Тёмный

WAXAAN WEYDIYEY INEY WAX IGA TABANEYSO IYO INKALE MARKII…!!😳 

Подписаться
Просмотров 35 тыс.
% 2 947

IN AAD IGU SOO BIIRTO WAXAY II TAHAY DHIIRO GELIN
HAKA ILAABIN SHARE LIKE COMMENT ,SUBSCRIBE
INST-OTHMAN_AMIIN
SNP-iamiin11
FB-imaan amiin
THANK YOU FOR 195,669K
I CAN'T WAIT TO HIT 200K

Развлечения

Опубликовано:

 

27 авг 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 183   
@samatarmoh16
@samatarmoh16 3 года назад
Masha Allah abti Imaan ameen Walid baa ku ahay Allah weene ku barakey
@nazteexomohamed5287
@nazteexomohamed5287 3 года назад
Farxadan uxiznay ayaan cawa aragnay keep goin team injoy🥰🥰🥰
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 3 года назад
Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏
@abdikariniceman3081
@abdikariniceman3081 3 года назад
Masha allah back to Farxadina Keep gwen Team injoy🥰🤝🤲💪
@kinhassan4426
@kinhassan4426 3 года назад
Imaan, stay the way you are, and don't ever change! YOU ARE THE REAL DEAL. MUCH ❤
@sameeraessa6198
@sameeraessa6198 3 года назад
Wahy tilfoonkii ba igadhacy farxad daardeed haanbaaliyo waalkay 🤣🤣waan sika fahnsanhay farxad aamiin haay haay kuulha imaan aamin yaan laaguug aarkin iiman guul iyo goobanimo 💞💋❤
@caishoqueen7639
@caishoqueen7639 3 года назад
Wwww m.a wlhi heshiiskiina waan kufaraxsanahay wllo Alx intaaba Ale Ayaaa laga helaaa iimaan iyo Aamina waan kujeclahay sister
@aaminaosman7189
@aaminaosman7189 3 года назад
m.a walaalaha wan idinsalamay taem enjoa kuliginba guul wcn ayan idinrajeynaya my brother and my sister keep going one love imaan amiin and samidey aamina❤👊🙏
@somalifurniturefadigaasari2295
@somalifurniturefadigaasari2295 3 года назад
ManshaAllah Allah haiskukin so celiyo inigo midh ah rabna inan aragno
@mnn2436
@mnn2436 3 года назад
Masha allah ilaahey farxada ha idiin siyaadiyo dhamaan tiina isku imaada
@aayaabintuibraahim4122
@aayaabintuibraahim4122 3 года назад
Masha Allah Wlhi Farxada ku fcntihiine walalayal mar walba iska faraxsanaada I.a Allhna idin siiyo Farxad Waarta Next Video waxan Sugeyna idinko idin lajiro Real Enjoa
@cazuuinacali499
@cazuuinacali499 3 года назад
🥰 waan u xiisnay In aan aragno farxadiina Walhi 🥰💋❤️
@naajuuqueen7182
@naajuuqueen7182 3 года назад
M a farxadiina uxisnay cawa back too noso dhahden keep going team enjoya 👏🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacaadacamuud1557
@sacaadacamuud1557 3 года назад
Wa runti walalkey😘😘😘😘😘 keep going Qali
@naciimasheekh5741
@naciimasheekh5741 3 года назад
Iiman sidasaa laydinka rabaaa kollay carab iyo labadiisa daan way isdiidan lkn wad kasoo noqoteen masha Allah keep going taem enjoy 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤👍
@xaliimoyuusuf9720
@xaliimoyuusuf9720 3 года назад
Ani bacaw waxan u aqan bahal qurmun oo aborka u eg sa idna uqurmun runti amino adina waxa utaqan sosheg
@murtimadadaalo5937
@murtimadadaalo5937 3 года назад
Imaan cade waan Ku salaamay keep going pro
@nastexoyasin4298
@nastexoyasin4298 3 года назад
Manshlalah guulaysta wnkufarxay farxda wajiyadiina kanuuqata manta waxan ognhy inaaad soo afjarteen coladiiwaydan idinka dhxysay aniga fiirsde ayan mka ahaa ooma soohdlijirin lkn caawa farxadaa iga soo hdlisay guulaysta wlalhy
