naga dhigay ♥
@axmedxidig3426
@axmedxidig3426 2 года назад
Alxm🥰
@tomie592
@tomie592 8 месяцев назад
naa carab ma nihin soomali baa nahay hawiye raxanwayn iyo dir baynu la dhalanay
@JsheEhehej
@JsheEhehej 3 месяца назад
​@@tomie592lamah.dhakanah.waa.nah.dhaleen Oo.waa.rah.abtiyaden.dir.iyo.haweyabah❤❤❤❤❤❤❤
@abshiraden6193
@abshiraden6193 Год назад
Aamiin allaah ha u naxariisto Daarood Iyo wixii ka farcamay oo dhanba
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 года назад
mar aan tagey wadanka yemen iyo oman iyo bahreyn intaba waxaan ku soo arkey daarood badan oo qabaail ah oo halkaas degan
@hidaayoahmad5283
@hidaayoahmad5283 4 года назад
Q
@mogadishomovementsmedia4781
@mogadishomovementsmedia4781 3 года назад
Hhhhh
@pretyalmaaz4956
@pretyalmaaz4956 Год назад
Maantaan ubaahanahay aaaway iidoorbaa nadhibaye Ooyuhuud raba inuu dhulkeena soiyee
@s0uljaman337
@s0uljaman337 2 года назад
Sanad Kadip Anoo WiiL OGADEN Ayaaan Ka bixinaYaa Halkaan comment
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 Год назад
Ana reply anku so galay ano will marexan ab😂😂
@adenabdi5696
@adenabdi5696 4 года назад
Darood ismaciil waliyulah .
@artaan8111
@artaan8111 3 года назад
Wan ku farax sanahy in ilhy iga iga dhigay Darood ismaacil Al jabarti
@dowsa1252
@dowsa1252 4 года назад
Wiilwaal❤❤ jidwaaq gangggg
@BintuMaxamud
@BintuMaxamud 2 месяца назад
Ogaadeen badane iyo baalcad iyo jid waaq culimo wayteen ah cabdi kuumadaha culculus mareexaan iyomajeerteenka madaxda badan dhulbahantaa ugu yaroo dhuuxa ina harti ah, allaa iga beeray baaruuda ololka dheer allaa iga beeray buurtaan la riixi karin allahadaayee dad lagu faano way yihiin /al xamdu lillaah waxan ahay aala jabarti igu filan
@GEEDWAYNE
@GEEDWAYNE 4 года назад
Walale QOLOOYINKAN kale ee looma ooyaanka ayaguna marbal ka sheeke niyada u dhis laftirkoodu waa nafleeye Waa ayaga DAAROOD markay maqlaan caytama hayee
@haboonali3643
@haboonali3643 4 года назад
ABDI BILE ABDI MEE??? RAG BADAN OO SOMWEYN WAX U SOO QABTAA MEESHA KA MAQAN INTAAD MAMUL GOBOLED TAARIKH KA DHIGAYSO
@ibrahimabdulahi4492
@ibrahimabdulahi4492 4 года назад
Mansha allah mantana ragisii iyo gabdhihiisi aya geeska africa camiray
@fardosoabdi4668
@fardosoabdi4668 3 года назад
darood ismaacil ❤❤❤
@nadiirshafici2783
@nadiirshafici2783 4 года назад
Thanks shaqa wacan
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 3 часа назад
Walaal aakhiro qabiil iyo landheere nimo waxba kuma tarayaa. ووفيت كل نفس بماعملت وهو أعلم بما يفعلون. صدق الله العظيم
@alihassa2295
@alihassa2295 4 года назад
Mama Malyuun ayaad ilowday
@forobleh
@forobleh 4 года назад
Adigana waxaad iloow day dab casir
@jaallemoha9724
@jaallemoha9724 4 года назад
Daacad u qosley
@UmmuJabril
@UmmuJabril 4 года назад
😂😂😂😂😂😂
@abdallejama7086
@abdallejama7086 4 года назад
Dabcasarna
@lifesweets8948
@lifesweets8948 4 года назад
😂😂😂😂
@hassankaafi7934
@hassankaafi7934 4 года назад
Masha Allah tanz wll soo badi kuwan cml
@isseelmi9384
@isseelmi9384 4 года назад
Mohamed diyad bare iyo mohamed csbdale xassan siydkii labadaas maahee intakale jeebka gasho maandhoow
@saalaxkhalaf9508
@saalaxkhalaf9508 4 года назад
Asc. 29/05/2020. Kismaayo. Salaan kadib.Fadlan. Hogaamiyayaasha Beesha u kalahormariya sidii ay Taariikhdooda u kala horreysay. Xaga Fanaaniintana Dad badan ayaa ka maqan. Sida Sangub. Saraakiisha iyo siyaasiyiintana dad badan ayaa kamaqan. Fadlan iska saxa inta aadan Bulshada usoobandhigin. BY. ODEYBIIQ.
