Тёмный

WAXAY KUQABATAY ASAGOO HABEEN SAQ DHEXE UDHEX TAAGAN QOLKEEDA JIIFKA TAY KUDHIGTAY WAA LAYAABAY 

AYAAN GOBDOON 2
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisas #channel #

Опубликовано:

 

15 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 89   
@Yasmen.lifestyle
@Yasmen.lifestyle 5 месяцев назад
Ayaaney ani mxaaa igu argtay Yasmin kuso qado plz
@QisasChannel
@QisasChannel 5 месяцев назад
Hye xbbt
@yasirawaad
@yasirawaad 5 месяцев назад
Ayaan ta Zinta igu soo qaado nasro​@@QisasChannel
@nuurtoosmaan9480
@nuurtoosmaan9480 5 месяцев назад
Nurto ku soo qaado qisada xigto insha allaaaah❤
@farhiya5072
@farhiya5072 5 месяцев назад
Wcs Abaayao mcn wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮
@LeyloFeysal-sv1hb
@LeyloFeysal-sv1hb 5 месяцев назад
Wa gabdh geesiyad inay dishan wey ku saxan tahay wa ina la dhiira galiyah qofkas oo kle❤
@Rayaan277
@Rayaan277 5 месяцев назад
Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤
@yasminali2779
@yasminali2779 5 месяцев назад
Waa gabaar gesiyaad mashallaha❤❤
@user-cz8kq6ch4u
@user-cz8kq6ch4u 5 месяцев назад
Isoo duceya inan guursado ayaan Raba nin wanaagsan inuu alle iisahalo🙏
@user-xh4ro1nk7d
@user-xh4ro1nk7d 5 месяцев назад
I a nin wangsn Aad ku dagto Allh kula kulmiyo😊
@user-gq8tq9iq5m
@user-gq8tq9iq5m 5 месяцев назад
I a nin wanaagsan allaha kuu sahlo kuuna saqiro xppti ❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@kamalali79
@kamalali79 5 месяцев назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@kamalali79
@kamalali79 5 месяцев назад
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 5 месяцев назад
Waa gabadh geesiyada iny disho way kusaxnyd
@FadumoSiciid-ml8cd
@FadumoSiciid-ml8cd 5 месяцев назад
Aayan qurux mashallah❤❤❤
@user-xy1od6xz1g
@user-xy1od6xz1g 5 месяцев назад
Ayaneyy inbadan ban wlhi kuirii ayaan kusoqaado qisada plz❤❤
@farxiiyocadixuusen1347
@farxiiyocadixuusen1347 5 месяцев назад
Iniga usqaso ayad sogilisan kalhalaal ayabixisa yaasaxah 🤔 Ani qasoyin kada kahala laki qasadan aya melkasodabtay ❤❤😊
@user-ec6ug7fn3l
@user-ec6ug7fn3l 5 месяцев назад
Ayaaaney hibo ayan raba
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 5 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤
@barwaaqomuahammed
@barwaaqomuahammed 5 месяцев назад
Ayaney manta shuluq kaa daremayaaa sister
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 5 месяцев назад
Geesiyad weeyi waxay mudnayd in la tageero ayaaneey
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 4 месяца назад
Wsc ayaaney 😢😢 aniga wan ku xanaq sanahey dhor jer aan usoo hormarey igumasooqada danin lkn dhib male Nesti rajeynaaaa i.n horey usoco xapiptii❤❤
@user-qz1gz2vr5q
@user-qz1gz2vr5q 5 месяцев назад
سبحان الله
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 5 месяцев назад
Mashaallah keep going abyo ❤❤
@muna607
@muna607 5 месяцев назад
Waa gabdh geesiyad wlhi wayo nafted ayey difaaceneysey shan sano uma qalantob ina lagu xukumo ilen ninkani asgaa guriged ugu yimad
@FardowsaAbdirahmanMohame-mu1yr
@FardowsaAbdirahmanMohame-mu1yr 5 месяцев назад
Ayaaney horta si diiniyan hadii loo fiiriyo qofkaas horta waxa la dhahaa saa'il ama qof laso weerary qofkasne xaqbuu u leeyahy inuu naftiisa maalkiiisa ehelkiisa xitaa dariskiisa inuu difaaca la rawaa xukunkaasine waa xukun baadil ma'alo ayada camla kitaabada ku arkay taasa uga tusaalo qaadana marka
@user-yp6nw5tl4z
@user-yp6nw5tl4z 4 месяца назад
Wllshyd mcn wxaan kudhihi kart wllshy dhiriyaay wan kujeclhy abyo
@ruweydoabdalla8045
@ruweydoabdalla8045 5 месяцев назад
Ayaaney inshallah mar magaceyga inad so qadato Ayan Rajeyna Abayo🥰❤
@khadrasaleebaan4773
