Тёмный

WAXAY KHATARKUGASHAY HOSPITAL GERMANY KUYAL HOYO SOMALI AH AMAKAG! 

Sawda Qaalib
Подписаться 119 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

#sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Опубликовано:

 

28 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 331   
@nimcahilowle6131
@nimcahilowle6131 6 месяцев назад
Wehel ba i tahay ❤❤❤
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 6 месяцев назад
Subxaan allah wa dad qalo anigu waxan deganahay uk dhaqatirta wan nebcahay hadan balan yeesho hadan wayo qof iraaca waxan waca walashay oo an magalo wada deganahay oo waxan irahda halkasan balan kuleyahay ee hada iweydan haleyso doono ilahay amarki fulayad baan ahay
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 6 месяцев назад
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وسيدنا و شفيعنا محمد بن عبد الله ❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 6 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 6 месяцев назад
Aniga wallahi afsomaligaga iyo laxajadada ayan iskajeclahay ❤❤❤
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 6 месяцев назад
بسم الله ماشاء الله اختنا الغاليه و محبوبة ورائعة
@farduussiciid8370
@farduussiciid8370 6 месяцев назад
Ala dilaa dhinta maamadaasi ale ha unaxaristo mama caqli badan oo feejig bay ahayd waqtigedina muu dhamaan ajal baa ulaabnayd sawda waa youtuberada kaliya ee subscribekedi xawliga ku socdo congrats
@user-ed5ku6pf2v
@user-ed5ku6pf2v 6 месяцев назад
Mashalh
@farhiahusein2409
@farhiahusein2409 6 месяцев назад
Congratulation sawda cadey runtii ani ahan walashay iga wayn baan kuu arkaa maalin kasta inaa ku,arko aad baan u jeclahay❤❤😊
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw ,,,,, wcs wcs wllo sharafeey masha allah
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 6 месяцев назад
Alla islantu gesisana marka dhexda laysi wadan qaylin laha wabay isi jifta iyado lacalamadaynayo
@user-ne2pz2cy1m
@user-ne2pz2cy1m 6 месяцев назад
Inshaa alaa
@hidocali4651
@hidocali4651 6 месяцев назад
Aniga waxa ithy wllshie iga weyn❤😢🎉
@FadumoSalaad-ty8vw
@FadumoSalaad-ty8vw 21 день назад
Salallahu caleehi wasalam salallahu caleehi wasalam
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 6 месяцев назад
مبروووك مبروك مبروك ألف مبروك حبيبتي سوداء ❤٦٠k🎉❤❤
@khadaraaxmedxassan6043
@khadaraaxmedxassan6043 6 месяцев назад
Ilahay ba ilaaliyay wlhy subxaan alaah
@user-ns7pk6zb8y
@user-ns7pk6zb8y 6 месяцев назад
Waa lagu waa yey wlle mcn
@ridwaandahirridwaandahir7567
@ridwaandahirridwaandahir7567 6 месяцев назад
Hambalyo sowda sod wanaag 60🎉🎉🎉🎉kun wankugu hamlyeyn
@user-yb7vm2tm4e
@user-yb7vm2tm4e 6 месяцев назад
Wow macha Allah ❤❤😊😊
@monaduale2364
@monaduale2364 6 месяцев назад
You are my entertainer 😂😂😂😂😂😂😂and story teller
@A.A.E93
@A.A.E93 6 месяцев назад
Reer Galmudug inta maku jiraan? Hambalyo i dhaha❤
@KawsarCumar-gz6zi
@KawsarCumar-gz6zi 6 месяцев назад
Hanpalyo
@shukrihoodo5239
@shukrihoodo5239 6 месяцев назад
Hambalyo
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 5 месяцев назад
Haaheey waa lagu juraaaa❤
@XafsoIman40
@XafsoIman40 6 месяцев назад
Masha allaah abaayo allaha ku xafido
@AbdirahmanMohamed264
@AbdirahmanMohamed264 6 месяцев назад
