Тёмный

Wax Ka Qurux Badan Oo Ka Macaan Jacaylka Mature Ka Ah  

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 128 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Germany: Halima Ibrahim Mohamud
+4917621282663
Social media platforms
Facebook :Halima Ibrahim
Instagram: @halimashaur
Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Nasra Salon Norway
+47 906 14 221
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Ubah Birmingham
+44 7463 135964
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
+ 00251992926216
MLANGO KUBWA JUA KALI
OPPOSITE WIN WIN TOWER
TEL +254799668069
TEL +254722176062
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Trendy collections, Garowe
0907635086
Turkey
+905013296778

Развлечения

Опубликовано:

 

4 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 132   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 6 месяцев назад
Don’t forget to Subscribe to Mahad Abdulleh’s Channel ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-XSXBXJE_sbA.htmlsi=NrZobVTXpIZR_66O
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 6 месяцев назад
Mahadsanid❤❤❤
@Robloxplayergamer144
@Robloxplayergamer144 6 месяцев назад
Asc
@queenbee9794
@queenbee9794 6 месяцев назад
How did you guys meet Habo because it makes a difference a lot people just think you got him out of the woodworks. You should do how your first met, if you get a chance inshallah.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 6 месяцев назад
😂😂😂😂
@Hana-997
@Hana-997 6 месяцев назад
It all begins from a Facebook comment she left somewhere, I may be wrong though.
@bongasasa3895
@bongasasa3895 6 месяцев назад
Bongasasa dating sight anigaa walasheey Viking kan isbaray! We even got road man range/ duleyste man range mid kuwaalo never a dull moment mar eey dowlada habeenkii saqda dhexe ilbabka kugu soo jabshaan and violate everyone including your domestic animals ayeeyo and all! ama road man from a deferent postcode coming to tooreey your man that’s how it goes Some ladies like quite life cucumber sandwiches and picket fences and others like to be in the center of universe high drama and road man philosophy
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r 6 месяцев назад
Mashallh Mashallh fadxiyaa nagadaa cirimka maheeee waa jacaylka quruxduuu 😂 walahay fadxiya kii aan gursadeey 23 kahor ayaanu wadajognaa hadeer buu jacaylkii socusbonadaay❤
@saidom5853
@saidom5853 6 месяцев назад
Mansha allah Mahad waan ogaa waligii in uu heli doono soul matekiisa, aduunka qofka intaa buu ku leeyahay ❤❤ isku waara lamaanaha quruxda badan 🙏
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 6 месяцев назад
An invisible barrier prevents some couples from having a normal intimate relationship just like our typical parents who avoid laughing touching and chilling together a complete strangers living under one roof
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 6 месяцев назад
Absolutely agree with you
@bongasasa3895
@bongasasa3895 6 месяцев назад
Nalka dami and don’t look at my face qoorsagaaro love!…that’s what has been prescribed to us! Don’t look at Batulo’s face while reading serious asluub! We need to turn the light on read that asluub looking at each others face also don’t just fall a sleep straight after sheeko sheeko not a lot of man dem can handle that shit but you must pretend at least to give a fxxk! Also ciyalka must see you often holding hands telling each other Baluto I love you iyo Qaroofoow I love you too!
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 6 месяцев назад
@@bongasasa3895 you're funny as hell 🤣 we need to stop qoorsagaaro love
@sweetlife2327
@sweetlife2327 6 месяцев назад
To each his own, never seen my parents touching each other but I know they were the best parents in the world. Alhamdulilah.
@bongasasa3895
@bongasasa3895 6 месяцев назад
@@sweetlife2327 my Aabo is a shaxaari we knew when he was up to no good! He usually tells hooyo “ isniinooy kaalay saliid macsaro soo qabo muruq aa igujiree” then me and my brothers are like we getting the fuck out of here! They did their shit Reer Mudug way! And we go disturb Hackney Central painting the district blue with sprinkles of white stars buyaka! Somalo hanoolaato!
