Тёмный

WAXA ISODONTAY NINJINI AH!🤔 

Sawda Qaalib
Подписаться 106 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

#sawdaqaalib#qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please please mahadsanid inbadan

Опубликовано:

 

30 сен 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 186   
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 9 месяцев назад
Halkan ayaad igusodiri kartaan wixii qiso aad haysaan 00252616889436
@nafisofaarax2934
@nafisofaarax2934 9 месяцев назад
Ok wll
@nuuroclaahi2558
@nuuroclaahi2558 9 месяцев назад
Iimaha
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 6 месяцев назад
Qaali raali baanu nahey markasta codkaagu waa maqleynaa waa caadi markasta❤
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 7 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم
@LuulMuqtar-yk7xu
@LuulMuqtar-yk7xu Месяц назад
Dhegaha ayay ka Culumo yihiin ee horay u soco xbbti❤❤
@MunaAadan-vz4jt
@MunaAadan-vz4jt 9 дней назад
Waa.la maqlaa wll
@sulekhahassan7439
@sulekhahassan7439 9 месяцев назад
Waa la maqlaa
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 9 месяцев назад
Waxaa laga yaaba in eey taleefan kooda in ka haleesan yhay maanta waan xanun sanahy iso duceeyo habo sowdo iyo asxapta rabow qandhada iga qaad aamiin mar naba kuma arkin in codka kaxiran yhay
@abdillahiinaabdillahi4227
@abdillahiinaabdillahi4227 5 месяцев назад
Sawda qali huno codkaagu waa caadi markastaba ❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯💯💯💯🥰🥰🥰
@kadijaali4753
@kadijaali4753 9 месяцев назад
Sawda wa Wadix jidan waye codkada ad but u fican yahay masha Allah ❤❤❤
@Umu6487
@Umu6487 9 месяцев назад
Mnshalla xppti codka Alle Haku wajiyo codku wa oky 💯❤❤❤
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 4 месяца назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@nadiamohamed6206
@nadiamohamed6206 9 месяцев назад
Abaayo si fiican ayan kuu maqalna masha allah.
@user-du1kk1gf1e
@user-du1kk1gf1e 8 месяцев назад
Scw scw scw scw
@user-ev3ny2kr7k
@user-ev3ny2kr7k 9 месяцев назад
Scw scw scw
@kadijaali4753
@kadijaali4753 9 месяцев назад
Calayhi salatu wasalam
@abdullahimohamed7460
@abdullahimohamed7460 9 месяцев назад
Wallal daka inta khaldan la iskuma mushquuliyay, kala baro dadka daacada ah iyo dadka sidoodaba ilahay khalaka u abuuray 😊
@user-bh8vh5lc7h
@user-bh8vh5lc7h 3 месяца назад
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 9 месяцев назад
sawda salama Caleykum maasha Allah abayo ❤❤❤❤❤❤
@UmeymoCalihaji-he3th
@UmeymoCalihaji-he3th 9 дней назад
happy mcn cod fican leyhay happy yey kaawaalin ❤❤❤❤❤❤❤ happy 😊 Guuleyso mar kasto ❤❤❤❤❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 9 месяцев назад
Salalahu calayhi wa salam ❤❤❤❤❤
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 9 месяцев назад
الهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@xamdaxasan7488
@xamdaxasan7488 23 дня назад
Qaali waa maqllnaa. CodkayGa❤❤💋
@user-jl1xm5we6r
@user-jl1xm5we6r 9 месяцев назад
Abaya masha alaah waaye muuqaladaada weli ma arkin muqaladaada o codla aan ah waa ok
