Тёмный

Waxay leeyihiin 7 madaxwayne | Muxuu u yahay nidaamka maamul ee shiinuhu kan ugu yaabka badan adunka 

Waaberi Media
Подписаться 570 тыс.
Просмотров 44 тыс.
50% 1

Muxuu u yahay nidaamka maamul ee shiinuhu kan ugu yaabka badan aduunka | Waxay leeyihiin 7 madaxwayne!
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@abdiwakilismail2073
@abdiwakilismail2073 Год назад
Shuuciya, Hantiwadaaga iyo Hantigoosiga mawduuc nooga soo diyaari walal iyo weliba sidii ay wadamadu ugu kala qaybsanayeen
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Месяц назад
Shuuciyadda hantida oo dhan dawladda ayaa leh shicibkana hanti looma ogola, hanti wadaagana shicibka hanti waa loo ogolyahay balse isgaadhsiinta , macaadiinta iyo waxaas looma ogola wershadaha waaweyna looma ogola , hantigoosigana shicibka hantida waa loo ogolyahay. Dal shuuci ahina aduunka masoo marin hantiwadaaguna waa wadada loo maro shuuciyadda. Ufiirso midowgii Soofiyeet hantiwadaag buu ahaa balse xisbi shuuci ah ayaa xukumayey
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Aaway dadkii jeclaa nabiga scw 🥰🥰
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele Год назад
wll halkan fikir iyo aqoon kuso qor nabiga S.C.W mel kasta,hakuso qorin xita,wad gaarten in heesaha layiraahdo kusaliya nabiga S.C.W
@mrRabmrRab
@mrRabmrRab Год назад
Scw
@SOMALIEDITORPROMAX
@SOMALIEDITORPROMAX 4 дня назад
صلى الله عليه وسلم 🥰🥰
@wanaagshe351
@wanaagshe351 Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته 🙌
@ayubpro
@ayubpro Год назад
Msha llaha Abdirham omar xog muhiim bad nala wadagatay guulyso bro
@ahmedbaadhi2273
@ahmedbaadhi2273 Год назад
Waberi legend wlh waan jeclahy aqbaarahaada waayo siwanaagasan ayaan u fahma aqbaarahaaga wa mida waxa usugo markasta wax cusub ❤❤❤
@anasmohamed5662
@anasmohamed5662 Год назад
Horay usoco @abdirihman waaberi fadlan noo soo badi dhiiri galinta ganacsiga iyo guusha shirkadaha waa codsi oo kaliya ok
@21tyzo
@21tyzo Год назад
WABEERI LEGEND ❤
@muscab8581
@muscab8581 Год назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet mohammad ❤️🕋🤲 ‏صلى الله عليه وسلم
@abdikarimomer2732
@abdikarimomer2732 Год назад
War sxp maxd amaanta nabiga kaga dawarsanaysa muslin dacfiyaa thay
@apdiaziizalfa543
@apdiaziizalfa543 Год назад
Soomaliyey maanta Hal Qodob Aan idin sheego : Halkan waa channel RU-vid Ah marka wax lasoo dhigo kadaya Commentiga tuugsiga iyo baryada Ah iyo kasaliya Nabiga Fadlan Aan wax kala faayidno 🙏
@wanaagshe351
@wanaagshe351 Год назад
Ok
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 Год назад
Niyo comments ka dhanba dhaqan xumadas ayan u ncay waxaad arkeedaa hees commentskeeda Nabiga lagu soo qaadayo wtf
@moepra1521
@moepra1521 Год назад
@@YuusufShuaib77 iyo meel hees ka socoto oo lagu odhanayoh heesaha qur,aanka ka macan bal issaga mxa keenay meshas😂
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 Год назад
Waar caamaashu waa Niyo Armuu kaa ku Salinaya Nabiga uu niyeeya maxad ka garneesan
@Haffyy
@Haffyy Год назад
Saliga nabiga faida kaweyn mabajirto 💯
@daacadwarsame2164
@daacadwarsame2164 Год назад
Dambiga waaridkaa allahaa dhaafo horary upcoming waabari
@ilyaswarsame7585
@ilyaswarsame7585 Год назад
walaahi cabdiraxman waabari waawll khabiira
@Garaadle
@Garaadle Год назад
Aad ayaan u xiisaya muuqladada wxanan ka codsan laha Inad dib u furto barnaamijki su'aalaha .mahadsanid
@cabdulahicaade9005
@cabdulahicaade9005 Год назад
Wall kasoohadal qaraxii Turkish ee Istanbul waa codsi
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
Sxp C.Raxmanow Gobolka Turkistan ee Shiinuhu uu xooga ku haysto yuu ka haystaa
@ozcarkhadar2798
@ozcarkhadar2798 Год назад
Kuliyada qaliinka ka soo hadal 🙏
@Shamsoxaaji670
@Shamsoxaaji670 Год назад
