Тёмный

Wey i Sirqooshay Si La ii Kufsado Waxaa Tiri : Maama Saafi | MAXKAMADA DAHIR ALASOW 

Maxkamada Dahir Calasow
Подписаться 34 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 2 месяца назад
Xaqeda allaha keeno hooyo dhiban weye yrabbii umuciin mhdsnid dahir alasow maxkamada kor allaha kadhigo awowe
@nimcoahmed536
@nimcoahmed536 2 месяца назад
I remember when I was younger there was a guy and his friends used to do some things to young girls Do one of the guy he was the leader of them he owns the store where I live walahi this lady went through pain she needs justice and she is very strong lady there many women who went through pain and they are silent may Allah protect our children and leads them to the right path I really very sorry sister may Allah ease your pain and bring justice for you
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 месяца назад
Aamiin yaa Rabbi.
@maryammb7064
@maryammb7064 2 месяца назад
Allahuma Aamiin😢🤲❤🎉
@MunaAli-f3p
@MunaAli-f3p 2 месяца назад
ALLAHUMMA aamiin
@MunaAli-f3p
@MunaAli-f3p 2 месяца назад
ALLAHUMMA aamiin
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt 2 месяца назад
Aad ayaan uga xumahay dhibka gabadhaas iyo gabdha badan oo lamid ah kudhacay kuu xiligii siyaad barre wax kufsaday waa lahelidoonaa wixii nool ee mooriyaantii 1991 gabdhahay iyo hooyooyinka kufsaday lasoosaaro qaarkood yurub iyo America ayey joogaan ilaahay ha soo saaro aamiin
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 2 месяца назад
Magac xumaa goof iyo goob lagaguuray allah kaadhigo haddii ayruntahay gabadhaanni dhibka aykaa sheeganeyso . 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@anabmohamed344
@anabmohamed344 2 месяца назад
Mey tidhaahdo markey i weydey iimey iman subxaannalla wey isla dawakheen
@khadijabin8262
@khadijabin8262 2 месяца назад
Ninku waa Danville ee halasoo qabto xaaraamiga kugsaday gabar miskiina oo 16 jira waa ciyaal qof jira 16😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 месяца назад
Dhaahir khayr aan dhamaan Allow ku sii yaarabalcaallamiin 🤲 Ameen how joojin isllaamnimo ku soco
@casalasal6466
@casalasal6466 2 месяца назад
1986 ma somali baa is dagaashay waaba xiligii nabadiiye goof kufsade dad kale yuusan ku meereysan qof la dilay ayaaba sharaf leh oo dhimatay kufsina dhimashaa dhaanta caruurtiisa cuqubadaas allaha ka badbaadiyo ileyn iyagu dambiga mey galine cuqubada isaga allaha kasoo saaro
@hamdihersi-xz7kc
@hamdihersi-xz7kc 2 месяца назад
Caruur ma dhalin bay dhahday dadkii dhan oo dulmiyey mama
@naimo133
@naimo133 2 месяца назад
Wuu dhalay asaga​@@hamdihersi-xz7kc
@khadijabin8262
@khadijabin8262 2 месяца назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 saafi waaqof dabi laga galay allah haku xafido
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 2 месяца назад
Duniyo 10 nin ayey guursatay wax caruurrna ma dhalin nabsigaaa heeyo Alan Ha cadaabo
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 месяца назад
Hadii arinta ay Xaqiiq tahay oo gabdhaha ay sidaas ugali jirtay, Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa Musiibo hakasoo saaro ilmo la'aan waaba iqarso.
@sahanbihi2611
@sahanbihi2611 2 месяца назад
Qofka dhintay xanunka adunka wa ka tagy gabadhan urkutolo ayey la noshahay ilaahay waxan ka barayeya safi xaqedi ale in u siyo wan oya gabadha markan dhageysto
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 месяца назад
Somali isleesey miyaa Qof xaqiisa ayaa lagu duufsiya war ilaahow 2024 meenoqoto Qof ku Qof dulmo ladeemayo
@sadiyoigal7534
@sadiyoigal7534 2 месяца назад
Uqubadi waa kasoo baxday ilaa iyo hada wax madhalin waxaa uroon inay icafi dhahdo intay qofka dhiman oo qiratid
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 месяца назад
Hadey xaqiiq tahay oo gabdhaha shirqooli jirtay oo sidaas eeyo kucuneen, runtii ilmo la'aan waa iqarso. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waxaan kabaryayaa inuu kurido Masiibo umaddu lacajabto.
