Тёмный

WAXAAN ISKU DİYARİNOYAA AYUUTO{AMA HAGBAD} 

somturk family
Подписаться 142 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@fadumosuldan1321
@fadumosuldan1321 9 месяцев назад
Masha allah gabadh fiican oo gaariya ayuu ninka turkiga ahi inaga helay ilaahay haku xafido caruurta ilaahay haku daayo dumaashigay ilaahay ha sharfo wa nin fiican eh ❤
@FerehAbdi
@FerehAbdi 9 месяцев назад
Alaahu ma amiiin yaarabi wan jeclahay qofka dadka ilaahay dartii ugu duceeya
@hodandahir8111
@hodandahir8111 9 месяцев назад
Masha Allah Hani ilahay ha ku barkayo reerka dadafad wa u dalsho
@murayomohamud2070
@murayomohamud2070 9 месяцев назад
Masha allh nadiiifkiisa camerada laga darema qofkii caadi ahan u arka ka wrn masha allh 🎉🎉🎉🎉
@ummusafa8394
@ummusafa8394 9 месяцев назад
Mashaa allaaah aamiin yaa allaaah ❤❤❤
@shabcanmuse9012
@shabcanmuse9012 9 месяцев назад
Masha allah Hani Gaari❤
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 9 месяцев назад
Masha Allah ❤
@naimomohamed7908
@naimomohamed7908 9 месяцев назад
Dhib malahan abaayo caruurta waa iftiinka guriga allaha noo daayo ameenb❤🤲 Muhiimada wa ina adiga ku maqlaa waana ku maqlaa 😊
@IshwaaqMaxamed-u5t
@IshwaaqMaxamed-u5t 9 месяцев назад
Mashalaha
@amounnoor3585
@amounnoor3585 9 месяцев назад
Masha Allah tabarakallah Hannah sharafey Xageqabatay Wayahan danbe waan ku wayaye
@Farhia_ali
@Farhia_ali 9 месяцев назад
AYUUTO WANAAGSAN. ABAAYO WAA KUSALAAMEY DHAMAWNTIIN❤❤❤
@mariaali2422
@mariaali2422 9 месяцев назад
Masha allah 💕❤
@hibodahir8421
@hibodahir8421 9 месяцев назад
Masha Allah Abaayo daa cunuga ha amusanin
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 9 месяцев назад
masha allav haney quruxey salan sare sxb ❤❤❤
@quruxbilan2708
@quruxbilan2708 9 месяцев назад
Ala abayo daqada aad taagneed wadnahayga garcaasu kor buu aaday is ilaali wlhi turkey baan joogi jiray turkida waxba ku diray daqadaha iyo balkoonada waxa arkaysa islaan ama oday waayeel ah oo inta hore kala soo jeedo dabaq shanaad aniga naxdin 😢😂
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 месяцев назад
Manshaallah😍hani naag nool gacantada alah ku barakeyo xabibti nadafada nice job 🥰🥰🥰👌
@shshss1192
@shshss1192 9 месяцев назад
Abyo miiska qadada oo fadhiga yaalo, shabaqa madow waxa ka qurxoon ina saartid shabaq cad ama dahabi ..madowga si buu miiska foolxumo uga dhigay😅❤❤❤
@saharwafa7539
@saharwafa7539 9 месяцев назад
Maasha Allaah nadiif meel kaste.