@anfacsuguleanfacsugule238
@anfacsuguleanfacsugule238 4 года назад
Wll qabiil waa taa Manta halka ina dhigtay qabiil iska dhaf ihayow umada somaliyed midee
@pretyalmaaz4956
@pretyalmaaz4956 Год назад
Laakiin ogoow dadbaa jecel taariiqda awoowayaashood inay bartaan ceebna maaha waanoo farxad Wariyuhuna horuu uga afeeftay hadey jirto lacala cid ku xajiimoneysa
@abdigarad3341
@abdigarad3341 2 года назад
Alxamdulilaahi hadaan daarood ka dhashay masha'alaah
@zhidk7806
@zhidk7806 4 года назад
Waxan tariikh khaldan weyn mesha kasar madan nin weyn ahayn waxn nahay somali carab iyo waxad shegayso ma naqan adeer 🇸🇴 qabiilna qaran qaran ma badalo 😚😚
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Год назад
MAASHAALAAH VIVA DAAROOD ISMAACIIL ALJABARTI VIVA
@xamdabaarud7633
@xamdabaarud7633 3 года назад
Walaalo awaay halagama axmedgurey oo taladiso harar kutalo midkale waxan kusheegaya hadad hayn qabiilada qaar aniga ilasoxidhi wankacawinaya
@hafzaelmi1990
@hafzaelmi1990 4 года назад
Daroood wuxuu daganyahay Yeman oman bahrayn
@callipoislekker
@callipoislekker 3 года назад
Somalia xoog baan ku qadanay
@mansuurjama2110
@mansuurjama2110 3 года назад
Qalib Mahamed maxaad qaadataan somaliya waatii la idin qixiyey imika keniya iyo Ethiopia ayaa idin gumeysata.
@anezlyrics7154
@anezlyrics7154 3 года назад
Yemen io oman ma degan io daarood ee Carab ayaa degto daarod wuxuu dhaley Somalia ayey degan👐
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
@@mansuurjama2110 kkkk libaxa gurigisa miciyo buku leyahay qof kasta degankisa wuku adag yahay kuwa an ka dhashay ba ila dd konfur nfd daga darod kale intan la garin
@AbdiRahman-sq6pt
@AbdiRahman-sq6pt 6 месяцев назад
Allaha unaxaristo awoowe daarood
@BaariCabdi-r6t
@BaariCabdi-r6t 2 месяца назад
Awowe allah hakuu naxaristo ❤
@bashiir3tafare585
@bashiir3tafare585 4 года назад
kkkkkkkkkkkkkkkkk i love somalia
@FartaajiBk-co5zb
@FartaajiBk-co5zb 10 месяцев назад
M.a thanks
@abdidirie9966
@abdidirie9966 Год назад
Hooyadaa ugasheekee Beesha Daarood, Marhadaad Somalinimo ka gudubtay kaligaa iyo beeshiina.
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 4 года назад
Sheeq cabdiraxmaan sheeq ismaciil miyaa kawaraysansysaa odayaal aan wax aqoon sow ma ogid in taariiqda sheeqa haku ceeboobin maandhoow halkaasna risiq haka raadin
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 года назад
Xagaad ku ilawday sida cali dhuux - ismaaciil mire - aadan carab - samatar baxnan - mataan ciideed - raage ugaas - cabdi bile cabdi - dhagdheer - araweelo - cigaal shiidaad - tafadhiig cali duulane - qamaan bulxan - aadan galaydh - boqor burhaan
@pretyalmaaz4956
@pretyalmaaz4956 Год назад
Cigaal shiidaad daarood ma.ahayn Isaaq aayuu ahaa sidaa ulasoco
@BelieveTheCreator
@BelieveTheCreator 4 года назад
sxb an kaa saxo k'naan maaha darood ee waa Hawiye Beesha HabarGidir
@husseinmohamed6468
@husseinmohamed6468 4 года назад
Masha allah
@abdinur6152
@abdinur6152 Месяц назад
Jini iyo jamal jaan kaliya laga aqriyay meeshan, hal qof macquul ah lagama sheegin lakin dhowr qof culima ah ku jira dhihi karnaa.