@beautiful1423
@beautiful1423 6 месяцев назад
Fathiya is the soul of my soul😊wallahi.no one intimidates me.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 6 месяцев назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Ubah Birmingham +44 7463 135964 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 MLANGO KUBWA JUA KALI OPPOSITE WIN WIN TOWER TEL +254799668069 TEL +254722176062 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086 Turkey +905013296778
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 6 месяцев назад
Salaam Alaykuma masha Allaha farxiya saliidu ma timahay bixinaysaa mise way Adkaynaysaa Bal information iga sii please and please thanks 🙏😂😊😅
@62faisa
@62faisa 6 месяцев назад
Habo I always think about finding someone my age whom understands that life is beautiful special someone your the age question is where shall find him???
@muudahir7081
@muudahir7081 6 месяцев назад
Mashaallah allahuma barik we need more man like mahad and Chris 😁
@asluubsan9738
@asluubsan9738 6 месяцев назад
Billowga barnaamijka iyo codkaaga Farxiyaay Masha Allah ❤❤anigoo dhan waan muusoonayay wow ❤
@kariima646
@kariima646 6 месяцев назад
Masha allah alle farxada haydiin siyadiyo❤
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r 6 месяцев назад
Mahad gabadhaa heshaay walahaay aad baay uu nasiib badaantahay❤❤❤
@user-er7cs4qn7h
@user-er7cs4qn7h 6 месяцев назад
Beenta maahan ❤
@shwomp3368
@shwomp3368 6 месяцев назад
MashaAllaha mahad waa nin wanaagsan ❤
@SafioSaid
@SafioSaid 6 месяцев назад
Masha Allah cod macaan baa haysaa ❤
@sahrocabdijaamac5455
@sahrocabdijaamac5455 6 месяцев назад
Maashaa alaah xbbt allaha kuu dhowro odaygaaga soomaali warkeeda iska iloow huuno runtaad ka hadashaa walal❤❤
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 6 месяцев назад
Mahad nin qaali ah weeye alaha sharfo wan bartay 50 geelana ana ka bixiniya guulaysta ban leeyahay
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 6 месяцев назад
She's ilbax, educated, waayo arag, iska shaqsysa xaragoota muxuu ku falayya gabadh u dhali karayyo oo caqli caruur ah oon waxba baran aduunba arkin oo xitaa aan labisan karayn?
@beautiful1423
@beautiful1423 6 месяцев назад
Mashaallah they are beautiful couple❤️
@noramohamed2380
@noramohamed2380 6 месяцев назад
A salamu alikum. I agree with you ,
@sucdimoha2157
@sucdimoha2157 6 месяцев назад
Quruxeey waliga faraxsanoow ayanu kuleenahaay nolol ama maciishad diiran oo dagan farrrrxad leh iyo isku qanacsanan waa wax qaaliya oo waa janadii anduunka ... aad baan idiinku rajeeynaya inaad baydkii ilaahay idinko wada jooga aanu idin wada aragno waliba dumashigeen quruxdaas diinteena inu so arko ... ahhh allah ha inawadageeyo ..🤲🤲🤲
@ahmedabdimm
@ahmedabdimm 6 месяцев назад
Maashaah gold voice farxiya
@saeedhassan3589
@saeedhassan3589 6 месяцев назад
Masha Allah,DUMASHI stay strong ,
@foolhooradchannel156
@foolhooradchannel156 6 месяцев назад
Masha Allah tabarakallah abaayo farxiyo ❤❤❤
@user-lv9jq4nf7u
@user-lv9jq4nf7u 6 месяцев назад
Exactly he says thank you for here thank you sis
@user-lv9jq4nf7u
@user-lv9jq4nf7u 6 месяцев назад
That's beautiful
@user-zi2cx3ck7z
@user-zi2cx3ck7z 6 месяцев назад
dhoor mar fiirsade barnmijkaan aad baan uga helay❤❤❤ Alle haku xifdiyo hbo❤
