Тёмный

"Waxaan raali gilin ka bixinay in Xildhibaano aan kamid ahay oo hadalkooda banaanka u baxay.... 

Somali cable
Подписаться 366 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

"Waxaan raali gilin ka bixinay in Xildhibaano aan kamid ahay oo hadalkooda banaanka u baxay..."Senator Saciid Siyaad.

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 132   
@axmedmustafcumar6577
@axmedmustafcumar6577 10 дней назад
Gacmo wada jir ah ayaa wax lagu gooyaa wadanka isku heys buu rabaa somalia guul insha allah
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 10 дней назад
Midnimo iyo wadajir ayeey guusha dalkeena ku jirta Waad naga farxiseen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@mohamedamiin6271
@mohamedamiin6271 10 дней назад
maashaa allaah sidaas ayaa loo baahan yahay in dadka la isku baadi goobo lana dajiyo xaalada si aysan etiopia uga faaideysa mahadsanidiin
@user-ct3jh2iz2k
@user-ct3jh2iz2k 10 дней назад
jaajuuseen taariiqda baad baal madow kagasheen wasaaqiin
@abbdll
@abbdll 9 дней назад
Maanta soomaalida in la isku haayo ayay u baahan tahay. Waryaa iyo qasab wax ku socon meyso. Waa mahadsan yihiin xildhibaanada
@Usfftte
@Usfftte 10 дней назад
Waxaa nasiib daro ah in nin xabasho taageeree xamar dhex goojo shabacka reer muqdisho hurdada haka kacaano Wixii uurkaaga kujira afkaa xad xada Caaac cidkale usheeg waxaas wixii ahaydeen allah bananka keenay
@marwo7566
@marwo7566 10 дней назад
Waryaada dhamaantii waxaa tihiin khaainul wadan ,waxaan dacwad ka nahay haddan shacabka nahay dhaamann patlamankii oo isku raacay una heshiiyey burburinta sharafkii iyo jiritaankii qarannimo, shacabow haloo istaago mana jiro wax parlaman la yiraahdo sacdaan wixii ka dambeeyo waa tuugo dalkan iibsaday. .
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 10 дней назад
xildhimaanadas wa khaaiinin wadan taageerada itoobiyana qiil maleh ee koonfur galbed ba laga raba inay bixiso raaligelin
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 10 дней назад
Ma dhicin saa rabtey ee maxaa sameenee. Wadaniyad qiiro jabaan ah haku gambanine sheeg sababta ukeentey masar.
@abdigaafaa2931
@abdigaafaa2931 10 дней назад
Waxay ku heshiiyeen in aan shacabku ku kicin oo aan lacagtu ka go'in dabadhilif waa tillaabo ka qaadis iinsha alah
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 10 дней назад
👍👍👍
@akshaale
@akshaale 10 дней назад
Nacasow waxa raaligelinta bixiyey waa kuwii u hanjabay xildhibaanada KGS 😂
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 10 дней назад
​@@akshaalekkkkk
@sahruja5777
@sahruja5777 10 дней назад
Xildhibaanada taageeray Itoobiya iyagaa ubaahan sharciga inlamarsiiyo
@abdullahadam1238
@abdullahadam1238 10 дней назад
😂😂😂😂 Sharcigee
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 10 дней назад
Sharcigee? Hala xirodii aawey?