Asc sawda maansha allh 60k oo qof
@samiyacismaanahmed5210
@samiyacismaanahmed5210 6 месяцев назад
Mansha allh wllshy❤❤❤❤
@HoodoAxmedYuusuf
@HoodoAxmedYuusuf 6 месяцев назад
Wllshy mcn inolow inbadan hambalyo 60k❤❤
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 6 месяцев назад
Eebe ha unaxariisto hooyo fariidoo feejigan bey ahayd❤
@ZakiyaHussein-hk1yv
@ZakiyaHussein-hk1yv 6 месяцев назад
اللهم لا تسلط علينا بذنوبنا من لا يخافك ولا يرحمنا يا أرحم الراحمين❤ Ducadan aan so xasuustay runtii
@Lamahelan7
@Lamahelan7 13 часов назад
Kudhahay habar yar 💕
@user-bc8xw7ws7v
@user-bc8xw7ws7v 6 месяцев назад
Masha allh hablayo 60
@raxmodeeq188
@raxmodeeq188 6 месяцев назад
wcs hambalyo waxa isku nahay hal family wlhi markii aan yudubkaga kur ukacay waxa ugu farxa sidii aan anigu leyahay wana leeyahay dabcan
@umuanasfaycal5842
@umuanasfaycal5842 6 месяцев назад
Felicitation bon continuation a 1k masha allah tabarakallah hambalyo ❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 6 месяцев назад
Waankuu dhahay❤❤sowda❤
@Sumaya1771
@Sumaya1771 6 месяцев назад
Habo mcney aniga waxaad itahay habaryatey maamaday camal ban ka qaaday alle haku sharfo guulayso habo labada daroodba🎉❤
@mariyamhassan3837
@mariyamhassan3837 6 месяцев назад
Mashallah 🎉congratulations abayo we love u fillah don't worry every single social medias u own i am supporting u 🎉
@nimcocadirashiid-gj5jt
@nimcocadirashiid-gj5jt 6 месяцев назад
Mnsha allah mabruk wxd nothy wll qaliya❤❤
@ardoabdirahman2744
@ardoabdirahman2744 6 месяцев назад
Masha allah waa diyaar wansaraynaa inshaa allah❤❤❤❤❤
@shamsomoahmed9767
@shamsomoahmed9767 6 месяцев назад
Masha allaah insha allaah Xabiibti waad mudantahay really ❤❤❤
@abdiwaliaxmed7276
@abdiwaliaxmed7276 6 месяцев назад
InashaaAllah❤❤ 100k
@nadiiraducaale9765
@nadiiraducaale9765 6 месяцев назад
Hanbalyo wll qali anagaba wlsho bad tahay allah ha ku xafido🎉❤
@user-oj9ec8ly3g
@user-oj9ec8ly3g 6 месяцев назад
Musta. Walashay. Idawan🎉🎉
@abdirahmannuurmohammed298
@abdirahmannuurmohammed298 6 месяцев назад
Maashaa allaah ❤❤❤❤❤❤❤
@sahrasahra1913
@sahrasahra1913 3 дня назад
Sowdo xppti muuqaapku wuu idagsanaa internet igumA jirin lkn waxaa ku sheega Ina itahay wllsheymcn iyo wiliba boqoradayda❤ kun like iska daaye millions like ani hada awoodo ku siin lahaa kabadana uqalantaa xppti horay usoco gabahaaga nahay 👑🩷🙏🤍
@user-ei6lr9ph9e
@user-ei6lr9ph9e 6 месяцев назад
Masha allah abayo keep going hambalyo adiga codsigaga maladidaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farahmohamed6712
@farahmohamed6712 5 месяцев назад
Walashey m.a
@user-xi4dh2ky1q
@user-xi4dh2ky1q 5 месяцев назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@Qamaromar-id3mu
@Qamaromar-id3mu 6 месяцев назад
Wcs sowda cadey ❤❤❤❤❤❤❤❤
@habiboelmo7877
@habiboelmo7877 6 месяцев назад
Walaashey iladhalatay ii tahay ani video dhan waa dawaday
@user-pc4dt2gy5b
@user-pc4dt2gy5b 6 месяцев назад
Sodhaoow qalidayda hanbalyo wallshay iitahay quruxdaydiiy❤
@UmuHamza-12
@UmuHamza-12 6 месяцев назад
Congratulations 🥳 ❤
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 6 месяцев назад
wan ku salame abyo hmboyo 60k ka badan ayaa u qalanta waliba 1m kula jclhy abyo waxa i thy wlshey iga wen o an waheshado abyo muqalada waxee i yihin wahel abyo hore usoco abyo guleso abyo
