Тёмный

Waxa i badalay waa dhibaato 

Som Social Media
Подписаться 43 тыс.
Просмотров 180 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 475   
@doctorjeyyyyy
@doctorjeyyyyy Год назад
Dhamanteen Nolosha ayeynu la dagalameynaa kaliya Waxaa kala duwan nooca Dagaalka aynu ku jirno Waxaad tahy Tusaale nool oo mudan in Lagu daydo. Waxan ushare gareyn donaa muqalkani walalkey iga yar Maxamed oo lugtiisa midig ku waayay Qarax Lagu xiray gaari Albaabka guriga noo yiilay asaga oo jira 11 sano Hada maxamed Waa 16 jir ❤
@nimconalkanimconalka
@nimconalkanimconalka Год назад
So miserable😢
@najmaabdynajmiina6026
@najmaabdynajmiina6026 11 месяцев назад
Ushere oo usheg aduunku inuu maalmo yahay
@sadushshire8299
@sadushshire8299 11 месяцев назад
😢😢
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 11 месяцев назад
Miskiin illahey hauqabojiyo qalbiga
@Nuurmaanka
@Nuurmaanka 11 месяцев назад
soorry sxp Wllka Allha ufududeyo Nolasha
@khalidabdi6
@khalidabdi6 Год назад
Saqiir Aakhiro Oo Kuu shafeeco Qaado ilaahay hakaaga Dhigo Wll Abdirisak Dhoore❤
@motiveperson143
@motiveperson143 11 месяцев назад
Aaaamin
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Год назад
Maxad isku darsatey Dadnimo, iimaan, raganimo tii la yaqaaney ah mashaa allah walalkey Abdirisaaq ilahay ha unaxariisto saqiirka yar oo hakaga dhigo mid maalinta meel loo ciirsado lahayn ku shafeeca qaada Amiin.
@CLaahiCalimaxamed
@CLaahiCalimaxamed 11 месяцев назад
Cabdirazaqo wlhi Bilooyin ayaan ku raadinaayey Manta ilaahay ikalaa kulansiiyey Alx waan ku Taageeraa Adeer 😢26/9/September/2023 ❤
@Ciiltira
@Ciiltira 10 месяцев назад
Hee chanalka ma raadineyse wlle
@sowdafarah181
@sowdafarah181 Год назад
Usdaad saqiir aaqiri oo kuushafeeco allaha kaagadhigo ustaad sheekooyinkaada adiga shaqsinimo noosoo badi casharo waaweeyn ayaa lagabaranayaa ustaad allaha kuxifdiyo aduun iyo aakhiraba aamiin ❤❤❤
@RaynRain
@RaynRain Год назад
Kuwa kuu shafeeco maalinta ugu baahi badan tahay eebe hakaaga yeelo sabarkaasina kugu badalo kheer. Aamiin ustaad.. from egypt salute
@najmaabdynajmiina6026
@najmaabdynajmiina6026 11 месяцев назад
Aan uwada ducayno wiilkan ilaahay rumeysan oo iimanka leh awlaad baariyah allah kugu irsaaqo oo nolosha haku wacnato wllo🥺💖
@user-yp8lr5qg6g
@user-yp8lr5qg6g 10 месяцев назад
Thank you so much for sharing your story wallahi it actually made me cry. You’re very strong walal. Just know those kids will get you into Jannah. ❤
@faaizomaxamuud5784
@faaizomaxamuud5784 9 месяцев назад
I.a❤
@NashaadHassan
@NashaadHassan 11 месяцев назад
ilaahey saqiir aaqiro hakaaga dhigo🤲janada ku kulma iimaankana Allah ku adkeeyo waxa tahay nin sabar badan masha allh🥰Awlaad baariya Allah ku siiyo
@muaazyare1775
@muaazyare1775 Год назад
ان الله مع الصابرين Allah sw asigaa kusiyay owlada Asigaana ka jeclaaday, Wuuna kaa abaal Marin doonaa Sabarkaaga Aduun iyo aakhiro I.a❤
@yussufabdullahi4162
@yussufabdullahi4162 Год назад
{ وَلِكُلِّ أُمَّةٍ أَجَلࣱۖ فَإِذَا جَاۤءَ أَجَلُهُمۡ لَا یَسۡتَأۡخِرُونَ سَاعَةࣰ وَلَا یَسۡتَقۡدِمُونَ } Allah SW in Surah Al-Aʿrāf Ayah is saying "To every people is a term appointed: when their term is reached, not an hour can they cause delay, nor (an hour) can they advance " Waay xanun badan tahay in kudawaad sidax ciyaalkaga oo mustaqbal aad kala hayd ay kaa geeriyodan but you're strong for you displayed sabr & iman knowing it was Allah's plan.
