Тёмный

Waxaan Lug Ku Tagay Buuraha Wagar | Hoyga Shabeellada 🐆 

Cadceed Travels
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 181   
@Osman_mursal
@Osman_mursal 2 месяца назад
buuqa somaalida nin kadhaxbaxay oo fahmay nolosha wadanka baa tahay bro insha allah marbaan isla dalxiisi doonaa
@sakariyezudeysi5763
@sakariyezudeysi5763 Месяц назад
Cajiiib, alla yaa sawir kaa qaada haddaba. Ninkaa odayga ahi waa indheer garad wax badan ogsoon.
@Madadaal
@Madadaal Месяц назад
Waxaan jeclaa in halka aad safarka ka bilawdeen noo sheegto (tuulada), magaalada Weyn ee ugu dhaw iyo Sheekha aad seexateen magaciisa. Shaqo fiican baad qabatay masha Allh.
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 2 месяца назад
War Zhp shaqo adag ayad haysa keep going ❤ meeshani halkey ku taki nala wadag iyo wadada lo maro zi aan dhulka Qruxda Padan u tagno😊
@ismailmahamed
@ismailmahamed Месяц назад
Mansha allah dhul qurux badan oo cidlo ah ayaad nala wadaagteen ninka waran sitaa deegaanka aad ayuu garanayaa inuu ku dhashay ayan u malaynayaa
@Livekudhiigle321
@Livekudhiigle321 2 месяца назад
wlhi waa jabi ku haboon nolosha xaqiiqada ah germany idinka so salamayaa bro insha allah mar ayan team kaga ka ,mid noqon
@Abdikadar_Trails
@Abdikadar_Trails Месяц назад
macha ALAH si wanagsan ayaad u soo gudbisay muuqalka , dalkana intii aad ka taqaaney waad nala wadaagtey , keep going , hana ka daalin safaradada iyo socodkaba .
@farhanaskar4505
@farhanaskar4505 Месяц назад
Keep going pro insha allah one day you will reach your dream 🙏🙏
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 2 месяца назад
Ala yacisak Gacanta alle haku barakeyo ❤❤
@xafsamusa1584
@xafsamusa1584 Месяц назад
Waa kuwaa ragging layaqaanay ku dhulka jibaaxa maantubaa dhul Mar lagu odhnaya intaad 4shaag leh raacaysaan wixiinu waa dalxiis u eeke , ninbaa ku helay raggi horaa intaad jabadda somali koobayso ninkaa la rafiiq marbuu socodka kalinnimda ku wacnyhy
@Mudug___Star
@Mudug___Star 2 месяца назад
Maasha allaaaH cadceed sxb waan kula socdaa waxaad soo duubtaaa quruxda dhulkii soomaaliyeed iyo nincada taaala waan kugu hambalyo yeynayaa fadlan ninkaan subscriber' siiya channelka oo dhirii galiya inanka 1 one waan ju taagersanhy anigu ❤❤❤
@user-hc1up5dj9v
@user-hc1up5dj9v Месяц назад
Waaw qurux mansha Allah somaali dhul kuma yara
@Daakir108
@Daakir108 Месяц назад
Never give up one day you’ll reach your dream bro ❤
@Abdiqanisaleban1
@Abdiqanisaleban1 2 месяца назад
MashaAllah qurux badanaa dhulkeena hooyo😊😊
@cabdixakiimmuwaadin
@cabdixakiimmuwaadin Месяц назад
Ma sh Allah Muuqaaladaada aad baan u dawaada
@taariikhdafudud475
@taariikhdafudud475 Месяц назад
Amazing Adventure 😇 keep going Bro
@CiisetaygaCiisetayga
@CiisetaygaCiisetayga Месяц назад
Masha allah
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Месяц назад
walahi waa so beautiful nicmadaa ayaan ka qatanahayi waa runtiisa walahi 😢wax walba waa hayisanaa hadana waxaan u idlaana waa gaaj subhanallah
@user-ok5wl5lp9z
@user-ok5wl5lp9z 2 месяца назад
Shaqo wangsan baad qabteen dhamaan waa dhul Qurx badan Manshlaah
@saalimjees657
@saalimjees657 2 месяца назад