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 4 года назад
Caadi ma ahan runtii
@samera5805
@samera5805 4 года назад
carab kaama yeeline kawaran daarood ha na deeqo somali somali banu nahay 💪
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 4 года назад
Asalkayga waa DIIDANTAHA LAKIIN HADAQN MIDGAAN AHAAN LAHAA ASALLAYGU WAA ISII FOGAYN LAHAYD😭 SOOMAAHA CAKU QABYAALAD
@ahmedxuseen6515
@ahmedxuseen6515 3 года назад
Pro cali khaliif galaydh away. Allah haw naxariste
@daroodcabdulahi1574
@daroodcabdulahi1574 3 года назад
Nio aqriska muhiim weeye majirdo somali kunool Ethiopia iyo Kenya brother ee xoog beykuhestaan ee hadaa gumeysi jeceshahay waa ku galigaa bye
@abdallamire496
@abdallamire496 2 года назад
Daarood ❤❤❤❤❤❤❤👍👍
@hamdifarah9318
@hamdifarah9318 4 года назад
Waa daraasad ujeedo laga leeyahay
@khalifdagane410
@khalifdagane410 3 года назад
Daarodimo
@superfun1819
@superfun1819 4 года назад
Aniga darood iyo hawiye way idhaleen
@indomie7
@indomie7 4 года назад
mashaalh aniga darod iyo dir
@nasteexobintush2996
@nasteexobintush2996 4 года назад
Me to
@abdirahmanalimohamed1419
@abdirahmanalimohamed1419 4 года назад
Dab i& Daaf ayaa ku dhalay.
@farhannur7585
@farhannur7585 4 года назад
ninkaan taariikhda daarood waa uu kufsaday wax badan kamayaqaano war daarood waxa ugu weynaa kablalax waxaa kuxiga sade daarood waxaa kuxiga tanade daarood waxaa kuxiga yuusuf daarood beesha daarood waa qoomiyad maaha qabiil qabiil way kawayn tahay waayo itobiya kenya ilaa nairobi ilaa jubooyinka ilaa puntland ilaa dhudub iyo galaadi ilaa wardheer waa dad intaas degen weeye waxaa lagu qiyaasaa 35 milyan oo dad ah waana qabiilka ugu badan soomaaliya mideeda kale wuxuu qalday fanaaniinta daarood aaway sangub alaha unaxariistee cabduqaadir cali cigaal axmed cali cigaal cabdikhadar xasan laari shankaroon axmed sakal faadumo wanaag alaha unaxariistii aamino dhool iyo walaasheed lama sookoobi karo
@muhammadomer5632
@muhammadomer5632 4 года назад
@@abdirahmanalimohamed1419 markay jaahilnimamdu kaa tan badatana waa iska sidan soomaLiyoo dhanbaa aan gaadhinba 20m adna waxaad ka sheekaynaysaa 35m abti xishoo
@suldaandhahar9007
@suldaandhahar9007 2 года назад
Axmed gurey waxaa ka horaysay saldanada warsangli
@Ridwandhiye9010
@Ridwandhiye9010 10 месяцев назад
Geri Koombe ~ Ahmed Gurey 🫶 Daarood badane Waa idin salaamay
@abdinur6152
@abdinur6152 4 месяца назад
Huuhaa badana. Waa hubaal kuwan sawir ka kuugu dhagan Somali ma ahan. Waa shayadiin umada lagu ebteleyay. Lakin Daarod culima sharaf badan ku jira
@shiine111
@shiine111 4 года назад
Waxkale ood dadka somaliyeed ooga sheekaysaan miyaad waydeen ciduna xiiso uma qabto daarood iyo hawiye toona
@hooyoali8142
@hooyoali8142 4 года назад
Maka xuntahay ciil qaboow
@abdikarinismail6889
@abdikarinismail6889 4 года назад
Alla cidu madax xumaa ismaba dhaamaan uf, tuugo Magaca Daarood haleeyay. Asli baa ugu roon waxa kale waa dad xun, oo aan aragti dheer lahayn.
@fatumometan1114
@fatumometan1114 4 года назад
beenbaad sheegtay dadkaa kamagaacwayn xagay jiraan tugo kuwinaa ah
@munoliza9705
@munoliza9705 2 года назад
Daaarood izmaacil ✨💯
@yusufyareyusufyare9179
@yusufyareyusufyare9179 4 года назад
IIN BADAN KHALDEESAA QIFKII UGU HOREEYAY OO GABYA XAAJI CALI MJ
@sabrinaabdi2288
@sabrinaabdi2288 Год назад
Waxbadan badkatagtaye taariikhta soobaro cadifadana kasar adey kuwacantahaye
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Год назад
Qisadii Nabi Muuse cs ee Madyan Gabdhahi Nabi Shuceyb cs oo Cope ah ayan maqla, balse wa dhici karta, wa kamid Qabilada Saudiyinta Qabiilka Jabarti, hadey Daarood kuwaas walaala yihiin, wa okay wa dad madow macaruuf ah Mashaa Allah.
