Тёмный

WAXAANU HOOS GALNAY GODKA BIYAHA CALAACULE 

Yonis Travels
Подписаться 25 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Buuraha Calaacule ayaan booqasho dalxiisa ku tagnay anagoo joognay habeen iyo maalin.
muuqaalkan waxaad ku daawan doontaa meelo badan oo qurux badan sida durdurka biyaha iyo beeraha bilicda leh.

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 56   
@user-jf1po3uz6w
@user-jf1po3uz6w Месяц назад
ماشاءالله تبارك الرحمن waxad mujisey adiga iyo raga kula socda gesimimo waa wax lugu farxo in dadka labaro calamka si daxisayasha u yamadan ingu waxn u dhashey cerigabo hadna weli man arg halkaa waxn arkey beraha mirisho ingo aad u yar ❤
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 8 дней назад
Calaacule 20km. In Shiikh buuraleyda marso Iyo silsolada Gacan libaax, Reer shamaxle Iyo Mse cabdale, waa Salaamey beeraleydii Shiikh weyaane 👍 great image mncha allah
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 Месяц назад
Maasha-ALLAAH,Dad gob ah runtii waa in Doorka dambe xustaan Raggaas oo Hadiyad u geysaan.
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Месяц назад
Yoonisow badawnimada iska daa oo dadka marka ugu horaysa ee aad kulantaan horta isbarta oo magacyada iyo isbarashada ka bilow. Markaad dantaada dhamaysatay inaad magacyo weydiisaa waa badawnimo. Waa kaftan Shukran
@Yonistravels
@Yonistravels Месяц назад
Hhhhhh way iseegtay sxb 😁
@Yonistravels
@Yonistravels Месяц назад
Ok sxb
@AhmedAli-fo3og
@AhmedAli-fo3og Месяц назад
Masha'alah walaal waad ku mahadsan tahay shaqo fiican baad qabateen adiga dhalinta ku hageysay 😊
@haboonadan
@haboonadan Месяц назад
Shinbira Afrika waxay noogu yimadan Yurup xiligan Samanka lugu jiro. Xiliga vinterka Afrika ayay u soo dulan. Sidaa ufahma.
@SaalaxDigle
@SaalaxDigle Месяц назад
Ashqaraar weeye saaxiib.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Месяц назад
Yoonis waa wariye caadiya rageedii
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 28 дней назад
Masha alaah muqaal aad iyo aad uquruxbadan nin adag oowadankiisa jecel ayaatahay noosoobadi wlloyuunis
@salibanabdullahi6151
@salibanabdullahi6151 Месяц назад
Dadkayga qurbahajooga aad ban kuula soconaa waanad ku mahsanty Sida fcn aad noo so dawadsiisay dhulkeena hooyo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Месяц назад
Qurba joogu lacagta ha isku datsadaan oo ha soo maal gashadaan dalka
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 28 дней назад
Masha alaah nin adag oo nabaray wadankeena hooyo ❤❤❤❤❤❤ kkkkkkkkk xarasbatihiib wad iga qosliseen
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 Месяц назад
Waar Beeralayda siidh u sii Qaada si ay Dhiiri-Gelin ugu Noqoto,Sida Siidhka babayga,Saytuun,Rumaan iyo cinab
@nashou22
@nashou22 Месяц назад
Mashallah nice, yonis. Muuqaal cajaayib.
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 Месяц назад
Maa shaa allah ❤
@subxaanyoalbu7749
@subxaanyoalbu7749 26 дней назад
Waxay u egtahy in Turkey u sameeyey Inguriis uma amayn
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs Месяц назад
Mansha Allah goob qurux badan ayaad nasoo barteen Best
@Shuhuura
@Shuhuura Месяц назад
Dadkii baaadiyuhu haday Jaad beerteen waa nasiib xumoo 😢😢 waa dad Caqli iyo ixtiraam iyo daganaasho leh Laakiin Jaadka haday sidaa fudud u helayaan dhor Sanoo oo danbee way ku baaba'ayaan 😢😢
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 Месяц назад
Shabelada hoose imoow meel baahi taalo waaye meshaan
@XawaLaydh
@XawaLaydh Месяц назад
Waa halkaan kudhashay hooyo macaanaku aasantey
@mohamedcabdicali1354
@mohamedcabdicali1354 Месяц назад