@mohamednuh8968
@mohamednuh8968 Год назад
Thanks ustaad runti sheekadada waxa Ka ogadye ina tahay qof iiman leh qadarta Allah Ku qancey
@xanaancabdi9984
@xanaancabdi9984 11 месяцев назад
الذين صبروا وعلى ربهم يتوكلون 😢 Saqiir aakhiro rahmanku hakaga dhigo wll❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@aliyakhalif
@aliyakhalif Год назад
Saqiir aaqiro Allah kaga dhigo dhamantooda kuwii janada kulmo Allah kaga dhigo ❤
@zainababdirahiim3238
@zainababdirahiim3238 Год назад
Dhib walba oo aduunkaa waa iska dhamaan oo bilaaw iyo dhamaad ayuu leeyahay Adigana faaidada uu kaaga tagaayo ayaa ah inaa qof adag oo dhibta xamilo karo aa noqoto. Mahadsanid ustaad👍 Wax badan baa noo faaidaysaaye
@apzhirTallman
@apzhirTallman Год назад
Wllh legend batahay shb waliba wayo arag ah shekoyinkagana waxpadan ayan ka fa.iday guulayso lapada daroodba ❤✊️
@ifrahdahir4351
@ifrahdahir4351 Год назад
abowe badal qeer qabo allah ku siiyo walhi waan qiirooday qof walbo waalid ah wuu dareemi karaa dareenkan oo kale qalbiga allah idin qaboojiyo aad ayaaf umahadsantahay shekooyinkga waan dhageesta wax badan waaka faaiday jasakalah qeer walalkey
@Blessed-thankful._.7
@Blessed-thankful._.7 11 месяцев назад
You are a beautiful soul, and beautiful story teller, I wish you all the happiness and success in life bro.
@hamdaxamdacaddey9275
@hamdaxamdacaddey9275 10 месяцев назад
Samar iyo imaan hakaa siyo wllo sam ir wllo
@IlhaanMahad-fl3uv
@IlhaanMahad-fl3uv 9 месяцев назад
The best time The best thing to do is worship that you will be successful in the hereafter and in this world😢
@Siciid22
@Siciid22 Год назад
Waxan jiira 21 meel ka bilabo magarnayo lkin waxa niyestay inan dhibatada ku xiigato successful ❤
@fadumocabdixusen6731
@fadumocabdixusen6731 11 месяцев назад
Haquusan waligaa nolo baa kusugeysa
@sukhranasir
@sukhranasir 11 месяцев назад
Hays dhiibin iyada oo aad arkayso inay noloshu kugu khasbayso😢
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 11 месяцев назад
21ayaa jirtaa nolol biloow ayeey kuu tahay wakhtigaada qaado
@Siciid22
@Siciid22 11 месяцев назад
Haa sxp waxad arkaysaa waxabdan o layabiya
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 10 месяцев назад
Haysdhiibin nolasha adag waalaga baxaa😮
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 11 месяцев назад
Manshallah Bro Allaha Kudhowro This is the true picture of Our People and our country .