@khadrasaleebaan4773 5 месяцев назад
Mashalah abaalkiispa ayey warabisay
@nimcachenal7184
@nimcachenal7184 5 месяцев назад
Hadhisho umeysan qalmin lkn waku dhacday
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 5 месяцев назад
Masha allaah waa gabar geesiyad ah mana mudneyn in shansano lagu xukumo sharaftedey bad baadsatey asxan uma sameyeyn asba kartideda iyo gesi nimadedey isku badbadisey mahadsanid xabibti ❤❤❤❤
@xamdialixamdiali1896
@xamdialixamdiali1896 5 месяцев назад
Wcs habo mcn Wallaahi allaah dartiisa ayaan kuu jeclahay habo waxaan kuu jeclahay sida waalidkayga oo kle waana jeclahay talooyinkaaga allaah maskaxdaada hakuu ziyaadiyo habo mcn❤❤❤❤
@sowdamohamed4662
@sowdamohamed4662 5 месяцев назад
Ayaneey wax lagu dhiirigalinayoh male 7sano uqalanty isdifaacidu maxuma lkn wax qaldany zamayzy
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 5 месяцев назад
Ayaanna wllo waan rabnaa dhiiri galinta inoo soo badi xppti😊
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur 28 дней назад
❤❤❤
@user-nu6pm5cl5z
@user-nu6pm5cl5z 5 месяцев назад
Thanks 🎉
@user-wo4mx3ve2p
@user-wo4mx3ve2p 5 месяцев назад
Thnkz wll
@sahraxaashicolow7776
@sahraxaashicolow7776 5 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@user-po3gp8nj3m
@user-po3gp8nj3m 5 месяцев назад
Wnku slamay wllshy mcn ❤
@Adoontiale
@Adoontiale 5 месяцев назад
Tnkyou habaryar 😢❤❤❤
@ummuabooth347
@ummuabooth347 5 месяцев назад
wcs abaayo ayaan ❤❤❤❤
@quen-pearl11
@quen-pearl11 5 месяцев назад
Ayaan qurxbadanteni❣
@lugayar9163
@lugayar9163 5 месяцев назад
Naf nafdishey matageerikaro
@user-nx7lm3lk8q
@user-nx7lm3lk8q 5 месяцев назад
Ayaaney qaali iqro kusoo qaado❤❤❤
@user-qz1gz2vr5q
@user-qz1gz2vr5q 5 месяцев назад
Diintena suubani waxy qabtaa qofkii naftiisa iyo malkiisa loguyimaado inu isdifaaco qofki udilo isago isdifaacayana lomaqabsanayo
@user-th9ok6dd5f
@user-th9ok6dd5f 5 месяцев назад
Abayo mcn anigna qiso igu magcdr nh ❤❤❤rayan 👸🥺🥺🥺🥺🥺
@masnamuxumed8019
@masnamuxumed8019 5 месяцев назад
Subxaanlaah
@hadillaium
@hadillaium 5 месяцев назад
20:42 wx ee fal dambiyeed ee gayste ma jirto islamicly qofkii gurigaaga kugu soo weeraro hadaa dhimatid adoo is difaacayo shahiid baad thy xitaa ninka asgoo qof maxrmtiisa sharfteda difaacyo hadu dhinto shahiid wye idk wxa ka qldn xukunka gabdhaas hadey sheekadu sida aad hda u sheektay ay thy oo waji kalo la qariye aysan jirin dabcan gabdhaas waa la dumiye😳 lkn geesiyad bay ahyd gabdh wlbo sharafteda badbaadsaneyso sidaa unbey sameen lahyd😊😊 lkn ayda mid baa ka hoos baxde markee sidaa u dishey inee police u wacdee ahyd ee dhahdo arka najaaskii xumaa wxa uu sameeyy caawana intaasu barri maxy guriga ugu heysane waaba bahal kle😂😂 sheekda wxba ka kla dhiman😂
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 месяцев назад
Ku saliya NNK SCW SCW SCW
@sagalfaarax2509
@sagalfaarax2509 5 месяцев назад
Next❤sagal
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 месяца назад
Inay iska celisao oo nafteeda difacdo wayku saxnayd lkn markay maydka qarsatay ma ahayn markuu dhintayba inay qayliso bay ahayd
@user-pr4yx4dq1z
@user-pr4yx4dq1z 5 месяцев назад
Next ayaneyyy ani igu magac dar iimaan wye magac
@AishaAhmedgeyfane-pq8fv
@AishaAhmedgeyfane-pq8fv 5 месяцев назад
War habo ayaan like ❤ usaara inta fiir satey ayaaba badanee 😂😊
@fatimayusuf4999
@fatimayusuf4999 5 месяцев назад
Wcs abyo ❤
@israibraahim8325
@israibraahim8325 5 месяцев назад
Isra
@FilsanCabdiraxmaan
@FilsanCabdiraxmaan 5 месяцев назад
❤❤❤❤
@Esra364
@Esra364 5 месяцев назад
Wakugu racsanahy❤
@najmamahmed64
@najmamahmed64 5 месяцев назад
❤❤❤❤😊
@EvaMaria-pu9yg
@EvaMaria-pu9yg 5 месяцев назад
Ayaaney qisada xigta mgcga Maria wye ku so qaado please hppti ❤