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago 6 месяцев назад
Very true entire life of couples waa isfahan…and Excepting one another wlhi…after that love, happiness, Confidence iyaga sika sameysmayaa marka qalbiyadiina isaqbalaan…manshallah this beautiful life buy ku diyaarinayey allaha ku siyaadiyo….! 👌💕👍💯
@hananahmed6489
@hananahmed6489 6 месяцев назад
Waxaan is odhan jiray mahad iyo fathiya yaa isku dara lknse alhamdulilah kol hadii qof waliba faraxsanyahay
@hibaaqahmed8127
@hibaaqahmed8127 6 месяцев назад
Allahuma barak walal macaan
@qoobka1
@qoobka1 6 месяцев назад
Maasha alah hees macaan baad ku luuqaysay
@Salmasaafi-hf7wm
@Salmasaafi-hf7wm 6 месяцев назад
Alla kujecliyaa fathiyaay masha allah
@nimosuleiman
@nimosuleiman 6 месяцев назад
Masha allah tabaarakallah allah ha iskukiibarakeeyo
@mabruukamaxamed8421
@mabruukamaxamed8421 6 месяцев назад
Amazing couple's ❤halo fathia support you❤❤❤❤
@habibaali2400
@habibaali2400 6 месяцев назад
Masha Allah my sister 💯👍👏👏♥️🫶♥️wow Wow 🎤🎸
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 6 месяцев назад
Kalsonidu waa qaali xafida kalaah
@burco7626
@burco7626 6 месяцев назад
Salaam, beautiful soul 💕 It's very important to have friendship before anything else because this friendship will be your torch in life. ❣️
@mmustafe
@mmustafe 6 месяцев назад
Halkii ninku hogaamiya ahaa ayay doonayaan in ay iyagu hogaan noqdaan subhaana llah
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 6 месяцев назад
You touch the true my beautiful 😊
@juweriaabdi9073
@juweriaabdi9073 6 месяцев назад
Dadka ajaanibta siiba cadaanka si fcn uma isticmaalaan social media ha , inagaaa aad u isticmaaala
@FaadumoMohamud-eq3de
@FaadumoMohamud-eq3de 6 месяцев назад
Habo far xiyo dooqaaga caadi maaha
@shud600
@shud600 6 месяцев назад
Nin ayaadbo ku ficneed Xabibt ❤
@nimosuleiman
@nimosuleiman 6 месяцев назад
Masha allah
@beautiful1423
@beautiful1423 6 месяцев назад
Real recognize real❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-xy3vv4ff2d
@user-xy3vv4ff2d 3 месяца назад
That is true ❤❤
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 6 месяцев назад
True love 😊
@muzuuu123
@muzuuu123 6 месяцев назад
Fathia please tell us how did you met guys ❤🎉
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 6 месяцев назад
I think dating app
@user-lv9jq4nf7u
@user-lv9jq4nf7u 6 месяцев назад
You are beautiful always❤
@Xirsishow
@Xirsishow 6 месяцев назад
Inder waad codwanaag santahay mnshalah fanaanad noqo
@clapz3217
@clapz3217 6 месяцев назад
codkaaga qurux habaryar
@kiinhusen
@kiinhusen 6 месяцев назад
Masha Allah Mahad Cabdulle and his new wife congratulations
@Hana-997
@Hana-997 6 месяцев назад
Somaali suju wey ka ilbaxsanyihiin soomaalida kale waayo dad nolol jecel ayey ku dhex koreen.
@user-lv9jq4nf7u
@user-lv9jq4nf7u 6 месяцев назад
I love it me too Even a I don't like it yang me
@bongasasa3895
@bongasasa3895 6 месяцев назад
That’s true mature ladies have plenty imaan Dunida ayeey soo arkeen, these young ones need to meet few duleyste man before eey caadi noqdaan! That how it rolls I see these young ones playing dirty with man dem on road kabacdi ne they get pregnant and you know Road man is a roadman wu sii socdaa un you might see him in a minute and he goes on tour!
