Тёмный

Weligood Ayay Wiilasha Iyo Caruurta Kufsanayeen Duliland😢 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 130 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 99   
@shamai1570
@shamai1570 Год назад
Fathxiya keep up the good work of enlightening these people who live in denial surely you're melting their ice block heads❤❤❤❤❤❤❤
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
Alla Fatxiyaay nooloow wallaahi waan kugu daydaa wax badan baa kaa faa'iday. Wallaahi hooyaday labaad baan kaa dhigtaa
@xakiimoshsiciid2870
@xakiimoshsiciid2870 Год назад
Mashaa allaah soomaaliad dumarkoodu kudayashada ayeeya ku fiican yihiin si fiican u wacayi gali in badan ayaa kugu dayaneeyasa thanks for your goodness
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 Год назад
Masha Allah Fatxiya waa iftiimisada inta xun Iska jirooy halkas kawad 👍🏽
@Uknownw
@Uknownw Год назад
Waxaay ku dhaqmayaan waa ficilkii qooma luud oo kale subhanallah
@SahraEgeh-t5y
@SahraEgeh-t5y Год назад
Mahadsanid habo fadxiya
@warish9081
@warish9081 Год назад
Farhiya fariid keep going habo macaan
@alisontraining7063
@alisontraining7063 Год назад
Allah kuu jicliya fatxiyoy Allah aya nosoka dhiray
@Milgomaariin
@Milgomaariin Год назад
habo mahadsanid wxaa sabab unoqotay inan naftayda educate gareeyo habo ha joojin inaad wax noo sheegtid dulaste nooca ladhaho ha iska qayliyo
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Год назад
Happy birthday Fatxiya! 🎈🎆🎇🎉💟
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 Год назад
100&100 run baad ka sheegtaa dhibta maatay taagan. RUNTAAN KUGU OGNAHAY WALAL Fathiya Cabsiiye Intii been bay sheegtay lagu odhanlahaa indhaha kaga dhufo runta amba hadiidaan amba hayeelaan. Munaafiqiintaan ubadkii kabaxsan layihiin. Raglama odhan karo kuwani waa Waa munaafiqiin rabi kafufhay.
@ilyashussein334
@ilyashussein334 Год назад
Spot on Fathia, I follow ur content very closely . Very inspiring topics, keep going girl.
@samiiramohamed1356
@samiiramohamed1356 Год назад
Fariidad hadana funny ah manshlh alle Haku xifdiyo
@nimcobarako
@nimcobarako Год назад
Thank you so much, Fatxiya, for addressing these truly significant topics. Jazakallah Khair. May Allah reward you abundantly.❤
@saharaaxmed5838
@saharaaxmed5838 Год назад
Koley anigu wax badan Ban ka faiidey wlhy waan ku jeclhay dar ii lahay ❤❤❤❤❤ wadn mahad santahay
@nugaal012
@nugaal012 Год назад
Maxaad ka faa'iiday. Hal eray oo khayt leh if iyo aakhiro kama hadasho.
@insights3926
@insights3926 Год назад
Wixi ilahay umadaha ku rogi jiray bay somai ku jirta subxanalah
@fawsiyaabdirahman9647
@fawsiyaabdirahman9647 Год назад
Walaal waaruntaa waayo waxaalobahanyahay inhooyoyinka caruurta ilaashadaan wiil iyo gabandhba
@halasaden4941
@halasaden4941 Год назад
Fathiya Allah ha nokaday afar ciisho🥰, you are sources of knowledge and the same time funny.