@SaadoDagan-ti7bq
@SaadoDagan-ti7bq 5 месяцев назад
ascm wllo qisan raba ina kula wadago halke kala so xidhidha
@user-gh5yu6rz7u
@user-gh5yu6rz7u 5 месяцев назад
Wcs ayaney
@user-th9ok6dd5f
@user-th9ok6dd5f 5 месяцев назад
Way ku sxnthy😊
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 5 месяцев назад
Qisooyinka geesiyad iyo naag nool si gaara ujeclahay amarka illahay
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 5 месяцев назад
Anigaba sidaasa ahay wan jeclhy
@user-ly5zl4xk3o
@user-ly5zl4xk3o 5 месяцев назад
Same
@Fardawsa2345
@Fardawsa2345 5 месяцев назад
isku mid aan nahayane😂
@HudaAbdi-ib4hn
@HudaAbdi-ib4hn 5 месяцев назад
Asc wllo
@arafad5842
@arafad5842 5 месяцев назад
Wlley anigana Roumana
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 5 месяцев назад
haa xag uu lahed in laafasaxo lkn dasdurka kuqoran 5taa sano abyo umalen
@rahmaadan6518
@rahmaadan6518 5 месяцев назад
Wcs Ayaaneey hadaan Ra,yigayga kadhiibto in naf lagooyo waxay ahayd inay dhaawacdo ayna qudha kagooyn
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 4 месяца назад
Ha wlhi hadna sii jarjarty naxdin
@farhiyoawad8795
@farhiyoawad8795 5 месяцев назад
Asc ayaan marka hore urka waxaan kusoo xasuustay guri deriskeena ah ayaa waxaa ku dhintay nin cidina ma ogayn qolkiisa u xirnaa adigu mudo ayuu isoo mayd ah ku jiray ur qarmuun oo aan loo dul qaadan karanin ayaa qabsatay soo nihii oo dhan mesha ay ka dhacdayna waa qurbaha dadku badi kaligood bay nool yihin waa xanuun urkaas baa lagu ogaaday gurigii isagoo la nadiifiyay baa urkii kasoo u Raya dhiiga bini aadanka runtii ma go
@suadmire7450
@suadmire7450 5 месяцев назад
Asc gabdhaan qaladkeeda waa qariska lakiin markay dishay haday sheegi laheed 5 sano laguma xukumeen waayo wey is difaacaysay
@bilkhayrcabdirahman2603
@bilkhayrcabdirahman2603 5 месяцев назад
Waxay xaqulaheyd in ay markihore ee aydishay aysheegto si anloxidhin lakin waxa khalada inay guriga dhexdhigateg
@mankanur7758
@mankanur7758 5 месяцев назад
Xabsi uma qalando wlh weena ku saxantahay wexee sameysay waayo nin adoo laku qawo banaanka kuku daafi waaye oo gurigaaga kuku so galaayo mar kasto xaq ayee u leedahay inee disho xabsi iska daafee naso ayaan dihi lahaa meedkiis neh guriga halooku so bixiyo lkn wadankee joogdo gawada cadaalad ma leh
@OwliyomaclinAdan
@OwliyomaclinAdan 5 месяцев назад
Asc ayaaney ani maxaa igunacday walaaley iisoojawab
@QisasChannel
@QisasChannel 5 месяцев назад
Macnaha maxaa kawadaa
@user-kd9ii4cm4k
@user-kd9ii4cm4k 5 месяцев назад
Heesha in uu ilhey ika maduwey yo isoo duceya 40 qof ducado da waa la aqbalaa😢😢😢😢
@barwaqoyusuf2320
@barwaqoyusuf2320 5 месяцев назад
Illahay haka madoobeyo
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 5 месяцев назад
Ma mudneen in xabsi la galiyo sharafteeda ayey ilaashaneysay xaq ayey uleedahy asaga lugihiisa kusoo dontaye in ladilo
@raaliyoibraahim221
@raaliyoibraahim221 5 месяцев назад
👌👌👌👌👌👌👌👌👍👍🏻🫡🫡🫡❤️❤️❤️💕💕💕💕💕
@housnaabdi8021
@housnaabdi8021 5 месяцев назад
Sheekada inta dambe wxy isku mid yihiin sheeko hada ka hor hargeisa ka dhacdey
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 5 месяцев назад
Naa Ayaaney horta ma dadka quruxda badan uunbay qisadu ku dhacdaa😂
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@naimafarah3434
@naimafarah3434 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@fardosaahmedahmed7232
@fardosaahmedahmed7232 5 месяцев назад
Naagnool,lkn,mahen,inlaxiro,wlh,xbb❤scw❤scw❤scw❤
Далее
QISADA MARYAN!@SawdaBillan
22:19
Просмотров 38 тыс.
AARGOOSIGII MARYAN WAA QISO XANUUN BADAN@AYAANGOBDOON
24:41
KHAYR HAFALIN SHAR KUUMA TIMAADO OO XAQIIQA WAA TAN
22:43