@Hana-997
@Hana-997 6 месяцев назад
😂😂😂 best comment, btw Fathia should pin that one 😂😂😂
@bongasasa3895
@bongasasa3895 6 месяцев назад
@@Hana-997 Farxiyo is my sister she loves me so much
@niyaaladem
@niyaaladem 6 месяцев назад
War marna waad wanaagsantahay marna, waa xuntahay ee dhan iskugu bado.
@bongasasa3895
@bongasasa3895 6 месяцев назад
@@niyaaladem bina aadan maihiyoo malaig waye ya kudhahay?
@hodanabdi5258
@hodanabdi5258 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahman6263
@abdirahman6263 6 месяцев назад
Fatxiyaay waanaga odhana ninka raga ah Rageede lagu amaane, dumarka geesiyaashana sido kle wxa lagu amaana Rageede ee bal magac u soo bixi hada ka dib sida adigoo kle aan ku idhaahde fatxiya iyo dumarka la mid ahi waa rageede oo waa caqli badan ama geesiyaal. Waan kaa sugayaa inshallh 😂❤
@rosemarie6347
@rosemarie6347 6 месяцев назад
Naag nool weeye
@user-hj7vz8gk8r
@user-hj7vz8gk8r 6 месяцев назад
Bisinka iyo bidaartu waa folxuumo wll qurux maha
@user-lv9jq4nf7u
@user-lv9jq4nf7u 6 месяцев назад
Me to always name fahir, vivery, very successful humble hero. My name is fahir for AFC. Am see you, my favourite you? My brother Royal mother. But so margaret is dumb or deaf I love you sister❤
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 6 месяцев назад
😂😂no comment habo 🎉❤😂😂😂😂😂😂
@user-ke2ll1dq7i
@user-ke2ll1dq7i 6 месяцев назад
I love you
@bongasasa3895
@bongasasa3895 6 месяцев назад
Walaaloo why don’t you start duleyste product range anaka ne aan shaxshax iska dhigne! Duleyste don’t exfoliate maqarkii uu ku dhashay ayaa saaran
@Baar_la
@Baar_la 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂 walee mid ii jooga geel dhukatoobay bu u ekaaday
@Hana-997
@Hana-997 6 месяцев назад
​@@Baar_la😂jafjaf ha qolaf ritee oo qurux diisa aad daawatidee
@bongasasa3895
@bongasasa3895 6 месяцев назад
@@Hana-997 qodaxdii duusomareb ku soo muday xataa wali cagta ee ugamudantahay buried with layers of dry maqaar! Duleyste is tough and delusional all he needs is guidance and soft love!
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 6 месяцев назад
@@bongasasa3895 habeenkina u dhigta media ka caaya uff
@niyaaladem
@niyaaladem 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂 wax waalan.
@ilhansalah6329
@ilhansalah6329 6 месяцев назад
Asc fathia walalo mahad sanid sida fiican ee aad dumarka iyo nimankaba dadka somaliyeed wanaaga aad ula daba joogto aniga saliidii Honda ayaan soo iibsaday 2bada bishan ayaan bilaabay waan kula wadaadi wixii ka soo baxa
@user-lv9jq4nf7u
@user-lv9jq4nf7u 6 месяцев назад
Waw❤
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 6 месяцев назад
Waar habartii waa walatay markay gaalka guusatey waa yaab bal waxa ka baxaya eega
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 6 месяцев назад
Somali jacayl keedu waa xiiso
@lailafarahibrahim9976
@lailafarahibrahim9976 6 месяцев назад
Wwww🔥
@mahmahamal4131
@mahmahamal4131 5 месяцев назад
Fathia fican❤❤❤❤
@amalismail7772
@amalismail7772 6 месяцев назад
Masha Allah perfect much couples ❤wax ka qurux badan lamaanayasha mature ka ah
@queenbee9794
@queenbee9794 6 месяцев назад
Is that song for me. I saw my body jamming with it lol
@nimosuleiman
@nimosuleiman 6 месяцев назад
Noloshu waa is faham hadana walhi
@mahmahamal4131
@mahmahamal4131 5 месяцев назад
😂😂😂 walahi video kaga drogue bay igu noqden inan dawado ban jecelahay
@Hana-997
@Hana-997 6 месяцев назад
Weyba kuu eegtahay Zamzam mA.