@suldaanhassan7531
@suldaanhassan7531 Год назад
Thanks teacher, I like your told, really, for sake of Allah, thanks
@cabdulaahimuqtar8516
@cabdulaahimuqtar8516 Год назад
Masha allah usatada waxa tahay qof qalabi wanagasa alne ubahojina qof walibo oo qalabi wanagasan ale mahojiyo culeysa waliban foded aa ka dambeyo
@CumarAkhiyaar
@CumarAkhiyaar Год назад
Aabo wa aabo waa nin rag ah oo qalbi adag una adkeysankaro dhibaato walba lkn hooyo kwrn 3 jeer oo min 9 bilood dhibatotay dhibkii fooshana usii dheertahay Sidan daremayna yaran ku uurqaday hadana 3 canugba ilahay kaceshtay 😰😰 Ilahay haidin kasamar siiyo amiin aamin.
@Nimcaaleaadan
@Nimcaaleaadan Год назад
Mashaa allaah ustaad runtii waa barnaamij muhiim ah marka la eego xiliga uu kusoo aaday Culaykasta oo yimaadan fudayd baa ka danbeeya iyo cashar laga qaato marka ustaad dhibka ku gaaray waxaan alle kuwaydina inuu danbi dhaaf kaaga dhigo waana ku mahadsantahay sida aad bulshadaada somaliyeed ugu dadaalaysid si ay hormar usamayso Marlabaad ustaad mahadsanid Aniga ahaan alxamdulilaahi Wax dhibaato ah ma arkin
@Yasmin-xt2rj
@Yasmin-xt2rj 9 месяцев назад
“Aduunyo gadaal ay u wayn thy” what an inspiring statement ❤
@mahadbukhaari3185
@mahadbukhaari3185 Год назад
Alle cimriga iyo cafimadka ha ku barkeeyo ustaad ❤
@c.aofficial6056
@c.aofficial6056 Год назад
Wllhi Sxb Xariir Aan Lahaa Oo Iga Burburay quf Aan Jeclaa Iga Tagtay Aa Dhib Weyn Uheestay Lkn Markaa Dhageestay Vidiogaan Waxey Ila Noqotay Cirbid La Iduray Oo La Iga Bixiyay Cml Dhibka Iheesto Dhiirigilina Waa Ka Helay Wllhi Thanks 😢
@abdirahmaanali24
@abdirahmaanali24 Год назад
Yaaaa allh macalin qisadada lama ogo badanaa farxadada ayan iska dhagaysan jirnay kaliya 😢😢😢
@haawomohamed4241
@haawomohamed4241 Год назад
Waxaad tahay qof aan laga dhergeyn dhegeysigiisa maanta oo aad rabto in aad qisoonin dhab ah nala wadaagto soo dhawoow ilaahay wuxu la jiraa kuwa sabra🥲❤
@kamole3
@kamole3 11 месяцев назад
ManshAllah, you are strong man with Beautiful program 👏👏
@kaysenadiir6073
@kaysenadiir6073 10 месяцев назад
Mawle ha ku maaamuuso Walaalo Abdirisaaq waxaad kulansatay damiir nool ,dadnimo wanaag iyo ku sabir maqaadiirta alle adkaysi ragganimo lagu ladhay. Alle wakiilasho heer sare ah ❤. Eebbe weyne kuwa Sabra ayu macooda yahay. Midhaha sabirkaaga iyo aaminada qadarta alle alle ha ku siiyo. Awlaada saqiirtayna Eebbe weyne maalinka qiyaamaha kuwii kii shafeeco qaada ha kaaga dhigo 🤲🤲🤲.
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 Год назад
Mahadsanid walal ilahay haka abaal mariyo dhibatada aad so martay waxa aad tahay mid adkaysi badan runti
@aishaawil7880
@aishaawil7880 Год назад
Waa xanuun samirkaga ayaa wax walba ku gartay Illahay awladada janada ha idin ku kulmiyo qalbiga allaha ku qabojiyo amiin qisada way itabatay alxamdulilah
@zhaymashacni3017
@zhaymashacni3017 9 месяцев назад
Raganimo,imaan iyo adayga ayuu rabi kugu arsaaqay walal imaanka ilaahay haku siyaadiyo 😢❤️ان الله مع الصا بر ين allah swt asigaa kusiiyay awlaada Asigaana ka jeclaaday wuuna kaa abaal marin doona sabarka aduun io aakhiro i.a❤️keep going walal qlpi ❤️👏
@ismaciilgeedi4344
@ismaciilgeedi4344 6 месяцев назад
Sorry my brother wllhi ana kula miid ah wiilkeyga curadka iyo gabadha ku xegtay wan soo wada asay saqiiir alhiro Allah ha igaga dhigo wllkey qalbiga Allah hano wada qabojiyo 😭😭😭😭😭😭
@Seylaay
@Seylaay 11 месяцев назад
Ilahay saqiir aqiro kaaga dhigo dhamantood Masha Allah.
