Тёмный

Wax ka Ogoow istreeeska (Stress) Kordhi Fahankaaga 

Shaahid Beesaani
Подписаться 36 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Dabeecad xumada, calaalcalka, xanaaqa, ansha xumada, caayda, hurdo xumada, cuno xumada iyo fikri la´aanta waxaad ka keentaa haba dadka aad ku xirantahay iyo waqtigaaga meesha aad ku bixiso.
Hadii dabacaadaas ee kugu bataan waxaa imaaneeysa inaad daris la noqoto, eray aad necebtahy in lagugu yiraahdo, isla eraygaas waxad ka heesataa fikiir xun lkn maanta waxaan kugu fahansiin doonaa videogaan
Kawaran maanta hadii qof uu ku dhaho stress baa ku haya ama aad qof kale ka maqasho in la dhaahaaya hebel ama heblaayo istress baa haya
Horta stress marka laga hadlaayo, wax xun ma ahan faaíidano waa leeyahay qasaarano waa leeyahay
Wax walbana waa sidaa, sida Guurka qasaaro waa leeyahaha faaiidano wa leeyaha
Cunada faaido waa leedahay qasaarano waa leedahay
Dawada faaidoo waa leedahad qasaarano wa leedahay
Horta inta aan faaíidada iyo qasaarada kula wadaaagin
Waxaan kuu sharaxin waxa uu stress yahay iyo sida uu ku biloowmo
Qof walba ooo naga mid ah stress waa uu dareemaa kaasoo ka imaaneeyso jirkiisa gudihiisa sida isbadal Hormone ama marka uu la kulmo xaaalad aan u cuntameeyn ama uusan ku Qanacsaneen ama hanjabaad ku ah, ama baqdin ku heeeyso arin uu rabo in uu xal ka helo sida imtixaan.
Waxa jira nin la yiraahdo Lazarus, waxa uuna daraasad ku sameeyay habka maareeynta stresska
Waxaa ku qeexay habkaan soo socda
Marka hore waxa uu dhahay Stresska waxaa sababa bee´eedada nagu xeeran ama wax aan aragno ama wax aan maqalno ama wax ka fakareeyno ha noqoto, ama wax aan qaban doono.
Isla markiii qofka waxa buu garnayaa, inee wax qaldanyihiin, feejignaantiisa ayaaa diyar noqoneeyso.
Stress-ku waa falcelin Nololeed oo caadi ah oo ku aaddan xaalad halis ah oo ka dhalan karta, Marka uu la kulmo qofka diiqad degdeg ah, maskaxdaadu waxay jirkaaga ku soo daadisaa kemikaalo iyo hormoonno sida adrenaline iyo cortisol.
Kadib waxaa dhaceeyso in laga fel celiyo xaalada cusub ee qofka soo wajahday isla markii waxaa loo qeeeybin xaaladaas
Diiqad muhiim ah ​​​​Diiqad qatar ah ​​Diiqad wanaag ah
​​​​​​Waayitaanka qof
​​​​​​Hanjabaad
​​​​​​Ama Xaalad tartameed ​​​​
Intaas waxaa ee aheed kaliya biloowga stresska, waana meesha aan badanaa oga harno.
waana halis nafsadeed waayo Qalbigaaga iyo maskaxdaada waxaa ku danbeeya hoowl aan la xalin oo aan Qiimeyn lagu sameen ama baaritaan si xal loo gaaro ama looga digtoonaado ineey mar labaad dhacdo, waana tan sababta badanaa, dadkaaan ineee hal mar kacaan, naceeb xun ee qaadaaan ama naftooda dhibaateeyaan meesha ee wax baari lahaayeen.
Qeebta labaad ayuu qofku u gudbin ama waqtiga haku saacido ama aqoon uu leeyahay ha caawisee
Qeebtaan waxaa dhaceeysio in qofku uu u qeeybsamaayo
Ama mid qeeraad badan hela ee ku saabsan xaalada cakiran uu ku jiro sida uu oga bixi lahaa
Ama waxa uu noqon mid aan helin qeeraad ku filan sida uu xal u gaari lahaa
Waana tan sababta qofku inu dhibta ku taaagan, xalkeeda u arko laba si
Inee kaga fal celiyo si dhibaateeysan ama si dareeen leh
Maku aragtay baraha bulshada dadka inta soo fadhiisto cadabao ama qeeylinaya ama dhib ka sheekeeynaya,
strresska ayaa ku batay xallka kaliya ee ku maareen karaan cadaadiska saaran ayaa ah mid u habeeysan ama loo qaabeeyo dhib ka hadal, Waxeena rabaan in wax is badalaan.