@user-hj7vz8gk8r
@user-hj7vz8gk8r 6 месяцев назад
Ee bila khiyamada taas uunba jacaylka qaasta
@cafe1180
@cafe1180 6 месяцев назад
Fathiya heesta ayaaba micna badan leh marka skeekadu wa ya ku sheegi kkkkk fathia dagaalki labaad e aduunka ayey ka timid hhh wanadu ma deeqdo dadna wey coloween
@aamiinosmanosman9078
@aamiinosmanosman9078 6 месяцев назад
Necebiyaa wax itaabta markaan hurdo iyo markaan wa daawanaayo waban xanaaqaa😂😂😂😂
@Khfyjbf
@Khfyjbf 6 месяцев назад
In My youth I will sick if i see two old couple flirting with each other.
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 6 месяцев назад
Fatxiyaay anga hada waxan qoys nahay 15sano markaa islaan baa igu tiri oo wili ma isqabtaan yaab dadkaas baa somali ka buuxa buka😂
@user-dk8yp6kx4n
@user-dk8yp6kx4n 6 месяцев назад
Mahad iyo zamzam iyo adiguba waxaad joogtaan, waqtigii aad qaadan laheydeen tusbax 500,😅
@ftshmh4761
@ftshmh4761 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂 xasid
@MrsAbdule
@MrsAbdule 6 месяцев назад
Tusba x have no age please take tusbaax yourself before pointing fingers
@Hana-997
@Hana-997 6 месяцев назад
😂😂😂 tusbax adiguba qaado lagama xigee
@user-dk8yp6kx4n
@user-dk8yp6kx4n 6 месяцев назад
@@MrsAbdule lol maba dhigo waan ku xaragooda.
@kadraarab1790
@kadraarab1790 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😂😂
@kiinhusen
@kiinhusen 6 месяцев назад
20 years buu heli lahaa ready ah
@ftshmh4761
@ftshmh4761 6 месяцев назад
He doesn’t want that! Maxaad ilma yar ku falaysaa qof kula eg baaba is fahmaysaane????
@user-mv3kp4qz6t
@user-mv3kp4qz6t 6 месяцев назад
jow kow now habartan jacel bay u walatay waayo ajanabiga un ba ka marsada bilash marka ragi somaliyey way naceyn wa sida waaxay somalida u caaydo hadikale nolsheebay wa dan laheyn ee wa bila nolol wana big beenaley jow kow now hadana bow wa sadex jaaaajuuus iska ilaaliya wax is qaba ma jirto wa show wa been wa mashruc
@Hana-997
@Hana-997 6 месяцев назад
😂😂😂 hablaha yaryar ee qamaamaya
@nasrohassan5795
@nasrohassan5795 6 месяцев назад
That IS WHAT WE DO AND MY DREAM WAS A FAREIND AND THE KIND OF LIFE PARTNER WHO UNDERSTANDS ME BEFORE I SPEAK SO HOPEFULY YOU ARE HAVING THE SAME EXPERIENCE🙏🙏🙏❤BE BLESSED❤
@family-zx6mc
@family-zx6mc 6 месяцев назад
Habo aniga 15 yrs baan single ahay caruurteydana waan korsadey wadnaheyga inaan furana waan ka baqayaa ila tali.