Runtii waa video qurux badan waqti iyo dadaalna ku baxay sxp waxaan kuu rajaynayaa halkaa meel kasaraysa coming soon 10k insha allah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 месяца назад
Rageedii sxb hore u soco xagay ku taalaa buurto waa gobalkee
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад
Wa saaxil walalo
@xamralive
@xamralive Месяц назад
Qurux Green Maashaa Allaah
@husseinaliabdillahi4279
@husseinaliabdillahi4279 Месяц назад
Waar inader meeshaasi wa halkee❤❤❤❤❤
@kamaldr.j8728
@kamaldr.j8728 Месяц назад
Maasha allah hambalyo .... Good content ❤❤❤❤❤
@osaamaabdikadir9281
@osaamaabdikadir9281 Месяц назад
Zhp m,a horey usoco .Balse zhp mcn xowgaa iska hagaaji Qaab duubista insha,allah waana ku rajeyn inaa sidaa sameyso xaaladuhu waa ay iska adag yihiin pro
@Zirnaaji
@Zirnaaji 2 месяца назад
Wad u qalanta 10k iyo wax ka badan bro ha nala gadhsiiyo 🫡
@khalidoday8943
@khalidoday8943 Месяц назад
m. a aar horay usoco walaal cid soo duubta waan sugaynay dhulkan waxaa jira buur agteeda ah oo ay ka baxaan dhowr geed oo dabayshu markay lushoba biyo sidaa kuugu so daadinaya iyadoon rooba jirin
@CiiseIsxaaq-py1cq
@CiiseIsxaaq-py1cq 2 месяца назад
Wxaa inoo muuqda wadadii 10k if allah say❤❤❤🎉🎉🎉🎉wait🎉🎉
@nuraldin2656
@nuraldin2656 2 месяца назад
Views wxu kor ugu kici la yay ma ku shega wll hab duubidada ( Video creating tips) san ka badal
@HanaKayse-s4u
@HanaKayse-s4u Месяц назад
Keep going wll❤❤❤❤❤
@rahmaabdi2689
@rahmaabdi2689 2 месяца назад
Keep going huno muqalo quruxbadan ba so dubtay dhulka hoyo so baro
@amiinabdi7836
@amiinabdi7836 Месяц назад
Great shoot discovering the nature
@mosaqasin4083
@mosaqasin4083 2 месяца назад
🎉🎉🎉🎉 masha allah good job
@xamdamaxamed8344
@xamdamaxamed8344 Месяц назад
aniga oo jabuuti jooga aad ayaan idiin doo salaamaya muqaal aan aad ula dhacay
@user-vh7do5lp8n
@user-vh7do5lp8n Месяц назад
Waligay ismaan lahayiin Somaliland waxa ku yaala dhulkan oo kale kaba qurux badan zarangati massi marra one love Somaliland
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 Месяц назад
Aad iyo aad Zarrengetiga gayiga soomaalida❤
@Clkariin_1234
@Clkariin_1234 Месяц назад
Sxp muuqaal diciif weeye sificn uduub muuqaal kana soo gaabi 15 minutes kadhig xalqado keep going 😊pp
@user-bz7nj3dh3j
@user-bz7nj3dh3j 2 месяца назад
Awaw si wacan bad yeshey wxn rajynya merkan wdnka kso noqdo inan kula safro insha'Allah ina adeer ksoco
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 Месяц назад
Mashallah beautiful videos you deserve more Subscribe 😍😍😍
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 2 месяца назад
keep going dhalinbyaroh🎉
@khadaryolac
@khadaryolac Месяц назад
Legend Cabdi Cali, ninkii soo helay dhammaan aasaarta iyi raadadka taariikhiga ah ee Somaliland sida Laasgeel ayaa kula socda. Dadkeennu ma yaqaanaan, niman Caddaan ah ayaa iska sheegtay xitaa aasaartii uu ninkaasi soo helay - cajiib.
@cadceedka
@cadceedka Месяц назад
Waa oday dhulmar ah oo wax badan fahansan, goobo badan oo taariikhiyana wuu ii sheegay oo aan wali cidi arag oo aan la tagin.
@khadaryolac
@khadaryolac Месяц назад
@@cadceedka Haa sxb, ee ninka waraysi gaar ah ka soo qaad fadlan insha Allah.