Ma aragtay kuwo xanaaq badan oohin badan, walwal badan, baqdin badan
Kuwaasi stresska ayaa ku batay xalka klaiya ee ku maaareen karaan cadaadiska saaran, waa inee isla markii xanaqaan ama ooyaaan ama u muuqdaan kuwo baqsan.
Waxee rabaan in xaaalada markaa taagan xanaqa ama oohinta ku badalaan ama xal u rakaan.
Badanaa kuwaaan waxaa laga helaa meelaha xiriirka
Ma aragtay kuwa ooya ama xanaaqa bilaa sabab marka aad arin ula timaato, arinta aad ulatimid baa stress ku noqota xalka kaliya waa xanaaq ama oohin.
Ugu dabeeyn qofka waxa uu baranaa, sida naftiisa looogu xaliyo marka stress qabto midna xog badan buu radiyaaa oo xal buu helaa oo kadibna arintii meeshaas ayuu oga gudbaa midna Dareen iyo dhibaato ka hadal buu ku danbeeya taasoo aan waligeed is badaleen.
Gabagabo
Stressku waa xaalad biological ah oo sababa ama wax nagu xeeran sida beeéeda ama shaqo ama asxaab ama dhaqaalo xumo ama buufis ama barnaamij aad soo jeedin laheed ama qof aad la kulmi laheed.
Ama jirkeena gudihiisa, sida cadaadis ku saaran, baqdin, walwal iyo isla hadal, is liiditaan aad is liideeeyso (subaxii marka aad soo toosto is dhiir gali )
Joogtada diiqada ama stresska waxa uu sababa xanuuno halis, waaayo jirkeena waxaa lagu soo sii deeyn kiimikaalo iyo hormone kuwaaso Halis galinaaya cadaadiska dhiiga sababi karana wadna xanuun sokorooow iyo depression.
Maxaa xal ah si aan stress iskaga ilaaliyo
1. baro farsamooyinka loo neefsado
2. samee jimicis (marka murqaha ka shaqeeysiiso waxaa jirkeen lagu sii deeyn hormone mykomie la dhaho kaasoo sababaya hoormoonada inee dheelitirmaan, inaada caabuq jireed isku arag iyo kala goos xanuun.
3. habeenkii hurdo kugu filan seeeexo
4. banaanka aad oo 30 daqiiqo bilaa taleefan soo lugeey
5. asxaab la kulan ama familka wac oo wareeyso hadeey

Опубликовано:

 

16 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 174   
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 7 месяцев назад
Asc Asxaabta Waa Nabad Qabaa mahadsanidiin❤❤ ( qoraalka akhri qeebta Videoga ka hooseesa mahadsanid)
@Gows2
@Gows2 7 месяцев назад
Welcome back Bro
@Zeynabhirabe4u
@Zeynabhirabe4u 7 месяцев назад
Alxm hadad nabad qabtay walaal
@iqraabdullahi2904
@iqraabdullahi2904 7 месяцев назад
Dr shaahid in mudo ah laguma arag bro 😊
@abdikadargarad4051
@abdikadargarad4051 7 месяцев назад
Welcome back bro I even sent you email ❤️stay blessed 😇
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 7 месяцев назад
We miss you bro hero welcom back
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 7 месяцев назад
Mudo ban fiirinayey inad wax so dhigtey😊Alx hadad nabad qabto ustaad wecome back ❤
@umufatuma7472
@umufatuma7472 7 месяцев назад
Alhamdullilah marba hadad nabad qabto wan kuu walwalay walal allaha ku xafido
@abdirashidmahamed7214
@abdirashidmahamed7214 7 месяцев назад
bro waan ku waayay ayaantaan Meesha Aad joogtid Alle hakugu Nabad yeelo👏👏❤️
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 7 месяцев назад
Dhaamnteeen aaamin walala
@Zia07x
@Zia07x 7 месяцев назад
The legendary and most iconic character of all. I have missed you a lot. So happy to see you back in your jam! ❤️
@rothajimcle
@rothajimcle 7 месяцев назад
Allah ku sharfo Wall Shahida waxa badan waa ku tabnay
@lilymohamedmohamed2660
@lilymohamedmohamed2660 7 месяцев назад
Wlcm back 🎉❤
@wacaneyyy
@wacaneyyy 7 месяцев назад
Ala waa ku farxay inad muqal noso dhigtid welcome back ba kuleyahy wall😢❤
@abdirahmanisack9425
@abdirahmanisack9425 7 месяцев назад
Long Time Sxb dad badan wey u xiiseen dhiiragelintada Welcome back Sxb Waxaan Rajeynaa inaad Caafimaad qabto.
