Тёмный

WAXAAN GUURSADAY NINKII AABAHAY IIGA DIGAY WUXUUNA IGU NOQDAY MUDO KADIB SHAYAADIN MID II 

Подписаться
Просмотров 27 тыс.
% 1 742

#ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

Развлечения

Опубликовано:

 

3 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 78   
@hafsoisse4245
@hafsoisse4245 Год назад
Hi ayaan qurux asxbtad cusub akamid ah cabsi cabsida aba dawad my favorite waaye
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah walasheyn Allah haku xifdhiyo horay
@deeqacali_23
@deeqacali_23 Год назад
Alow qof walidkay ila rabin hay jeclaysiin 😢tuug sanaa show gabadha maba rabine awale lacagtu u hanqal tagaya balayo ku hesha madhaha mahadsanid qalbi ❤❤❤
@NajmaXuseen-fx9cm
@NajmaXuseen-fx9cm Год назад
ayaan gabdhaha waxbarashada kujira bal ayagana wax un kulatali oo anagane na dhirigali ado mahadsan glb wngsan❤❤❤
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Wankujclahay xabibti Qali iwaran ilahayow idaa Ayaan Gobdoon amiiin Amiiin ❤❤
@safiyomaxedmacalin6419
@safiyomaxedmacalin6419 Год назад
Ayaaney abaayo alaha ku xifdiyo adiga iyo fimilkaga
@ifraaxabdilahi2882
@ifraaxabdilahi2882 Год назад
Asc ayaan quruxeey shugran qaliyeey ❣️❣️❣️❣️❣️❣️
@xafsahasan4386
@xafsahasan4386 Год назад
Xbbti ayaan masha allah
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 Год назад
Tnx habo waqtigada qimaha badn Nasiso Jazakallah Habo
@RujkaDagan-dg6fy
@RujkaDagan-dg6fy Год назад
200k insha allah🥰
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 Год назад
dheeman luula filkeed karoon❤️❤️❤️💐💋
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay ❤❤❤❤❤❤❤
@sabariinxasansabariinxasan1258
Ayan qurux wan ku salamey❤❤❤🎉 💋
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
200K kurajeyni 🔜 inshaAllah abyo ❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs walaashey mcn ayaan cadeey aadbaan kuu salaamay
@NaciimoCarfaaye
@NaciimoCarfaaye Год назад
Ayaney saxibay wakutageraa wana kujeclahay dedakale waxarabaa inaa qiso kaka shegeyo xagee kalasoxariraa abayo walahii markaa murug Daremo adigaa kudhagestaa waxaana noqtaa habii walahii tadakaa xafadenaa waxaakudhahaa saxitay❤❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Ayaany kawaran cimraan yare seeyahay Qaali ❤❤❤
@barnicadeey2899
@barnicadeey2899 Год назад
Asc abyo sthy ayaan cimran yare sow yahay xbbti
@faraxabdalle5743
@faraxabdalle5743 Год назад
Ala ayaaneey anigo shekadan dhagaysanayo oo cabsanayo aya markad maraysey waxba albabka igu xiray ayan is iri kijada gal markasey bisad igaso hor boodey naxdintan naxey qaylo ayan jabsadey wixi ba kaso hor boodey ban is iri acudubilah 😀😂😂
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah abyo
@nawaalyuusuf7408
@nawaalyuusuf7408 Год назад
Ayaan xbbti cimran yare ka waran xaladiisa
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Wuu ladanyahay xayaati
@Legend33661
@Legend33661 Год назад
Wcs ayaaney
@bidhaanqurux3959
@bidhaanqurux3959 Год назад
hpptiyey ani waxaan ka helaa qisooyinka danbi baaraayashaah ee no keen nh😢❤
@hamdiabdinoor
@hamdiabdinoor Год назад
Ayaaney hamablyo Byo
@ayaancabdullahi-ye7vy
@ayaancabdullahi-ye7vy Год назад
Ayaan abyo seithy 🥺❤️
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Alx llh fcn xbbt
@Marayancabadalahi
@Marayancabadalahi Год назад
هلا وغلا فيك يا اختي
@aliyanuur7691
@aliyanuur7691 Год назад
Asc ayaney aniga ugu horeyo wan ku salamay boqoradeyda dhiri galinda
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Waan kaa qaaday
@XamdiMohamud-lz5xf
@XamdiMohamud-lz5xf 3 месяца назад
​@@ayaangobdoon3254 ayaaney sethy abyo mcn ❤️👑
@najmaahmed4139
@najmaahmed4139 Год назад
Wcs xbbti ayaan
@muniishaali6580
@muniishaali6580 Год назад
Wcs abyo wlhi anigoo isleheen waad badsaney auaa intaa qosda xagakey ayaan halmar hooskeega ka baqaye 😅😅😅😂 thnsa qaaliyee
@hibonoor4805
@hibonoor4805 Год назад
Sister ayaney ani haben fiirsanayayeh Kaligey qol seexdeh ha uga cabsiin
@xareeydocali701
@xareeydocali701 Год назад
boqorodeenw🥰🥰🦋
@shariifoshiine4623
@shariifoshiine4623 Год назад
Asc
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад
Ayaan qaali cimraan yare kawarn cafimad kisa
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад
Ayaan qiisooyin ka cabsiid badn nooso badi
