Тёмный

wax ka ogaaw sababta aan dumarka loogu ogolayn MURUGTA & WALWALKA||psycology of women|| 

Dr Zahra mohammed channel
Подписаться 38 тыс.
Просмотров 75 тыс.
50% 1

fadlan like, subscribe and share walaal

Опубликовано:

 

1 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 245   
@drzahramohammedchannel193
@drzahramohammedchannel193 3 года назад
Walaalahayga qiimaha badan aad baad ugu mahadsantihiin dhiirigalintiinna ilaahay ha idin barakeeyo❤
@fardowsaalifaragg167
@fardowsaalifaragg167 3 года назад
Waxaan kaa daawanayaa kismayo abayo sahra masha Allah you are my role model love you!
@sahrahussein815
@sahrahussein815 3 года назад
Asc anigana waxa.layiraa sahra.maxamed.xuseen..mansha.alaah.aqligaaga.iyo cilmigaaga.alahakuxafido
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 года назад
Waxaan ahay hooyo weyn barnaamijyada aad soo daayso aad baan uga helaa illaah ha ku xafido habaryar
@farhioabdi8001
@farhioabdi8001 3 года назад
Dr sahra number kaga ubaah nahay xbbti
@abdirisaaqsiciidallehakuba2257
@abdirisaaqsiciidallehakuba2257 3 года назад
Runtii wlo Waxan ubahnahay Inaan kula wadaago,qisooyin runtii samayn Wayn ku yeelatay noloshayda,Adna cibro iyo dhiiri Galin kuu noqonaysa
@cabdulahicali9641
@cabdulahicali9641 3 года назад
Ustaad Sahra wax wam kuugu mahad celiyo magaranaayo Dadka commentska soo qoraaya thanks iyo shukran un bey kuu soo qoraayaan lkn aniga wlhi magaranaayo shey aan kuugu mahadceliyo kaliyah waxaan alle kaaga baryayaa miisaanka xasanaadka aakhiro inuu kuu saaro waayo kalimad qura aad dhahday ayaa wax.badan qof ka badali karta mawduucna markaa soo jeedineysid ummada fiirsaneysa iney kawada faaideystaan suuragal ma aha wxaa dhici karta fariintaad hal qof inuu biyo dhaceeda uu kula fahmo hda aniga isbadal ayaa igalay fikirkeyga ayaa bdlmy kalimadaada awgeed fahamsiinta alle kdb Shukran maskaxda iyo.cfmdka alle hakuu barakeeyo
@ayaancabdi7252
@ayaancabdi7252 3 года назад
Aameen aameen yaa allah
@gobonimadoon190
@gobonimadoon190 Год назад
اللهم آمين يارب العالمين
@aminaahmed5725
@aminaahmed5725 3 года назад
Waxa ugu badan ee ay murugadu keento waa xanaaqa alxmdulillah qofaan xanaqin majiro jazakallah kheir
@roda5433
@roda5433 3 года назад
Mashaa Allah tabarak Allah sister, you are a role model for many.