@alisaidiidka4904
@alisaidiidka4904 7 месяцев назад
Aad ban ku xiisanay walalkey so labasho wacan
@_moazzam__
@_moazzam__ 7 месяцев назад
Welcome legendary
@Dhaqtarka_Haweenka
@Dhaqtarka_Haweenka 7 месяцев назад
Shaahid legenow wlhi waakuu xiisay muuqalada soobadi❤❤
@UpdishakurAwil
@UpdishakurAwil 7 месяцев назад
Soo laabasho wacan sxb GulaYso labada daaroodba
@hamdakhadar361
@hamdakhadar361 7 месяцев назад
Welcome back wllo
@kaafixasan7534
@kaafixasan7534 7 месяцев назад
Legend welcome back sxb
@ciiltireshorts4477
@ciiltireshorts4477 7 месяцев назад
Welcome back wll an dar Ilaah U jecelnahay ❤
@abdikadargarad4051
@abdikadargarad4051 7 месяцев назад
Welcome back bro 💯the best revenge is to develop your self 📌
@geelleyare
@geelleyare 7 месяцев назад
Soo laabasho wacan zxp❤
@xaawoluulmuxudiin4731
@xaawoluulmuxudiin4731 7 месяцев назад
Welcome back walal qalia💯💯❤
@Sarah_ss099
@Sarah_ss099 7 месяцев назад
Welcome back 😮
@cmancadde1247
@cmancadde1247 7 месяцев назад
Welcome back brather 👏
@XOGTAMAXKAMADDA
@XOGTAMAXKAMADDA 7 месяцев назад
Legend la wayay 🙏
@diyeshe-yare
@diyeshe-yare 7 месяцев назад
Wa lagu tabay zhp
@Amiinze7
@Amiinze7 7 месяцев назад
Welcome back bro❤
@emric_apthalla624
@emric_apthalla624 7 месяцев назад
welcome back brother
@user-gs6de7qj8m
@user-gs6de7qj8m 7 месяцев назад
Shahiid happy to see u my legend....welkam back🎉
@user-rf2ol1oz5i
@user-rf2ol1oz5i 7 месяцев назад
Wellcome back qof la tabaa tahay legendnow
@nasrocaziz6703
@nasrocaziz6703 7 месяцев назад
Welcome back walal
@Najm152.
@Najm152. 7 месяцев назад
Welcome back wll aad baan ugu farxay inaad soo laabatay 😮😢🙌🏻
@rajaachannel4245
@rajaachannel4245 7 месяцев назад
Shaahid waxbadan ayaa kusugnay welcome back bro
@ahmedhonestofficials3289
@ahmedhonestofficials3289 7 месяцев назад
Waan ku farxay so laabashadaada❤
@qanjeyy
@qanjeyy 7 месяцев назад
Xog muhiim ah jasakalah walal
@Ashrafcolumbus
@Ashrafcolumbus 7 месяцев назад
Welcome back my bro waa lagu xisay wale ❤❤guuleyso
@user-vx6mg8re1o
@user-vx6mg8re1o 7 месяцев назад
Finally shahid is back ❤
@saabrinisack6800
@saabrinisack6800 7 месяцев назад
M.a shaahid welcome back wllkeyga ❤🎉
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 7 месяцев назад
Mansha allah illahay kuso nbad ceshay aad iyo aad viedo no duubtay uu dhagaysan jiray sanadka maqneed
@hayaathilwa7019
@hayaathilwa7019 7 месяцев назад
Waayah Social mediaha waa laga waaye Ma Nabad qabtay wllky ❤
@azadinhomohammedupdy614
@azadinhomohammedupdy614 7 месяцев назад
Welcome back wll shaahid❤
@Ahmedy64
@Ahmedy64 7 месяцев назад
Welcome back
@cabdaleboss4191
@cabdaleboss4191 7 месяцев назад
Welcome back macalin
@abdishakurahmed3048
@abdishakurahmed3048 7 месяцев назад
Msha allah madax sare guuleyso🙏 Nin lawayay❤
@ikramhashim2247
@ikramhashim2247 7 месяцев назад
Finally the kegend is back
@BaruudYare-vv5sb
@BaruudYare-vv5sb 7 месяцев назад
Soo noqosho wacan kan ugu fcn dadka wax dhiirigeliya ❤👏🏾
@kiinali5994
@kiinali5994 7 месяцев назад
Welcome back😊
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 6 месяцев назад