Gobolkee hos tagtana
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 28 дней назад
Alle hawnaxariisto
@abdulraven4970
@abdulraven4970 26 дней назад
​@@mohamedcabdicali1354saxil degmada sheikh
@rodahassan929
@rodahassan929 18 дней назад
War meelaha durdurka dhaymanbaa laga helaa kasoo gurta oo dhulka hoos u eega
@Bile24335
@Bile24335 Месяц назад
Masha Allah ❤❤
@abdoulkarimh
@abdoulkarimh Месяц назад
bonne continuation
@abdoulkarimh
@abdoulkarimh Месяц назад
trés joli ...
@husseinjamac4757
@husseinjamac4757 Месяц назад
Dalxiis fiican
@musj21
@musj21 Месяц назад
Sxb waxad racisa gobolka next time sida kale TOP wadan barasho 👍💚⚪️❤️
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Месяц назад
Saaxiib dadka u sheega meeshu halka ay ku taal gobolka degmada iyo tilmaan fiican bixiya si dalxiisayaashu uga helaan oo usoo booqdaan midda kale dadku waa inay wax idinka faa,iidaan aduun iyo aqoon si dadka degaanku ay ugu dhiiradaan inay dalxiisayaasha soo dhoweeyaan oo u arkaan dad faa,iido laga helayo sida dhaqaale iyo tacliin, sida wax loo beerto iyo macluumaad kaleba
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 Месяц назад
HALKAAN KU DHASHAY 🤣🤣🤣🤣 ABREYN EEBE GAYS
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 26 дней назад
Abreyn soo ma aha reer ka mid ah ciise buuse ii soo sheeg adigo raali ah
@cabdiqanisaden
@cabdiqanisaden Месяц назад
ragga xaqulshaaha u dhiib
@Yonistravels
@Yonistravels Месяц назад
Hhh waanu u dhiibnay sxb
@Yamaaritravels_somali
@Yamaaritravels_somali Месяц назад
Keep going bro 🎉
@Yonistravels
@Yonistravels Месяц назад
Thanks sxb
@rodahassan929
@rodahassan929 18 дней назад
Markaad dhulka maraysaam hacan qabsi qaata hadii bahal idin soo weraro dhamaantiin waa idin laynaya
@Yonistravels
@Yonistravels 17 дней назад
Mahadsanid wll
@Mrmjxirsi
@Mrmjxirsi Месяц назад
Fadhiwayn weeyw
@hawamohamud4805
@hawamohamud4805 Месяц назад
suaal. meshan xagee soamliya kaga tala anagu culacualay ma naqane ma soamalind ba ma dds ba ama dowlad degenaka somaliya mese sanaga bari meesha noo shega meshay tahy boowe yaal
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад
Walalo wa gabolka saaxil somaliland buura leeyda golis
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 Месяц назад
Somalind burta gacan libaxa wiye rirka dagan waa muse cabdale garxajisa
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p Месяц назад
Waa Somaliland
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 Месяц назад
DEGAAN KA CIISE MUUSE 🤣🤣🤣🤣
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p Месяц назад
Ana ciise Muusaan ahaye
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Месяц назад
Maya waa deegaan sacadmuuse ah
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 Месяц назад
Bowne miyaa jiir noqday?😂😂 Salaan sare, akhyaarta
@Yonistravels
@Yonistravels Месяц назад
Hhh waanu garan waynay hhh
@MOXASHI
@MOXASHI Месяц назад
Dalxiis qurux badan, godadka waa lagu lumaa markaa markasta aad hawgu fogaanina. Yonis dhirtii ayaad garan la day😂 Calaacusha waad ka dhacday😂😂😂
@Yonistravels
@Yonistravels Месяц назад
😂😂 dhir aanan arag waligay hhhh
@MOXASHI
@MOXASHI Месяц назад
@@Yonistravels 😂
Далее
MAALIN AAN KU NOOLAA BUURTA WAGAR
19:12
Просмотров 4,9 тыс.
NIN KALIGII KUNOOL DOOXA LAFARUUG
20:48
Просмотров 31 тыс.
Сколько стоят роды мечты?
00:59
Просмотров 902 тыс.
Vibes in Ney York🗽❤️! #shorts
00:26
Просмотров 21 млн
9월 15일 💙
1:23:23
Просмотров 1,1 млн
CAJIIB - MAXAAN KUSOO ARKAY MURCANYO?
10:09
Просмотров 29 тыс.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Просмотров 175 тыс.
Сколько стоят роды мечты?
00:59
Просмотров 902 тыс.