@sharmaarkeabdirizak341
@sharmaarkeabdirizak341 3 года назад
977
@nimcocise1474
@nimcocise1474 3 года назад
Masha'Allah sister
@hajjiyasin4255
@hajjiyasin4255 3 года назад
Masha Allah qurely
@sadiyomaxamed4153
@sadiyomaxamed4153 3 года назад
Masha allah abyo Allaha kuxafido wllhi waxaan jecleestay in aan noqdo qof kuu dhaw si aan cilmigaaga qiimaha badan kaa ka dhaxlo wax leeska dhaxlo waxa ugu wangsan abyo dar Allah kuu jeclahay
@ishrakkhadarshiikh8857
@ishrakkhadarshiikh8857 3 года назад
Shukran wllo Allah ku shrfo waxa tahy hal doorka dumarka somaliyed 💗💯💯
@maxamedshariifhirsi5391
@maxamedshariifhirsi5391 3 года назад
Masha alh mamo sahro ilhey hgu xifdiyo you are good women for people ilhey hgu xifdiyo wndada mrksta wn jeclhy in an dhagesto wacdiyadada waxa thy qof qiimo badn ilhey abal marin fcn hga siiyo angana ku wii qato ale hnaga dhigo hooyo
@qamarmohamoud2818
@qamarmohamoud2818 3 года назад
Jazakallaahu khayr habryer illaahay ha kuu xifdiyo Aamiin yaa rabbi 😘❤️
@peeesfamous918
@peeesfamous918 3 года назад
Mahadsanid wll and ayan Ku dhagaystaa sababtana waxa waaye asturnaanta&ilbaxninada kaa muuqata waana astaan islaamnimo ka hor wax kasta Hakka kuwa jinkaaga ah ay jirkoodu muuqdo hore u soco all waxaan kaa baranaynaa sarayn&aqoon hufnaan&bisayl mahadsanid
@hawamaxamud3869
@hawamaxamud3869 3 года назад
Maashaa allah kheyr badan allah ha ku siiyo Aad baan ku fahmahayaa waxa aad kahadleeydid waa muhiim gabar yar oo Aqoonleh maashaa allah guuleeyso mar walbo.
@mariamafarah3410
@mariamafarah3410 3 года назад
MashaAllaah Allah haku barakeeyo Dr's sahro sifiican Oo Cilmiyaysan Ayaad U waanisay hablaha walaaladaa نحبك في الله
@simaan8126
@simaan8126 3 года назад
Mashalah ukhti jizakalah kheir alha ku xafido amin ❤️❤️❤️
@faycalhochhassan6168
@faycalhochhassan6168 3 года назад
Jazaakillahu khair. Waan no faa'idaysay Dr.Zahra Moxammed
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 3 года назад
ManshaAlla TabarakaAllah you beautiful and amazing sister Sahra ManshaAlla ❤🌷
@mahadcade4163
@mahadcade4163 3 года назад
. Maashaa Allah jazaakillaahu kheyr
@aminaharedh4698
@aminaharedh4698 3 года назад
JazakiAllah Dr Zahra😍😍
@shukriamohamed428
@shukriamohamed428 3 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته حبيبتي اهدى اليك تحية احلي من عسسل واطيب من المسك walashey Wallahi your my role model insha.allah
@abdinasirbaladka3873
@abdinasirbaladka3873 3 года назад
Mahadsanid dear Drs.
@kowsermaxamed5452
@kowsermaxamed5452 2 года назад
Mansha allah Mahadsanid ustaada alle haku xifdiyo ❤️❤️
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 3 года назад
MASHA ALLAH ZAHRA ALLAH HAKU BRKY ADUUN IYO AKHIRO AMIN 🤲 🤲🤲AMIN.
@honeydahab4376
@honeydahab4376 3 года назад
Jazakalhu Khair walal Allah haku xifdiyo Muwduuc aad u mihiim ah ayd Ka hadashay
@samaramoha7133
@samaramoha7133 3 года назад
Abayo waa nadhiiri galisaa hada gabdho nahay thank you sister I appreciate your hard work keep going
@user-tj7pm1vy9n
@user-tj7pm1vy9n 3 года назад
ماشاء لله تبارك الرحمن جزاك الله خيرا يا أختي الغالية الله يحفظك
@owgediali7756
@owgediali7756 3 года назад
Masha allah drs allaha kubarkeeyo
@xafsaibraahim4484
@xafsaibraahim4484 2 года назад
Mansha Allh qali Sahara ku jecelahay wllo dar alle hore usoso wllo
@shimbirtanabada9178
@shimbirtanabada9178 3 года назад
MaashaAllah ukhtii Alle cilmiga iyo caqligaba haku barakeeyo.
@a.m.k9976
@a.m.k9976 3 года назад
Masha Allah tabaarakallaah ilaahay ha ku xafido Dr Zahra wanaagsanaa qofku markuu Diini & maadi isku barto kuna darsado taqwo iyo ku camal fal halkaa kasii wad wanaaga aad bulshada u soo gudbineysid.