@maryamoisxaaq9291
@maryamoisxaaq9291 Год назад
Wn ku salamy ayaaney
@AyoshAnood-ux6oc
@AyoshAnood-ux6oc Год назад
Gabr hadey rabto ine nolosheda sii jirto sodoh lalama dago sodoh iyo gabdhaheda ma ficno wlhi in lala dago si kaste uficntahy hada la dagto we kugu xumanayan
@SafiyaMoha-b1l
@SafiyaMoha-b1l Год назад
Ay ayaan ❤ ee Abaayo waxaan ku weydinaa waxaan ujeday tiktok gabadhi ayaanta saxipkeda ugu balan baxay indhaha beleyeysey oo guurked la wadwado maanogu so hadashit Xapiipati
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Год назад
Ayaaney waa yahay inaad wadnaha najartaa bilowday 😂😂😂😂
@xanaanabdifatah3774
@xanaanabdifatah3774 Год назад
❤❤❤❤❤❤
@Hargeisa916
@Hargeisa916 Год назад
Wan kusalamay ayaney❤
@farxiyomaxamuud6830
@farxiyomaxamuud6830 Год назад
M.a👸🏻🌹
@queenilhaney235
@queenilhaney235 Год назад
Asc xabibtii walashey mcn inaa kulasoxariro Aya rabaa xagee kalasoxariraa
@ifraaxabdilahi2882
@ifraaxabdilahi2882 Год назад
💕💕💕💕
@fatomohasan6350
@fatomohasan6350 Год назад
Wcs sister❤
@CaashaCuud-vv4th
@CaashaCuud-vv4th Год назад
Noso badi qali❤️
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 Год назад
Subxana allah khiyano badana dad qaar
@NasroSheekhxasan-lb8jr
@NasroSheekhxasan-lb8jr Год назад
Ayaney arinkaan live u arke aniga nin dariskeena ahaa ayaa dadka markay wadooyinka marayaan ama baadiyaha aadaan is tusi jiray isagoo jin ah ilaa dadki ay dhahaaan adi ma kii insaankaa ayaa tehe mise kii jinka ahaaa kkkkk aduun
@NajmaXuseen-fx9cm
@NajmaXuseen-fx9cm Год назад
Maya aniga canug maxadilaheyn ayaan😢aniga ba majecli in la igaxado
@AaminaXassan-b9e
@AaminaXassan-b9e 21 час назад
Tripy🎉
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Cab sicabsi Lee waaye 😂😂😂
@halimaabdallahi3450
@halimaabdallahi3450 Год назад
Al ayaney wan cabsaday😅
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 Год назад
Asc ayaaney mahadsanid qali kawaran cimraan yare makuu ladnaadey❤
@MunaJ-h4s
@MunaJ-h4s Год назад
Ayaan salaan sare😊
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Salaan lamid ah xbbt🙏
@MunaJ-h4s
@MunaJ-h4s Год назад
Waa cusbay n I like the stories. Mahadsanid
@siciidomaxamud7282
@siciidomaxamud7282 Год назад
Wcs sister❤
@amaltabane4829
@amaltabane4829 Год назад
❤❤scw❤❤scw❤❤scw❤❤
@mumtaazyousuf8212
@mumtaazyousuf8212 Год назад
na ayaaney kayguma oga qisadan wll cabsida naga daa plz xanuuno ruuxiya leenahee ku jecelahay alle darti xbbti qliiyey❤
@queenanhaar3484
@queenanhaar3484 Год назад
Abayo adiga oo xuman ii arkenin hdii ad dhibsatay qisoyinka cabsida ah iska daa teeda kle ku darso inay jiran dad jecel qisoyinkan ookle anigana anba kamid ahay wixi ku dhibayo walyska dhafa xbbty
@mumtaazyousuf8212
@mumtaazyousuf8212 Год назад
@@queenanhaar3484 hye qli lkn see ku jeclatey ama ku dawata ma iga cawin wlhi xata film ma daawan karo dhiig yar hada ku arko wa cabsanaya waba ka go’ay film iyo musalsal an daawado alle haku siyaadiyo nimcada cabsi la’aanta
@queenanhaar3484
@queenanhaar3484 Год назад
@@mumtaazyousuf8212 wlhi waaba iska jeclahay cabsi cabsida filim hda firsanayana filmada horror ka aya dawada iyo filimada American Ka ah ee wx un isdilayan oo is cunayan 🤣😁 weyba igu baxda wlhi aaamiin ilahay ha idayo nimcada cabsi la'anta is adkee adigana jiljileca iska daa qaali
@queenanhaar3484
@queenanhaar3484 Год назад
@@mumtaazyousuf8212 wlhi waaba iska jeclahay cabsi cabsida filim hda firsanayana filmada horror ka aya dawada iyo filimada American Ka ah ee wx un isdilayan oo is cunayan 🤣😁 weyba igu baxda wlhi aaamiin ilahay ha idayo nimcada cabsi la'anta is adkee adigana jiljileca iska daa qaali
@amaltabane4829
@amaltabane4829 Год назад
❤❤❤❤scw❤❤scw❤❤scw❤❤scw❤❤❤scw❤❤❤scw❤❤❤
@ayaanabdiaziz5598
@ayaanabdiaziz5598 Год назад
Ayaan nosobadi 😮
@maidamaxamud9881
@maidamaxamud9881 Год назад
guriga kaligey jooga ya iimuslin ah cawada
@amranhappy8077
@amranhappy8077 Год назад
😂😂
@Farxiyo-ww1ps
@Farxiyo-ww1ps Год назад
Asc
@AaminaXassan-b9e
@AaminaXassan-b9e 21 час назад
Tripy🎉
@SafiyaMoha-b1l
@SafiyaMoha-b1l Год назад
Ay ayaan ❤ ee Abaayo waxaan ku weydinaa waxaan ujeday tiktok gabadhi ayaanta saxipkeda ugu balan baxay indhaha beleyeysey oo guurked la wadwado maanogu so hadashit Xapiipati
@halimaabdallahi3450
@halimaabdallahi3450 Год назад
❤❤