@samiirosearchchannel2387
@samiirosearchchannel2387 Год назад
Fathia wa gabar aqli badan ofariid ah m.a somalia kufsiga wa wax cadi letahay dad xooga leh inta dulman wa iska amusanyihiin muruug iyo oyiin hoose kunolyihiin
@maariyaMuhmed-qo6jq
@maariyaMuhmed-qo6jq Год назад
yaa rabi awllaada noo ilaali ma ilaalin karno waxbee ilma yaryar oo masakiinaa noo joogee
@asmrfoods8275
@asmrfoods8275 Год назад
Ala kujecliya mashllah aqliga ilahay haku barakeyo ♥️😘
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 Год назад
Xalada meel xun aye mareyse marba hdii wiil io gabar saqiir eh malinkasto kufsi lagula kaca raxmanka haso qabto niman majogan balaayo fadaro hoos hartey subxanallah 😢
@aishaguure9942
@aishaguure9942 Год назад
Waligeda wiilasha ay fuuli jiren lkn wala qarin jiry waxan bidixle yacaya wala wada kufsdy dhowr jeer
@bilanbeauty4791
@bilanbeauty4791 Год назад
Waa run wiilasha yar yar waligeed waa la fara xumeyn jiray lkin wala qarin jiray
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Год назад
Groupka qoomaluudnimada caadi ka dhigayaad tahay been baad sheegtay somalida waxaa kamay suuto gali jirin gaalo guursi la buunbuuniyo iyo qoomaluudnimaba caadi laga dhigaba halkanaa lagu hayaa mashaariicdii Somali dhaqannka dilista youtuberada somalida waliba naagahaa wada
@ruqiyaabdihassan359
@ruqiyaabdihassan359 Год назад
Walle fathiyo inteee nin baan ku ka la dhimanay naagtaas baad dhagaysataah qaracaan
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 Год назад
You saved her life mashallah
@KamalKamal-n2h3e
@KamalKamal-n2h3e Год назад
Daciyad fatxiya Fawaxishka ka hadal anaga ku ducayne
@KamalKamal-n2h3e
@KamalKamal-n2h3e Год назад
Hoyoyinku wilasha way si dayan marka wadanki la jogo wa nin bay dhahan hablahay ad u ilaliyan tasi wa khalad bn u arka anigu wilasha wa in iyagan xita la ilaliya
@OMARCHANNEL9
@OMARCHANNEL9 Год назад
Hablaha guri joog inee noqdaan ayaa labaraa wiilashane ciriiriga nolosha ayaa labaraa waa lasii deynaa sii qibrad nolosha kaga qaato lkn i am very sorry dad xun ayaa magaalada joogo canugii loodiray qibrad inu nolosha ka so qaato ayaa kufsanayaan I am very sorry dad noocas inee nala dhasheen😢😢
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Год назад
Wiilasha guriga ma jooga karayaan yey naga naagoobin wiilkan la dilay 11 jiray buu ahaa. Xalku waxa weeye in Aabuhu mas'uul noqdaa oo wiilashiisa banaanka meelo geygeyaa soo ciyaarsiiyaa. Cidna yuusan ku aaminin. Aabuhuu markuu caruurtiisa la socdo ilaalinayyo cid u soo dhawwaan karta oo wax yeeli karta ma jirto. Nasiib daro Aabo la'aan ayaa ku dhacday caruurta Somaliyeed. Guri aan ood lahayn waraabe kasta wuu u soo dhacaa. 😥
@KamalKamal-n2h3e
@KamalKamal-n2h3e Год назад
@@OMARCHANNEL9 ya ku dhahay guribay wilashu ku nagoban hadu wax akhristo ama cashardisa u qoro saldisan u tukto ya ku dhahy u nagobaya
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Год назад
@@KamalKamal-n2h3e caruurta sidoodaba activities bey u baahan yihiin mashquuliya wax barasho maantoo dhan kuma dhex jiri karayaan activities bey u baahanyihiin siiba wiilasha inay banaanka ku ciyaaraan survival skills bartaan, camping etc siday wax u dabaan hawlaha adag bartaan sidaa bey rag tayo leh ku noqonayyaan. Wiilasha Somalida waxa wada jilic ka dhigay waa baagamuudo sidey guriyaha u dhex fadhiyeen.
@roadahmed766
@roadahmed766 Год назад
Mansha allh haboo ❤ from Buuhoole ❤️
@amalismail7772
@amalismail7772 Год назад
Dulayste habeenki xataa riyada ayuu ku sasaa, hapo fathia ilaahay ha noo kaa daayo 🙏🏼🙏🏼🫂🌹
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 Год назад
Masha Masha barkaAllah huun diric baa tahay dabad bulkeed cad 😂 😂😂halkaa uga hay duleyste adigana xaajigaaga Allah kuu barakeeyo
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Год назад
Masha Allh 🎉❤
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
Ala maxan ku jeclhy fatxiyaaaaaaa❤ ala gorman ku arkaa tolwŵ❤❤❤
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc Год назад
Sexual assault leaves a long-term effects on child's sexual identity in the future especially boys if you have one make him your shadow and don't even trust your own brothers, we saw abtiyaal secretly abused their nephew.