@halwoaden8765
@halwoaden8765 10 месяцев назад
Awoowe daarood haa loo duceeyo ilaahey how naxiisto
@ilwadali3511
@ilwadali3511 Год назад
Waxaad iloowday Cali Samatar iyo Cumar Samatar oo walaalo ahaa oo Ceelbuur xukumi jirey Naaib bay ka ahaayeen iyo Sayid Maxamed Abdulle Xasan
@XasanAllale
@XasanAllale 6 дней назад
Daarood ismaacil jabarti cadawga ha jabo inshaa allah
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 2 месяца назад
Daarood daar ma dhiso ee daar buu dumiyaa.
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 Год назад
Marexaan Sade Darood Power Of Somalia 🇸🇴
@edelsom5948
@edelsom5948 3 года назад
Kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk My Darood
@saidabdille2414
@saidabdille2414 Год назад
I love my Tolkey
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 2 года назад
Ilaahow gabadh daarood ah isii
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 2 года назад
Gabadh daarood ah ilaahowisii
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 3 часа назад
Laakiin waa in loo dadaal sidii xisaabta aakhiro looga badbaadi lagaa.
@sharmamoha6502
@sharmamoha6502 4 года назад
Goormaan kabaxaynaa qabiil magudbe
@jijaluup7873
@jijaluup7873 2 года назад
Je celiya amanta ta darood🌹👍🌹👍🌹👍💪🌹💪🌹💪👍💪🌹🌹👍🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💐🙏👈
@JirowHassan
@JirowHassan 2 месяца назад
Kenya itopia somaliya waxaa leh darood
@mfayz980
@mfayz980 Год назад
Waxaad ilowday Cali Khaliif Galaydh Cabdi Bile Cabdi, Ismaacil Mire, Cali Dhuux, Samatar Baxnaan
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Год назад
Waxaad ka tagtay rag badan oo caana sida raage ugaas warfaa aabihi suugaanta soomaaliyeed boqor cismaan garaad cali garaad jaamac qamaan bulxan ismaaciil mire cali dhuux aadan prof cali khaliif galayr prof abyan janaraal axmed saleebaan jan aadan gabyaw jan aadan kuukay jan bile rafle jan cabdi dhiboo jan boodhe jan xusen xasan jan gaani jan.cabdicasiis cali bare maxamed buraale ismaciil macalin jaamac bilaal jaamac dhoof axmed maxed aadan qaybe axmed jaamac jangali jan maxamed abshir haamaan iyo kuwo kaloo badan
@MaxamdcabdiBile
@MaxamdcabdiBile 2 месяца назад
Beesha daarood waa madaxdii somalida
@tamalgamal326
@tamalgamal326 Год назад
Mansha allah ilaheya baamahadle
@halwoaden8765
@halwoaden8765 10 месяцев назад
Daarood curadkaa ahaa sade oo mareexan ahaa walalhiis oo dhan ayuu masuul kaayahay marka haa laga dambeeyo ilmo daaroodow walalkin kaa xishoood
@onlyme562
@onlyme562 2 года назад
waxaad iloowdey, Ilhan Omar and Abdulqawi Ahmed Yusuf (ex-president of the international court of justice)
@basragalinle4069
@basragalinle4069 2 месяца назад
Ma waxan ka barta Somali nimadi ay gawrace ma waxan ka barta shacamki layen daarod keli waxay yaqanan sida matida iyo wayelka lolayo ma tasan ka barta 😢kkkkkk
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 3 года назад
Jamc cali jamac ilowday adeer keey😠
@mohamounoor2011
@mohamounoor2011 Год назад
Daarood ma doontii nabi nuux but soo raacay
Далее
НЕ БУДИТЕ КОТЯТ#cat
00:21
Просмотров 1,1 млн
Tilmaamaha Quruxda Dumarka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
16:35
Abtirsiiyadii Darood Ismaciil
17:37
Просмотров 41 тыс.
Isaaq iyo Daarood | qabyaaladda Soomaali rogtay!
15:54
Просмотров 101 тыс.