@MohamedAbdullahi-ke6un
@MohamedAbdullahi-ke6un 10 дней назад
@@sahruja5777 Sharcigee wllo
@abbdll
@abbdll 9 дней назад
Maanta soomaalida in la isku haayo ayay ubaahan. Waryaa iyo qasab wax ku socon meyso. Waa mahadsan yihiin xildhibaanada
@alifarah5262
@alifarah5262 10 дней назад
Waad mahadsan tihiin yaanan dhexdiina Ethiopia ka faa'iideysan ma fiicna mana qurxoona hadalada qaar, Ethiopia ayagaa kala socda ee yaaney na maran waan soo kabameynaaye. Mar kale mahadsanidin
@hassanbitte
@hassanbitte 10 дней назад
wad mahad san dihiin dhaman wllyal wan ka xumanay awal 😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤
@a.j2428
@a.j2428 10 дней назад
BRAVO MAANTA SOMALI IN LAYSKU SOO DHOWEEYAA LOO BAAHANYAHAY, WAX LASII KALA GURO LOOMA BAAHNA, MIDNIMO. ARINTAAN AAD SAMAYSEEN WAA GEESINIMO, REER KOONFUR GALBEEDNA WAXAA RAJAYNAYAA INAY AQBALAAN CUDURDAARKAAS. NOOLAADA SOMALIYEEY GACMAHA ISQABSADA, WAXAA LAGU JIRAA WAQTI ADAG, SOMALIYA WAXAY HALIS UGU JIRTAA IN LAWAAYO WAXII SOMLIYA LADHIHI JIREY
@AAbdi-q1o
@AAbdi-q1o 9 дней назад
Waxaydun tihiin Sawlad ku sheeg warka rasmiga waa ka ka soo baxa Xalene Waa Khayran katiiran
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 8 дней назад
Xildhibano taageerey ithopia aqligooda ayeey hadleeb laakiin doqonkaada hadaad geed ku xirto mid doqonkiisa wataa ku dilo hada waa wada guuleeysaney soomaaliya ha guuleeysato
@Siciido-x8q
@Siciido-x8q 10 дней назад
Mayland dad qurunle way is bareen wllhi Lkn weli xukunka Xasan Sheikh iyo laamihiisa amnigu cidna su'aal kama waydiin xumaantii dhacday
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 10 дней назад
DHAMAANTII ILAAHEY HA NA TUSU HA A NAGAARSIIYO DOORASHO QOF IYO CODA INSHA ALAAH
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 10 дней назад
yaa laga raba inay raaligelin bixiyan ma xildhimaanda difaacay itoobiya mise dadka difaacaya qaranka iyo dhulka soomaaliyed jawaabtu wa dabo dhalifyada itoobiya
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 10 дней назад
Kuwa masar biyahaaga soomaaliya kadifaac yiri - mooryaanta keentey masar damiir laay.
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 10 дней назад
​@@Daljirka-Dahsoondawladu ciday doontay keenikarta ee madoladad yukuntan
@HassaAli-j8e
@HassaAli-j8e 10 дней назад
Adi xabashi inaa thy mise cabsi xabashi ku heyso
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 10 дней назад
@@safiasheikhahmed5170 Dowlad mooryaan waxey rabtey sameen kartaa laakin dowlad Qaran waa in ey awaamiirta wadatashi ee axdiga federaalka u hogaan sanaataa. Masar ma in ey itoobiya biyo xireenkeeda gantaal uga tuurto koonfur galbeed iyo hiiraan ayeey utimid; dadkeenana madaafiic itoobiya looga sootuuro ayeey utimid? Mise waxey utimid in bada difaacdo? Danta burburinta biyo xireenka itoobiya maxaa faa'iido noogu jirta bal noosheeg. Buur hakabo iyo buur heybe goormey bad yeeshen? Raxanweyn dhiigooda dhiig Soomaali ma aha miyaa? Masar waa ey kaatageysaa markey gantaalada kudhufato biyo xireenka sidii ey isu hurdeysiisey waagii 1977.
@abdijama603
@abdijama603 10 дней назад
Xasan sheekh waxaa u yaal sharcigui dooraahooyinka iyo guddigii in loo ansaxiyo. Odayaashaan raali gelinta bixinaya isagaa soo direy si xildhibaanada koofur galbeed loo marsado codkooda. Kuwaan waa xildhibaanada ku heybta ah xasan sheekh.
@Muniid99
@Muniid99 10 дней назад
Waa Dhaqan Mooryaanimo xikmad la’aan ah. Mooryaanta wax ha u qabtaan Balcad ilaa Baraxleey, koley Soomaalida kale waxba kuma soo kordhinayaan.
@sahruja5777
@sahruja5777 10 дней назад
Maskiin ayaadtahay Dhulka soomaaliyeed Hawiye ayaa leh ciilanayahey
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 10 дней назад
Cudurka haweye goorma kugu dhacay Xili horre mase Hada
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 10 дней назад
Wadaniyad ayeey kugabadaan markey sidey rabeen laga diido. Masar iyo itooboya dagaalkeeda maxaa digil aw mirif dhulkooda lookeenaa. Masar bad ey difaacaan buur hakabo kumataal.
