Shuubonimada waa lala xishoon jiray bal hadda waxay noqotay gaaalada ayaan la tartamaa cashir halayga barta, waalidki dhalay waxaa u wngsan inay xiraan dhaqan celis geeyaan intii mustaqbalkeeda iyo kan caruurteeda god kusii ridi lahayd wa iga tala
Doqon hadda maqasho wa tan feeraha weyn ninka Kuma qabee waa is ku ceeb qarinee miyaa😂😂 qofyhy fudeedka ka batay tartiib taada xishoodki ka guurey saaid inaa u fududahay horay u maqlaye😂
abaayo wlhi wxa lagu wareejinaayo aya eh qofka wanagsan xumantiisa aya la doon doona sd kleh abayo mcn wlhi ani i amin sharaf ayaad iledahy ilaa hda qosol wacaney abaayo xuman tada weli ma arkin ilhyna kguma keeno wxasna nin io nagtiisa weligood le samayn jireen ok is deji inta wngsan aya ka badan ilove you mcnei❤
Ayada iyo kuwa cumaa ta ku dhiiri galinaayo jaahilnimo diinta ka heyso Haddii la is qabo ma filin aa la iska duubaa ? Xusuusta aa qalad ka fahan tahay ? Maalinta kale adoo caadi lagu cunaa keen waa ku qabaaye