@asmacabdi2263
@asmacabdi2263 11 месяцев назад
Allah qalbiga hakuu qaboojiyo qadarta Allah marna lama dhaafayo Hada waad nooshahay farxad kunooloow weligaa walaal ❤
@jamilaapdirahmn7060
@jamilaapdirahmn7060 11 месяцев назад
Keep Going abowe Never give up akhiro ayey ciyaalkaga kuu imaanayaN Inzha llH oo ay gacmaha ku qabsanayaa ❤🥰😭✋
@nasri.official
@nasri.official Год назад
Saqiir aakhiro wye aaqiro ku shafeeco qadayaan waa ku salaamaya abdirizak zhp👏❤
@warsanwacaneey4893
@warsanwacaneey4893 Год назад
Masha Allah ust Alle haku xafido waxa tahy ruux Alle Swt iimaan ku deeqay Masha Allah😢
@leylomaxamad4501
@leylomaxamad4501 Год назад
Saqiiradii aaqiro kuu shafeeco qaado allaha kaaga dhigo sabarka loo baanhanyahay ayaa kaas ah in ilaahey dhib imaatay lagu aqoonsado lagu sabro waana laga gudba❤
@user-el2ns3xh3h
@user-el2ns3xh3h 11 месяцев назад
Wlhi nolosha waxa aaminay sidaa jeceshahy sida rabikaa jclyhy inee kawenthy cos markasto waxa kafigiraa sidaa noqon lahy sida ciyalkeyka unoolanlahyen الله اكبر 😢 rabiyow sida jceshahy adaa og yaarabi😢
@mohamettmoallimmohamuttada75
@mohamettmoallimmohamuttada75 9 месяцев назад
I would like to say thanks to you are talking very important story alx mhdsnid
@ashaaliganey2409
@ashaaliganey2409 Год назад
Waxaa Yaabo badan Ayaad kaa Faaidne Hadaa Nahay Umada soomaaliyeed inta Qeyrka Jecel Illaaahey haku dhaafo Waayo badan Cimri dheer iyo caafimaad taam ah Allaha ku siiyo Walalkeen We Love you ❤🤴🙏✅💯
@maimunahmedgulled2833
@maimunahmedgulled2833 Год назад
Waa ka xumahay dhibta ku gaartey😢 lkn waxa ilmeyey wana run qofka dhibta badasha lkn anu ila hada ma kaban si kastana sameyey imaankayguna ma yra xaqiiqdii Allah si wayn baan u aqanah uguna kalsoonahay lkn wali wixi igu dhacay baan qadan waa igu ah💔😭 ilahay dadka dhiban faraj ha u furo Adna bad khayr qaba hku siiyo
@leylomaxamad4501
@leylomaxamad4501 Год назад
Sas ha dhihi is hadalka waxaa kamid sabarka allaha inaad ku aqoonsato dhibka dhacay waadnka kabaxeysa
@maimunahmedgulled2833
@maimunahmedgulled2833 Год назад
@@leylomaxamad4501 Abayo samar xumi ima hayso wana ku qancay oo aqbalay ee dhibtu ma ahan sida u fahmayso
@fartunmohamed7616
@fartunmohamed7616 Год назад
Qalbiga Allaha ku qabojiyo walal tasbixda badso.