@ummusacad4003
@ummusacad4003 3 года назад
Dr. zahra Allah yaxfad ka xbbti 🥰🥰🥰 ❤️ I miss you mashallah
@mohamedsaidmohamud5920
@mohamedsaidmohamud5920 3 года назад
Manshallh guul my.dear sister zahara keep ongoing. God bless you in the paradise.
@maryanhassan1147
@maryanhassan1147 3 года назад
Masha Allah abaayo shukran alle ha ku xifdiyo
@yoniselmi8871
@yoniselmi8871 3 года назад
M.a Illaahey ha ku xafido Drs Zahra
@abdullahiahmed1801
@abdullahiahmed1801 3 года назад
Masha ALLAAH wll ALLAAH haku xafido Jazakallahu kheyr
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 3 года назад
Masha Allah Sister Zahra waan ku faraxsanahay in aan ka mid noqdo asaaxaabta kugu xidhan
@nafisaomar2818
@nafisaomar2818 3 года назад
Mnsha Allaah Tabarakallaah shugran horay u soco
@aastmohemid7707
@aastmohemid7707 3 года назад
Mansha Allah tabaaraka alaah ilaahe hakuxifdiyo huuno
@ubaxabdiazizi5468
@ubaxabdiazizi5468 3 года назад
mashaa alaah walaley wan ku ducaynayaa in alaah aduun iyo akhiroba jano ku galiyo caqligana alle ha ku xifdiiyo amiiin
@gaduudocarwo4631
@gaduudocarwo4631 3 года назад
wcs Jizakallahu Qeyraa waxbadan baan kaa faa idnay
@fadumoabdi3562
@fadumoabdi3562 2 года назад
manshaa Alaah jazaakalaahu khayr Abaayo qaali shugran maanta mushtamaceena soomaali shibta ugu wayn ee haysata waa dumarkii iyo Awlaadii oo laysla dayacay manafahamsa no dad keenu walaahi meelkasta ooy soomai joogto waa kudayacan dumar iyo caruur basan Alaah ha ino faham siiyo wanaaga
@adeyabdi2101
@adeyabdi2101 3 года назад
Jazakallah kheir siz mcn
@fartunalihashi2660
@fartunalihashi2660 3 года назад
Mashaa Allaah watabaarakallaah Ilaahay haku xifdiyo adduunka aakhirona fiijannatulnaciim gacaliso qaaliyeey Shaki maleh. Haddii haweenku hagaagaan mujtamaca muslimka ahna waahagaagayaa Allaah tawfiiqda iyo siraadka toosan hannugu sugu
@zamzammohamed6980
@zamzammohamed6980 3 года назад
Masha Allah sister
@hamsekalifhassen1962
@hamsekalifhassen1962 3 года назад
Dr Zahra Mohamed Alle Haku Sharfo Wllo Tuzaale Fcn Ayad Gabadha Utahay Wxn Kugu borinayaa inadan Marna Caajisin Karajadhigin Himiladada Horay Usoc💙
@ladanladan1718
@ladanladan1718 3 года назад
Maasha allaah tabaaraka laah Jazaa allaah khayr
@daahirmohamudsalad4390
@daahirmohamudsalad4390 3 года назад
Msha allh illahw ku barakee o ku xafid adun io aakhiro❣❣❣
@Diiriye14
@Diiriye14 3 года назад
Dr mahadsanid
@cafiifacafiifa7591
@cafiifacafiifa7591 3 года назад
Jazakaalahu kheyran Walaashy mcn
@mohamedahmed4602
@mohamedahmed4602 3 года назад
Maansha allah allaha ku barakeeyo Caawa ayaan ku bartay barasho Wanaagsan Kheeyr allaha kusiiyo sidaa u wacyi gali somalida Ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo
@diriyeabdirazaq4867
@diriyeabdirazaq4867 3 года назад
Masha Allah jazakallah ukhtii!!!