Mahadsanid zxp
@Motivational-Speech919
@Motivational-Speech919 7 месяцев назад
welcome back 🙏❤
@fatmamoalimali1049
@fatmamoalimali1049 7 месяцев назад
Welcome back ❤
@sacdiaabdikafi3093
@sacdiaabdikafi3093 7 месяцев назад
Mudo ban fiirinjiray ina wax so dhigtid wllky welcome back❤
@user-nq2wn2li7v
@user-nq2wn2li7v 7 месяцев назад
Sxb welcome back, thanks
@shaficicalibande2561
@shaficicalibande2561 7 месяцев назад
Wlahi ahaan dhexdaas kaa shekenaye, hadane wa soo laabatay welcome back zxp ❤
@nasrimahamed7378
@nasrimahamed7378 7 месяцев назад
Waa mahadsan taaheya wllo allha ku xifdiyoo❤
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 7 месяцев назад
Waa kuu xiisnay soo laabasho wacan❤
@amuuun1998
@amuuun1998 7 месяцев назад
War xagaa kadhacday waa laguu xiisay qof latebay soolaabasho wacan 💯♥️
@hannaan8420
@hannaan8420 7 месяцев назад
He is back🎉😱😱
@mariaothmaanupdy5544
@mariaothmaanupdy5544 7 месяцев назад
Ayyy wa ku farxay argtidada❤❤
@abdulrahmanabdiaziz9610
@abdulrahmanabdiaziz9610 7 месяцев назад
Welcome back shaahid 🙏
@user-hs4cd3ij3z
@user-hs4cd3ij3z 7 месяцев назад
Welcome back shaahid❤
@ismahaanosmaan2187
@ismahaanosmaan2187 7 месяцев назад
Welcome back thanks ❤😊
@FartunHussein1
@FartunHussein1 7 месяцев назад
Shaahid wlo Intee kabaxday am glad I see you here. 🥰❤️😊
@sharmakeabshir9192
@sharmakeabshir9192 7 месяцев назад
soodhawow bro mar hore kugu xirnaaa barnaamijkaga sooo badi insha allah
@user-ds9lb3hx6i
@user-ds9lb3hx6i 2 месяца назад
Mahad said,-macalin
@caadilali3290
@caadilali3290 7 месяцев назад
Welcome back Sxb sare
@Sihaaam22
@Sihaaam22 7 месяцев назад
Abowe walahi malin kasta youtube kaga waa soo Gali jiray Ina video soo dhig tay waligey sida ku tabay qof social media ku jiro uma tabin alxm hadaa soo noqo tay mel kasto aad jogto alle haku aman sado wllo qaali we love you ❤
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 7 месяцев назад
Sihaaaan Mahadsanid walaal xafidulaah
@prettysusu8419
@prettysusu8419 7 месяцев назад
Shaahid welcome back caaqil ❤
@zkrıayabdjdbeodndkxnd
@zkrıayabdjdbeodndkxnd 7 месяцев назад
Ninuow waa lagu waayay welcome back
@user-jn3lf3zh9z
@user-jn3lf3zh9z 7 месяцев назад
Mahdsanid wll
@amiinkeeyamiinkeey1244
@amiinkeeyamiinkeey1244 7 месяцев назад
Walahi Saaid kugu xiisnay😊😊😊
@ibraahimcraxmaan9629
@ibraahimcraxmaan9629 7 месяцев назад
Zxp soo laabo❤
@alijelee
@alijelee 23 дня назад
Thank you wllkay 🎉
@ibtisamabdala1042
@ibtisamabdala1042 Месяц назад
Mashallah Alah ku xifdiyo
@Beerlula-23
@Beerlula-23 7 месяцев назад
Welcome back ❤❤
@nasteha0876
@nasteha0876 7 месяцев назад
Welcome back shaahid, wan ku faraxsanhy inaa social media kuso laabaty.❤️❤️
@zenamohud
@zenamohud 7 месяцев назад
Thank you so much my bro come back again for long time 😇
@mahmettyousuf8044
@mahmettyousuf8044 7 месяцев назад
Welcome back ustaad 💙
@user-xu3pl2fw8g
@user-xu3pl2fw8g 7 месяцев назад
Welcome bro 🙏
@bilanguuleeste5781
@bilanguuleeste5781 7 месяцев назад
Welcome back dhiiragaliye waku tabnay🥰