@bahsanalimohamed1063
@bahsanalimohamed1063 11 месяцев назад
Walaal digriga badi markasta iyo meellasta aad joogto xuska Ebe oo carabkaga ku bato waxbadan ayaaad kaga badbaadi waxbadana way ku haagi inshaa Allah
@Ismai75142
@Ismai75142 Год назад
ustaad allha ku xifdiyo runtii Shaqsi aad wanaagsan ayaa tahey ilmahaaga mee aan laga Gabobeyn ayay kuu jogaan Alle danbi dhaah hagaa dhigo wax walba oo naggu dhacaya Annoo dhalan ayaan naloo Qosheyey Alle waxaan ka bar yayaa Inuu owlaad saalixa ku siiyo
@abdirizak-au
@abdirizak-au 11 месяцев назад
Allaha kuu qaboojiyo qalbiga. badal khayr qaba iyo wax ku farxad galiya Allaha ku siiyo inta nolosha kaaga dhiman.
@Yasmiin599
@Yasmiin599 11 месяцев назад
Ax ax ax ax😢😢😢😢Allah haku gargaro abwe 😢carurta saqir aqiro Allah hakaga dhigo insha allah
@mohandshukri3453
@mohandshukri3453 Год назад
MashaAllah Ustaad Allah samirka haku siyadiyo❤
@YasminAli-bk3lp
@YasminAli-bk3lp Год назад
Aniga wxa muqlda ku so arky fecboka adigoo ana waninyo wxa fahmy ina tahay wayo arag mantyna wxa dhagesty shekda wana wxa ka danbeyo inaa naqoto qof nolsha waxaythy so arky oo cashiro ka brty, Allah haku rumeyo hamigaga ❤
@Orhaan197
@Orhaan197 9 месяцев назад
Asc dhamaan walaalahay wan idin salaamay dhamaantiin Salaan ka bacdi Qof walboo dhib dhaxda kaga jira ama si uun nolosha culuays u dareemayaa waxaan rabaa inaan idinla wadaago Safar aad ku kaban doontaan hadaad soo raacdaan bi'idnil waaxidil axad podcast ka waxaa la dhahaa kabasho waxaa daadihinaysa macalimadayda hamda hussein RU-vid podcast Waxaa is badali doona hab fikirkaaga garaad ahaan ayaad u koraysaa bi'idniraxmaan Safar kabasho ayaan idiin rajaynayaa
@HalimaMohamed-tb3cv
@HalimaMohamed-tb3cv 11 месяцев назад
Anigaba curatkeyga igasaqiray saqir aqiro allah haiga digo ameeen adigaba igadaran daman saqira kushafeca qatho allah hakadigo wll mcn anigana xamilan ahy wax nol o cafimat qabo allah haisiyo yarrab 🤲❤
@cayshacuud2437
@cayshacuud2437 11 месяцев назад
Aad baan kuu salamay wllky qaali wagan kuma arag alx haddii aan ku arkey Alle haku barakeeto❤
@mohamedduweali4769
@mohamedduweali4769 9 месяцев назад
Alle noloshaada inta ka dhiman hakuu barakeeyo samirkaagana hakaa abaal mariyo aduunyo aakhirna guulayso
@hamdicaddey1537
@hamdicaddey1537 Год назад
Qalbiga Allaha kuu Qaboojiyo owladaadana saqiir aaqira allaha kaga dhigo malinta qiyaama kuwa ku shafeeca qaada allaha kaga dhigo
@sabirinaqueen3547
@sabirinaqueen3547 Год назад
wax walba nolosha ayaa kubareyso markan oo kale waxan xasuustaa ayaada quraanka oo uu alle leeyahay (يَا أَيُّهَا الإنْسَانُ إِنَّكَ كَادِحٌ إِلَى رَبِّكَ كَدْحًا فَمُلاقِيهِ ) insaan yahoow waxaa tahay mid kadeedmaya oo dhibtoonaya ilaa aad rabigaaga Kala kulato oo aad ka dhimato aduunka sidiisaba waa imtixaaan adiga ayaa doorashada leh imaa in aad aduunka ku silicdo tii aaqira oo kadarneh aad silacdo iyo in aad adunka uun dhibka kuugu ekaado ee u dadaasho aaqiradaada kuna sabarto qadarta rabbi adigoo kaalmeysanaayo sabarka iyo salaada mid kamid ah dadkii wanaagsanaa ayaa wuxu dhihi jiray marwalba uu dhibaato lakulmo كل ما فعل الجليل فهو الجميل. wax kasta oo uu allaha jaliilka ah ee sharafta leh uu sameeyo ama uu qadro waa qurux wuxu ula jeydaa xikmad aanan anaga fahmi karin adun waa lagu kadeedmiyee aaaqirada ushaqeeso
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 Год назад
Mahadsanid wll aduunku waa imtixan.