@alxijaz1847
@alxijaz1847 9 дней назад
Naclatullahi calaykum khaainul wadan shisheeye kalkaal maanta haddi sharciga lala tiigsan waayo boqol sano dambe wa in aan la iloobin dibdambe wa inaan saaxada siyaasada somaalida aan lugu arkin wadankana laga tarxiilo haddi aan la dilin
@bravaboy441
@bravaboy441 10 дней назад
RRA is not Easy
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 10 дней назад
Danta Laga Leyaha Ka Badan Tan
@naleye1
@naleye1 10 дней назад
Qof walaba oo Somali 🇸🇴 ah ayaa u jawabayo jajusiinta Ethiopia tageray wana in sharciga lamar siyo Xildhibanada tageray Amxarada. Qayano qaran ayee galeen no apologize
@JazzaMoma
@JazzaMoma 10 дней назад
Lafta gareen deg deg xabsi hoo loo dhigo asaga iyo xildhibanadiisa khaldamay oo daba dhilifyadaa
@kingaadanmastar6190
@kingaadanmastar6190 10 дней назад
😂😂
@abdullahadam1238
@abdullahadam1238 10 дней назад
Loo😂😂😂😂😂l
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 10 дней назад
@@JazzaMoma jazza waa kushubo dumnacas ushaqeeya oo point 25 lagu shubto.
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 10 дней назад
Haye aad ee soo qabo libaax Lafta.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 7 дней назад
Kkkkkkkk 😂😂😂war yaa idiin aaminaa sidaat kutimaadeen ayaan ognahay dadka waasoojeedaan.🎉🎉🎉🎉🎉 shimbiyahaw heesa hees qabiil ku heesa 🎉🎉🎉🎉
@drcabdiyarexasan5
@drcabdiyarexasan5 10 дней назад
Awalba waxaat aheden dadlagu xushay qabiil iyo qurun mantana waxaso baxday waxatihiin umadda somaliyed waxay asageed kahartay markaat asinko kale masuul u noqoten Insha walaheli donaa dhalanyaro somaliyed oo aqonleh yaqana cadowgoda sidinoklena aheen calloshot u shaqesto yaal qurmay
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 9 дней назад
Ukumihii cadowga Itopiya iyaka uun baa iskashifay. Barlamaankaana waa kadexbuuxaan cadaw kalkaal Itopiya ushaqeeya iyo xataa xafiisyada golaha Waziirada. Howlmadhowa
@husseinaden7560
@husseinaden7560 8 дней назад
Hadal waa kii hore xildhibaanada hadalka niyada shacabka jebiyey ku hadlay ,shacabka somaaliyeed waxay ku qanci karaan ,xalka xayuubin iyo sharciga oo la hor keeno,waayo hada mushaarkooda ayey baqdeen iyo nabad gelyadooda ,sharciga ha shaqeeyo
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 10 дней назад
Qofkasto asagaa degankiisa iska leh konforta galbeed 8/9 ayaa iska leh hawiye joojiya kibirka iyo dulmiga siyaasad xumadiina ayaa kentay in itobiyo kuso dhiirato somali
@MuxibaMohamednoor
@MuxibaMohamednoor 10 дней назад
MAAY DHIBALETAA WILIGAANOBA OROMO LEY MAXAATIRI OGTIIS KAHAAYNEY MAAY HOO CALANKA KOONFUR GALBEED IYO KAN ETHIOPIA LISKA XARDHA DHIBA ALOOLADIIS INSHAQTABOOW AFKA REER KOONFUR GALBEED KULAHA AFKA ALOOLADAAWU AFKA REER KOONFUR GALBEED MA'EH MASARTA ETHIOPIA KAA HANIIKA DHOW RÈER NAAREED ARIISHEY HAAN DIGIL IYO MIRIFLA MA'EH AF UNU INKASAANEE KADOHOWAHAAYAAN
@Gmaaad
@Gmaaad 10 дней назад
Kuligiin tuuga tihin aniga ima matashaan 😮😮😮
@munasar10001
@munasar10001 9 дней назад
MAXAYTAHAY QORSHAHAAN AYAGAABA SHIR JARAAID QABTAYE HADANA KULAHAA WARKAA INUU BAXO LOOGUMA TALAGALIN TUUGO KUWAASAA WADAN DHAN LAGU AAMINAYAA.