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 6 месяцев назад
Walashey iga wayn ayathy xbbti haye mcnto I a
@abdullahimohamed7460
@abdullahimohamed7460 6 месяцев назад
Baarakallaah fiika
@DhaamaBeauty-ls1ok
@DhaamaBeauty-ls1ok 6 месяцев назад
Walashey iga weyn bn kuu arkaa
@housseinali4145
@housseinali4145 6 месяцев назад
Walahi walashey qali ayad tahy ani ahan ❤ alle haku xafido
@faadumomuuse341
@faadumomuuse341 6 месяцев назад
Sidokale qaali dumar❤❤❤❤❤❤❤masha Allah hanbayo
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 6 месяцев назад
Wcs xabibti gaali ❤❤❤
@sangaabohussein2250
@sangaabohussein2250 6 месяцев назад
Wllhi sheekada aad sheegtid waan jeclahey❤❤❤❤❤❤
@user-ep4zx5ku6m
@user-ep4zx5ku6m 6 месяцев назад
Allah Qabriga ha u waasiciyo qabriga Hana u nuuriyo Qabrigeda Mamadaas Fariiid Bay ahed
@canabcnuur535
@canabcnuur535 6 месяцев назад
ألف مبروك ألف مبروك ألف مبروك حبيبتي غالية ❤❤🎉🎉🎉🎉
@Salmamohama
@Salmamohama 6 месяцев назад
Wcs abayo sowdaay
@user-dx6oh6sl6o
@user-dx6oh6sl6o 6 месяцев назад
Hambalyo hambalyo
@user-vb7ty1ne8g
@user-vb7ty1ne8g 6 месяцев назад
Walahi Hasan followin ku dhahaya ❤ wa kujeclahy xbbti
@fadumoAyan
@fadumoAyan 6 месяцев назад
Maansha allah hambalyo wllo 60k ka badan ayaad u qaalntaa,Sida aftahanimada iyo balaaqada leh ee aad qisooyinka u soo gudbiso ayaanba wax loo dhigo jirin.Maamadaasi dadka feejig bay ahayd alle ha u naxariisto maalintaana wakhtigeedu muu dhamaan.Somalida wadamada kale u hayaamay iyo inagaba cimro qaadasho weyn ayey inoo tahay.
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 6 месяцев назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
@zahrohussein5162
@zahrohussein5162 6 месяцев назад
Mashaa allaah abayo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤
@user-bc8xw7ws7v
@user-bc8xw7ws7v 6 месяцев назад
Abaayo ima soo baxaayo
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 6 месяцев назад
Shukran abaayo
@nimcodahir3549
@nimcodahir3549 6 месяцев назад
Wcs xbbti waad iga haysaa waan ku follow gareeyey
@IfraaxSalaad-nc3dw
@IfraaxSalaad-nc3dw 6 месяцев назад
Masha allah alifa mabruuk
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 6 месяцев назад
Mashaa Allah Congratulations Hambalyo hambalyo walasheyn keep going Insha Allah aniga maxan kugu qiyasaa walashey aan isku hooyo isku aabo naxno Allaah haku xifdhiyo Allaah haku barakeeyo
@nasroismailgeesey9842
@nasroismailgeesey9842 6 месяцев назад
Hambalyo sowda qaalib for 60k❤😊 keep up ilaa iyo 100k
@Salmamohama
@Salmamohama 6 месяцев назад
Abo ayaa iga xanunsan igu so duceys asxabey
@SuuPpe-i6u
@SuuPpe-i6u День назад
Allha kucafiyo wllo😢
@ikraansheikhhussienahmed7976
@ikraansheikhhussienahmed7976 6 месяцев назад
Hanblyo hwo mcn intaas iyo inka badan baa kuura jeeyneynaa
@dekadahir6406
@dekadahir6406 6 месяцев назад
WCS Sawda habaryare Baan kugu ahaay habo macan
@dekadahir6406
@dekadahir6406 6 месяцев назад
Sawda Dagan mash allah
@istiqlaalaadan3777
@istiqlaalaadan3777 6 месяцев назад
Hambalyo xppti for 60k 🎉❤ tan kle waxa la dhaha marka wax codsaneyso la iskuma yareeyo marka 1k ama 2k FBgaaga ha dhihin ee giddigiin wada aada dheh 😊 allah yaxfadak xppti ❤❤
@xamdixaashixasan6558