@umumahamed277
@umumahamed277 Год назад
Subxaanallaah suxaanallaah
@amalali6668
@amalali6668 Год назад
Isaaaq mxaa keney farxiyey darood bilad ku siin mayaan ee dadkaga dhexda ugu jir drood anu i dhalay isaaqna ah zado kale hadana meshy wx mariyaan ayaan ana marina tolkay io qabilkYga wn wataaa
@nima3696
@nima3696 Год назад
Farhiyo gabadha waxay sheegtay waan sameeyay oo yaabka ka dhamaaday uu tagay ....i dont care byeee....thanks Farhiyo
@faisakasim2138
@faisakasim2138 Год назад
Alxamdulilah. He is not a Dead walking 🚶‍♂️.🤣🤣
@amalismail7772
@amalismail7772 Год назад
Sexually Transmitted Diseases Chlamydia Genital herpes Gonorrhea HIV HPV Pubic lice Syphilis Trichomoniasis Waa very important, dumarkow is ilaaliya nimanka cuduradaas ayaa ku badan
@SamiraOsman-k8s
@SamiraOsman-k8s Год назад
Mansha Allah in abtidey fathiya mise waa ina eedadey
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Год назад
Subaxanallah
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Год назад
Somalida wa dad barkey wax dacan ilahey ayey usariyan ma daxa diran dulmiga wa isugu hiliyan wanaga iskuma tageran wa duli
@mariamisse7572
@mariamisse7572 Год назад
Niman badan waxaa jiro heblaayo guur satay iyo surwwel beey xiritay oo RU-vid bara ah weey ka amuuseen waa wasaq qabiil iyo dumar caayo Bisinka
@MrAmiira
@MrAmiira Год назад
We Love you so so much and Thank you🫶🏼
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 Год назад
Hajojin wacyigalinta wayo dadbadanba fejignanaya habo qaali
@fawsiyaabdirahman9647
@fawsiyaabdirahman9647 Год назад
Walaal somalı miyaad rajakaqabtaa 33 sano Ayay dayacanyihiin
@hodanahmed1380
@hodanahmed1380 Год назад
Wa’ado xabad hoosta iskageliya warunta walahi 😂😂😂
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 Год назад
Ma Asha Alaah arintaan aad abayo ka hadlayso❤ hardly no one talks about not even our parent hoyoo yinken uma badnaa in ay dhahaa ninka iska baar wana jahilnimada Waxaan kuu hubaa 99% xataa u malen mahayo one percent in dadkena iska baraan intaan la guursanbecause way og yihin farax in uu yeelayn 😂No baa ka soo horaysa ayadana way baqin saa guurkuu la noqonayaa 😂 saa darted waa layska qataa subxanalaah
@superfun1819
@superfun1819 Год назад
Farxiya eereyadaa caayda isaaq udayay lkn kudaar in raggi laa qabtay. Somalia is one
@_Aurora293
@_Aurora293 Год назад
Asc fathiyay runtii waxyaa bo badan oo run ah baa mar walba Kahadashaa Balse somalidu. waligood waylhaayeen. ciyaalada lafuulo. ee hada soshal miidiyahaa kashifay. 1991 tuulo aan u qaxnay. cunug yar waxaa fuulijiray kurayda xaadada oo dhan. lilaa uu soconba waayo khaniisnima loomaba qabin cidna loomaba sheen. Bagah in soshal midiya lahelay
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 Год назад
Aduunku waa rogmad wlhi umad qudhuntay oo isma ceshato ah bn ka dhalanay ish yaa rayt inan somali ka bixi kro disgusting 🤮😕😢
@sheikhalhamlo7957
@sheikhalhamlo7957 Год назад
Sis with all respect don’t generalize
@Degaliah
@Degaliah Год назад
Walaahi wa runtaa, imika wiilkan yar eey dileen ragii oo dhan maca wariyayaashi ayaa isku camiraayay 😮 kulahaa wa dowlado shisheeye waxaa kadanbeya
@yosephzola341
@yosephzola341 Год назад
Duliland ma puntland baa hahahah
@hiboawciise5433
@hiboawciise5433 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣kkkkkk fadxiyaay wll waaruntaa waaxabad aad isku dhufatay
@ziao.1359
@ziao.1359 Год назад