@xamzeabdi
@xamzeabdi 2 месяца назад
Masuul mid samee muuqalada soo koob koob si dadbadan kuugu soo xidhmaan masuul
@abdullahali-yw8eg
@abdullahali-yw8eg Месяц назад
28:29 waa geed keep going saaxiib
@MUUSE967
@MUUSE967 2 месяца назад
Sxip waa gobolke Muqdisho kaa soo salaamayaa
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 2 месяца назад
Zxp waa gobolka zaaxil (berbera) waxana la yidhaahda buurta wagar. Sida lay sheegayna waxa dagan qabiil laygu sheegay ciise muuse
@MUUSE967
@MUUSE967 2 месяца назад
Thanks sxip ​@@goodlyrics2243
@buraale134
@buraale134 2 месяца назад
War reer xamarku qabiilka makala yaqanan reer hoosaad adiguna u sheegtay 😂😂😂​@@goodlyrics2243
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад
@@goodlyrics2243 miyaa lagu sheegay mise way yihiin kkkkkkkkk
@user-lh7dx7cf4p
@user-lh7dx7cf4p Месяц назад
Gugux iyo buurta wagar maxan adhi Ku raacay Thanks bro xasuus Baan galay .🙏
@sayidka.6122
@sayidka.6122 Месяц назад
Gobolkee kutaal sxb?
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
@@sayidka.6122 saaxil dhul ciise muuse
@axmedali18
@axmedali18 Месяц назад
Gobolka saaxil ​@@sayidka.6122
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 2 месяца назад
MASHA ALLAH ❤❤❤
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 Месяц назад
Maansha alah war meeshu away midhihii lacunijiray natural ka ahaa male miya yaran taydii ayay meeshani I xasuusisay
@bw7917
@bw7917 Месяц назад
Asalamu Alleykoem, Mansha’Allah. Wadankeena Quran! Walaalo adigoon Iva xumaanin maxeydaan adiga Ito adeerka iskula tukaneen?
@xayleaxmed7625
@xayleaxmed7625 Месяц назад
Odey looga qaateen ah ayaa beri hore igu yidhi berigii hore buurta wagar marka lafuulo kaaha ama laydhka cadmeed ayaa halkaa laga arki jirey milaa waa Qarni Ka hor
@janodoon6938
@janodoon6938 2 месяца назад
Hanbalyo abtiyo ❤❤❤❤ subscribed you
@cumaranshax9562
@cumaranshax9562 2 месяца назад
Nooso badi muuqalada oo lasoo dheere Laandhere
@saalimjees657
@saalimjees657 2 месяца назад
Safarka xiga waxaan isku raacaynaa . buuraha caday iyo kulmiye
@FARHAN_805
@FARHAN_805 Месяц назад
Wllo wa gabolkee kuyalan burahan. Anu wadanka wnka maqnahy
@xafsamusa1584
@xafsamusa1584 Месяц назад
When there is a mission there is life
@Alisacudi
@Alisacudi Месяц назад
Shiikh la Marsyaa ka dib xaga bari lo leexanayas suuqsade lasting Markyate ilaa gugux
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Месяц назад
walahi waa qurux ❤
@ahmethzerka3849
@ahmethzerka3849 Месяц назад
Wad Ka Haysaan Jawi iyo Daal iyo dhaxanba lkn waa saxdii...😂
@abdikariinabdilaahiali770
@abdikariinabdilaahiali770 Месяц назад
Hore usoco sxp keep going
@xamralive
@xamralive Месяц назад
Biyaha Isha iyo halkay kasoo dhacayaan ka cab kuwa dhulka yaala ha Cabin oo Kilyahaaga u Nax
@cadceedka
@cadceedka Месяц назад
Biyuhu haddii ay durdur yihiin oo ay soconayaan waa nadiif mar layba. Mahadsanid.
@Daaci-s9f
@Daaci-s9f Месяц назад
Hurumar wcan zxp❤
@xamdiyasin
@xamdiyasin 2 месяца назад
Mnsh allh dhulka hooyo ❤❤❤
@zuheipabdilahi5068
@zuheipabdilahi5068 Месяц назад
Waaar Ninkani Ma ciise muusa dhulkiidii Boojoogyeh
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
gugux iyo saaxil dhul ciise muuse dhogori
@zainabhassan8024
@zainabhassan8024 2 месяца назад
Muqal qurux badan
@sayidcabdi3509
@sayidcabdi3509 2 месяца назад
Mnsha allh
@aarboy2305
@aarboy2305 Месяц назад
MARYOOLEEY MAXAMED WIILKAAN MEEL FOG GAARSIIYA WUU DADAAL BADAN YAHAYEE WUUNA U QALMAAA IN UU GAARO HEERKAAS EE HOREY AAN U WADNO .