@maxamedadan35
@maxamedadan35 10 дней назад
XILDHIBANADA SOMALIYA WAXAN LENAHAY ADUN IYO AKHIRO ALLE IDIN CADAB DALKU WAXAD GACANTA U GALISEN TUUG KHAYIN WADAN AH
@sahruja5777
@sahruja5777 10 дней назад
Tuug adiga ayaaeh
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 9 дней назад
Waa sax in la helo midanimo lkn go'aanka wadanka madaxtooyada io golaha wasiirada leh ee xildhibaan ama gudoomiye gobol kama dabo hadali karaan waan in dadkii parlamanka hortiisa ithopian ma baxeyso yiri lala xisaabtama haddii kale qaranka qabiil ayuu noqan oo nib walbo intuu sharciga ku gafo haddana dabada la galayo reerkiisa.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 10 дней назад
xasan sheekh dalkisi shirka wuxu gudbiyaay fariin ah soomaaliya wa wadan madax banaan yacni hadalkisa dadka siyaasinta aqoonta leh uun ba fahmay laakin inu China iyo soomali mabda wadagaan wuu kukhaldanyahay
@AdnanMohamed-vs5yb
@AdnanMohamed-vs5yb 10 дней назад
Wlhibaan nila aamineeynin Waxaadna tihiin khaa’inul wadan tan xigta odaygaan muxuu kahadlayaa alla maxaa jaahil dalku jooga war annaga ayeey ahayd in nala raali galiyo sidee iyaga loo raali galinaayaa wlhi Ethiopian farabadan ayaa Rabbi kashifay
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 10 дней назад
Tedaa kale ayaa mudaan inu raali giliin bixiyo xoolayehey mesha leysugu kenay war waxaani firiyaa waxay ku hadlayaan
@abdullahadam1238
@abdullahadam1238 10 дней назад
Moqdisho ciidama uganda 🇺🇬 Kismaayo kenya 🇰🇪 Baydhabo 🇪🇹 ethiopia Hassan sheikh. 🇪🇬 egypt. Hagayseto galhareeri iyo ceelcade Masaarida juquraafiga ma kala tagaan U sheege hassan shiekh in aye xuduudka itoobiya Iyo somaliya uu galhareeri yahaye aye ka difaacan karto. Biya xireenka itoobiya
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 9 дней назад
Maxumo lkn waxa xaqiiq ah mardanbo inaana lamaqal qof cadowga umadeena xabashida itoobiya ugacan haatiya
@abdiali4991
@abdiali4991 10 дней назад
No masar no Ethiopia Somalia 🇸🇴 haysku tashatoo iskeed 😢😢😢
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 10 дней назад
Sax, war lagu farxo
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 9 дней назад
Barlamaakaan sirdoon badan oo Itopiya Kabuuxa. Xataa golaha wazoirada. Iskabadaa hogaanka bulshada iyo ciidanka. Ethiopian DEEP STATE!
@MohamedAbdullahi-ke6un
@MohamedAbdullahi-ke6un 10 дней назад
Kgs xildhibaanadeedu ethiopian 🇪🇹 waaye halaga soo saaro villada😅
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 10 дней назад
Somalidu Waa Inay Heshisa Waayo Kala Taga Soomalidu Waa Farxada Itoobiya
@MohamedAbdullahi-ke6un
@MohamedAbdullahi-ke6un 10 дней назад
@@ambiyaxasan6082 wllo fkirkaagu mxumo lkn somali masoo dhowa runta way qaraar thy dadka wadanka fooda kawado wa ayaga dowlada waa ayaga marka waa lasoo jeeda Tani masoceynso waan daalnee ina orodsiiya bay taaganthy hada marka kuwa dhahaaya hala xirro xildhibaanada kgs ayaga keliya dalka iska leh miyaa Tani socon meyso waana kaga maha Celina sida muwaadinimada ah aad muujisey 🫡
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 10 дней назад
Maleydin soo tuugay
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 9 дней назад
Xildhibaano isqabsay iyo murmurmay hadalkood dibada usoobaxay muu kadhigayaa hadaladii qiyaanada qaran banaanka timaaday? 😮
@Usfftte
@Usfftte 10 дней назад
Makuwii amxaata taageeray aad raali gelinee Manta wixii ka bilowdo magacoodu waa xildhibaanadii amxaarada Hees lagaku soo karbaasho
@osmangiire1349
@osmangiire1349 10 дней назад
Waligeed meeshaas war farxadle kamasoo bixin! Laganasugimahaayo😂 See wax usodaaniin? Meesha waxaan fileyney in teesto layskala daalo sidii oo Leftinegaaland😂 Tuugta waa idin salaamey😂 umada qaylada iyo qaxarka halagadhaafo! Iimaanka Eebe idkaqaadye!