Haa farax khasare weligis bu eey aha. Runta ka hadal meel a xor ku nahay ba ilahay na keenay alx. Speak from the truth my dear. Wa run waxkasta gabadhan ka hadasho lkn cabdi khasare knife ba ku tahay
@Hidaya-s9y
@Hidaya-s9y Год назад
farhiya hal topic bay ugh dhagtay lol
@khadramusse6216
@khadramusse6216 Год назад
Asc wlla
@Milgomaariin
@Milgomaariin Год назад
habo xaq baad ku taagantahay speak up dadka awoooda lahyn
@suadhussein1669
@suadhussein1669 Год назад
Walee waxaan aqaanaa gabadh kii sagaalaad guursaneysa hada weligeedna iskama baarto waxaan dhahaa walaaleey is baar ragaana ma wada caafimaad qabaan ee iska baar
@marwalba3598
@marwalba3598 Год назад
fathia oday 70 jir ah baa weekend i kululeeya miyey ku faanaysa hadda ayafoo jirta 60 sano cajaaib
@Balqiisa-j5y
@Balqiisa-j5y Год назад
Minjo yare fatxiya ninkeedu WAA Uxalaale adu kac so meydho so cadayo huudha weyne
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Год назад
This is why I support Ethiopia Fatxiya. 100% siday khanisnimadan iyo caruur baabi'inta inaga dhamaato.
@ruqiyaabdihassan359
@ruqiyaabdihassan359 Год назад
😂😂😂 walahay dulayate waxaas ma ogolah
@Quendahabsan
@Quendahabsan Год назад
Kufsiland
@saedasmith6558
@saedasmith6558 Год назад
Fariid
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 Год назад
Ragena an qooq jabis bay radiyaaan goorkoda badan kood waa intaa badankood
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Год назад
NINKAYGU WUU KU NECEB YAHAY WAYO XAQAD KA HADASHA
@Balqiisa-j5y
@Balqiisa-j5y Год назад
Ninki fathiya neceb waa duleyste😂😊
@superfun1819
@superfun1819 Год назад
Farxiya mantana sificaan uso wadaa baxday 😅😅😅 caayda Isaaq dulqad uleedahay.😅😅 . Harti Maka nooqona
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Год назад
Isaaq xagee Ku caayey?
@mohamedahmadi4856
@mohamedahmadi4856 Год назад
Adigiibaa diin laan lagu qabaa Maxaad cid waanin
@Balqiisa-j5y
@Balqiisa-j5y Год назад
Magacaad wadato ixtiraam oo ha gafin duleyste
@rukhayaabas5141
@rukhayaabas5141 Год назад
Kkkkkk ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyabulsho6581
@farhiyabulsho6581 Год назад
Sax
@fardlemi8038
@fardlemi8038 Год назад
😂😂😂😂❤❤❤
@kahinfarxan3423
@kahinfarxan3423 Год назад
Talow kaninke ayad cunta ileen aad ayad isku mahadisay
@Balqiisa-j5y
@Balqiisa-j5y Год назад
Qoowmu luud😂
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Год назад
Risiqii baa meel xun ka galay
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Год назад
Saqajaanimada in la wado ayaad doonaysaa lase yeelimaayo. Subhan Allah! Alloow hana dulayn!
@Balqiisa-j5y
@Balqiisa-j5y Год назад
Meeqaad kufsatay duliyahow
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 Год назад
This thing you called head scarf not look on you.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Год назад
I love it! Beautiful!
@daarood9835
@daarood9835 Год назад
NAA WAX ISKU FALA DUMAROW RAGA XANUNSAN AADUUNKA OO DHAN BAY JOOGAAN
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Год назад
🤣🤣🤣🤣
@habonsudi3399
@habonsudi3399 Год назад
😂😂😂😂😂
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 Год назад
Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk
@dekahaji
@dekahaji Год назад
😂😂😂
@farhiyabulsho6581
@farhiyabulsho6581 Год назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@fatxisaid5519
@fatxisaid5519 Год назад
Sidii ninka cadaanka aha aadba uguursatay fadxiyaay sudaniis bad u egtay 😂😂😂😂
Далее