@cabdiraxiinxuseen5613
@cabdiraxiinxuseen5613 Год назад
Run ahaan tii wax badan baan kaa faa iday haday noqoto waayo arag nimo haday noqoto sabar haday noqoto daganaasho Thanks wllkey iga wayn❤👏🕘
@Nitaayaanofficial
@Nitaayaanofficial 11 месяцев назад
Rabbigii kugu irsaaqay baa la noqday marka bedel khayr qaba alle haku siiyo brother
@umuamiira588
@umuamiira588 Год назад
Wiilkan Alle dartiis ayaan u jeclaaday allaha kaa samir kaasiiyo wall duriyad slx ah allaha kugu siiyo yaa rabi
@Abdyrazak275Mtnk-un8yp
@Abdyrazak275Mtnk-un8yp 9 месяцев назад
Keep going bro never give up Every challenge you would passes bro They maybe ignore people listing bad habit people 😢
@Layla6793
@Layla6793 11 месяцев назад
Subhana Allah. You have been through a lot Walal. Waase qadar Allah. Ilaahay badal khayr
@fahadduale7505
@fahadduale7505 Год назад
Waxaad tahay qof aad iyo aad looga baahan yahay Bulshadeena, caruurtaadane alle hakaaga dhigo kuwii kuu shafeeco qaado. Walaal qaali ah oo caqli badan ayaa tahay maasha’Allah. Allow janno kusii alllow janno kusii allow janno kusii walaal.
@kamaldr.j8728
@kamaldr.j8728 9 месяцев назад
Wllhi waan naxay dhibaatooyinkaan ku jirey biyo caadiya ayey noqdeen .... ilaahow adaa mahad iska leh .. ilahay dhibaatada haku dulqaado dadka dhibaateysan 😢😢😢
@abdullahmohamedali8328
@abdullahmohamedali8328 Год назад
Subxaanaka Yaa-Cadiim. Waa brnmj qiimo badan oo aan filayo in dad badan ay ka qayb qaadan doonaan. Adigana dhibtaada abaal marin Aakhiro Allaha kugu badalo.
@Asadaarka23
@Asadaarka23 Год назад
Very sad 😢 Alle wax ka wanaagsan hakuugu badalo macalin
@apdikariinmoh880
@apdikariinmoh880 Год назад
Wlhi qof biniaadam ah intuu dadnimo lahaan lahaa waad leedahy wallaal Abdirizak ixtiraam wayn baan kuu hayaa ustaad kuwa kuu shafeeca qaado maalintaad u baahan taby Alle hakaaga dhigo
@saidanur5534
@saidanur5534 11 месяцев назад
Stay strong brother 💪 ❤ ❤
@sharifahm.7963
@sharifahm.7963 11 месяцев назад
Illahay saqiir aqiro ha kaga dhigo adna illahay badal khairkiisa ha ku siiyo wa uso samiirtey❤❤❤
@nbs498
@nbs498 10 месяцев назад
وَتِلْكَ الاَيَّامُ نُدَاوِلُهَا بِيْنَ النَاْسِ😩👌✍️
@Yasminna_mohhha
@Yasminna_mohhha Год назад
Alaha Saqiir akhiro alaha kaga dhigo Apowe masha Allah kudayashana mudan tahy 😢
@UmuDahran72
@UmuDahran72 9 месяцев назад
Rabiyow isahal mid sidan u aqli badan imankisana buxa ina noqdo midkan illahy dartis isku jeclano 😢
@abdullahaliomar1934
@abdullahaliomar1934 9 месяцев назад
Abayo calafkaada wa heli donta I.a
@samiirahaajiMohamedamiirada
@samiirahaajiMohamedamiirada 7 месяцев назад
illahay dartiis ku jeclahay wll Allah ku dhowre❤️‍🩹💖
@hodan22heybe15
@hodan22heybe15 10 месяцев назад