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 9 месяцев назад
Mahadsanid xbbti waa ok codka abaayo❤
@saciidsanee4734
@saciidsanee4734 9 месяцев назад
❤❤❤❤guul waa la maqlaa ok
@farhioabdi5307
@farhioabdi5307 9 месяцев назад
Masha allaah allaha ku xifdiyo
@m.buraale3732
@m.buraale3732 9 месяцев назад
Alle hku caafiyo wll❤ Allahuma zali calaa zayidina muxamed
@sulekhahassan7439
@sulekhahassan7439 9 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤ walaal mcn qaali
@sadiaibrahim5880
@sadiaibrahim5880 9 месяцев назад
Abaayo daqiiqadaha ugu horeeyo waxaad Moodaa iney cilad kujirto , xogaa kadibna wuu fiicnaana❤❤
@user-ss8he5sq8i
@user-ss8he5sq8i 9 месяцев назад
Kaga kharabsan wall
@nuuroclaahi2558
@nuuroclaahi2558 9 месяцев назад
Scw scw scw scw scw
@najmiita1
@najmiita1 9 месяцев назад
Waa la maqlaa qli macnt🥰🥰💋
@oumouraireyousouf6802
@oumouraireyousouf6802 9 месяцев назад
Mashallha sister go forward
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 9 месяцев назад
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤❤❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 9 месяцев назад
Xaada caniga waan layaabi codkaadha caadhi waaye waqti kastabo dadka maxaa ka qaldan Mashaa Allah mahadsanid walasheyn Allaah haku xifdhiyo
@ikramyazin7281
@ikramyazin7281 9 месяцев назад
Sawda Dagan everything is perfect sweetie 💯👌🫶👸♥️ Alllahumma barik 💕💕💕
@hibodarar
@hibodarar 9 месяцев назад
Vidéo wa cadii walla 💯👍😚
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 9 месяцев назад
Waa run habeenkaa goor danbuu cod yeeshay
@nuuroclaahi2558
@nuuroclaahi2558 9 месяцев назад
Habo walamqlaaa
@roodayusuf7442
@roodayusuf7442 9 месяцев назад
Sawda. Waan. Dhageytaa qisooyin kaaga wax. Man arag. Fuidyoo bilaacpda
@nimcahilowle6131
@nimcahilowle6131 9 месяцев назад
abyo cawa so gali tan kale 😊😊😊
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 9 месяцев назад
Abyo codkaaga waligiiba waa maa shaa allah lkn dadka qaar ee codka dheer ayaa saas ah waxay rabaan qof qeylinaya markuu hadlayo 😂😂
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 9 месяцев назад
Waa baban
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 9 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam
@maryanabdi6451
@maryanabdi6451 9 месяцев назад
Sawda codkaaga waa fasiix. Mahadsanid. Umada ka cabaneeysa codla aanta waxaa laga yaabaa in ayaga xagooda ciladutahay.
@iqramahamed4708
@iqramahamed4708 9 месяцев назад
❤❤❤ maansh allah wllshay sawuda waa caadi codkaagu waa habi
@mahamud1889
@mahamud1889 9 месяцев назад
Mashaa allaahu wll waa caadi codkaada scw scw scw صلي الله عليه وآله وصحبه وسلم
@mssimranhussein9182
@mssimranhussein9182 9 месяцев назад
Ur voice is perfect may be xagoda waye
@filsanmohamed4021
@filsanmohamed4021 9 месяцев назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد ❤
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 9 месяцев назад
Horey usoco
@Umu6487
@Umu6487 9 месяцев назад
Adban ujeclhy qisoyinka ad so wariso
@sowdo.omarr...