@user-wt1be4sl4l
@user-wt1be4sl4l 10 дней назад
habartaa usheeg dhageeygeelow jaajuuseyntii lagasugaayey raalingelinta miyaad ugudartay raalingaling jaajuuseynta
@hodanahmed9360
@hodanahmed9360 10 дней назад
Eelay daba dhilif
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 10 дней назад
HAWIYOO RUNTA OGAADAY IYAGOO KIBIRKII KA SOO NOQDAY. SOMALIDA KOONFUR EE HAWIYAHA AHAYN HADAAN NAHAY 26KA JUN CIDAAS SOMALILAND WAA NOOLA IMAADEEN WAANA NAGU SOO DARSADEEN QASAB NAGULA JOOGA HADII KALE GEESKA AFRICA DABAANU QABADSIINEYNAA WAA NOO CAQLI XUMO. SOMALILAND WAA NAGA SAXSAN YIHIIN.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 10 дней назад
Eelaay Wiiq Cid Niiga Yeelsyso Majirto Waxaa Tihiin Jaajuusiin Ethiopia U Shaqeysa Xamar Masii Joogeysiin Walee
@user-xg5mf3vf7p
@user-xg5mf3vf7p 10 дней назад
Xildhibano matihdin dhamantin
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 10 дней назад
Mooryaantii waa laga adkaadey. Digil aw mirifle iyo inta koonfur galbeed degan masarta mooryaantu wadato yaan la idiin keenin. Biyaha niilka maxaa reer buurhakabo kagalay.
@HassaAli-j8e
@HassaAli-j8e 10 дней назад
Wlhi waxe ka hadlyaan ma fahmin
@abdiisse6808
@abdiisse6808 10 дней назад
Xildhibaanada taageeray Ethiopia kuwa raali gelinaaya waa lamid wax raali gelin ahna ma mudna xildhibaanadu ma aha kitaab qurab ah kii xumaada dadka uu ka wakiil yahay wayweerarkaraan Kuwa raaligelinaayana waa khaaimiin
@msx6576
@msx6576 10 дней назад
Yaa raali galin laga rabaa horta waaba fahmi waayay sheekade.mida kale aaway 20 kii basaasiinta ahaa??????
@FaisalJama-zt3yz
@FaisalJama-zt3yz 10 дней назад
first, they do not know their topic, they must know the reality of etho. they must apologize all somalian
@abdiwahidhussein8256
@abdiwahidhussein8256 10 дней назад
Dadka waad dhibteen cid aad matashan malahan
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 10 дней назад
War maxaad ku hadleysaan miyaad waalateen marhoraba mesha barlaaman micno leh majirinee fadhi kudirir unbad ahedene Ma xildhabaan cadowga umada somaliyed tegaaray miyaad raali gilineysaa hadee adinkuna lamidbatihiin waxaba kama duwnidiin kuwas kuligiin ethobiyaan ayaa tihin hano shegina anagu waxaas khaaimiin ayaatihin
@ijama3578
@ijama3578 10 дней назад
Yaa ku cayaaraysaan 😂😂😂
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 10 дней назад
Intaan meesha taagan mid dugsi sare ugu yaraan aqoonteeda leh ma ku jiraan?..
@AbdirashidHussein-g4z
@AbdirashidHussein-g4z 10 дней назад
Badbaado biliqo iyo xasan dhiiqo miyaa dowlad wax ka yaqaana.horta odayaasha beelaha hawiye sheegta ayaaba wax kasta qaribay.xiligii farmaajo saas ayay u hadlayeen
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 10 дней назад
Xassan oromo waxba kama dhageso futada daboolo 😡🤛🏽
@AbdirashidHussein-g4z
@AbdirashidHussein-g4z 10 дней назад
@@ShamisAli-r3uadiga futadayda maxaa ka rabtaa mise caqligii badbaado biliqo ayaa igula hadlaysaa.
@AdanOmar-s1h
@AdanOmar-s1h 10 дней назад
Dabadhilifow Waxii caloshina kujiray ayaa umada somaliyeed usheegten, il gaar ah ayaa laydinku fiirin, hadal waxuu amaan yahay inta aadan oran.