@xamdixaashixasan6558 6 месяцев назад
Hambalyo xapptii 60k. 💛💛 Lkn marka bayj furatid waa lagaa daba furaa dadku inta badan midkaada saxda ah maxay garan karaan asxaabtu
@shukrisharaf
@shukrisharaf 6 месяцев назад
Follow like wax kaste oo wanaag ah waan kula jeclahay abaayo hambalyo waxaan suganaaba waa 100 illaa malaayiin maalinba talaabo cusub aan qaadno❤❤
@zaynabali1556
@zaynabali1556 6 месяцев назад
Scw scw walashayo
@nimoaden3702
@nimoaden3702 3 месяца назад
Walashey qali
@user-bc8xw7ws7v
@user-bc8xw7ws7v 6 месяцев назад
Qisoyinka somalida ma jecli
@user-wk6um7yo2r
@user-wk6um7yo2r 6 месяцев назад
Wcws wrwb SCW SCW SCW SCW SCW SCW Hambalyo Hambalyo Hambalyo Adeer mcnto waxaad tahay Gabadheeyda qaaliga ah oo kale Allaha idin xafido Adiga Drs Sawda Mohamud Qaalib Caruurtaada IYO Zeygaadaba Aamiin Aamiin Aamin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guul Guul Falastiin ////////
@user-ej4cq7fn7n
@user-ej4cq7fn7n 6 месяцев назад
Waware 😊😊😊
@canabcnuur535
@canabcnuur535 6 месяцев назад
و عليكم السلام و رحمة الله و بركاته اللهم صلى وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد عليه الصلاة والسلام
@aamohamed5102
@aamohamed5102 6 месяцев назад
Walaashay oo kale ayaad noo tahay. Akhlaaqda diinta waanada . From Hargeysa
@lailafarahibrahim9976
@lailafarahibrahim9976 6 месяцев назад
Wllhi aniguba wan ku jecelahay❤️
@izraclaahi1824
@izraclaahi1824 6 месяцев назад
Waankusoo fallow gareyay sawda qlli
@foziafoziaabdullah3075
@foziafoziaabdullah3075 12 дней назад
Ileen Germany dadqal aya jooga aniguna aad tegtid aya lahaa subxanallah
@zahraabdirahman6385
@zahraabdirahman6385 5 месяцев назад
Subxanaallah walahi fara caradod bey kubaxsate ilahey baa badbadiye
@profsulaimanahmed4246
@profsulaimanahmed4246 6 месяцев назад
Waayey wllo aad ku garab gelaynaa thanks
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 6 месяцев назад
Sawday waxaan ku arka walshay iga wayn o kle allah ku xafido wan kuso fallowing qli
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 6 месяцев назад
Jazaakallaahu kheyr wllo
@user-jc4vf3gk5j
@user-jc4vf3gk5j 5 месяцев назад
Macha allah
@maxamedjaamac2665
@maxamedjaamac2665 6 месяцев назад
Anigu hore ayaan u follow gareeyey wll
@najmiita1
@najmiita1 6 месяцев назад
Sawday qli waxwalba noo tahay😢❤
@user-sf4zr8zg8o
@user-sf4zr8zg8o 6 месяцев назад
Adiga waalshayey ayaa thy zaa id waa ku jeclhayey ❤
@user-de3ql6qk1r
@user-de3ql6qk1r 29 дней назад
Sida walaasheey❤❤❤
@zimraanmohamed6665
@zimraanmohamed6665 6 месяцев назад
Wan ku dhahy abayo waxaad no tahy walasheen naga weyn allah haku xiftyo
@nasraabdi5960
@nasraabdi5960 6 месяцев назад
Masha Allaah ❤❤❤🎉🎉
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 6 месяцев назад
Hambalyo wll Hooyo aad u feejigan bey aheyd Alle ha u naxariisto
@faisahussein1231
@faisahussein1231 6 месяцев назад
Waa Walshay qali ❤❤❤❤❤
@FadumoSiciid-ml8cd
@FadumoSiciid-ml8cd 6 месяцев назад
Mashallah guul abayo sowda dagan mcnto ❤❤
Далее
FARIIN HALIS AH!!@SawdaBillan
51:15
Просмотров 81 тыс.
Ouch.. 🤕
00:30
Просмотров 5 млн
CARUSKI DA,DA YARA IYO DURUFTII WACAD!@sawdamqaalib
22:25
GUURKAYGII AYAA FARAJ IIFURAY!!@sawdamqaalib
23:03
Просмотров 26 тыс.
WAXA LAGU XUKUMAY 150 SANO!@sawdamqaalib
20:44
Просмотров 27 тыс.