@KhaledFoysal-nr8uf
@KhaledFoysal-nr8uf 7 месяцев назад
Mahad alle weeyaan hadaad soo noqotay eebe haku sharfo
@hamdiabdirahman8403
@hamdiabdirahman8403 7 месяцев назад
Waankuu xiisnay wll😊
@sabardulqaad3339
@sabardulqaad3339 7 месяцев назад
Legend lawayay soonoqod wacan
@munamahamad2792
@munamahamad2792 7 месяцев назад
Walaal loo xiise oo lawaaye❤️❤️hada kadib saan noola joog adoo mahadsan❤️❤️❤️
@saaracadeey8866
@saaracadeey8866 7 месяцев назад
Welcome bro 🎉
@user-in4zw8iq2r
@user-in4zw8iq2r 7 месяцев назад
WOW 😯 soo laabasho wacan shaahid beesaani Waa ku farxay Inaa dib noogu soo laabatay 🥰🥰🥰
@QadarUbdy
@QadarUbdy 7 месяцев назад
I messed you a lot❤ great to see you again 😊
@ismahancali6643
@ismahancali6643 7 месяцев назад
Masha Allaah wll. Absolut richtig 👍👍👍👍👌👌👌👌❤❤❤
@suleeqoibraahimdaahir3340
@suleeqoibraahimdaahir3340 7 месяцев назад
www m,a solabasha wacn apowe wax bdn kusugayay good luck❤❤
@cumayr
@cumayr 7 месяцев назад
welc back proh😊
@geelefamily
@geelefamily 7 месяцев назад
Hey Bro , Welcome back Falls du in Deutschland wohnst, lass uns Bro Kennenlernen.
@user-sy3nv1qf3v
@user-sy3nv1qf3v 7 месяцев назад
Omg shaahid waanku farxay soo laabashadada waankuu xiisnay ❤
@munaliza4261
@munaliza4261 7 месяцев назад
Hadad nabad qabtid alxamdulah Soo labasho wacan
@lunibark9978
@lunibark9978 7 месяцев назад
waaar halke ku maqneed
@abdifitahafrika5673
@abdifitahafrika5673 7 месяцев назад
Soo dhawow mar kale saxib Aad ayan ugu Faraxsanahey anigo nolosheyda badalwy in meshan mar kale ugu arko waxa aan rajeynaya inad cafimad qabto❤
@sumayohashi9049
@sumayohashi9049 7 месяцев назад
Abowe shahid walalky mcn miss you dhirigalintada uxisay lataliyaheyga nolasha wan ku faraxsanahay solabashadada ilahey hakusiyo wax walbo jeceshay guulo badan ku rajeyha iyo farxad warta
@user-sk5zr9rd3h
@user-sk5zr9rd3h 7 месяцев назад
Thanks 😊
@user-iy5ht6zm6c
@user-iy5ht6zm6c 7 месяцев назад
Ustaad soo noqosho wanaagsan, talooyinkaaga waa noo muhiim.
@Roro__ruun
@Roro__ruun 7 месяцев назад
Alla shaahidow ma nabad qabtaa We're happy ina soo laabatay❤
@RJ22536
@RJ22536 7 месяцев назад
Video yadii horan san ugu ceshanaye aan xifdiye welcome Back
@GOLDENBOY-qv1lm
@GOLDENBOY-qv1lm 7 месяцев назад
Soo noqosho wcn
@Sbazhiri
@Sbazhiri 7 месяцев назад
Waaku faraxsanahay inaad soo laabatay.
@zahramohamed5447
@zahramohamed5447 7 месяцев назад
Alxmdulilah hadi ad nabad qabtit wll🥰
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 7 месяцев назад
Waan ku farxay soo labashadaada walaal ,waad ku mahadsantahay barnaamishyadaa wax tarka leh
Далее
Stoicism: 8 Principles That’ll Make You UNSTOPPABLE
22:47
GABADHAA JECESHAHAY - HA ISKU DHEJIN ᴴᴰ┇
11:56
Просмотров 91 тыс.
Вопрос Ребром - Субо
49:41
Просмотров 1,1 млн
never worry about your Rizq after watching this video
22:42
1 TALLO NOLOSHADA BADALI DOONTA | PSYCHOLOGY
7:31
Просмотров 11 тыс.
Sidee isbadal Ku Sameen Karaa (Maskaxdada Tababar)
19:10
KALINIMO (Xaqiiqda Ku Saleeysan Kalinimada)
10:01
Просмотров 21 тыс.
Вопрос Ребром - Субо
49:41
Просмотров 1,1 млн