@faizaabdi7330
@faizaabdi7330 3 года назад
M.a brother keep going 💞💞💞❤❤
@handaahmed6600
@handaahmed6600 3 года назад
Masha Allah farxade wrato ilahay haa ka dhego
@sacdiyaosman1476
@sacdiyaosman1476 3 года назад
Mansh Allah wll amiina iyo imaan horay usoco ayaan idin leyahay mansh wlhi farxad waino muhim wlhi
@safaahabashow425
@safaahabashow425 3 года назад
Amina abdiqadir Dar ale aya kuu jeclhy ee inolow🥰😘😍
@roodamohammed3664
@roodamohammed3664 3 года назад
Masha allah amina quruxdiyo qofa
@faiza4067
@faiza4067 3 года назад
Maansha allah iimaan and aamina you look good together mmmmm as as her brother of course 🤣🤗👍 keep going guys💖🌹
@munamoh8461
@munamoh8461 3 года назад
Masha allah waad isku soo baxaysaan inaad is jaftaan😅
@hindaahmed5534
@hindaahmed5534 3 года назад
Ma.allah imaan cade keep going farxadinu 😍😍💞hawarto team enjoy 😙🥰💝
@bashiirboy4772
@bashiirboy4772 3 года назад
Imaan Amiin
@ibrahimissack3312
@ibrahimissack3312 3 года назад
ManshaAllah walahi wan kufaraaxsanahaay in an arko eniga oo is kuu faraxsaan
@jenlisa8002
@jenlisa8002 3 года назад
Imaan and aamina keep going happy family 👪 ❤ 💙 ♥ 💜 💕 👪 ❤
@sumayonur8945
@sumayonur8945 3 года назад
M.a dad aan tagero wxn idin leyahay ilah ha idin xifdiyo
@fuadhassan3038
@fuadhassan3038 3 года назад
Well done imaan
@najmakhaliif3309
@najmakhaliif3309 3 года назад
Imaan amiin wll qof enjoy aathy wlhi sidaan lee ahow dagal dhn kuma fiicnid enjooya xabada alla yacizak waxaan sugnaba waan really enjoy siwada jira uwada joogtaan😍😍😍
@hidaayoclaahi7035
@hidaayoclaahi7035 3 года назад
masha allh wll
@aminali7491
@aminali7491 3 года назад
Aamino haday jeclaatay injoy. Waxaan oran lahaa inay timka nooga baxaan. Maxaa yeelay ma doonayno in uu timku burburo. Waxaan ahay taageerayaasha timka. Su’aashaas waxaan ka rabaa Aamino iyo Iiman. Wabilahi towfiiq.
@suadmohamud8416
@suadmohamud8416 3 года назад
Yeah, thas good job my sister n my brother. Horumar wacan
@housniyahoussein8901
@housniyahoussein8901 3 года назад
Machallah iman amin waan ku farahsanahay farhadina allah ni siiyadio from Djibouti ❤❤❤❤😘
@hodanfarax9281
@hodanfarax9281 2 года назад
Waaaaw m.a
@fil-dunyawafil-akhirahtv2199
@fil-dunyawafil-akhirahtv2199 3 года назад
Keep going all team enjoy
@baarliin50
@baarliin50 3 года назад
Yaaah xaaji aaaa mugoo meehaas faraa ku godan enjoy maa rabtiin inaa kabsar caleen ku ridaan wooow aamina wiilka enjoy qalbigiisa ilaali
@aragsansidiiilibaxa5756
@aragsansidiiilibaxa5756 3 года назад
Masha Allah jawiga sidan ayu ku qurux bdn yahay 💚💚💚💚💚
@fartuuncabddule1066
@fartuuncabddule1066 3 года назад
Waan idin xisay wallahi
@bishaaroabdulahi8666
@bishaaroabdulahi8666 3 года назад
Masha allah allaha idin sitadiyo farxada saxiba nimada wax kaqalisan malee
@rumaisgamergirl
@rumaisgamergirl 3 года назад
lmaan stay the way you are and don't ever changei You are the rea deal much ❤️❤️❤️❤️❤️😎😎
@nasipali4242
@nasipali4242 3 года назад
Imaan amiin ❤❤❤❤
@simaneygacal4968
@simaneygacal4968 3 года назад
Mansha Allah
@raxmomaxamed7388
@raxmomaxamed7388 3 года назад
Runtii umaan wa qof qalbi wanagsan alle haku xifdiyo walalkey
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 года назад