This is so devastating story wllo you very strong person may Allah bless you and give you strength 😢😢🙏🙏 very touching story
@mounamohamed2020
@mounamohamed2020 9 месяцев назад
This made me cry 😭 yaa rabb, cawad khair qaba sii wllkeen😭😭😭
@EBYAN5
@EBYAN5 11 месяцев назад
Ilahay saqiirkii aakhiro kuushafeeco qaadi lahaa hakaaga dhigo abowe Anigaba aabahayga wiil iyo gabar oo midna 3jir yhy midna sanad iyo bar baa isku malin naga geeriyooday ilaa hada ma ilaawo maryamo iyo maxamuud Lkn aabahayga qlbi ahaan buu u xanuusaday
@falismohamed5698
@falismohamed5698 11 месяцев назад
Every successful story was behind apainful story
@sehra55
@sehra55 11 месяцев назад
Wlhi qiso xanuun baa kusoo marte sabar ka aad sabarte ilaahey wxuu kugu badala qeer i.a❤❤
@asmoabdi3349
@asmoabdi3349 10 месяцев назад
So sad story 😢 wllo wlhi srry 😢 samirku waa wax qaali ah waxkasdana waa qoral Alle 😢especially dadka wngs dibay lakulmaan really 😢 thnkz wllo lkn daa igu dhacday Alle uunba og waxana rajeena in Alle guul isiiyo inshllh one day i wish 🤞 🤲
@calicabdulahi5517
@calicabdulahi5517 Год назад
Masha allaha waa soo sabartay wlhi allaha ha ku xifdiyo wll
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 Год назад
Dhibaato kasta oo nolosheenna soo martaa waxaa la socda cashirro ay tahay in wax lagu qaato. Waa na nimco uu ilaahey ugu deeqo. Bal inta aan aheekooyinka dadka la gaarin taada noo dhammeystir ustaad. Ilaahey ubadkaagi kaa saqiiray, shafeeco ha kaaga dhigo.
@nasrahussein9221
@nasrahussein9221 11 месяцев назад
Alhamdulillah ladhi caafani mima ibtalak fii wa fadhalani cala kathir mi man khalakaq fadhlan tafdhila
@THEZACKk01
@THEZACKk01 Год назад
Imtixaanka nolosha ALLE kuu soo hormaryay sidad dadka daacad nimado ugu muujiso ALLE haka abaal mariyo ogow LKN Culayskasta Fudayd baa la dambeya ALHAMULILAH garab kaga ahaato
@queenruuxi560
@queenruuxi560 8 месяцев назад
Qadarta Alle Alx Dadnimo io imaan bad isku darsaty Masha Allah Samir io iimaan Allah haka siyo dhaman 🤲🏽✊
@halimajama22
@halimajama22 9 месяцев назад
The pain in his voice 💔 Allah qalbiga haku qabojiyo abwe🤲
@zakidaud649
@zakidaud649 Год назад
😢sorry Bro you Are very Strong Man 💯💯✅✌️
@fartunq1128
@fartunq1128 11 месяцев назад
ManshaAllah waa barnaamush fiican horey u soco Somalia qalbigooda Allah isu furo towfiiqda Allah waafajiyo Allahuma Aamiin 🤲Yaa Rabi
@user-qv9kw6ex9i
@user-qv9kw6ex9i 11 месяцев назад
Maanshaa Allh waa cafimad inla iska soo bixisid wixii aad gudaha dhib ka dareemeysid wayo waa lanafisaa
@user-bn9bo7dh2q
@user-bn9bo7dh2q 11 месяцев назад
Illaah ubad fiican caafimaad qabo ha ku siiyo
@halimomousse512
@halimomousse512 11 месяцев назад
Brother sabir Jameel inshallah khaire 🎉be strong you will go far if you have strong faith 🙏. May Allah give strong deeds.