@aminaahmed3811
@aminaahmed3811 10 дней назад
Bal fiiri indha adaygaas. Sow tii xildhibaanadii hawiye ay dhaheen waa u daadanaynaa. Waa in ay iyaga bixiyaan raali galin
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 10 дней назад
Taas waa riyo waa iney ayaga is raali galiyaan sheeko hhhhhhhhhhh
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 10 дней назад
Qofkasto oo somaliyeed waa in walalkiis rali galiyan oo shihseyaha iska ilalina shihseyaha
@kingyaasin8580
@kingyaasin8580 10 дней назад
😂😂😂 waa ethobiya kuligudaba
@axmedmustafcumar6577
@axmedmustafcumar6577 10 дней назад
Midninamada adkeeya
@hassanrobleh2972
@hassanrobleh2972 10 дней назад
loma bahno wxas dalka wxa unaqana somalia
@IlmiMohamed-r2m
@IlmiMohamed-r2m 9 дней назад
Calooshooda ushaqeystayaal araad tihiin aada abiya asagaad meteshaane
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 10 дней назад
Midnimo isku Tubnimo iyo isfahaan wanagsan aya lagu caano maala
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih 10 дней назад
War idiinma yaalee dhamaan tiin umada kahor dhaqaaqa
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 10 дней назад
Amin jeezow xira
@AcmedGaagow
@AcmedGaagow 10 дней назад
Kursi ayaad ilaa shaneusiin ragii dhayay dadkii ithobiya tageraayay ayaan kufikir nahay suuragal maaha habixiyaan raali gelin
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 10 дней назад
War mesha qof laga adagyahay majiro ee dadka kadaaya caayda iyo aflagaadad hawiyoow aqliga haidiin so noqdo talaxumo ayaa idin haysee wxa itobiyo kajecel oo rag hawiye udhashay majiro ee dadka halawada ixtiraamo
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 10 дней назад
WAA WAR CUSUB HADAAN RAALI GELINEYNO ITOOBIYO AYAGAA SHAQEYSTEE SHACABKA IYO WADANKA HA RAALI GELIYEEN
@maxamedclle2573
@maxamedclle2573 10 дней назад
Kuwan xildhiban hawiye shegana cid a metashan ma jirto dhunigina mas,ul ka tihin, nimanka itpia tagersanahay yiri wa qa,in wadan cid daboli karta ma jirto, dadwaynaha somaliyed wa jib aya kasaran in ay ila shadan qarankoda iyo ki wax u dhima, marka kuwan rali gelinta bixina xakey ka socdan, war hedhe wa ambaten idinka qudhina rali gelin bixiya bad an nalidirsan aya ku jirtan
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 10 дней назад
Laftgareen asagaa iska leh oo xukumo wax uso dhawaankaro majiran ee digdigta iyo kibirka joojiya jahlibaa idin hayee
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 10 дней назад
Yahuuu kuwan wa.xasan guurgurte eeyihisi 5kun aya idin daran cid.ad.matashan maleh caloshod u shaqeystayal quruna
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 10 дней назад
Ey Adiga Ah Nayaa Somalidu Runtey Ogaatay Dagaalka Somali Dhexdeda Waa Farxada Itoobiya
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 10 дней назад
Koofur galbeed maamul keeda faraha halaga qaado no more is baaro iyo dhul boob joojiya ficilada demo jadiid ay wadaan
@abdikaafimohamed516
@abdikaafimohamed516 10 дней назад
Xasan ma dharge ayaa soo diray markuu waalu ubaryey yaan halkaas looga soo kicin yuusan furmin baarlamaanku
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 10 дней назад
Ma Dhegenimo Adigey Jaajuus Itoobiya Ka Dhigtay
@akshaale
@akshaale 10 дней назад
KGS power ❤❤❤
@abbdll
@abbdll 9 дней назад
Soomaaliya waa isku mid. Itoobiya iyo masar waxba nootari maayaan
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 10 дней назад
Ku waan ilahey ha ina dhaafiyo jawasiista xilibanada ka buxan waye
@Dhuuso500
@Dhuuso500 10 дней назад
Nin walboo siyaasada ka shaqeeyo waa is yaqaan daaqada uu ka soo galay iyo kooxaha uu matalo lanidinka yeeli maayo in aad caqliyada iyo masiirka umada in aad ku ciyaartaan adinkoo condom ah ka hor taga umadaan aad qandaraasyada shisheeye aad ku baa bi iseen