Waa isku so baxeysin isku Yaaca Amin qoftaan ku dhagso
@aminali7491
@aminali7491 3 года назад
Wax xumaan ah ha u arkina inaad tiimka laga saaro Aamino iyo injoy. Sababtu waa farxada timka ayaa isku bedelaysa xumaan. Sidan hada ay Aamino u qoslayso uma qasli doonto. Waa fikirkayga.
@mudaneaqaaz5500
@mudaneaqaaz5500 3 года назад
M a keep Going
@nuuraadam3677
@nuuraadam3677 3 года назад
Amina farxad ba ka muqata sasan karaba labadiinaba
@muhimahmed3759
@muhimahmed3759 3 года назад
masha allh wllday wan idnku fana
@abdullahiabdi123
@abdullahiabdi123 3 года назад
Wllhi maalin dhow ma arkin aamino oo sidaas ufafaxsan Alxm farxdiina hawaarta team enjoy
@xabiibomaxamed8493
@xabiibomaxamed8493 3 года назад
Mashaa Allah waan kufarasinahayi farxadiina walalheyiga
@najmaxassan399
@najmaxassan399 3 года назад
Waw m .a aad baan ugu farxay runtii farxadina keep going bro
@mowliido5436
@mowliido5436 3 года назад
Aamina wllashey keep going
@bahjobashir5168
@bahjobashir5168 3 года назад
Imaan qof qiima bdn thy waa no keenti aamino sxb mhdsnd waa ku faraxsanahy tageera ku ahay
@amishibrahim3541
@amishibrahim3541 3 года назад
The one an ally one imaan amiin ❤
@rahmaahmed1388
@rahmaahmed1388 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂bacaw waa caay aamino 😂😂😂😂😂😂😂
@orhhan..nature4893
@orhhan..nature4893 3 года назад
War tan too ma ahn walhi qosolka iga dhameysay walsha real enjoy imaan kamaal la idin sugayaa my team ..♥️♥️♥️💛💛😍😍😍😍😍💕💜💚💚💗💗💗🧡🧡💙💙💙💙🤩😍😍😍😍😍😍😍😍😍💯💯💯💯💯💯💯
@amalgarnayl8961
@amalgarnayl8961 3 года назад
37 minit 3.8k Views anather level Hore usoco
@hoodamaxamedibrahim1064
@hoodamaxamedibrahim1064 3 года назад
Ilahay farxadiine haydiin siyaadiyo my team enjoyaaaaaaaaaaaa
@iftingure3531
@iftingure3531 3 года назад
Wadmahadsantahay walashay maadama wiilasha kagoogisay gacmahi lagelijirtay.
@sahrasiman7690
@sahrasiman7690 3 года назад
Hhhhhh aamina wllky aan jeclahay ha oran imaan soo ma eedin jeceylka aad sheegeyso eraygaa kanoqo
@shamzoomar4366
@shamzoomar4366 3 года назад
mansha allah ifka farxad kuwara wllhey mcn lkn walalka weyn noso qabta
@bashiirboy4772
@bashiirboy4772 3 года назад
Horey uzoco
@drabdi2737
@drabdi2737 3 года назад
Thanks my brothers
@ugaasyare24
@ugaasyare24 3 года назад
War amiinaw sxb nagtaa yaysan baxar kale kugalin saxibaw hadeer ayaad qalalaso dhib danbe ku galin afka miayay kafalantahay waxay markasta I lave you iyo waan ku jecalahay ayay markasta ku haysaye hadaladeeda haka firsato sxb
@queennina8099
@queennina8099 3 года назад
Masha allh
@cumarsaadiq5520
@cumarsaadiq5520 3 года назад
Daawo magaalo Afrika ku taala oo martigelinaysa 73 Milyan oo qof 👆
@hanifahamud4698
@hanifahamud4698 3 года назад
Msha allh keep going bro
@xananahmed7944
@xananahmed7944 3 года назад
Mnsh allah wll sida u faraxsanda❤❤❤❤❤
@abubokor0628
@abubokor0628 3 года назад
Kalmada wan jeclahayda nin dhanoo boqolay sariirta jifisee dhayal yayna kula noqon
@nafisoabdikariim3320
@nafisoabdikariim3320 3 года назад
M.a wllky iman amiin kep gion
@trolaage
@trolaage 3 года назад
Imaan waa ku Salam tell abowe 😘😘😘😘😘🥰❤️❤️
@zahurosmanzahurosman1719
@zahurosmanzahurosman1719 3 года назад