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 9 месяцев назад
Haniyeey ilaahey dartiis waxaan kaaga barya in aad comment gayga pin kuqabato waxaan ahay gabar RU-vid ka hami kaleh dadbadan oo caan markan kudhahay ishare gareya iima soo jawaaban lkn hani waa walashey wana ku kalsonahy asxabta hani pls iso boqda 🥺😭
@RumaadAli
@RumaadAli 9 месяцев назад
Mashallah horey usoco xbbti wn ku taageeraa ❤
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 9 месяцев назад
MaanshaAllah 👏🌹
@fatimaahmedsaid4555
@fatimaahmedsaid4555 9 месяцев назад
Wba ku hesna mujahid m.a🎉🎉🎉🎉🎉❤
@AbdullahAbdi-ux7bz
@AbdullahAbdi-ux7bz 9 месяцев назад
Allaha kubarkeeyo abaayo mcnt
@F13500
@F13500 9 месяцев назад
Haniyay daqadas ama darishadas ka guur ama biro ku xir adigana haka dhicin marka dhaqeysid ilmahaha ugu daran iney ka dhacan waba cabsaday xitaa ilmaha wey furan 😢
@XANAANFEYSAL
@XANAANFEYSAL 9 месяцев назад
Masha Allah
@Xafsaismail8802
@Xafsaismail8802 9 месяцев назад
Apyo money inte le eg baiga galaysa markan imanayo Turkey io intanjogikari 2
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 9 месяцев назад
Asc mashallh shukrn
@ikranabdulahi2758
@ikranabdulahi2758 9 месяцев назад
mash allah abyo ❤❤❤❤
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodandahir8111
@hodandahir8111 9 месяцев назад
Ayuudto cunto lasodayao wa cajiba
@BRUHBRUHNOMI
@BRUHBRUHNOMI 5 месяцев назад
❤😂oua 5.*
@Farhiya_huzzein
@Farhiya_huzzein 9 месяцев назад
abaayo sidee luuqada turkiga 🇹🇷 loo bartaa waxaan rabaa inaa ugu hadlo sida luuqadeena oo kale { luuqada soomaaliga }
@alipu70
@alipu70 9 месяцев назад
Birinci beğenen ben oldum karıcığım❤ Hem de ilk yorum benden
@quruxbilan2708
@quruxbilan2708 9 месяцев назад
you're good man ❤
@MegaMaryam1
@MegaMaryam1 9 месяцев назад
Keega shukulaatada korka kasaaran
@Rayaan277
@Rayaan277 9 месяцев назад
MashaAllaah❤
@sahracali7473
@sahracali7473 9 месяцев назад
Nosodob yeyna dhafin
@fatumaahmed9503
@fatumaahmed9503 9 месяцев назад
Anaa uhoreeyo mar walba wan ku daawadaa
@ubahabdi2531
@ubahabdi2531 9 месяцев назад
Ayuutadii ayagaaba dib u cunay hal qof ma usoo dhibaan
@MamaZaintv
@MamaZaintv 9 месяцев назад
😂😂
@sowdaMaxamed-n1i
@sowdaMaxamed-n1i 9 месяцев назад
❤❤❤❤
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 9 месяцев назад
Daaqadaas hakadhicin dumarkoda aad ayey ugadhacaanee
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 9 месяцев назад
@hodanmohamed2949
@hodanmohamed2949 9 месяцев назад
Hani igu soo dar ayuutada
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 9 месяцев назад
Ayuutadii dhaqankii ayaad ogadheeshee maxaa ayuuto keenideeda laiskugu imaanayo oo lacagtii xaflad lagu cunayo yaah ee
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil 9 месяцев назад
😂😂anaba ybay
Далее
진 (Jin) 'I'll Be There' Official MV
03:15
Просмотров 7 млн
Страшная Тайна Светы Кемер !
33:04
ŠKODA не перестает удивлять
00:48
Просмотров 480 тыс.
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 174 тыс.
JADWALKEYGA MAALMEED BY MOM TWO KIDS🤗💕🩸
18:09
SABABTA AAN YOUTUBE KA UGU MAQNAA MAALMAHAN🥺
13:17
JADWALKEYGA MAALMEED IYO MARTI🤗💕
16:52
Просмотров 14 тыс.
Ugaali ama soor iyo maraqeda please subscribe
9:35
Просмотров 6 тыс.
MY ROUTINE CUNO KARİN AND NADAFAD💕🩸
18:26
Просмотров 17 тыс.
진 (Jin) 'I'll Be There' Official MV
03:15
Просмотров 7 млн