@user-jl7ys6dx2o
@user-jl7ys6dx2o 10 дней назад
Wanku faraxney hada Somalinahay Runti Wadnaga nixisen markad itobiya no Amanten matana in niniga Aqbalo an Rajeyneyna
@proggmmer
@proggmmer 10 дней назад
hadd birito ayay caroonayan maxa xal ah
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 10 дней назад
Iyadoo dangaar ah darteed dalka soomaaliyeed meel qaldan baad la aa den aa kadaya bey aheed war Kee na lkn jawab tii madaxweyne ha iyo tii besha Hawiye lagu sheegey aa aheed Somali ba ma tihiin iyo tii Culimada oo Ahmed reer KGS Masar hadeydiiden dhintey kabaxeen Intas oo gef ah kuma filno mana kuso dhamankarto intas aa adigaba kasiidarey bal aan qatee rali gelinta aa 1 cadowga aad ilee dahey aan umidowno muxuu yahey ? 2 calanka Ethiopian oo laqaato miyaa xaram ah mise denbi ah 3 Ethopia gormen colowney oo cadow noqotey sow tii kumeel garka naga sartey oo ilaa hada nala jogta war hawiyow inan is dagaal no baka fiican inan iskhiyano oo been isu mawelino aa kajooga arinka dagaal iyo nabad mid kood toos uqaatan rali gelinta madaxweyne ha hakasobilabato Masar na xitaa safaradeda waa in la xiraa Iska daa iney natag yertee. Wan baahanyahey bakhti Loma cuno talada dalka Hassan Sheikh Mohamud kaligiis ma lahan sharci iyo dastuur midna wax kuma maamulo oo wakas maalinba meel nala aadayo tasna yelimeyno sababta Hawiye weydii sheley kadaya war sherci umara anago leh bey unukaleh kukenan Ciidankii xoogga dalka soomaaliyeed burbur ka ayaa banankayala maxad raali gelisen ma masiir kena ayaa naga raali gelisen oo wan aqbalnaa inaad siidhamestirtan war meel nalosiiriixo oo udurugno majirto
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 10 дней назад
Hassan ayaa Soo abaabulay ee raaligalinta asagu haka bixiyp😂😂
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v 10 дней назад
Xilibanda dhamntod dil togasho in lugu xukmo aye jeclan laha tugada wadnka gobayo wa ayaga somli kala geynayo
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 10 дней назад
warkan layeelimayo nimanki kuxad guudbau away waale soomaaliya doowlad kama jirto kuuwan makuuwi danbiga galayey difacayan wale wayab itoobiya adan madoobe ayeey wadata masiga kahadli karo
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 10 дней назад
Kkkkkkk
@user-ru8em6hy8c
@user-ru8em6hy8c 10 дней назад
Tuugo khaa’inin ah waa maxaan cunaa gurigiina ha ku dhimanina meeshu waa S O O M A A L I Y A Maha dhul amxaaro diinta islaamka xita way ilabeen. Maye iyagaa raali gelinta laga rabey dambi ayey qaranka ka galeen oo mushhaar ku qataan weliba aduunyooy xaal qaado.
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 10 дней назад
aabaha iyo rali gelinba was damiir laawayaal xildhibaano Khaa,imiin ah miyaa raali gelineysaan dadkaan maxaa ka qaldan. xildhibanadaan khaa,imiinta ah waxey aheyd in maxkamad lasoo taago.
@abdirazakali333
@abdirazakali333 10 дней назад
MOORYAAN MOORYAAN DHALAY AYAAD TAHAY
@amnoali8348
@amnoali8348 10 дней назад
stop drama
@cabdikariin718
@cabdikariin718 10 дней назад
dalku hore ayuu u socdaaye yaan dib loo celin balanteenu waa wada hadal wada heshiin wada tashi iyo in difaaca dalka loo istaago koonfur galbeed gurmad ayay u baahantahay cadaw ayaa meelwalba ka fadhiya
@yusuffarah5150
@yusuffarah5150 10 дней назад
tan raalgelin ma ah mana yeelayno sababta oo oh waa in ay ayaga si fiican u raali gelin fiican ka dhiibaan
@arahmaanmaanka5845
@arahmaanmaanka5845 10 дней назад
Nacala idin kutal ader cidi qadiyada somalia dod ama cadwga lasafata waa in laga qada xasanada
@hodanahmed9360
@hodanahmed9360 10 дней назад
Eelay daba dhilif
Далее
КТО БОИТСЯ КЛЕЩЕЙ?? #shorts
00:18
Просмотров 2,1 млн