Тёмный

"Waxaa Idinka Muuqata Hunguri Xumo Badan" Siyaasi Jaamac Shabeel. 

MM Somali TV
Подписаться 518 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@abdikani5351
@abdikani5351 Год назад
Eedanka ha laga amuso markaad wararka duubaysaan allh halaga baqdo
@zncabdi2706
@zncabdi2706 Год назад
Heshiis yaa uga baahan ururadaa ka badane dadkooda dhinac haka raacaan
@Istahil416
@Istahil416 Год назад
hadii muuse qol loogu xareeyo labada basadiir,magtooda ayaa bixinaya, bilaa meydkooda laga soo saaraa muuse waa militery dhisane. shabeel xaasidsanaa
@mawliidcabdi7620
@mawliidcabdi7620 Год назад
Hoo jaq dhiloy
@Istahil416
@Istahil416 Год назад
@@mawliidcabdi7620 ma hooyadabad igu khaldeysaa waa ku sidee quruxoow
@Istahil416
@Istahil416 Год назад
@@mawliidcabdi7620 labada basadiir imika badbaabey galeenoo waa ilaa madheeree😁😁😁😁
@saidahmed7268
@saidahmed7268 Год назад
Gacanta makaroofanka haysa ma gacan rageedbaa mise mid dumar
@Gobsame
@Gobsame Год назад
Jaamac dacay muxuu ka hadlay ma fahmin
@HARGEISAH
@HARGEISAH Год назад
Walaahi la kala badi, Jaamac Shabeel oo Miyirsaday.kkkkk
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
KANI SIYAASI MA AH WAA NIN KA CADHAYSAN IN KULMIYE LAGA ERYO KAN HADII WASIIR NOQAN.LAHAA OO SHAQADA LAGA QAADO HUBAAL WAA IS DILI LAHAA
@1962yusuf
@1962yusuf Год назад
Afkaaga caana-geel lagu qabay, jaamac runtii ayuu ku adimay. Asc
@ahmeddheegdheeg2824
@ahmeddheegdheeg2824 Год назад
Odaygu Hadal.waxna kumuu hadal. Odaygu.Ha iska toobad keeno. Halkaan qaniinsanahay ha la ii gooyo. Ma shaqaynayso.. Sharcibaa dalku ku socdaa. Ila meerayso looma baahna.
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc Год назад
WUU MADHAN YAHEY JAAMAC, DALKU MA 3DEX QOF BAA, MASIIRKA UMMADDU MA 3DEX QOF BAA, MUSTAQBALKA MA WAX QOFAF LEEYIHIINBAA, DALKU WAA KA WEYN YAHEY WAX SADDEX QOF U CUNTAMA..
@kamalyusuf2221
@kamalyusuf2221 Год назад
Nasiibaa xumaa ku dhacdeya Dalka Umade maskiinate Somaliland Maafiayadaa Italia ayaa dalku gacaanet uu gelley
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Год назад
Umadii doqon ayaa u hor martay ninkani waa qof weyn oo balwad iyo khamri cab ka muuqdo. Waa munaafaq ilaahey dadka ha qabto
@ahmedyesto3458
@ahmedyesto3458 Год назад
Odaygu muxuu yidhi ma diinta Islamka ayaanu isku seegnay mise wax kale laakin kee diidanaa!!!!!!!
@muraadkadir6449
@muraadkadir6449 Год назад
Hada waa ninkii lahaa yaa garxajisaay ma markii wadani urur noqday ayuu miyirkii usoo noqday hhhhhhh
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Год назад
Kkkkkkk shabeel iyo weriya waxba kala qabsaday
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
Goormuu jaamac hacoo siyaasi noqday waa yaabe??? Waar Isla yaaba oo magaca ha dilina siyaasiga oo markaad wax waraysanaysaan ruux dalka iyo dadkaba wax ku tari kara soo waraysta,,,,, for ever Somaliland rep,,,
@waberigirehmusa2873
@waberigirehmusa2873 Год назад
Adeer beenta ilaahay ma jecela ee iska dhaaf.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Год назад
Bal qofkaa idinku ka warrama
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Год назад
Jaamac oo aalkoliista ah ayaa ka carooday diin la'aanta Muuse. Waar Muuse xaaladiisu ma fiicna, haddii Jaamac ka yaabay, diin xumadiisa.
Далее
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Просмотров 15 млн