@sowdo.omarr... 9 месяцев назад
Waa lamaqlaa codka
@asiaqurux
@asiaqurux 9 месяцев назад
Dad iska ka dhiba uun waye hore usoco aad u jeclahay qisoyinkaga ALLE haku barakeyo ❤
@user-rh3pr3mc1v
@user-rh3pr3mc1v 9 месяцев назад
Masha allah abayo waa caadi codkaaga
@jigjigavision1
@jigjigavision1 9 месяцев назад
Walal waan ku maqalaa
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 9 месяцев назад
Waa kanooni
@user-gf2kk4le6c
@user-gf2kk4le6c 9 месяцев назад
Kkkkkk masha Allaah abaayo qaali wan ku salaamaya
@user-xq1ch4og9c
@user-xq1ch4og9c 8 месяцев назад
Scw scw
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 9 месяцев назад
Codka markaan la maqlin waa mar mar markuu bilaamayo muuqaalku
@user-gf2kk4le6c
@user-gf2kk4le6c 9 месяцев назад
Kkkkkk masha Allaah abaayo wan finahay abaayo qaali
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 9 месяцев назад
Dhamaan videos kaaga waa ok iyo high ❤❤❤❤❤
@khadritahassan5705
@khadritahassan5705 9 месяцев назад
Qaali aniga waligay ma maqli waayin codkaga markasta caadi ban u maqla Salallahu calayhi wasalam
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 9 месяцев назад
صلي الله عليه وسلّم ❤❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 9 месяцев назад
Masha Allah ❤❤
@nuurcabdi8951
@nuurcabdi8951 9 месяцев назад
Wllo .sawdaqalib marmar waxa dhacda inaad maqli waydo maalin dhaway video aad soo dhigtay ayaa ii daarmi waayey kadib waba iska daayey sacado kabid daawaday ,mahadsanid 😊
@khadaraaxmedxassan6043
@khadaraaxmedxassan6043 9 месяцев назад
Majiro mid aan la maqlin
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 месяца назад
Codkaaga waa fasiix ukhti
@faizabella1580
@faizabella1580 9 месяцев назад
keep going sis you are strong lady
@sucdicadood601
@sucdicadood601 9 месяцев назад
Wcs aalallaahu caleyhi wasallim❤❤❤ abaayo guuuleyso❤❤❤
@faizabella1580
@faizabella1580 9 месяцев назад
scw ❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 месяцев назад
Allaha kaaraali noqdo aduun iyo aaqiro amiin yaarabi
@abdirashkacali8872
@abdirashkacali8872 9 месяцев назад
m.a waa
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 9 месяцев назад
Dadka ayaga umaleya aniba marban waya hadana waku celiya markas idarma horay usoco mcnto
@user-kowsar739
@user-kowsar739 9 месяцев назад
Myee rali ahow wllo waacidi habayn dhawayd ban maqli wayey Anaa ismowdsiyey
@bilkhayrcabdirahman2603
@bilkhayrcabdirahman2603 9 месяцев назад
Codkaku waa masha alleh walahi waa cod nol
@CaishoCabdul-rq1tz
@CaishoCabdul-rq1tz 9 месяцев назад
Scw scw❤
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 9 месяцев назад
اللهم❤ صل❤ وسلم❤ علي❤ نبينا❤ محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤ وسلم❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@aslibilaal96
@aslibilaal96 9 месяцев назад
asc abyo kherbadn alhkusiiyo
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 9 месяцев назад
Abayo sawda ciladu waa dhankood aniga caadi baa noo ahaa video Shukran qaali ❤❤❤
@safiyasacad485
@safiyasacad485 9 месяцев назад
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين Wcs wr wb wll Qali waa dad Iska ciyaarayo Sifiican baan kuu maqalaa Allah ku Barakeeyo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉Allah ku Caafiyo hergabka maraqa iyo malab Liin dhanaan iyo biyo badan Cab insha Allah waad Caafimaadee ❤❤❤❤