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 месяца назад
#Saafi4justice ragaas iyo naagta duniyo latoogto weeyan
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 месяца назад
Qof qabiil lookufsadey iyo gabar lakufsadey maxaa isagadan ah
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 месяца назад
Walaahi waxaa ciila cimrigaaga 2 meel in daalimin iyo bulsho daalimin ah kuciilan
@Xamze394
@Xamze394 2 месяца назад
Markhaati umaba baahno hada isagu haduu qiraal yahay naagtii udhiibtayna sheegayso cabdinaasir cadeeyey waaba intii loo baahnaa raga kale isagaa Laga rabaa
@casalasal6466
@casalasal6466 2 месяца назад
DAHIROW DUNIYADU MARKEY GOOF KUFSADE SOO RAACINEYSAY SAAFI MAXEY USOO RAACIWEYSAY OO GURIGEEDA U GEYNWEYSAY HADEY DUNIYADU SHIRQOOLKA KA DAMBEYNIN
@albirrischool2381
@albirrischool2381 2 месяца назад
Ilaahay waxba kama qarsoono
@mohamedbootaan2591
@mohamedbootaan2591 2 месяца назад
Nin xog soo helay buu iska dhigayaa wax aan jirin buu abuurtaa ninkaani si loo aamino waxaan u arkaa waxa uu sheegayoo dhan inay gacan ku samays yihiin
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 месяца назад
Inaa lillaahi wa inaa ellayhi raajacuun subxaanallaah allow uqubo idinku rid Amiin yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲🤲😭 subxaanallaah ‼️😭😭😭
@sahanbihi2611
@sahanbihi2611 2 месяца назад
Kufsi dhimasho aya dhata that is true
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 месяца назад
Ka I waaba sawir haduu garanwaayo intaas xoolo weeye
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 2 месяца назад
Iyada Wey Ka Weyneyd Duniya Faham Hadalkeeda
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 месяца назад
Qof kuu imaanjorey ee aad weyso waa raadineyaa
@abdiraxmanmohamed1612
@abdiraxmanmohamed1612 2 месяца назад
Asc
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 месяца назад
Wcs subscribe isar walalo
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 месяца назад
Dhaar lagaaga harimayo ee eedo waalagu daldalaya
@naimo133
@naimo133 2 месяца назад
Dhaahir wax mafahmo iney raadiso ma ahanoo gabadha hadey wax kudhaceen
@Halgame334
@Halgame334 2 месяца назад
XAMAR KUFIS WADAREER KU CAAN BAY KU AHAYS KONGUR KUFSIGU WAA KOOS 4 QOF IYO KABADANN.
@Fotballlover-px3uw
@Fotballlover-px3uw 2 месяца назад
Wado hawlo fiican baa wadaa
@SharifAdow
@SharifAdow 2 месяца назад
Mar waxadleedahay maqangaarin marna waxad leedahay reerkeyga waxan u ahaa naag naasaleh
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 2 месяца назад
Qabiilki Kuqaaday Kuma Dhigo Wasaq
@rayanacookingchannel4756
@rayanacookingchannel4756 2 месяца назад
Alxamdu lilah xaqa ma qarsoomo
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 месяца назад
Walee waa aakhiro saman habro Lixdan jir ah say ku garatay yaahuu
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x 2 месяца назад
Subxanalh hoyada hakudigaan wa adunyo waykuqabsan kartaa
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 месяца назад
​@user-ln2tb6sc2r khayr iyo barako Allaha Subxaanahu Watacaalaa haku siiyo. Xaqa waligaa sidaa udifaac. Aduunkii waxaa rogay bani'aadam unool sidii Xoolihii oo waxay rabaan intey sameeyaan hadana leh waa lasameeyaye dadko dhan ayaa sameeyaye maxaa la isu xisaabinaa. SUBXAANALLAAH.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
😭😭😭😭😭😭😭
@fardowsoahmed8687
@fardowsoahmed8687 2 месяца назад
USC waxay gaysatay maxkamada keen iyo adiga gaar Ahaan
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 месяца назад
Godob aabo falaybaa ubadkiisa gocondhiyo gumarshidan kunoqotoo ninka inan magayda ah godqaniin kumaalee gurrac kaga danaystaw gafkan aadfalaysaa galabkalaad kasheekayn gabadhaaday sugaysaa
@SharifAdow
@SharifAdow 2 месяца назад
Naag hadaad isku arkeynin maxaa kuwareejinaye oo gurigini kaasowaday kacsi baakuhaaye .taas waa sheekada qurbajoogta
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 месяца назад
Subxaanallaah. Allaha Subxaanahu Watacaalaa hana hanuuniyo.
@SharifAdow
@SharifAdow 2 месяца назад
Nasgtaan wareegtooy baay aheed isla wareegto weliba dhilo ah.hadaay waxkale kadhigee
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 2 месяца назад
Kuwa Aad Dhasho Sidaad Sheegeyso Alaha Kadhigo Duliyahow
@sadiyoigal7534
@sadiyoigal7534 2 месяца назад
@@SharifAdow kuwi xoogay maa ku jirtay mise abahaa waaye
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 месяца назад
Qof qabiil lookufsadey iyo gabar lakufsadey maxaa isagadan ah
@سميره-ع3و
@سميره-ع3و 2 месяца назад
namberkaa. meqo waye dahir calasow
Далее
FADEEXO: HANI OO TIRI NINKEYGA SUGISA AYU I DHUUQSIYAY
30:45
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Просмотров 26 тыс.