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 6 месяцев назад
15 haddaad ilma korinaysay is tares ha iskufurin yaa kudha nimanka maanta jooga mafiicna intooda badan xornimo unoolow hawl aan abaal cinkaaga hayn haysgalin taladaas anaa kusiinaya cidkale haydiin
@family-zx6mc
@family-zx6mc 6 месяцев назад
Marka u horeysa hada wax muhiim ii ah maaha hadey dhacdana sida Farxiya u noolaan sariirna gogli maayo cuntana u karin maayo ilaa iney aniga iga timaado inaan sameeyo maahe.
@sexyred571
@sexyred571 6 месяцев назад
Oof
@momof3264
@momof3264 6 месяцев назад
Habo mcn waxban rabaa inaad igala taliso magaran karl inaad aqoon uleedahay iyo inkale cid aan weydiyo wan garan waayey habo waxa aan isku arkay wan hadlayaa uun kor uma hadlayo hoos unban uhadlaya waxaa aan ka hadlayo waa dhibaatoyin igu so dhacay ha iifahmin ma rabo inaan ka hadlo saan iyo saan ba igu dhacdey balse waxan ahay sidii qof talo bixinaya yaan dadka saa la yeelin anoo u hadlaya sidii inaan dadkii wax iigeystay la hadlayo mar na wxn uhadlayaa sidii inaan bulshada la hadlayo wixii ban sharaxaya wan fahansinaya wa dad aanan arkayn aniga ayaa hadlaya uun hoos salaadi ba xata iga khalkhashay wan joojin kari laayahy intaan hurdo bas ban aamusanahay dikriga badank isku dhaafiya hadana waxan dareemayaa cantrolkayga inay ka baxsantahay ano sidii uhadlaya unbn is arkays anigu wadanki ban habo doctor arimaha khuseya malaga helo caafimadkayga habo ubaqaya plz habo inaad ila taliso ubahanahay iso jwb
@Balqiisa-j5y
@Balqiisa-j5y 6 месяцев назад
Sorry 😢
@Balqiisa-j5y
@Balqiisa-j5y 6 месяцев назад
When day dadka usheegi doontaa
@drsanabyassein6009
@drsanabyassein6009 6 месяцев назад
​@@Balqiisa-j5yAlle ha ku caafiyo insha allaah Horta marka hore isku buuqu waa wax soomaalida ku badan hada anigaygan kula hadlaya waa igu dhacay oo weliba doctor igu sheegay waxana igu sababay familygayga dhibaato ku dhacday iyo xoogaa problems aniga I haystey hadana waxan ahaa qof Alle kuxidhan oo aaminsan Werwerkii iyo dhibaatadii waxan kagaga gudbey in aan dikriyo oo Alle xuso Ducaysto,salaatu layl ,salaadaha oo aad waqtigooda ilaaliyey,saliga nebiga csw iminka farxadayda lagama sheekayn karo Adiguna samee insha allaah waad caafimaadaysaa ee Alle swt wehesho wax kastana u sheeg
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 6 месяцев назад
Quran haku saaraan dad wanaagsan adna Salaadda ku dadaal iyo Soon. Inshalah wad bogsoone
@momof3264
@momof3264 6 месяцев назад
​@@Balqiisa-j5ydadka igu xeeran waxaas ma fahmi karaan khiyaali bay u arkaan kalsooni cid aan ku qabaana ma jirto inaan cid kala hadlo ma rabo balse wxn rabaa wxn ihaya wuxu yahay inaan fahmo
@nimosuleiman
@nimosuleiman 6 месяцев назад
Masha allah tabaarakallah allah ha iskukiibarakeeyo
Далее
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
Kettim gul opkegani😋
00:37
Просмотров 439 тыс.
Iimaanka Reer Awdal ee Somaliland Xaguu Taagan Yahay?
9:12
I meet Mr.Beast
0:15
Просмотров 25 млн
ийу 😅
0:14
Просмотров 9 млн