@cabdiasiis8777
@cabdiasiis8777 Месяц назад
Sxp daroon bes ka maqan
@AwilOsman-ub3bq
@AwilOsman-ub3bq Месяц назад
Geedka waxaan inu ugu yeedhalaa marwo ure ee bedel odhaahda
@Xiyomowlid
@Xiyomowlid 2 месяца назад
Zxp cadceedaw foodka mar muu qaal nooga soo sa mèe pls 😮😮😮
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Месяц назад
Odaygaa Maxamed Dalxiis ayaa la dhahaa, sanadkii hore haddaaya ayaa aannu is raacnay oo waa sheeko miidhan
@mosaqasin4083
@mosaqasin4083 2 месяца назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉thanks you so much bro
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 29 дней назад
Odeygu waa buur koraa neefneefsan maayo
@xamsewalaalo5240
@xamsewalaalo5240 2 месяца назад
Muuqalada soo gaagaabi si ay u qarxaam 15 minutes ka soo dhig sxb from hargeisa
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Месяц назад
shabeelka waa very dangerous aad iyo aad ban fulani u ahayi
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Месяц назад
waa inaa fardo samayiisan waayo waa easy way
@Jaam1223
@Jaam1223 Месяц назад
Waa ku wataa boqortooyo 1:08
@RobleAli-pj9hk
@RobleAli-pj9hk Месяц назад
Wagar its located where
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Месяц назад
waa in halkaa an tago wax badan baan kasamayiinlahaa walahi dawa ka buuxuda I can see that
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 Месяц назад
Maanta ayaan idinkusoo biiray lkn inader vudeoga soo yara gaabiya
@user-ok5wl5lp9z
@user-ok5wl5lp9z 2 месяца назад
Dhulka illaah ba Igu og waxaan Ku dhali lahaa 2000 kun 🐄 wadankaba cano iyo bar waaan ka dhi lahaa
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 Месяц назад
Soo videoga wll
@user-jv9jv2ey5s
@user-jv9jv2ey5s 2 месяца назад
Axyaa jawi😊
@abdirahmancadaani2222
@abdirahmancadaani2222 2 месяца назад
Bro odeygaa guider ah numberkiisa isii , wanu u Socone.
@xamsedeef4081
@xamsedeef4081 2 месяца назад
Sxb ku wataaa❤️❤️❤️
@nagadmohamed8219
@nagadmohamed8219 Месяц назад
Next time adeer ka backpack u so qaad bacda kadaaa
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts Месяц назад
Hurda caafimaad qabtaad seexanaysaaan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 месяца назад
Waran macaa calankii
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 Месяц назад
💚🤍❤️ DADKA AAN GARANAYN BUURTA WAGAR WAXAY KUTAALAA SOMALILAND GAAR AHAAN GOBOLKA SAAXIL AMA SHEEKH DULEEDKEEDA WAXAYLEEDAHAY DURDURO AAD UTIRO BADAN OO BUURTA KASOO DHACA OO DADKA IYO XOOLUHUBA KACABAAN JAARKIIYOOW MEESHU SOMALIA MAAHA KEEP YOUR MIND ILMAADEERAYAAL THANKS
@user-lh7dx7cf4p
@user-lh7dx7cf4p Месяц назад
Wagar waa gobolka saaxil waana Cm anigaa yar Baan adhiga Ku raaci jiray😂
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 Месяц назад
@@user-lh7dx7cf4p Thanks inaadeero
@MoneyOn_Air
@MoneyOn_Air Месяц назад
oo xagee ah
@abdikariimak2955
@abdikariimak2955 Месяц назад
Videoyada minidada ay soconayaan soogaabo qofna 48 minute madaawan karee anigaygaasi. Madaawan imminka
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 2 месяца назад
Weatherka internetka ka checking gare legend markad safrayso. Lo'o jir gobanimo maleh 😂😂 nimanka robka idinka xarayn wayay. Gobanimo gel jire udaa. waa kaftan✌️
@sayidka6911
@sayidka6911 Месяц назад
Geel jir iney gob yihiin waxaan bartay mudo hadda laga joogo 20 sano 2005 mar aan safar go'doon ah ku galnay dhul baaxad leh oo u dhexeeya labada wabi ee Juba & shabeele, safar 13 maalmood nagu qaatay oo aanu lugeyneynay markii gaadiidkii naga fariistay, Inagoo naftu naheyso ayaan gabal dhicii ku soo baxnay lo'leey se waa noo deyryeen, markale ayaan fiidkii u nimid lo' kale sidii oo kale ayey noo deyryeen, 11:00 hanbeenimo ayaan lo' kale u nimid sidii oo kale , balse subixii ayaan geeley kusoo baxnay caano ayuu naga dherjiyay inankii geela la joogay, xitaa lacag aan siinay wuu naga diiday, illaa duhurkii sadex jeer ayey geeleey caano nasiiye illaa aan gaarnay tuulada araboow oo ku taal jubbada dhexe.