Iman waxan arkey adigo vidio mohanad ona qaladka adiga korka iska saresid adiga maqaldanid ee enjoy wa u dagdagay wayo wu ogyahay inad gabada daqikarin o ay kawentahay iman waxa tahay will qalbi furan o na edebleh wey ficned in godomiye laga digo laguma dagdagin gadomiye nimada nolow iman
@luliyaxya3191
@luliyaxya3191 3 года назад
Kaftankaa farahabadan iskadaf imaan waxyabobadan ayahalabayo 🥰🥰
@aminamahmed9383
@aminamahmed9383 3 года назад
Naa Aamina bacow waa qumayo
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 3 года назад
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏😂😢
@apdisalammohammed7475
@apdisalammohammed7475 3 года назад
M.a noloda
@ahneduk51
@ahneduk51 3 года назад
Khalad ka jooji iiman aamin nio kamal aya ka fiicanee
@faadumocumar8470
@faadumocumar8470 3 года назад
Asc abyo amiino enjooga waa maskiin ee ilaali qalbi dhowr imaan adigana sido kale wllkaga qalbigisa ilaali sheydhanka yusan idiinka faaiiideysaan ok
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 3 года назад
Team Enjoe oo wada fadhiya Oo wada Faraxsan ayaan Sugeynaa❤🌹🌹❤🌹❣❤🌹🥰🥰🥰💉
@abdihakimarab2465
@abdihakimarab2465 3 года назад
Bacaaw Micnaheeda Waa, Digaaag Doqon Ah Cml🤣
@liilove7703
@liilove7703 3 года назад
Real enjoy go.aan gaar sxb blz
@caashoxasan3514
@caashoxasan3514 3 года назад
Wan u xisay farxadina💓💓💗🥰
@QNSalma
@QNSalma 3 года назад
Walal idinko raliya ka so jawaaba suaashayda idinka ma waxa nila xidhidhi kara mise ni heli kara yjtuber uun miyaa maxad tagerayashina niila xidhidhi layay
@ibnumoha6445
@ibnumoha6445 3 года назад
Iiimaan amiin waxan kaa rabaa hadii ay real enjoy ay isku soo laabteen Dib dambe wax ha lasoo duubin waayo wixii dhacay oo kle ayaa mar kle dhici karto Pls hadalkaan reactin ksoo samee Waxan filaa inaad comentigayga aad soo qaadan doonto😡😡😡
@fahmoabdille2541
@fahmoabdille2541 3 года назад
Horo usoco Wll 🙏🙏🙏🙏🥰🔥
@qoslaaye7026
@qoslaaye7026 3 года назад
Team enjoa keep giong
@faraxsan8699
@faraxsan8699 3 года назад
Hadaa soo muslimay aaaaa
@wiilkajaceelkajowhar6101
@wiilkajaceelkajowhar6101 3 года назад
Khalanjada xakee kumaqneet cawa ayaa iga horeyso mse dumaashideena myaa mse waa walaashada myaa kasoo jawaab saxib mcn keep going
@nimcosaciid5526
@nimcosaciid5526 3 года назад
Iyyaa dib udaawo
@wiilkajaceelkajowhar6101
@wiilkajaceelkajowhar6101 3 года назад
@@nimcosaciid5526 ok
@ashahenna9390
@ashahenna9390 3 года назад
Camerada Markaad Baqtisay Aa Baqti Maxa ladhahaaa 😂
@fardowsoroobla7985
@fardowsoroobla7985 3 года назад
Walaahi yaab waaye
@amranxasan4490
@amranxasan4490 3 года назад
Keep going
@salahade114
@salahade114 3 года назад
Keep going sxb
@anizadiamond2508
@anizadiamond2508 3 года назад
Bacaw waa doqonta🤣🤣🤣
@sacaadacamuud1557
@sacaadacamuud1557 3 года назад
Maya walalkey sa maxa wan ku so radina marwalba lakin adiga insgramka dad ka kala ma hadaschid
@usaaameaadan5814
@usaaameaadan5814 3 года назад
M.a
@simaneygacal4968
@simaneygacal4968 3 года назад
Wan uxisnay farhadina inna aragno 🥰
@bbyamishbbyamish5102
@bbyamishbbyamish5102 3 года назад
Wow
@shakircalii
@shakircalii 3 года назад
2:27 Xaaji Bay dhahdy Vaar Ciyaal Caarv🤣😂🤣😂🤣😂🤣 #Real_Enjoy See dareeeme
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 3 года назад
😁 😁 😁 😁 😁