@hodanxuseen8053
@hodanxuseen8053 9 месяцев назад
Run run waa mararka qaar mashqeeyo
@hodanxuseen8053
@hodanxuseen8053 9 месяцев назад
Xoogo kafibne waa shweeyaa
@user-sj5sh4lj1n
@user-sj5sh4lj1n 9 месяцев назад
Mansha alaah
@yusufawale4755
@yusufawale4755 9 месяцев назад
Wcs scw walaal waa caadi ma leh cilad
@abdidahir1155
@abdidahir1155 9 месяцев назад
Sowdaay qisadi eyman iyo isbitaalki waalida. Qeyb kamid ah ayaan markii hore codka maqli weyney. Daqiiqada kadibna caadi ayuu noqdey. Intkale wax cilad codka ah. Ma arkin ani ahaanteyda
@user-kx8go3tj4z
@user-kx8go3tj4z 6 месяцев назад
Adigà reer kasmayo matahay😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@nafisofaarax2934
@nafisofaarax2934 9 месяцев назад
Habo video gii haben dhawad markii hore cod malahayn lakiin waxyar kadib ayuu codka furmay
@KhadraMohammed-gr1jl
@KhadraMohammed-gr1jl 26 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kx8go3tj4z
@user-kx8go3tj4z 6 месяцев назад
May am haa🎉🎉🎉
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 9 месяцев назад
Wcswbr. Sawda weli ma arag video ciladi ku jirto codkiisa ama muuqaalkiisa toona. Waxaan filayaa dadka cabanaya iyaga ayaa telefon koodu ciladaysan yahay. Allahu yaclam ❤❤❤
@user-rs3ed1sv2g
@user-rs3ed1sv2g 9 месяцев назад
Maxanustahy abay😢
@user-fd8oo7ub7f
@user-fd8oo7ub7f 9 месяцев назад
Sawda wad mahadsantay horta ani ahaantayda wali man arag video aad sogalisay oo bilaa cod ah wa caadi cod kaagu ❤
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 9 месяцев назад
Salallahu calayhi wasalam
@faizabella1580
@faizabella1580 9 месяцев назад
❤❤❤
@AbdirahmanHassan-xr6jo
@AbdirahmanHassan-xr6jo 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@asiaqurux
@asiaqurux 9 месяцев назад
Asc abayo sawda SCW ❤ Ani kuli wu ii wada shaqeyna hal muqal oo shaqeyneynine ima so marin muqaladada Keep going abaayo
@mom2795
@mom2795 9 месяцев назад
Asc wr wb xabibty sifican ayaa lagu maqlaa
@nimaelmi7088
@nimaelmi7088 9 месяцев назад
Alla qaliye Mardanbe hanokenin
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 9 месяцев назад
Wa dhada❤❤❤
@NasteexoXuseen-vk2sy
@NasteexoXuseen-vk2sy 9 месяцев назад
Kkkk abaayo waxan rabay in an ku dhaho qiso cabsi casi ah noso raadi
@maaidacabdullaahi6302
@maaidacabdullaahi6302 9 месяцев назад
Maya , abaa luguma ciyaaraynin run waaye lama maqleenin koodi, kadaal kafiicnaaday
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 9 месяцев назад
Aniga xitaa waxaan kuri yoodaa aniga ayadoo lii eryanaayo xalay xiitaa kuriyooday iyo habiin hore anigoo wadna ha ixanuunaayo kacaa xitaa mar waxaan kuriyoodaa aniga koranto leygu dilaayo waliba hooyo gadaa sheeda joogo imana jeedo waxan kacay anigoo neeftuur kii iga dha matay 😢riyo yinka qaar waaba kaba qaa
Далее
WAXA ISODONTAY NINJIN AH!!@sawdamqaalib
14:48
Просмотров 17 тыс.
Envy recreating this new trend ✨ #shorts
00:14
Просмотров 2,1 млн
Кто понял тот понял
00:24
Просмотров 325 тыс.
Qisada cafaaf waa mid ku dhamanaysa layaab
24:07
Просмотров 3,9 тыс.
MIYIGII QURUXDA BADNAA!!Q.1/@sawdamqaalib
22:21
Просмотров 23 тыс.
ASMAA IYO QURBAHA WIXII KALA QABSADAY!@sawdamqaalib
25:37
Askarigii jacaylku kudhacay!@sawdamqaalib
22:13
Просмотров 23 тыс.
QADANWA IYO AMAKAAG!!@SawdaBillan
24:37
Просмотров 34 тыс.
Envy recreating this new trend ✨ #shorts
00:14
Просмотров 2,1 млн