@aastmohemid7707
@aastmohemid7707 3 года назад
Cilmiga ilaahey hakuu siyaadiyo mansh allah
@diirdiiriye4045
@diirdiiriye4045 2 года назад
Mansha alaah Walashay ilaahay hakuxiftiyo sharaf
@adnahussein6060
@adnahussein6060 3 года назад
maaaa shaaa allaah ku soco wacyi galinta waaa xaqiiiiq inay Haweeynku ey saaameyso murugada
@shugrifani4243
@shugrifani4243 3 года назад
Masha allh alle haku barakeyo wlo qali 👍👍❤❤
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 3 года назад
Ilahay caqliga Iyo cilmigaba hakuu barakeeyo
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 3 года назад
Masha allah sister shukran
@sulaimanmohamud8743
@sulaimanmohamud8743 3 года назад
جزاك الله خيرا يا اختي الكريمة
@farxiyoyacquub2333
@farxiyoyacquub2333 3 года назад
M.a dr. Sahra maxamed cabdi runtii waxaad tahay gabar dadaal badan oo kuwayn quluubteena allah kaa ajar siyo waxqabadkaaga qurxoon
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 3 года назад
Maaha alah waa sax ukhtil faadilah
@oumaloumal4694
@oumaloumal4694 3 года назад
Jazaka allah hooyo.
@cabdifataaxcumar2479
@cabdifataaxcumar2479 3 года назад
Maan sha allaah shiikhda allaah habarakeeyo
@caaliya-su6hf
@caaliya-su6hf 3 года назад
Masha alla dr sahara xabiibtii ilahay haku xifdiyo
@iissa7685
@iissa7685 3 года назад
Asc...Ha la tageero walaasheen...she is awsome
@cagoridwan8728
@cagoridwan8728 3 года назад
جزاك الله خيرا
@bukhari_abdisalan-65
@bukhari_abdisalan-65 3 года назад
Wlh wlshey wax saxan bad ka hadashay illah haku xifdiyo
@maryansabriye7121
@maryansabriye7121 3 года назад
Masha alaha alaya xafidak uqti fii diiin jizakalahu qeer
@shankaron1068
@shankaron1068 3 года назад
Masha alah Tabaraka alah hadal run ad shegtay xabibti jasakumulahu qeyr
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 3 года назад
Jazaa aka Allah kheyr
@saynabsaleemaan1625
@saynabsaleemaan1625 3 года назад
Masha allaah mahadsanid wcs
@abdow4104
@abdow4104 3 года назад
Mashallaah shukran 👍😁🇸🇴🤲
@faaizocabdiraxmaan628
@faaizocabdiraxmaan628 3 года назад
Maasha Allah caleyki walaashen qalia shukran rappi ha ikaa barakeeyo abyo
@amafrikaho9808
@amafrikaho9808 3 года назад
Masha allah
@ibrahimmohamedosman6389
@ibrahimmohamedosman6389 3 года назад
Masha Allah gabadheena alle aqliga iyo cilkiga hakuu siyaadiyo
@farhiyayu7279
@farhiyayu7279 3 года назад
MashaAllah shukrn abyo
@cicekcicek7972
@cicekcicek7972 3 года назад
Maasha alh zaadaki lah khayr🍀
@asmabashir3032
@asmabashir3032 3 года назад
Jazakalaah kheyr
@mahamedfarah9024
@mahamedfarah9024 3 года назад
Msha alh wll jazalalaahu khayra jazaaa
@nimoali4187
@nimoali4187 3 года назад
Mash.alah abayo ilahay ha ku barakeeyo aqontada ha ku barakeeyo abayo ilahay dartiisa ayaan ku jeclahay 🥰♥️
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 3 года назад
Jassaka Allah khayr walaal, innamada aynu dhalayno aynu udardaarano innay haweenka hagaajiyaan , sidaasaa isbadal ku imankaraa insha'Allah. Gabadhu innay ninka kudadaasho waa iska dabiici intabadan.