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 Месяц назад
War nio konfurta haddan ka imado oo meeshan Dalxiis u imado ma la is cunsurayna
@sayidka6911
@sayidka6911 Месяц назад
@@bilalabdi9148 jubooyin dalxiis uma tagi kartid waa la is qalayaa, meeshaan hadda kuumuuqatana Niman waxaa degan soomaali oo dhan cadaw u yaqaan, haddii aad xabashi tahay waad u dalxiisi kartaa.
@AxmedMaxamed-fr8yv
@AxmedMaxamed-fr8yv Месяц назад
​@@bilalabdi9148waxas lagama yaqano zxp
@comtheable
@comtheable Месяц назад
Africa shabeel lagma helo
@HoussenAbdi-fc2ls
@HoussenAbdi-fc2ls Месяц назад
M allh intey ku yaal
@engabuukar
@engabuukar 2 месяца назад
Bal eega wadankeena waxa nimco taalo hadana dhalintii wey tahriibayaan
@MascudOmer
@MascudOmer 2 месяца назад
Next trip wa is racaynye xgen ka hela awowe😅
@cj3561
@cj3561 Месяц назад
Soomaalida Faras ma lahan miyaa
@maryanali8196
@maryanali8196 2 месяца назад
wagar iyo wacays cali
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад
Dhogori baa dega wagar wacays waa mija caseeye iyo bixin wagar iyo gugux iyo gidhays iyo qooyta dhogori baa dega , Waad kal daysaaye Waa weger iyo wacays cali islaama haa odhanjiray weger eey ka waawayn wacays ma dego wagar weger iyo wagar baad isku khaldaysaa kkkkkkkkkk
@maryanali8196
@maryanali8196 2 месяца назад
waa sidaan maqlay uun wacays iyo dhogoriba labaduba ha guulayseen
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад
@@maryanali8196 waa run ciise muuse wa isku mid laakiin waan ku saxayuun anaa islaamaa ka maqli jiraye waa weger iyo waxays cali wacasna bixin duula oo qurux badan iyo mijacaseeye ayay degaan ibeer awal oo dhan baan meel kalajirin
@HardTalk1
@HardTalk1 2 месяца назад
"Kuwan iyo Cadan baa kala goay ma garaynsaa" reer miyi war aynaan hayn bay ahayaan.
@alkhayr2834
@alkhayr2834 Месяц назад
Sidaas o kale ina ulugeeyo wa jeclahay lkn waxa jogaa wadan amniga kuliita marka kale ado maanta dhan qorax lugeenayay biyo aad ku mayrato ma helaysid
@cadceedka
@cadceedka Месяц назад
Dhibaato kasta oo dalxiiska kaa soo gaadha, hadhow xasuus macaan uun bay ku danbaynaysaa.
@asmaomar7113
@asmaomar7113 Месяц назад
Halkay ku taalaaa meeshani
@anwarmataan7745
@anwarmataan7745 2 месяца назад
Wagar io wacays cali❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад
Waa werer iyo wacays cali way khal dayaan islaamaha uun baa odhanjiray wegereey ka waa wayn wacays madego wagar waa dhul dhogori wagar iyo gugux oo buurta hoosteeda ah gidhays iyo qoyta ,wacaysna waxu degaa mijacaseeye iyo bixin dhuul oo qurux badan
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад
weger iyo wacays cali weeye kkkkkkkkkk maaha wagar
@user-lh7dx7cf4p
@user-lh7dx7cf4p Месяц назад
@@user-sz7sn2rv9r dhagri Ma dagto Gugux iyo wagar toona waxa daga adeeer abdiraham muuse legend 😂
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
@@user-lh7dx7cf4p wallahi dhogori baa leh gugux iyo wagar
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
@@user-lh7dx7cf4p waa dhul dhogore adaraax maan muuse waa reer hawda hawdka burco waa dhul dhogori gidhays gugux iyo goyra
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 Месяц назад
Buuraha wagar gobalke ayay ku yaalan
@Alisacudi
@Alisacudi Месяц назад
Saaxil
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 месяца назад
Geelaa caanihiisu waa saafi
Далее
GOOB DALXIISKA UGU QURUX BADAN SOMALILAND.
37:32
Просмотров 18 тыс.
Qaxii Majeerteenka ee Kismaayo Prof: Jurile 1991.
25:04