@NoorBehrozz
@NoorBehrozz Год назад
Intas kugu dhacday Allah dambi Dhaaf hakaga dhigo adne waa samirtay😢
@ilwaadqurux6132
@ilwaadqurux6132 Месяц назад
Ilah qalbiga haku qabojiyo badal kheyr qaba haku siiyo walal
@AmiinJota-s6l
@AmiinJota-s6l 5 месяцев назад
Sabarka allah kuu sii siyaadiyo wllkoow
@motiveperson143
@motiveperson143 11 месяцев назад
Ax waa story painful ah Rabbi qalbigaga Samir hakaga buuxsho.
@AmuunOma
@AmuunOma Год назад
Oo my good 😢😮pls qisadaada iya sida hormarka usameysay nooga shekee
@cristiano-x1g3f
@cristiano-x1g3f Год назад
Raganimadu waa adigoo kusamra qadarta Dhibta aduunyana u dulqaata❤
@Zamzam_115
@Zamzam_115 8 месяцев назад
M.a walkey waxa tahy qof iiman leeh In.allh saqiir waye In.allh kuwii kushafeca qado oo jnada kuwada kulma rabi hadinka yelo walalo wlhi waxa tahy qof lagu tusala qadan karoo 😢Alle haku xfido walal melksto kusugantahy
@user-os7cf8md2e
@user-os7cf8md2e 2 месяца назад
😢 insha allah akhiro aya ka qiimo badan oo aan oga baahi badanahay wixii aan jeclhy rabi aakhiro hanagu siiyo insha allah akhira kuwii ku shafeeca rabi hakaaga dhigo😢
@qalbikaba360
@qalbikaba360 Год назад
malinta aaqiro kuwii ku shifaaco qaado allaha kaga dhigo🥺😭
@Orhaan197
@Orhaan197 9 месяцев назад
Asc dhamaan walaalahay wan idin salaamay dhamaantiin Salaan ka bacdi Qof walboo dhib dhaxda kaga jira ama si uun nolosha culuays u dareemayaa waxaan rabaa inaan idinla wadaago Safar aad ku kaban doontaan hadaad soo raacdaan bi'idnil waaxidil axad podcast ka waxaa la dhahaa kabasho waxaa daadihinaysa macalimadayda hamda hussein RU-vid podcast Waxaa is badali doona hab fikirkaaga garaad ahaan ayaad u koraysaa bi'idniraxmaan Safar kabasho ayaan idiin rajaynayaa
@HassanWarsame-e5p
@HassanWarsame-e5p 11 месяцев назад
Ax xanuun waaye abow ilaahy Haa kga dhigo saqiir janno kuuna shafeeco maalinka aakhiro. 😢
@anzalhussein4384
@anzalhussein4384 11 месяцев назад
😭😭😭😭 wlhi aniga xataa dib ihaysto somaliyeey isoduceeya please 😥
@zihaamzhiike
@zihaamzhiike 6 месяцев назад
Ilhy haka saaro wll❤
@XaawoAbuukar-d1b
@XaawoAbuukar-d1b 10 месяцев назад
Allah qalbiga ❤haku qabojiyo❤wall
@qadarjr1075
@qadarjr1075 2 месяца назад
Iman alle ku siiye m.a
Далее
Barnaamijka | Waxa i badalay waa dhibaato | Sheeko 2
25:08
Rajo
18:28
Просмотров 15 тыс.
9월 15일 💙
1:23:23
Просмотров 1,1 млн
10-Tiirka ee qasaaraha
16:49
Просмотров 9 тыс.
Yaa mustaqbalka tilmaami karo?
24:00
Просмотров 15 тыс.
Sidee wax loo bartaa?
9:39
Просмотров 37 тыс.
Sirta adduun-aragga | Sababta murugadaada.
8:22
Просмотров 21 тыс.
Sideen ku liibaanaa adduun iyo aakharo?.
13:29
Просмотров 1,5 тыс.