@user-te1jv4jh4c
@user-te1jv4jh4c 3 года назад
Masha ALLAAH tabarakALLAAH ilaaheey haku zyadiyo cilmigaaga
@umucaliyaumucaliya5606
@umucaliyaumucaliya5606 3 года назад
Maasha Allah Abaayo shugran
@Sahan12341
@Sahan12341 3 года назад
Masha allaah tabarakallah hbo maanta ayaa iigu horayso channel ka lkn aad iyo aad ayaan ooga helay Allaha ku barakeeyo Allaha khayr badan ha kugu abaal mariyo Aamiin Aamiin
@aminaabdullahi7582
@aminaabdullahi7582 3 года назад
MashaAllah abayo exactly 💯 true
@ahmeddaacad4729
@ahmeddaacad4729 3 года назад
Masha allaah Alle haku xafido my dear sister go ahead
@salmayaxye7130
@salmayaxye7130 3 года назад
illaahay.ha.ku.xafiido
@sahrasaid140
@sahrasaid140 3 года назад
ASC maasha Allahaa abaayo
@hooyocanabchanel2731
@hooyocanabchanel2731 3 года назад
Abaayo illahay ha ku xifidiyo mansha Allahu guuuleeso aduunka Iyo akhiroba
@cadeyare2812
@cadeyare2812 3 года назад
Maasha Allah ilaaheey ha ku xafido
@drikraanmoussa9765
@drikraanmoussa9765 3 года назад
Msha Allh wll Alle hku sharfo Aduun & Aakhiro
@yusufjowhari2877
@yusufjowhari2877 3 года назад
Go ahead sister 🤙
@muzamil9735
@muzamil9735 3 года назад
Mansha alaah walaal alaah ku xifdiyo
@hafsaahmed6488
@hafsaahmed6488 Год назад
ماشاءالله تبارك الله حببتي الله يسعدك و يرضى عليك
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 3 года назад
Masha allaah 💕💕
@abdirahmanzeyla970
@abdirahmanzeyla970 3 года назад
Allah ku sharfo Abaayo kheyrka halkaa kasii wad
@zacherypoo1029
@zacherypoo1029 Год назад
Walal Allaha ku barakayo
@Ayaanwadani
@Ayaanwadani 3 года назад
Masha allha wallshy Zahra allha ku Xafido Abayo
@abdullahiguled7327
@abdullahiguled7327 3 года назад
Maansha Allaah walaashay Alle haku ilaaliyo sidan ayaan ka rabnaa Gabdhaha soomaaliyees
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624 3 года назад
Mashaa allaha abayo allaha kuxafido cilmigana allaha kuusiyaadiyo
@gulled208
@gulled208 3 года назад
Masha Allah
@fardowsaahmeddahir1082
@fardowsaahmeddahir1082 3 года назад
Maashaa alah alaha ku barakeeyo
@saynabdaauud2290
@saynabdaauud2290 3 года назад
Masha alah khayr alaha kusiiyo
@fadumoamiinayarain6272
@fadumoamiinayarain6272 3 года назад
Mshllh illhy hakuxafido akhiro iyo
@daacad1812
@daacad1812 3 года назад
Allaha kaxifdiyo xumanta dhamaanteed
@AhmedMohamed-cu5px
@AhmedMohamed-cu5px 3 года назад
Maansha. Alaah. Ilaahay. Haiku. Xifdiyo. Adeer
@sacdiyo3823
@sacdiyo3823 3 года назад
Mashallah tabaaraka laah
Далее
Что не так с воздухом в Корее?
00:45
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 12 млн
КРАСИМ ДЕНЬГИ В РОЗОВЫЙ!
01:01
Просмотров 423 тыс.
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON
16:21
Просмотров 262 тыс.
Goorma Ayuu Bilowdaa Jacaylka Dhabta ahi?
29:47
Просмотров 29 тыс.
Dumarka hoos Vaseline malalarinkaraa/Cafimat Fican
14:35
Что не так с воздухом в Корее?
00:45