❤Mashaa Allaah ❤ waaberi media
@suldaan9747
@suldaan9747 Год назад
الحمد لله الذي بنعمته تتم
@shakirhersi4843
@shakirhersi4843 Год назад
Scw salalahu wacala alihi wasaxbihi wasalam Aamiin
@abdirizakmohamett5721
@abdirizakmohamett5721 Год назад
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله سيدنا محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Год назад
Waberi is legendary 🙌 👏
@axmedshariif515
@axmedshariif515 Год назад
Switzerland 🇨🇭🇨🇭7 madex weyne ayey leyihin sxb
@abdiduhlow6305
@abdiduhlow6305 Год назад
Swezerland waa la mid ....7 Madaxweyne ayeey leeyihiin
@hassanwandoow3999
@hassanwandoow3999 Год назад
Ilaahow muslimiinta shiinaha codowga kabadbaadi😪😪😪😪😪 iyo muslimiinta oodhan
@shakirhersi4843
@shakirhersi4843 Год назад
Xasbuna Allah wanicmal wakiil
@maahirhasan9593
@maahirhasan9593 Год назад
Waaberi legend
@ozcarkhadar2798
@ozcarkhadar2798 Год назад
Faculty of Surgery ka soo hadal wllo
@daacadwarsame2164
@daacadwarsame2164 Год назад
Horay usoco
@ozcarkhadar2798
@ozcarkhadar2798 Год назад
Faculty of Surgery ka soo hadal
@Mehiib
@Mehiib Год назад
Sxp ninkaan Dr ma ahan barnajim kaas waxaa Ka heleysaa @dr adnaan RU-vid Ku qor wax Inaa Ka faideyso jeclaan lahaay thanks
@guleedabdirisak8720
@guleedabdirisak8720 Год назад
1
@maxamuudshukri2394
@maxamuudshukri2394 Год назад
Cabdiraxmaan.cumar.way.fiicanyihiin.barnamijyadaadu.laakiin.joogto.maaha.noojoogtee.markasta
@alimekal2705
@alimekal2705 Год назад
M.a
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 Год назад
China Halkaas Wuxuu Ku Gaadhay Dadaal Iyo Karti Ee Fadhi Walee Inaanu Soo Wadin Horumar
@mohamudmustafe3007
@mohamudmustafe3007 Год назад
👍
@muunasiciid2300
@muunasiciid2300 Год назад
Keep going 💪 ✨ 👌
@adaysetv3866
@adaysetv3866 Год назад
Zhp xaraysiga jamacadaha noo soo jeedi
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Alle mahadii weye ciraxman omar maxay kala yihiin 7 parasident bàlkala sheeg wll nabad galyo
@highlights8838
@highlights8838 Год назад
#S0MALIABA 7 MDX WYNE BAY LEEDAHY HDAN ILLAHY DARTIIS RUNTA U ZHEEGN0 WLALAYAL 😅
@omarhashi853
@omarhashi853 Год назад
Somalia waxaa u badan hanti wadaag laakiin hogaankaa ka xuno
@power1774
@power1774 Год назад
Waan kusalaamay waabari
@abdirisaqmohamedali1966
@abdirisaqmohamedali1966 Год назад
Shiine uguma tira badna dunida. Hindida ayaa ka badatay imika
@samiirmk6628
@samiirmk6628 Год назад
Corporate country waye
@mazcuudgaalaerigaryar9653
@mazcuudgaalaerigaryar9653 Год назад
Soomaaliya waa 7 madaxweyne OO kala jeeda
@MBmubaarig
@MBmubaarig Год назад
war ficaan
@Inaabdi99
@Inaabdi99 Год назад
Malawayay dhalin somaliyed oo kumidawda hal fikir oo ah badbadada dadka somaliyed oo hadafkodu ahayn shilinka
@abdullahiqaboojiye1875
@abdullahiqaboojiye1875 Год назад
Waa Somalia 😂😂😂
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj Год назад
Sida maantana dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyedba heeysata weeye ee 7 madaxweye iyo 7 calan iyo 7 dowlad kala madax banaan ee mooryaan iyo dawadhilifyu heeystaan weeye dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyedba waa in lagu jihaado kuwaasi jawaasiista ah ee ummada soomaaliyed iyo dalkeyna hooyo ee soomaalia kala jar jaray waa in la mideeyaa dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyedba waa muqadas weeye taasi
@cabdiraxmanbashir2009
@cabdiraxmanbashir2009 Год назад
War balaayadaa indhaha yar yar ee sida duqsiga isku dhala armay yaajuuj iyo maajuuj nagu noqdaan Aakhirka oo dunidoo dhan ay afka gashadaan 😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Год назад
Yaajuuj iyo maajuuj gidaar bay ku xidhanyihiine kuwani waa dad caadiya
Далее
А я с первого раза прошла (2024)
01:00
Shiinaha | Iyo loolanka uu ugu jiro hogaaminta aduunka
11:23